Wararka

Nuxurka Kulan Madaxweyne Siilaanyo iyo Hogaanka Xisbiyada Dhex Maray

0 Visits: 948 | Sunday September 21, 2014 - 10:37:47
Hargeysa(Xogreebnews)Hogaanka Xukumadda Somaliland iyo Hogaanka Saddexda Xisbi Qaran ayaa Shalay kulan lagu gorfaynayo Muranka Diwaangalinta Madaniga ah iyo ta Codbixiyaha ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada.

Read More »

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Helay Walxo Loo Malaynayo Gantaal iyo Burbur Diyaaradeed

0 Visits: 880 | Sunday September 21, 2014 - 10:25:14
Hargeysa(Xogreebnews) Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw-cismaan, ayaa sheegay in Ciidankiisu Badda xeeligeeda ka helay Walax la Aaminsan yahay inay tahay Gantaal Diyaaradeed oo aan wali qarxin iyo qaybo ka mid ah Burbur diyaaraddeed. Waxa uu sheegay in loo malaynayo in Walxahani…

Read More »

Gudoomiye CIRO Oo Cambaareyay Talaabadii Xukumaddu Ku Weerartay Shacbi Mudaharaad Salmi Ah Cabashadooda Ku Muujinaya

0 Visits: 847 | Saturday September 20, 2014 - 17:00:57
Hargeysa(xogreebnews.com_Gudomiyaha Xisbiga WADDANI Ahna Gudomiyaha Aqalka Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi CIRRO oo la hadlay qaar kamid ah warbaahinta Madaxa banaan ee somaliland ayaa xukumadda ku cambaareeyay sida ay u

Read More »

Daawo xogTveeb Tv : Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sida Fiinta Ugu Qaylyey Xukuumada Siilaanyo Kana Digay In Mudo Kordhin Loo Sameeyo Xukumadda SIILAANYO

0 Visits: 764 | Saturday September 20, 2014 - 16:43:52
Daawo xogTveeb Tv : Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sida Fiinta Ugu Qaylyey Xukuumada Siilaanyo Kana Digay In Mudo Kordhin Loo Sameeyo Xukumadda SIILAANYO

Read More »

Maareeyihii Garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Oo Saakay Lagu Dilay Degmada Wadajir

0 Visits: 821 | Saturday September 20, 2014 - 16:31:18
Muqdisho(xogreebnews_Xoogag hubeysan oo la socday gaari NOAH ahaa, ayaa waxay saakay Magaalada Muqdisho ku toogteen Maareeyihii Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho Cali Maxamed Madoobe.

Read More »

Wararka Ka Soo Baxaya Kulan Dareeno Dhaliyay Oo Dhex Maray Madax-dhaqameedka Habar Yoonis Iyo Dhiggooda Gobalka Awdal

0 Visits: 853 | Saturday September 20, 2014 - 16:28:14
Hargeysa(xogreebnews.com— Safar ay salaadiinta, cuqaasha iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta Beelaha Habaryoonis Arbacadii ku tageen magaalada Borama ee gobalka Awdal, ayaa wuxuu abuuray dareeno kala duwan oo siyaasadeed.

Read More »

Ciidanka RRU- Oo Dad Mudahraadaaya Magaalada Gabiilay Rasaas la Dhacay Iyo Shicibka Oo Iska Caabiyay

0 Visits: 754 | Friday September 19, 2014 - 22:55:12
Hargeysa,(xogreebnews.com— Shacbiga magaaladda Gabiley ayaa isa soo hubeeyey oo rasaas kala horyimid ciidanka RRU-da oo rasaas markii hore oodda kaga qaaday shacbiga

Read More »

“Xukumaddu Shacabka Ha U Caddayso Hadddii Doorashada Lala Sugaayo Ta Somalia Ee 2016-ka”Cabdirashiid Xasan Mataan

0 Visits: 842 | Friday September 19, 2014 - 22:48:52
Hargeysa(xogreebnews.com) — Cabdirashiid Xasan Mataan, ku xigeenka Musharaxa Madaxweyne ee Ucid, ayaa sheegay inay Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ka warwareegayso

Read More »

“Reer Gabiley Iyo Boorama Oo Tacsi U Fadhiyeey Ayuu Rasaas Ku Kala Dareerinayaa,War Dadku Miyaanay Muwaadiniin Ahayn Mida Kale Waa Maxay Sababta Uu Madaxweyne Siilaanyo U Tacsiyadey Waayey Saraakiisha Xaq-daradda Lagu Diley”Xog hayaha Maaliyadda Xisbiga Ucid Faadumo Siciid Ibraahin.

0 Visits: 913 | Friday September 19, 2014 - 22:45:20
Hargeisa(xogreebnews.com_Xog-hayaha maaliyadda xisbiga cadaaladda iyo daryeel ka ee Ucid Faadumo siciid ,ayaa si adag uga hadaashay dilkii foosha xummaa ee lagula kacay xubno ka mid ahaa saarakiisha ciidamadda qaran ee jiidda Hore ku sugan .

Read More »

Nicholas Kay oo ka hadlay xiliga AMISOM ay ka baxayaan Somalia

0 Visits: 848 | Thursday September 18, 2014 - 19:13:41
Muqdisho(xogreebnews.com-Ergayga gaarka Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa la weydiiyay goorta ciidamada AMISOM ay ka baxayaan Somalai

Read More »

Tirikoob la sameyay oo lagu ogaday in Somalida ay ka badan tahay 13 Malyan oo qof..

0 Visits: 763 | Thursday September 18, 2014 - 19:06:25
Muqdisho(xogreebnews.com-Munaasabadan lagu daah furayay bilowga sahanka tirakoobka dadka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa maanta waxaa lagu qabtay

Read More »

Xukuumada Somaliand Oo Sas Ka Qaaday Madax-dhaqameedka Beelaha Habar Yoonis Oo Borama Safar Ku Jooga

0 Visits: 783 | Thursday September 18, 2014 - 19:03:24
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxdhaqameedka Beelaha Galbeedka Burco, ayaa shalay safar ugu kicitamay magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal, halkaas oo ay kulamo kula soo yeelanayaan madaxdhaqameedka gobalka Awdal.

Read More »

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Eedaynta Xisbiyadda Mucaaradku U Jeediyeen

0 Visits: 764 | Thursday September 18, 2014 - 10:57:49
Hargeysa(Xogreebnews) Hogaanka Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay inaanay jirin Ballan ay Mucaaradka la lahaayeen oo ay kaga baxeen ka dib markii Xisbiyada Mucaaradka ahi Xalay Iclaamiyeen in Xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ka baxeen Ballan ahayd in lagaga wada hadlo Muranka Diwaangalinnaha.

Read More »

Sababta Keentay Askari Toogasho Ku Dilay Abaanduulihii guutada 17-aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Madaxii Hawl galinta

0 Visits: 769 | Thursday September 18, 2014 - 10:53:44
Hargaysa(Xogreebnews)Nin askari ah ayaa toogasho ku dilay Abaanduulihii iyo sarkaalkii hawlgalinta guutada 17aad ee Ciidaanka Qaraka Somaliland oo fadhigeedu ahaa duleedka magaalada Qurulugud oo ka tirsan degmooyinka Buuhoodle xalay. Saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka oo ku sugan jiida hore,

Read More »

Raysal Wasaaraha Ingiriiska David Cameron"Waan Is Dilayaa Hadii Scottland Ka Godo Ingiriiska".

0 Visits: 886 | Thursday September 18, 2014 - 09:54:45
London(Xogreebnews)Raysal Wasaaraha Ingriiska David Cameron oo maalmihii ugu danbeeyay, ku mashquulsanaa, ololaha uu dadka reer Scotland kaga dhaadhicinayo in aanay u codayn

Read More »

Daawo xogreeb Tv :Kaadiriinta Xisbiga Uicd Berbera iyo taageerayaashooda oo hal daba la’ u qaadacay diiwangelinta madaniga (Teesaraha) ee xukumada Siilanyo fool-eryayso+maxayse ku sababeeyeen qaadacadooda

0 Visits: 815 | Wednesday September 17, 2014 - 20:57:13
Daawo xogreeb Tv :Kaadiriinta Xisbiga Uicd Berbera iyo taageerayaashooda oo hal daba la' u qaadacay diiwangelinta madaniga (Teesaraha) ee xukumada Siilanyo fool-eryayso+maxayse ku sababeeyeen qaadacadooda

Read More »

Shirkadda Dahabshiil Daryeelka Bulshada Cidi Kagama Horreyso qormadii 2 aad!

0 Visits: 769 | Wednesday September 17, 2014 - 19:23:53
Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda Dahabshiil ayaa noqotay shirkaddi ganacsata ee ugu horraysay ee ka jawaabtay baaqii gudiga Abaaraha ee Gedo, ee sanadkii hore iyadoo ugu deeqday lacag dhan $

Read More »

wasiirka Duulista Oo Shaqaadi ka joojiyeey Af-hayeenka Wasaaradda Duulista Iyo Saxaafadda Madaxa-banaan Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay .

0 Visits: 1083 | Wednesday September 17, 2014 - 17:32:15
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa la sheegay inuu shaqaaddi ka joojiyeey wiil ku fashil-may shaqaadda wasaaradda inuu noqdo af-hayeen aqoon wanaag-san uu leh shaqadda u qabanaayo.

Read More »

Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Fashilantay In Ay Gurmad U Fidiso 47-Qof Oo Ku Dhaawacmay Waqooyiga Burco iyo Xaaladooda Oo Si Weyn Looga Dayriyay.

0 Visits: 869 | Wednesday September 17, 2014 - 16:46:58
Burco-(xogreebnews.com_Qaar ka mid ah eheladda dad badan oo dhawaan ku dhaawacmay Shil Baabuur oo ka dhacay Waqooyiga Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa ka dayriyay

Read More »

featured