Wararka

Daawo xogreeb Tv ” Hadii Laysu Joonin Waayo Waxaa Dalkan Ka Dhici Doona Wixii Ka Dhacay 1994-kii” Eng.Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 876 | Wednesday September 17, 2014 - 16:42:35
Daawo xogreeb Tv " Hadii Laysu Joonin Waayo Waxaa Dalkan Ka Dhici Doona Wixii Ka Dhacay 1994-kii" Eng.Faysal Cali Waraabe

Read More »

Ma Dhabbaa In Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Isku Khilaafeen Diwaangalinta Madaniga Ah?–

0 Visits: 841 | Wednesday September 17, 2014 - 16:39:38
Hargaysa-(xogreebnews.com_Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegayaa in uu mar Saddexaad khilaaf ka dhex curtay, khilaafkan ayaa waxay Wararku tibaaxayaan inuu salka ku hayo Maamulka Xisbiga Iyo labada

Read More »

Iftiiminta Maqnaanshaha Doorka Dhabta Ah Ee Mucaaridka

0 Visits: 795 | Wednesday September 17, 2014 - 16:35:15
Hargeysa(xogreebnews.com_Sida aynu ka warqabno waxa aynu dooranay Madaxweyne iyo Kuxigeenkiisa, Baarlamaan iyo Golayaal Degaan oo dhammaan ka yimid rabitaankeena iyo codkeena. Sida ay tahay waa in aynu adeecnaa ixtiraamnaana madaxdeena. Waxa kale oo

Read More »

Xildhibaan Buubaa Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Doonayso Marmarsiiyo Ay Doorashooyinka Dalka Dib Ugu Dhigto

0 Visits: 792 | Wednesday September 17, 2014 - 16:28:50
Hargeysa(xogreebnews.com— Guddoomiyaha Guddida Joogta ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ahna Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa waxa uu Xukuumadda ku eedayey inay wado marmarsiiyo ay ku doonayso in Doorashada dib u dhigto,

Read More »

XISBIYADA MUCAARADKA AH EE WADANI IYO UCID OO SHEEGAY IN XUKUUMADDU KAGA BAXDAY WADA HADALADII AY LA FURTAY.

0 Visits: 795 | Tuesday September 16, 2014 - 21:00:01
Hargaysa(xogreebnews.com-Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Wadani Iyo UCID Ayaa Sheegay In Xukuumaddu Ay Kaga Baxday Wada Hadaladii Ay La Furtay. waxa ay sheegeen in wada

Read More »

Soomaalida Maraykanka oo codsanaysa cunto Xalaal ah,maxaa sababay

0 Visits: 999 | Tuesday September 16, 2014 - 18:52:22
Minnesota(Xogreebnews.com-Koox ka mid ah Soomaalida dalka Maraykanka ku nool ayaa u ololeyneysa sidii ay ku heli lahaayeen cuntooyin xalaal ah oo uusan ku jirin hilibka doofaarka ama waxyaabo doofaarka ka yimid, waxayna kooxdani arjiyo u qoreen mas'uuliyiinta heerka degmo ee Minnesota.

Read More »

Shacabka Gobolka Gabiley Oo Si Aan Kala Hadh Lahayn U Soo Dhaweeyay Qaadacada Diwaangalinta Ee Xisbiyada Mucaaridka Ah.–

0 Visits: 766 | Tuesday September 16, 2014 - 18:03:48
Hargeysa-(xogreebnews.com-Tan iyo maalintii dhaweyd ee Xisbiyada Mucaaridka ahi ku dhawaaqeen in ay Qaadaceen Diwaangalinta Madinga ah ee Buuqa badani ka dhashay, ayaa

Read More »

Fanaanka Xasan Aadan Samatar WAA NOOL YAHAY ee ma dhiman.

0 Visits: 1159 | Tuesday September 16, 2014 - 18:01:07
Hargeisa(xogreebnews.com-Markii ay soo baxeen wararka beenta ah ee sheegaya inuu Holland ku geeriyooday fanaanka weyn ee Xasan Aadan Samatar ayaa waxaa warbaahinta

Read More »

Shirkii Dib uheshiisiinta Kismaayo iyo khudbadii madaxweyne Xasan(warbixin kooban)

0 Visits: 850 | Tuesday September 16, 2014 - 17:55:23
Kismaayo(xogreebnews.com-Waxaa maanta si habsami leh magaalada Kismaayo uga furmay shirweynihii dib uheshiisiinta beelaha Jubooyinka kaas oo ay kasoo qeyb galeen wafuul kala gedisan.

Read More »

Xildhibaan WADDANI Ka Tirsan Iyo Badhasaabka Berbera Oo U Heshiiyey Fidnada Ka Taagan Deegaanka Faradeero ee Gobolka SAAXIL

0 Visits: 832 | Monday September 15, 2014 - 21:05:00
'Hargeysa(Xogreebnews)Waxa mudooyinkii danbe buuq ka taagan yahay deegaanka FARADEERO ee gobolka SAAXIL,waxana fidno ka abuuray deegaankaasi xildhibaan ka tirsan xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI oo lagu magacaabo Naasir Cali Shire,isagoo gacan saar la yeedhay badhasaabka gobolka SAAXIL ninka lagu…

Read More »

Xildhibaano ay ka mid yihiin Sh Adan Madoobe iyo Xabsade oo Dowlada Somalia uga digay Taageerida Shirka Axmed Madoobe ee Kismaayo bari ka furmaya

0 Visits: 827 | Monday September 15, 2014 - 20:29:10
Kismaayo(xogrebnews.com-Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhabo shir jaraa'id ku qabtay ayaa dowaldda federaalka Soomaaliya ka dalbaday in ay joojiso shirka

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Beeniyey Hadal Kasoo Baxay Masuul Ka Tirsan Xisbiga WADANI

0 Visits: 693 | Monday September 15, 2014 - 20:25:21
Hargeysa (xogreebnews.com-— Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan ayaa beeniyey hadal ka ka soo baxay masuul ka tirsan Xisbiga wadani Cabdirashiid Riyo raac oo khuseeya Diiwaan galinta Madaniga ah waxaanu Wasiirku sidaasi ku sheegay Qoraal

Read More »

Garabyadii Ku Muransanaa Awooda Maamul Ee Kililka Shanaad Oo Shirar Ay Yeesheen Qolaba Qolada Kale Xil-Ka-Qaadis Ku Sameysay + Jawaabtii Xukuumadda Federaalka Itoobiya

0 Visits: 829 | Monday September 15, 2014 - 20:21:21
Hargeysa(xogreebnews.com-Wararka ka imanaya Dirdhabe ayaa sheegaya in 7-dii xubnood ee ka soo horjeeday madaxweyne Cabdi Cumar ay shir ku qabsadeen Dirdhabe. Xubnahan oo soo gababgabeey kullnkoodi ayaa soo saarey qodobo dhawr ah.

Read More »

Xisbi Mucaaridka UCID Oo Dr Idiris X Nuur U Magacaabay Xoghayaha Caafimaadka Iyo Shaqadda

0 Visits: 817 | Monday September 15, 2014 - 20:17:54
Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbi Mucaaridka UCID Oo Dr Idiris X Nuur U Magacaabay Xoghayaha Caafimaadka Iyo Shaqadda

Read More »

Maqnaanshihii Madaxda KULMIYE, Saluuqii Madaxda Mucaaridka Iyo Ballan Qaadkii Wasiiradda.

0 Visits: 766 | Monday September 15, 2014 - 20:15:04
Hargeysa(xogreebnews.com-— Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda ayaa la sheegay sabtidii doraad inay kulan wada

Read More »

Tahriibeyaal Badan Oo Ku Dhintay Doon Ku Degtay Badda Libya

0 Visits: 865 | Monday September 15, 2014 - 09:15:55
Tripoli(Xogreebnews)-Doon siday 250 Tahriibeyaal ah ayaa ku dagtay Badda u dhexaysa Libya iyo Talyaaniga, waxaana ku dhintay baddiba rakaabka saarnaa doonta sida uu sheegay Afhayeen u hadlay ciidanka Badda Libya. Doonta ayaa ku degtay Xeebta Tajoura oo u dhaw Libya

Read More »

war-deg deg ah: dhaacawii shilka baabuur ee burco oo loo:la yahay daawo+fadeexaadda dul-hoganeysaa wasaaradda caafimaadka iyo maamulka gobolka Tog-dheer.

0 Visits: 805 | Monday September 15, 2014 - 08:52:07
Burco(xogreebnews.com- shiilkii aad-ka uu foosha xumma ee shalay gelinkii horee ka dhacay deegaanka cagaar-weyne oo ka tirsan Gobolka tog-dheer.xaaladda dadkii shilkaas ku

Read More »

Xisbiga WADANI Oo Lagu Soo Qulqulayo Iyo Xaflad Balaadhan Oo Bristol Loogu Sameeyay Qaar Kamida Haldoorka Gobolada Awdal, Salal Iyo Hawd Oo Kusoo Biiray (Daawo Sawirada)

0 Visits: 790 | Monday September 15, 2014 - 08:35:32
Bristol(xogreebnews.com-— Waxa Xalay ka dhacday Magaalada Bristol, UK, Xaflad aad u balaadhan oo Xisbiga Wadani laantiisa Bristol , UK ay ku soo dhaweysay taageerayaashii ugu badanaa ee Xisbiga Kulmiye oo ka soo jeeday gobolada Awdal, Salal iyo Hawd oo si

Read More »

Xildhibaanada Masiirkooda Madaxtooyada Ka Gatay Oo Wada Mooshin Gud. Ciro Ka Dhan Ah

0 Visits: 805 | Monday September 15, 2014 - 08:30:12
Hargeysa(xogreebnews.com-Dagaalka u dhexeeya xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland, ayaa gaadhay in la diyaariyo mooshin ka dhan xilka Guddoomiyaha Golaha

Read More »

Xubnaha Kasoo Horjeeda Madaxweyne Cabdi Iley Oo La Sheegay Inay Dirdhabe U Qaxeen

0 Visits: 1015 | Monday September 15, 2014 - 08:28:15
Jigjiga(xogreebnews.com-Wararka ka imanaya Jigjjiga ayaa sheegaya in xubno badan oo ka mid ah gollaha dhaxe ee ESPDP ay ku xeroodeen caasimada DDSI iyada oo la tuhunsan yahay in uu madaxweyne Cabdi Cumar

Read More »

featured