Wararka

Uganda Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Fashiliyeen Weerar Shababku Qorsheynayay

0 Visits: 758 | Sunday September 14, 2014 - 11:09:26
Muqdisho(xogreebnews.com_Booliiska dalka Uganda ayaa kor u qaaday ammaanka goobaha ay dadku isugu yimaadaan ee ku yaala caasimadda dalkaasi Kampala.

Read More »

Daawo xogreeb Tv:: Jahawareerka Ka Dhextaagan Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Iyo Hadalo Isburinaaya Oo Kasoo Baxay

0 Visits: 828 | Sunday September 14, 2014 - 10:58:05
Hargeysa(xogreebnews— Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Xasan Maxamed Yuusuf, ayaa sheegay in la kala diray Guddidii qabanqaabada shirweynaha 5-aad ee

Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Fadhigii Golaha Wakiilada Ka Dhex Toosay, Daaqadana Ka Saaray Xeerkii Diiwaangelinta Ee Madaxtooyadu Soo Wal-waashay

0 Visits: 883 | Sunday September 14, 2014 - 10:46:31
Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo saaka ka soo laabtay safar dalka dibadiisa ah ayaa isaga oo aan la ogayn kasoo degay garoonka diyaarada isla maraasina si toosa oo n hakad lahayn u galay fadhigii maanta ee

Read More »

Dowlada Ingiriiska Oo Ka Hadashay Go’aanka Asxaabta Mucaaradku Ku Qaadaceen Diiwaan Gelinta Madaniga

0 Visits: 850 | Sunday September 14, 2014 - 10:42:57
Hargeysa(xogreebnews.com_Waxaa maalmihii u dambeeyey meel xasaasiya marayey muranka xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland ee la xidhiidha waqtiyeynta iyo kala madax-bannaanaysiinta diiwaangelinta

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay Kana War-bixiyay Shir Balaadhan Oo Uu Kaga Qayb-galay Magaalada Dubai “–

0 Visits: 747 | Saturday September 13, 2014 - 19:12:09
Hargaysa:(xogreebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi ciro ayaa maanta dalka

Read More »

Xog Qarsoodi Ah Oo U Soo Bandhigay Xildhibaan Cabdi-Kariin Maxamud Cabdi-Laahi Taasi Oo Ku Adan Khilaafkii Ay isku Qabteen Mayar Ku Xigeenka Degmada Burco.–

0 Visits: 775 | Saturday September 13, 2014 - 19:01:55
Burco(xogreebnews.com- Xildhibaan Cabdikariin Maxamed Cabdillaahi oo ka mid ah Xildhibaanada goolaha deegaanka degmada burco ayaa Maanta warbixin u Siyeey warfaafinta

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO AYAA SI NAXAARIS LEH MAANTA DAREEN KULA DAWAAGAY ARDAY NAAFO AH OO KA QALIN JEBIYEEY JAMACAADDA ALPHA

0 Visits: 838 | Saturday September 13, 2014 - 17:37:23
Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo ayaa ka qayb galay qalin jebinta ardayda Alpha oo saaka lo qabtay munaasibad ay ku qalin jebiyeen.

Read More »

Ciidamada AMISOM oo sheegtay in ay Dileen Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayna bur buriyeen Saldhigyo Ciidan

0 Visits: 783 | Saturday September 13, 2014 - 16:56:08
Baraawe(xogreebnews.com-War-Saxaafadeed kasoo baxay Ciidamada Midowga Afrka ee AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidankooda ay bur buriyeen Xeryo Ciidan ay lahaayeen Xarakada Al-Shabaab kuwaa oo kuyaala Deegaanka Birta Dheer iyo Badhaadhe oo katirsan

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenkii Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Solja & Laba Xubnood Oo Is Casilay + Shirweynaha Solja oo La Filayo Inuu Dib U Dhac Ku Yimaado Iyo Xubno Cusub oo Gudida Qabanqaabada Ah oo Lasoo Doorto–

0 Visits: 829 | Saturday September 13, 2014 - 16:51:38
Hargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiye Ku Xigeenkii Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Najax Aadan Cunaaye, Cabdifataax Maxamuud

Read More »

Dagaal Dhexmaray Maayir ku xigeenka Burco Iyo Xildhibaan Golaha Deegaanka Ah Oo Dhaliyey Dhaawac Muran Dhuleed ka dib iyo Xaaladooda Cirka Ku shareeran–

0 Visits: 756 | Saturday September 13, 2014 - 16:42:09
Burco(xogreebnews.com-Dagaal gacan ka hadal oo dhaliyey dhaawac ayaa dhexmaray Maayir ku xigeenka burco muxumed xasan xoday iyo xildhibaan ka mida golaha deegaanka burco oo

Read More »

Ciidamada Kenya oo Xabsiga u taxaabay Wasiirki hore ee Gaashandhiga Somalia

0 Visits: 716 | Saturday September 13, 2014 - 16:39:13
Nairob(xogreebnews.com-Wararka naga soo garaya Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in Booliska Kenya ay xabsiga u taxaabeen Wasiirki hore ee gaashandhiga Somalia aahna Gudomiyaha Gudiga Difaaca Barlamanka Somalia Xusein Carab

Read More »

Qiimayn Caalamiya Oo La Sameeyay Oo Lagu Soo Bandhigay In Hablaha Soomaaliyeed Kaalinta Koowad Ka Galeen Quruxda Afrika

0 Visits: 719 | Saturday September 13, 2014 - 16:33:27
London(xogreebnews.com- Qiimeyn iyo cod bixin lagu sameeyay Quruxda gabdhaha Africa ayaa loo aqoonsaday Gabdhaha u dhashaay dalka Somalia inay tahay gabadha ugu quruxda

Read More »

Wiilkii Saacid uu adeerka u ahaa ee Daacish oo ay wax yeello kusoo korodhay maxaa Helay.

0 Visits: 713 | Friday September 12, 2014 - 19:56:18
Muqdisho(xogreebnews.com-Wiil uu adeer u yahay Ra'isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon kaasi oo la sheegey in uu ku dhintey dagaalada kooxda Daacish ee

Read More »

Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar Oo Ka Hadlay Wax Wakhtigan Ku Soo Beegay Tabashada Awdal Iyo Qodobada Bud-dhigga U Ah Tabashadooda

0 Visits: 726 | Friday September 12, 2014 - 19:41:51
Hargeysa(xogreebnews.com-Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar, oo ka mid ah Salaaddiinta Gobolka Awdal ee Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey tabashada ay qabaan dadka Gobolada

Read More »

“Waxaan Ahay Murashax U Taagan Xilka Madaxweynenimada Sannadka 2016-ka” Madaxweynaha Somalia

0 Visits: 699 | Friday September 12, 2014 - 19:25:17
Muqdisho(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu jagada Madaxweyne Mar kale u tartami doono Doorashada 2016-ka oo uu sheegay inay qabsoomayso.

Read More »

ARDAY IIB KU HESHAY SHAHAADO JAAMACADEED: TAN IYO INTII JAAMACADAHA GAARKA LOO LEEYAHAY AY KU SOO BIIREEN SAAXADA WAXBARASHADA SOMALILAND WAXA HOOS U DHAC WAYNI KU YIMID

0 Visits: 824 | Thursday September 11, 2014 - 23:45:17
ARDAY IIB KU HESHAY SHAHAADO JAAMACADEED: Tan iyo intii jaamacadaha gaarka loo leeyahay ay ku soo biireen saaxada waxbarashada Somaliland waxa hoos u dhac wayni ku yimid waxbarashadii tayada lahayd, taasna waxa sabab u ah masuuliyiinta jaamacadaha gaarka loo leeyahay oo shahaadooyinka ardaygu uu mudada…

Read More »

QISO CAJIIB AH: Danjire Ali Ameerica oo 21 sano kadib helay ninkii DILAY gabadhiisa, Muxuuse sameeyey?

0 Visits: 952 | Thursday September 11, 2014 - 19:36:34
Kenya(xogreebnews.com-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa ka sheekeeyey dhacdo xanuun leh oo qabsatay, taasi oo ah dilka gabadhiisii yareyd.

Read More »

Labada Xisbi Mucaarad Waddani iyo Ucid oo si rasmiya u qaadacay Diiwangelinta Madaniga ah iyo Sababahay u sibirsaariyeen

0 Visits: 879 | Thursday September 11, 2014 - 19:31:48
Hargeisa-(xogreebnews.com_Shir jaraa'id oo ay goor dhaweyd wadajir ugu qabteen labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo Ucid

Read More »

Agaasimaha Hay’ada Sirdoonka Kenya oo xilkii loo dhaariyay

0 Visits: 808 | Thursday September 11, 2014 - 19:22:27
Kenya(xogreebnews.com-Munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada Kenya ayaa xilka loogu dhaariyay agaasimaha cusub ee Hay'ada

Read More »

Wasiir XIrsi Oo Dafiray Hadalkii Madaxweyne Siilaanyo ““Anigu Raysal Wasaare Ma Ihi”

0 Visits: 932 | Thursday September 11, 2014 - 19:18:16
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay warar been abuur ahaa oo lagu sheegay in Madaxwaynuhu uu u Magacaabay Raysal-wasaare.

Read More »

featured