Wararka

Agaasimaha Hay’ada Sirdoonka Kenya oo xilkii loo dhaariyay

0 Visits: 813 | Thursday September 11, 2014 - 19:22:27
Kenya(xogreebnews.com-Munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada Kenya ayaa xilka loogu dhaariyay agaasimaha cusub ee Hay'ada

Read More »

Wasiir XIrsi Oo Dafiray Hadalkii Madaxweyne Siilaanyo ““Anigu Raysal Wasaare Ma Ihi”

0 Visits: 936 | Thursday September 11, 2014 - 19:18:16
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay warar been abuur ahaa oo lagu sheegay in Madaxwaynuhu uu u Magacaabay Raysal-wasaare.

Read More »

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Fadhigoodii Maanta Ku Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2015 Oo Dhan 250 Milyan Dollar

0 Visits: 775 | Thursday September 11, 2014 - 19:15:09
Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wasiirada Xukumadda Axmed Siilaanyo ayaa meel Mariyay Odoroska Miisaaniyad sanadeedka

Read More »

Dowlada Somaliya Oo Ka Digay Basaborka Cusub Ee Somaliland Kuna Tilmaantay Somaliland Wadan Aan Jirin”

0 Visits: 772 | Thursday September 11, 2014 - 19:12:20
Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliya ayaa si weyn uga xumaatay Basaborka Elektarooniga ah ee ay dawladda Somaliland si

Read More »

“Madaxweynuhu Inta Maalin Walba Tahriibaysa Ayuu Markhaati Ka Yahay” Xildhibaan Bashiir Tukaale–

0 Visits: 816 | Thursday September 11, 2014 - 18:49:09
Hargeysa-(xogreebnews.com-- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga Waddani ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu Maalin walba Markhaati ka noqdo dhalinyarada Tahriibaysa.

Read More »

Madaxweyne Beeshadu Haka Tanaasusho 50% Beeshayaduna 40%

0 Visits: 840 | Wednesday September 10, 2014 - 19:32:55
Ilaahay mahadi haka gaadhee, waxa umada Somaliland dhaqan u ahayd isku tanaasulka iyo is laabxaadhashada ay kaga duwanayeen, somalidii kale ee mar aynu wadawadaagi jirtay qarinkii

Read More »

"WARANCADDE SIDA UU MARXUUM AXMED CABDI GODANE KU TILMAAMAY MAAHA EE WAA GEESI U DHINTAY DIINTIISA OO IIIAAHAY AGTIISA SHARAF WEYN KU LEH.....GODOBTA UU GALAY-NA QOYS AHAAN WAANU...MUJ: BAASHE CABDI GODANE,

0 Visits: 721 | Wednesday September 10, 2014 - 19:26:01
Hargaysa(xogreebnews.com-Mujaahid Baashe Cabdi Godane ayaa si kulul uga jawaabay kalmad uu Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde uu ku sifeeyey

Read More »

faysal cali waraabe oo farrin kooban kaga hadlay gar-daradda xasan sheekh maxamuud ee khayraadka dalka.

0 Visits: 932 | Wednesday September 10, 2014 - 17:06:57
Hargeisa(xogreebnews.com-gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali xuseen (faysal cali waraabe)ayaa qoraal kooban soo dhigay bogga uu ku leeyahay facebook kaasoo uu uu hawadda uu mariyeey.madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh in aanuu ku mashquulin

Read More »

Murankii Siyaasadeed Ee U Dhexeeyey Masuuliyiinta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Oo Waji Kale Yeeshay

0 Visits: 827 | Wednesday September 10, 2014 - 16:20:34
Hargeysa(xogreebnews.com-— Wararka naga soo gaadhay Jigjiga ayaa sheegaya in madaxweynaha DDSI, Cabdi Cumar, uu soo saarey wareegto xilka lagaga qaaday 7-masuul oo

Read More »

Sucuudiga Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Qabrigii Nebi Muxamed CS Dib Loo Soo Faqayo

0 Visits: 861 | Wednesday September 10, 2014 - 16:16:59
London(xogreebnews.com-Afhayeenka maamulka sare ee arrimaha Masaajidka Kacbada iyo Masjika Nebiga (SCW), Axmed Mansuuri ayaa si rasmi ah u caddeeyey in wararka la isla dhex marayo ee ku saabsan in qolkii Nebi Muxammed (SCW) iyo qabrigiisa laga saaro masaajidku ay

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Kooxda Xidigaha Geeska Ku Dartay Liiska 40 Kooxood Oo Ka Qayb-geli doona Xuska Nabadda Adduunka

0 Visits: 901 | Wednesday September 10, 2014 - 16:14:06
London(xogreebnews.com-— Kooxda Fanaaniinta Xiddigaha Geeska ayaa si rasmi ah Qaramada Midoobay u aqoonsatay inay ka mid noqdaan ilaa 40 kooxood oo fulin doona xuska "Maalinta Nabadda Adduunka." ee heer caalami.

Read More »

Abwaan Mukhtaar Xuseen Yey Oo Xarunta Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Sahra Halgan Ku Eedeeyay In Ay Bililiqaysteen Maga Kooxdaasi Ee Hidedhawr Oo Uu Xuquuqdiisa Lahaa Urur Uu Hornaantii Sanadkii 2012 Ka Aasaasay Gabiley .

0 Visits: 842 | Wednesday September 10, 2014 - 16:11:09
Gabiley -(xogreebnews.com- Abwaan Mukhtaar Xuseen Yey Oo Ka Mid Ah Abwaanada Dhalinyarada Ah Ee Gobolka Gabiley Isla Markaana Ah Gudoomiyaha Ururka Soo Noolaysiinta Hidaha Iyo DHaqanka Ee Hide Dhawr Ayaa

Read More »

Maxaa Sababay In Wasiir Cukuse Merfesh-yadda Qayilaadda Uu Ka Caayo Fanaaniinta Qaranka Ee Xidigaha Geeska Oo Ka Wadaanisan Isaagga!

0 Visits: 969 | Tuesday September 09, 2014 - 20:48:46
Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta dhaqanka Somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cukuse ayaa

Read More »

Madaxweynaha somaliland oo Furay Qaadashada Baasaaboorka E-Passport– kii u horeeyeynaa qaatay isaaggu (daawo sawiiradda ).

0 Visits: 815 | Tuesday September 09, 2014 - 20:45:38
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xadhiga ka jaray Qaadashada ama Bixinta Baasaaboorada

Read More »

Madaxweyne siilaanyo oo ka qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Ardayda Admas University–

0 Visits: 886 | Tuesday September 09, 2014 - 20:38:45
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka qaybgalay Xaflada Qalin-jebinta Jaamacada Admas

Read More »

Qamar Sanaaci, Siilaanyo, Xirsi ,Xirsi Xirsi =Raysal-Wasaare,–

0 Visits: 824 | Tuesday September 09, 2014 - 20:31:21
Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweynah Siilaaanyo ayaa habeen hore cadeeyay in ay Jamhuuriyda Somaliland leedahay raysal-wasaare Kadib markii uu sidaas ku sheegay madaxweynuhu shir ay aqalka Madaxtooyada ku yeesheen golaha wasiirada iyo

Read More »

Fooq binadiisu ka socoto Badhtmaha Berbera oo Laba Mitir galay Wadada oo Marwada Madaxweyne Siilanyo dhisanyso,Yaase maalgeliyay!.

0 Visits: 889 | Tuesday September 09, 2014 - 18:18:48
Hargeisa-(xogrebnews.com-eMarwada Madaxweyne Siilanyo Amina Weris Jirde oo hogaaminaysay Raxan wasiiro ah oo ka tirsan Golaha xukumada Somaliland ayaa shalay safar gaaban ku tagtay magaalada Berbera

Read More »

Akhri Hadaladdii Uu Wasiir Waran-cadde Ku Weeraray Wariye Madax-banaan Oo Su'aal Isaga Khusaysa Waydiiyey + Waxa Af-kiisa Ka Soo Burqaday Hadalo Meel Ka Dhac Ku Ah Shareftiisa iyo Masuuliyadda Uu Qaranka U Hayo.

0 Visits: 764 | Tuesday September 09, 2014 - 18:15:53
Hargeysa [xogreebnews.com-Waxa ay ahayd goobtu xaruunta Golaha Wakiiladda maanta oo isniin ahayd taariikhdu-na ahayd 08/09/2014. Wakhtigaas oo uu Wasiir Cali Waran-cadde ka soo baxay fadhiga Golaha Wakiiladda oo uu war-bixin ka siisiyey hawsha Diiwaan-gelinta Madaniga ama

Read More »

"Wariyayaasha Iyo Saxafada Ka Hawl Gasha Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Oo Carqalad Xoogani Soo Wajahday Una Soo Gudbin Kariwayay Umada Wararka Ka Sugaysa Xaalada Dhabta Ah Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer Iyo Gudaha Burco ,Waamaxay Sababtu"??

0 Visits: 794 | Tuesday September 09, 2014 - 18:11:09
Burco( xogreebnews.com-Waxaa soo ifbaxaaya xaaalada warbaahinta gobolka togdheer oo misaan culus oo kaga imanaaya masuuliyiinta degmada burco dareemaysa.

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Eedeeyay Inuu Ku Dhawaaqay Ra'isal Wasaare Sharci Darro Ah

0 Visits: 877 | Tuesday September 09, 2014 - 16:28:14
Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiyaha ahna Gudoomiye xigeenka 1-aad ee Waddani ayaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ku eedeeyay inuu dalka u sameeyay Ra'isal wasaare Sharciga baalmarsan.

Read More »

featured