Wararka

Idaacada Radio Hargeysa Oo Cadaysay In Aamina Waris Dalka Xukunto

0 Visits: 807 | Monday September 08, 2014 - 21:34:42
Hargeisa-(xogreebnews.com-Idaacada xukuumada ee Radio Hargeysa ayaa warkeedii duhurnimo ee maanta ku soo bandhigtay marag muujin cusub oo ah in marwada koowaad ee

Read More »

Taliye Kuxigenkii Nabadsugida G/Banaadir oo Qarax Miino Lagu Dhawacay

0 Visits: 827 | Monday September 08, 2014 - 19:56:17
Muqdisho(xogreebnews.co,-War hada naga soo gaaraya ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax miino uu kadhacay degaanka siinka dheer Ee Muqdisho kaas oo lala Eegtay qaar katirsan

Read More »

Ciidamada Uganda iyo Burundi oo lagu eedeeyay in Muqdisho ku kufsadeen gabdho Soomaaliyeed

0 Visits: 794 | Monday September 08, 2014 - 19:42:56
Muqdisho(xogreebnews.com-Warbixin ay soo saarta Hay'ada Xuquuqul insaanka ayaa lagu sheegay in ciidamada Uganda iyo kuwa Uganda ee qeybta ka ah AMISOM ay magaalada

Read More »

dawladda soomaliya oo xabsiga dhigtay Nin ka yimid Israa’iil oo lagu qabtay Xamar

0 Visits: 824 | Monday September 08, 2014 - 19:37:55
Muqdisho(xogreebnews.com-wata baasaboorka Soomaaliya oo ka yimid magaalada Tel Aviv ee Israa'iil ayaa lagu qabtay magaalada Xamar, waxaana lagu wadaa baaris.Ninkani waxa uu dhalasho

Read More »

MADAXWEYNE DALKANI IYO DADKANI UMA BAAHNA MANA QAADI KARAAN BASAAS FAQASH KA HADHAY, OO AAN WALI LA GARANAYN WUXUU U SHAQEEYO” CABDIRASHIID RIYO-RAAC–

0 Visits: 782 | Monday September 08, 2014 - 19:34:07
Hargeysa(xogreebnews.com-Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Cabdirashiid Riyo-Raac ayaa si kulul uga hadlay Afduub loo lagula kacay Wariye

Read More »

Musuq iyo Fadeexad Durba Ka Soo Baxday Agabkii Diiwaangelinta Madeniga,Warancade Oo Saylici iyo Xirsi Si Qarsoodiya U Siiyey 160 Kun Oo Kaadh iyo Laba Shaanbadood.–

0 Visits: 719 | Monday September 08, 2014 - 19:29:06
Hargeisa(xogreebnews.com-Shir ay habeenimadii khamiistii isugu yimaadeen Qasriga Madaxtooyada,madaxda kala ah,Madaxweynaha Somaliland Ahmed Siilanyo,Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Saylici, Wasiirka Madaxtooyada Xirsi ,iyo Wasiirka Arrimaa Gudaha

Read More »

In Ka Badan 10 Ruux Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Agagaaraha Isgoyska Ex Control Afgooye.

0 Visits: 788 | Monday September 08, 2014 - 19:23:30
Muqdisho(xogreebnews.com-Qarax waxyeelo badan geystay, ayaa wuxuu goor dhow ka dhacay agagaaraha Isgoyska Ex Control Afgooye ee duleedka Magaalada Muqdisho, ka dib markii uu qaraxu haleelay gaadiid ay la socdeen dad rayid ah.

Read More »

“Waxa Aan La Yaabanahay In Wasiirkii Arrimaha Gudaha Ee Ammaanka Ummaada Masuulka Ka Ahaa Gurigiisa Laga Soo Abaabulayo Shirqoollo iyo Af-duub-yo” Suxufi Cabdishakuur Heersare Oo Ka Xog Waramay Afduub Loo Gaystay

1 Visits: 805 | Monday September 08, 2014 - 17:30:47
Hargeysa(Xogreebnews)Waxay ahayd intii u dhexaysay 11kii illaa 12kii duhurnimo markii uu ila soo hadlay qof magacayga garanayay, wuxuu igu yidhi "walaalo halkee baad joogtaa waa nin ku garanaya oo hawl kaaga baahane" waxa aan u sheegay meesha uu xafiiskaygu ku yaallo. Intii aanay I soo gaadhin ayaa…

Read More »

Hay'adda Xuquuqal Insaanka Ee Human Rights Watch Ayaa Soo Bandhigtay Tacadiyo Kufsi Ah Oo Ciidanka AMISOM kula Kaco Haweenka Somalia

0 Visits: 731 | Monday September 08, 2014 - 16:28:29
Muqdisho(Xogreebnews) Hay'adda Xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa shaacisay warbixin ku saabsan tacadiyo dhanka galmada ah oo ciidamada Midowga Afrika ay u geysteen haween Soomaali ah oo ku nool magaalada Muqdisho. Warbixintan oo ka kooban 71 bog ayaa cinwaan looga dhigay "Sida ay raggani…

Read More »

Madaxweyne Ileey oo Jigjiga Kusoo Laabtay Iyo Dareenadda ku Xeeran Khilaafkii Maamulkiisa

0 Visits: 889 | Sunday September 07, 2014 - 19:11:45
Hargeysa(xogreebnews.com-)-Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida, Cabdi Cumar, ayaa shalay si lama filaan ah ugu soo laabtay Jigjiga kadib markii u hal habeen oo kaliya ku maqnaa Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiya

Read More »

Somaliland oo u Muuqata Mid Darafyada Kasoo Ururtay Iyo Xukuumada oo Xaalkeedii Noqday WADAAN ka Adkiye Wax Kalaa Jira’

0 Visits: 864 | Sunday September 07, 2014 - 19:01:50
Xiingalool(xogreebnews.com-Tan iyo ka dambeysay 27 July, 2010 markii uu hoggaanka talada dalka si rasmi ah ula wareegay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa

Read More »

Wasiir CADAMI oo ku Go’doonsan Damala-Xagare Iyo Shirkii oo Lasoo Afmeeray

0 Visits: 932 | Sunday September 07, 2014 - 18:50:37
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cadami iyo wefti uu hogaaminayo ayaa ku go'doonsan Tuulada Damala-Xagare oo dhinaca Bari kaga began

Read More »

Saami-qeybsiga Shaxda Sanaaduuqda Diiwaan-gelinta oo Xaalkoodu Noqday Bariga Dhexe “..Qaabka loo Shaxeeyey Goobaha Diiwaan-gelintu waxay Muujinayaan Cadaalad darro.. Caaqil Cabdiraxmaan Xuseen Xasan (Afay)

0 Visits: 855 | Sunday September 07, 2014 - 18:45:31
Hargeysa(xogreebnews.com-)-Caaqil Cabdiraxmaan Xuseen Xasan (Afay) oo ka mid ah hal-doorka Cuqaasha Somaliland, ayaa si kulul u naqdiyey Saami-qeybsiga Sanaaduuqda Diiwaan-

Read More »

MAXAY TAHAY SABABTA XILKA LAGA QAADO TALIYIHII NABAD SUGIDA SOOMAALIYA ?

0 Visits: 916 | Sunday September 07, 2014 - 18:15:55
Muddo ka yar labo Bilood ayuu xilka hayey Taliyihii Nabad Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe isagoo xilkaasi loo magacaabay 10 July 2014 waxaana xil ka qaadistiisa ay ku soo beegantay Maanta 07 Sept. 2014 hadaba Dad badan oo aan anigu ku jiro

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Musharaxa Xilka Madaxtinimada Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Somaliland Iyo Diiwaangalinta Madaniga

0 Visits: 826 | Sunday September 07, 2014 - 18:07:56
Borama(xogreebnews.com-Musharaxa Xilka Madaxtinimada Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Somaliland Iyo Diiwaangalinta

Read More »

Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya Oo Albabbaada Isugu Dhuftay Idaacadaha Kulmiye Iyo Simba

0 Visits: 878 | Sunday September 07, 2014 - 18:01:27
Muqdisho(xogreebnews.com-Ciidanka nabadsugidda Qaranka ayaa albaabada u laabay saaka idaacadaha Kulmiye FM iyo Simba FM oo ka mid ah idaacadaha ka howlgala Muqdisho, iyadoo

Read More »

SANAAG: Gobol Aqoon-yahankiisi Ku Shaqo La Yihiin Iyo Duqay Maroorsaday Maamulkii Aqoonta Ubaahanaa

0 Visits: 786 | Sunday September 07, 2014 - 17:57:38
Ceerigaabo (xogreebnews.com) SANAAG:- Wado la'aan iyo Go'doon ayaa loo nisbeeyaa Sababta keentay in uu gobolkaasi uga dambeeyo Goboladda kale ee Dalka waxana xubnaha maamulka u ah Gobolkaasi ku cataaban inay dalka intiisa

Read More »

Dhalinyaro Ka Soo Jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland Ee Minneapolis Oo Taageeradooda Ku Biiriyay Xisbiga WADANI (SAWIRRO)

0 Visits: 832 | Sunday September 07, 2014 - 17:55:53
Minneapolis(xogreebnews.com-Shir aad u blaadhan oo ay isugu yimaadeen taageerayaasha iyo xubnaha xisbiga qaran ee waddani ayaa lagu qabtey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.waxa goobtaas taageeradooda ku muujiyey ururka dhalinyarada israac ee ka soo jeeda gobolada Aw

Read More »

FAALLO: Madaxweyne Siilaanyo Gudiyadda Is-daba Joogga Ah Ma Il-buu Iskaaga Gartay Mise Talladda Ayeey La Wadaagan ?

0 Visits: 821 | Saturday September 06, 2014 - 18:45:43
Hargeisa(xogreebnews.com_Ilaayo maalintii u tallada wadanka la wareegay,madaxmweyne axmed siilaanyo ayaa waxaa isaa-soo-taraaya dhawaca-maamul ee xil gudaasho la"aaneed ee shaqadda madaxweyne siilaanyo.waxaana uu xilka la wareegay 2010 july 27-keedi,tan iyo wakhtigaas waxaa

Read More »

Xisbiga Waddani oo ka digay in la marin habaaninayo Cabashadii Reer Awdal iyo Salal

0 Visits: 804 | Saturday September 06, 2014 - 16:47:01
Hargeisa(xogreebnews.com-XISBIGA WADANI OO KA DIGEY IN LA MARIN HABAABIYO CABASHADII REER AWDAL IYO SALAL

Read More »

featured