Wararka
Liiska Goobaha Diiwaangalinta Cod-Bixiyayaashu Waa Saami Qaybsi Khaldan Iyo Sadbursi Cadaalada Ka Fog !!!! Liiska goobaha diiwaan galinta cod bixiyayaashu mahan qaar la aqali karo, waxaa ku jira sad bursi iyo cadaalad daro weyn, waxaanu sheegayna in aan doorasho lagu gali karin,. saamiga gobolada ,magaalooynka,iyo…
Read More »
Sidaynu wada ognahay waxaa lagu xayiray Universal TV Barnaamij waraysi ah oo lagu dacaayadeeyey Madaxweynaha Siilaanyo Taas oo keentay in xayiraad aan sifo sharci ah loo soo marin lagu xayiro TVgaas 4tii bishii labaad ee sanadkan 2014-ka, hase ahaatee arinkaasi wuxu noqday mid aan waqti
Read More »
Borama(xogreebnews.com-Waxa dhawaan soo gaadhay magaalada Boorama ee masuuliyiin ka socday magaalada Hargeysa kuwaasi oo si qarsoodiya u soo galay magaalada Boorama
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Dhaliilay Gudidda Caatada Ah Ee Madaxweyne U Saaray Tabashadii Salaadiinta…
Read More »
Borama(xogreebnews — Salaadiinta gobalada galbeedka Somaliland oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa mardhawayd soo gaadhay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland,waxana soo dhaweynta salaadiintu ku soo beegantay
Read More »
Hargeysa(xogreebnews Shalay oo ay bishi ahayd 03/9/2014 ayaa waxaa ka baxay saxafada reer somaliland iyo fankii sugaanii looga bartay alfanaan sahra halgan waxayna u hayaantay dariiqii siyaasada oo ay noqotay siyaasiyad mucaarid ku noqon doonta xukumada axmed
Read More »
Hargeisa-(Xogreebnews)-Shebekada Xogreebnews waxay halkan iidinku soo gudbinaysaa Magacyada 200 oo Goobood oo xukumada Siilanyo u qoondaysay inay ka dhacdo diiwaangelinta Madaniga ahi.
Read More »
Haregisa,(xogreebnews.com-Shirkadda caanka ku ah,adeega bulshadda ee dahabshiil ayaa si mutadacnimo ah uu samaysay shacabka reer soomaaliya iyo Somaliland .caawimooyin is-daba jog ah,shirkaddu waxaa ay noqotay
Read More »
Hargeisa (Xogreebnews) Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa markii ugu horaysay weerartay xukuumadda silanyo isla markaana ku tilmaamtay xukuumadd qabyaaladeed,ka door biday fanaaniinta ay isku haybta yihiin silanyo,sidaasi waxa ay ku sheegeen war saxafadeed ay soo saareen.
Read More »
Barawe(xogreebnews.com-Xoogaga Ururka Al Shabaab ee ka arrimiya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxay bilaabeen in dadka ku haray Degmadaasi ay ka qaadaan teleefanada gacanta ee nooca casriga ah (Smartphone).
Read More »
Hargaysa (xogreebnews.com-Xukuumada Madaxweyne Silaanyo ayaa maanta galinkii hore xabsiga dhigtay Mujaahid Iid jiciir Aw Axmed oo ka mida Xubnaha ku Bahoobay Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland
Read More »
Hargeysa(Xogreebnews) Fannaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) iyo Siyaasiga Ruug Caddaaga ah ee Aadan Ruush, ayaa Maanta ku biirtay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xisbiga Waddani ayaa munaasibad balaadhan ku qaabilay Halgameyaashan iyo taageero yaal kale oo Reer Hargeysa ah. Munaasibada…
Read More »
Baraawe(xogreebnews.com-Kadib markii Mareykanku duqeyn dhanka cirka ah ka gaystay deegaano ku yaala gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa soo baxay warar inta badan laga
Read More »
Muqdisho(xogreebnews.com--Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMIOM ayaa maanta si buuxdo ula wareegay gacan ku haynta degmada Jala-laqsi ee gobolka Hiiraan,
Read More »
Hargeisa(xogreebnews.com- Aduunyada qof noolow maxaa aragti kuu laaban,markii Siilaayo talada dalka la wareegey waxaa qurbaha weliba dalka ingiriiska ka yaacay wiilal taageeri jirey
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland., Md. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/MG/241-2682/092014 ku magacaabay Guddida Daraasadda iyo U-kuurgalka Cabashada Deegaanka Reer Awdal.
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com— Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inuu soo saaray degreeto madaxweyne oo lagu farayo guddi dhowr xubnood ka kooban oo uu u xilsaaray inay si qoto dheer leh uga soo baaraan degaan tabashooyinka ay usoo gudbiyeen Salaadiinta
Read More »
Baraawe(xogreebnews.com-Iyadoo Diyaaradaha Mareykanka ee Daroniska ay Xalay Duqeyn ka geeysteen Gobolka Shabellaha Hoose, gaar ahaan goob la sheegay in ay Al-shabaab ku
Read More »
Baraawe(xogreebnews.com-DAAWO xogreeb Tv: CNN:Hogaamiyihii Alshabaab Axmed Godane ma la dilay mise wuu noolyahay?
Read More »
Hargeysa, (xogreebnews.com-Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ku xigeenkiisa Cabdi Rashiid Xasan Mataan, guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee xisbigaasi
Read More »
|
|