Wararka

"Xukuumadda M/weyne Siilaanyo Waa Tii Ugu Musuqmaasuqa Iyo Eexda Badanayd, Waxaanan Leeyahay Haka Noqoto Sharci Darada Ay Ku Iiibinayso Warshada Laydhka Ee Hargeya" Muj IID JICIIR

0 Visits: 866 | Tuesday September 02, 2014 - 19:19:48
Hargeisa(xogreebnews.com-Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed, oo ka tirsan Madaxsha Wada-tashiga iyo toosinta qaranka,isla markaana ka mid ahaa tiirarkii Urur-Siyaasadeedkii Xaqsoor

Read More »

DAAWO XOGREEB TV :Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo ku eedeeyay Xukumada Siilanyo in Wargeysaday samaysatey waxay doonaan Qoraan,kuwa Runta sheegana Cabudhiso!

0 Visits: 826 | Tuesday September 02, 2014 - 19:13:16
DAAWO XOGREEB TV :Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo ku eedeeyay Xukumada Siilanyo in Wargeysaday samaysatey waxay doonaan Qoraan,kuwa Runta sheegana Cabudhiso!DAAWO XOGREEB TV :Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo ku eedeeyay Xukumada Siilanyo in Wargeysaday samaysatey waxay doonaan Qoraan,kuwa…

Read More »

Mareegtii ugu Faa'iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Qoraalada Aduunka oo ah Shabakada Ardaykaab oo loofurey qofkastoo raba Aqoonkorodhsi Bilaa Lacag ah

0 Visits: 1182 | Tuesday September 02, 2014 - 19:02:17
Hargeysa(xogreebnews.com- Waxaa Si toosa Hawada loosoo galiyey Shabakaddii ugu Faa'iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Mareegaha oo ah mid loogu talo galey in laga barto Aqoonta iyo Cilmiga Casriga ah ee Caslamkan aynu Joognaa ku talaabsadey.

Read More »

Daawo xogreeb Tv:Maayirka Djbouto Oo Beeesha Subeer Awal Casho Sharaf Ugu Samaysay Hotel Crown

0 Visits: 814 | Tuesday September 02, 2014 - 18:56:48
Hargeisa(xogreebnews.com-Daawo xogreeb Tv:Maayirka Djbouto Oo Beeesha Subeer Awal Casho Sharaf Ugu Samaysay Hotel Crown

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Jawaab Celiyay Dalabkii Salaadiinta Awdal Iyo Wararkii Ugu

0 Visits: 832 | Tuesday September 02, 2014 - 18:53:49
Hargeysa(xogreebnews.com— Sidii aan idiinku soo gudbinay wararkeeni hore, Salaadiinta Gobolada Galbeedka ayaa madaxweyne siilaanyo uga jawaabay celiyay fariin uu doraad ugu

Read More »

` Wasiirkii hore Ee Ganacsiga Somaliland Oo Khayraadka Somaliland U Nisbeeyay Fidmada Cali Khaliif iyo Baaqa Reer Galbeedka

0 Visits: 867 | Tuesday September 02, 2014 - 18:47:57
Hargeysa(Xogreebnews) Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa Fidmada Cali Khaliif ka wado Bariga Somaliland iyo Baaqa Beesha Caalamka ku sababeeyay mid lagu carqaladaynayo Khayraadka ku jira Degaanada Somaliland ee Bariga.

Read More »

Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Jiritaanka Isku Shaandhayn Wasiirada Lagu Sameeyo Oo Mudo La Hadal Hayay

0 Visits: 812 | Tuesday September 02, 2014 - 18:46:04
Hargeysa(Xogreebnews)Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa sheegay inaanay wakhtigan jirin Isku shaandhayn lagu samaynayo Golaha wasiirada Madaxweyne Siilaanyo. waxa uu beeniyay warar mudooyinkan soo baxayay oo ku salaysan Isku shaandhayn Madaxweyne Siilaanyo Samaynayo.

Read More »

Wasiir Xirsi Oo Golaha Wakiilada U Sharaxay Xeer Nidaamiyaha Xukumadda

0 Visits: 912 | Tuesday September 02, 2014 - 18:19:16
Hargeysa(Xogreebnews) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Mudanayaasha Wakiilada faahfaahin ka siiyay Xeerka Nidaamka Xukumadda oo Madaxweyne Siilaanyo dhawaan u gudbiyay Golaha wakiilada. Wasiir Xirsi waxa uu sheegay in Xeerkani wax badan ka tarayo habsami u socodka Hawlaha…

Read More »

madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ee Ethiopia Ayaa Qarka U saaran inuu shaqadda Waayo Sababo badan Aw-Geed.

0 Visits: 995 | Monday September 01, 2014 - 19:48:31
Jig-jiga(xogreebnews.com-Wararka shabakadda warar ee xogreebnews.com- kasoo gaaraya Magaaladda Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in khilaaafkii siyaasadeed

Read More »

Madaxweynaha Jubaland oo xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdigii ka socday Turkiga(sawirro)

0 Visits: 895 | Monday September 01, 2014 - 19:45:48
Kismaayo(xogreebnews.com-Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland mudane Sheekh Axmed Maxamed Islaan ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday dalka dalka Turkiga oo uu horkacayay madax hay'ada gargaarka iyo horumarinta dalka Turkiga ee TIKA Ahmed Gocer.Wafdigan oo ka koobnaa laba…

Read More »

Alshabaab oo qaab ku cusub dagaalka kaga hor-tagaysaa xaga “Badweynta Hindiya”

0 Visits: 921 | Monday September 01, 2014 - 19:39:06
Kismaayo(xogreebnews.com- Dagaalka u dhaxeeya Alshabaab iyo dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo isku dhinac ayaa qaadanaya naqshad kasta oo laga fikiri karo, waxaana la'isu

Read More »

Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan Xog-Weraysi Ah La Yeeshay Wasiirka Xannaanada Xoolaha

0 Visits: 783 | Monday September 01, 2014 - 19:36:58
Hargeysa(xogreebnews.com)-Guddida Ilaalinta Hantida qaranka iyo daba galka Musuq-maasuqa u qaabilsan Golaha Wakiilada ayaa maanta kulan xog waraysi ah la yeeshay wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland.

Read More »

Beelihii Hore Shaqaaqadu Ugu Dhexmartay Baliga Kalshaale Oo Sheegay Inay Dib Boodhka Uga Tumayaan Hadii Beelaha Isku Haysta Baliga Diiriye Ee Burco U Dhow Loo Ogolaado In Magaalo Iyo Baraago Laga Qoto Kana Soo Saaray Baaq.

0 Visits: 859 | Monday September 01, 2014 - 18:55:47
Burco,(xogreebnews.com- beelihii hore ugu dagaaalamay baliga kalshaale ee u dhaxeeya degaamada qurilugud Iyo buuhoodle. Beelaha dega kalshaale Iyo Nawaxigiisa ayaa waxay

Read More »

Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Oo Si Adag Uga Hadashay Muwaadin Somaliland U Gudbisay Dalka Djibouti

0 Visits: 788 | Monday September 01, 2014 - 18:52:08
Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliland waxay u gancan gelisay muwaadin u dhashay Somaliland dalka Jibuuti. Cabdilaahi Shiikh Cabdiraxmaan Ibraahim waxa lagu xidhay Hargeysa 11 kii June sanadkan. Markii uu maalmo xidhnaa kadib waxa loo gudbiyay Jibuuti.

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Cali Khaliif Galaydh Oo Si Kulul U Weeraray Xukuumada Siilaanyo Kuna Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland.

0 Visits: 891 | Monday September 01, 2014 - 18:48:06
London(xogreebnews— Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh Ayaa Si Kulul U Weeraray Xukuumada Axmed Siilaanyo Kuna Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland.

Read More »

Isku Shaandhayn La Filayo In Uu Madaxweyne SIILAANYO Uu Sameeyo Iyo Xubnaha Salaanka Waydaaran Doona

0 Visits: 941 | Sunday August 31, 2014 - 21:19:18
Hargeysa(Xogreebnews)Waxa Sunnaha hannaanka Dimoqraadiyada kamid ah in hoggaamiyeyaasha Xukuumadaha Nidaamkan ku dhaqmaa marka muddo kasoo wareegto hal mar ay ku sameeyaan xubnaha Golaha Wasiiradooda ka tirsan isku Shaan-dhaweyn, xilka qaadis iyo magacaabis cusub, taasoo badi hoggaamiyeyaashu bulshada…

Read More »

xaaladda deegaanka saax-dheer oo caawa ka degen dhinaca somaliland iyo xoggo sheegaaya inay kooxdi cali khaliif isaa-soo abaabuleyso

0 Visits: 856 | Sunday August 31, 2014 - 20:50:43
saax-dheer (xogreebnews.com-deegaankii uu dhowaan ka dhacay daagalka u dhexeeyey somaliland iyo maleeshiyaadkii naba-diidka ahayd ee khaatumo seeg.oo ay dhowaan somaliland dagaal

Read More »

Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Xarunta Sirdoonka Ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 858 | Sunday August 31, 2014 - 19:11:45
Muqdisho(xogreebnews.com-Weerar xooggan ayaa kooxo ka tirsan Al-shabaab waxay ku qaadeen xarunta nabadsugidda gobolka Banaadir oo ku taalla xabsigii godka jilacoow oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Read More »

Reer Ab-daal Iyo Gobolka Saaxil Ma Tuul Lagu Shaqaystaaba, Ileyn Xaqoodi Haday Daba-Galan Kummay Dan-Baabeene?

0 Visits: 853 | Sunday August 31, 2014 - 15:58:38
Hargeisa(xogreebnews.com-Reer Ab-daal Iyo Gobolka Saaxil Ma Tuul Lagu Shaqaystaaba, Ileyn Xaqoodi Haday Daba-Galan Kummay Dan-Baabeene?

Read More »

Madaxweynaha Kililka Shanaad Iyo Faderaalka Itoobiya Halkay Iska Qaniineen Ina Ilay oo Isku Haystay Ninka Ku Jira Kaalintii Melez Geeridiisii Kadib

0 Visits: 1071 | Sunday August 31, 2014 - 10:12:58
Jigjiga,(xogreebnews.com-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo Diblumaasiyadeed ayaa daboolka ka qaadayaa in Madaxweynihii Ismaamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumar (ilay), lagu qanciyey in uu si madax-bannaan xilka Madaxtinimo ee uu hayo iskaga casilo, kadib waan-waan in

Read More »

featured