Wararka

Hadal-haynta Isku Shaan-dhaynta Xukuumada Somaliland ee Fool-Ambatay Maxaa u Sabab ah.?

0 Visits: 816 | Sunday August 31, 2014 - 10:08:17
Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa Sunnaha hannaanka Dimoqraadiyada kamid ah in hoggaamiyeyaasha Xukuumadaha Nidaamkan ku dhaqmaa marka muddo kasoo wareegto hal mar ay ku sameeyaan xubnaha Golaha Wasiiradooda ka tirsan isku Shaan-dhaweyn, xilka qaadis iyo magacaabis cusub,

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Siyaasiyiin Reer Awdal Ah Oo Ka Kala Tirsan Sadexda Gole Ee Xukuumada Somaliland Oo Kullan Ay Maanta Yeesheen Lagu Kala Kacay

0 Visits: 844 | Sunday August 31, 2014 - 10:00:03
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kullan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay siyaasiyiinta reer awdal kaga jira sadexda gole qaran ee Somaliland. Kullankan ayaa waxaa noo xaqiijiyay illo xogogaala ah oo la socday xubnaha shirka la galay

Read More »

Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Oo Beesha Caalamka U Sharaxday Xaaladda Saax-dheer iyo Qaska Kooxda Cali Khaliif

0 Visits: 849 | Sunday August 31, 2014 - 08:37:07
Hargeysa(Xogreebnews)Wasaaradda Arimaha dibadda Somaliland, ayaa beesha caalamka u sharaxday rabshadaha ay kooxda Cali Khaliif ka wadaan Degaanka Saax-dheer.war-qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Khaarajiga ayaa lagu sheegay in Somaliland haysato Kalsoonida Shacabka si ay u sugto amaanka xuduudaheeda,…

Read More »

Fu'aad Aadan Cadde Oo Ka Hadlay Xaaladda Saax-dheer

0 Visits: 846 | Sunday August 31, 2014 - 08:33:11
Hargeys(Xogreebnews)-La-taliyaha Madaxwaynaha Somaliland oo ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa degmada Xudun isla markaana maalmo ku sugnaa magaalada burco ayaa waxa uu ka hadlay aragitiisii ku aaddan talaabada ciidanka qaranku ku qabsadeen tuulada Saax-dheer ayaa sheegay inuu ..................

Read More »

Shirkadda Dahabshiil Waxaay Noqotay Daneeyaha Dad-weynaha Soomaaliyeed qormadii 2aad

0 Visits: 867 | Saturday August 30, 2014 - 18:51:44
Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah,ee dahabshiil ayaa noqotay shirkadda keliya ee hanatay shacabka reer somaliya.kaddib daadaallo xagga

Read More »

Daawo xogreeb Tv:siyaasiga Fuu'aad aadan cadde oo maanta soo gaadhay Hargeisa,kana hadlay tabashaadiisa.

0 Visits: 845 | Saturday August 30, 2014 - 18:15:46
Daawo xogreeb Tv:siyaasiga Fuu'aad aadan cadde oo maanta soo gaadhay Hargeisa,kana hadlay tabashaadiisa.

Read More »

Dawo xogreeb Tv:musharaxa xisbiga cadaaladda iyo Daryeel Jamaal cali xuseen iyo ku xigeenkiisa oo xukuumadda canaan dusha uga tuuray,kuna Tilmaamay mid aan rabin inay doorasho ka dhacdo dalka

0 Visits: 787 | Saturday August 30, 2014 - 17:38:26
musharaxa xisbiga cadaaladda iyo Daryeel Jamaal cali xuseen iyo ku xigeenkiisa oo xukuumadda canaan dusha uga tuuray,kuna Tilmaamay mid aan rabin inay doorasho ka dhacdo dalka

Read More »

Musharaxa Madaxweyne Ee Ucid Oo Xukumadda Dusha Ka Saaray Masuuliyadda Qiimaha Shidaalka Oo Kor U Kacay

0 Visits: 820 | Saturday August 30, 2014 - 17:31:31
Hargeysa(Xogreebnews) Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa Masuuliyadda Korodhka ku yimid Qiimaha Shidaalka dusha ka saaray Xukumadda. Waxa uu sheegay in Sicir bararka shidaalku saamayn ku yeelanayso waxyaabaha kale ee nolosha bulshadu ku tiirsan tahay.

Read More »

dagaal qadhaadh oo maanta ka dhacay deegaanka buulo mareer iyo ciidamada dawladda oo gacanta ku dhigay baraawe.

0 Visits: 860 | Saturday August 30, 2014 - 17:16:34
Barawe(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/Qaadir Maxamed Nuur(Siidii) ayaa ka warbixiyay Howlgal Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM saakay aroor hore ka bilaabeen Deegaano katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Mr Siidii ayaa

Read More »

Madaxweyne somaliya oo khudbad taariikhi ah ka jeediyeey caleemo saarka madaxweynaha turkiga,kana hadlay dagaalkii Somaliland iyo kooxda nabad diid ah ku dhex-maray sax-dheer.

0 Visits: 807 | Saturday August 30, 2014 - 16:22:42
Ankara(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Khudbad Taariikhi ah ka jeediyey Machadka Istaraatijiyadda Turkiga ee magaalada Ankara

Read More »

Wakiiladda Oo Caga Jiid Ku Ansixiyay Wasiir Kusoo Biirayay Golaha Wasiiradda SIILAANYO

0 Visits: 782 | Saturday August 30, 2014 - 16:06:06
Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo technolog-yada.Fadhiga maanta.

Read More »

TABASHADA Qayb Kamida Nuxurka Qoraal Ay Madax-dhaqmeeyada Gobolada Galbeedka Somaliland U Gudbiyeen Madaxweyne Siilaanyo (AKHRISO)

0 Visits: 907 | Saturday August 30, 2014 - 15:34:29
Hargeysa(xogreebnews.com— Oday-dhaqameedyada gobolada galbeedka Somaliland  oo tiradoodu dhan tahay 25 ayaa muddo todobaad ah ku sugan magaalada Hargeysa, iyagoo u yimid Ballan ay hore ula lahaayeen Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo si ay ugu soo bandhigaan

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Madaxweyne Ku-xigeenka KHAATUMO Oo Markii U Horaysay Dhinacooda Ka Hadlay Dagaalkii Saxadheer;

0 Visits: 747 | Friday August 29, 2014 - 20:08:11
Saxadheeer(xogreebnews.com-— Madaxweyne ku xigeenka maamulka KHAATUMO Cabdul Cagalule ayaa markii ugu horaysay dhinacooda ka hadlay dagaalkii saaka ka qarxay deegaanka Saxadheer;

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Isugu Yeedhay Xubnaha Reer Awdal Ee Xukuumada Somaliland Kaga Jira Sadexda Gole + Arrintii Salaadiinta Oo Weji Kale Yeelatay

0 Visits: 824 | Friday August 29, 2014 - 20:04:52
Hargeysa(xogreebnews.com-— Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kullan la yeeshay masuuliyiinta reer awdal kaga jira sadexda gole qaran

Read More »

Madaxweyne Siilanyo oo Gudoomiyayaasha labada Xisbi Mucaarad u kala diray Qoraal uu kaga dalbanayo inay soo gudbiyaan Xubnaha Komishinka Doorashooyinka u meteli doona.

0 Visits: 844 | Thursday August 28, 2014 - 20:17:30
Hargeysa-(xogreebnews.com-Madaxweyne siilanyo ayaa qoraal uu u kala diray Gudoomiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ku sheegay in xisbi waliba soo gudbiyo xubinta uu u xulanaayo Komishinka doorashooyinka Qaranka. Komishinka Doorashooyinka Qaranka oo ka

Read More »

Xildhibaan Hanad Xaashi Oo Dhul Boob Ka Bilaabay Shacabka Meel Wado Ahna Habeen Madaw Dhisay {Daawo Sawiro}

0 Visits: 900 | Thursday August 28, 2014 - 19:44:33
Hargeisa(xogreebnews.com-–Xildhibaan Hanad Xaashi oo katirsan xildhibaanada golaha deegaanka Hargeysa ayaa meel wado ah oo ku taala xaafada shacabka ka bilaabay dhisme guri. Dadka xaafada ayaa saaka aroortii kusoo toosay wadadii oo says cusub laga dhisayo,

Read More »

“Waxaannu is-nidhi Gabadhu hadday doonayso in ilmahan ay googgoysay tuurto meelahaa Dooxyada ayay geyn lahayde, malaha ilmaha way xadday oo inay hilib ahaan u cunto ayay doonaysay, waayo?” Mid ka mid ah dadweynaha Amakaagay ee goob-joogga u noqday dhacdadan warbixin murugo xambaar-san

0 Visits: 745 | Thursday August 28, 2014 - 19:36:39
Hargeysa(xogreebnews.com-Fal argagax leh ayaa xalay ka dhacay badhtamaha Suuqa Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ka dib markii la qabtay Gabadh laba Bocood ku kala sidday Meydka ilma-yar oo ay Jarjartay ama ay googgoysay. Gabadhan ayay Ciidammada

Read More »

dagaal oogge cali khaliif oo goor-dhoweyd tuullo la yidhaahdo Togga Eerigo shir jaraa"iid ku qabtay,calan-calna af-ka u furtay akhriso.

0 Visits: 883 | Thursday August 28, 2014 - 19:28:30
Togga Eerigo (xogreebnews.com-Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo shir jaraa,iid ku qabtey deegaan la yiraahdo Togga Eerigo oo ku yaala meel 10 KM u jirta Xadka Itoobiya iyo Somaliya ayaa ka hadlay dagaalkii maanta Somaliland iyo Khaatumo ku dhex marey Saax dheer, wuxuuna sheegey inay…

Read More »

Suldaanka guud ee subeer awal oo baaq ku aadan tahriibta u diray xukumada,kana warbixiyeey hawlaha doorashada iyo xiliga oo gabaabsi ah.

0 Visits: 859 | Thursday August 28, 2014 - 15:56:12
Hargeisa(xogreebnews.com-Suldaanka guud ee beel weyntaa subeer awal xasan suldaan cabdi laahi suldaan cabdi raxmaan suldaan diiriye,ayaa warbaahinta u sheegay in dalka maraayo xaalad adag .waxaana uu baaq aad uu culus u diray xukuumada Somaliland oo uu sheegay inay ka gaabiyeen wax-ka qabaashada tahriibtaa…

Read More »

Dadweynihii iyo baabuurtii dhex mari jirtay madaarka Hargeysa, waxaan leeyahay mara wadooyinka cusub ee laydiin diyaariyey.” Wasiirka Duulista Somaliland.

0 Visits: 821 | Thursday August 28, 2014 - 15:04:09
Hargeysa (xogreebnews.com- wasirka wasaaradda duulista iyo hawada somaliland aya qoraal aad u dheer soo dhigay boggisa facebook qoraalkaasina waxaa uu dhignaa sidaan.Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay Laba wado oo dhex mari…

Read More »

featured