Wararka

Xoghayaha Guud Ee Wakiilada Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Warqad Xafiiska Xeer Ilaalinta Looga Soo Diray

0 Visits: 766 | Thursday August 21, 2014 - 18:04:09
Hargeysa(Xogreebnews)Xoghayaha Guud ee Golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa si kulul oo degdeg ah uga jawaabay Warqad Xafiiska Xeer ilaalinta Guud looga soo diray. Xoghayaha oo warqadan lagu faray inuu yimaado Xafiiska Xeer ilaaliyaha ayuu ku tilmaamay mid mad-madaw lagu galinayo…

Read More »

Ciidanka Midawga Africa Oo Sheegay Inuu Somalia Ka Baxayo Sanadka 2016-ka

0 Visits: 780 | Thursday August 21, 2014 - 17:57:16
Hargeysa(Xogreebnews)- Madaxa AMISOM Lydia Wanyoto Motende iyo Safiirka Somalia ee Uganda Sayid Axmed Daahir, Aya Wargeyska New Vision ee ka soo baxa dalka Uganda u sheegay in sanadka 2016-ka dhamaan Ciidanka Midawga Africa ka bixi doono Somalia. Waxay sheegeen in hawsha Ciidanku hadda Somalia ka wado…

Read More »

“Nasiib Darrada Haysata maamulkan Siilaanyo Waxa Weeye In Uu Wax Allaale iyo Waxii Codka Siiyey Ugu Daran Yahay, Wax Allaale iyo Wixii Ka Soo Horjeedayna Waa u Nasteex” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

0 Visits: 946 | Thursday August 21, 2014 - 12:17:54
Hargeysa(Xogreebnews)Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, islamarkaana ah Xildhibaan Kulmiye ah, ayaa Dadweynaha Somaliland u soo jeediyay inaanay Codkooda siin Kulmiye oo uu sheegay inuu majarahabaabiyey horumarkii dalka.

Read More »

Wasiirka Daakhiliga Oo Goleyaasha Degaanka U Fasaxay Mooshinno Ka Dhan Ah Maayirada Inay Keeni Karaan

0 Visits: 815 | Thursday August 21, 2014 - 12:05:12
Hargeysa(Xogreebnews)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa Sheegay inuu dhamaaday Wakhti Goleyaasha degaanka lagaga mamnuucay sanadkii hore inay Mooshinno xil ka qaadis ah ku soo oogaan Maayirada dalka. Wasiirka oo shalay warbaahintu waydiisay Wareegtadaasi oo wakhtigeedu…

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu Isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo U Dhexeeyo

0 Visits: 841 | Wednesday August 20, 2014 - 21:00:08
Hargeysa(Xogreebnews)Wasiirka Arimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa markii u horaysay warar maalmihii u dambeeyay soo baxayay oo sheegayay inuu isu iscasilayo khilaaf isaga iyo Madaxweynaha soo kala dhex galay. Waxa uu sheegay inaanay khilaafkaasi waxba ka jirin islamarkaana uu madaxweynaha…

Read More »

Israel Oo Dib U Bilawday Duqaynta Marinka Qaza Ka Dib Xabad Joojin Todobaad Ah

0 Visits: 882 | Wednesday August 20, 2014 - 20:56:09
Hargeysa(Xogreebnews) Duqaynta Marinka Qaza ayaa dib u bilaamatay wakhti yar ka hor markii ay dhamaatay xabad joojin ku dhawaad todobaad socotay. Falastiiniyiinta ayaa Gantaalo ku riday Caasimada Israel ee Tel Aviv,iyadoo Israel na kaga jawaabtay Weeraro duqayn ah.

Read More »

Guddida Wakiilada U Qaabilsan Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Kulan La Yeeshay Wasiir Warancadde

0 Visits: 651 | Wednesday August 20, 2014 - 20:52:40
Hargeysa(Xogreebnews)Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Arimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde, halkaasi oo ay kaga wada hadleen arimo la xidhiidha Wasaaradda Daakhiliga.

Read More »

Danjire Nicholas Kay Oo Ka Jawaabay Dalabyo Shir Gudoonka Wakiilada Somaliland Hor Dhigay

0 Visits: 888 | Wednesday August 20, 2014 - 20:50:00
Hargeysa(Xogreebnews)Ergayga Gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Nicholas Kay, ayaa kulan uu la yeeshay Shirgudoonka Wakiilada Somaliland, kaga bixiyay jawaabo dalabyo shir gudoonku u bandhigay.

Read More »

Madal Kulmisay Madax-dhaqameedka Iyo Haldoorka Beesha Ciise Muuse Oo Maanta Lagu qabtay Hotel ka Summer Time Ee Hargeysa Iyo Ujeeddada Ka Danbaysa

0 Visits: 869 | Tuesday August 19, 2014 - 19:20:37
Hargeysa(xogreebnews.com- kulan Qado-sharafeed ay isugu yimaaddeen Suladiinta,Cuqaasha,Ganacsatada iyo Siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo Dhalinyarta Beelaha Ciise Muuse ayaa maanta oo tariikhtu ahayd 19.08.2014 wuxu ku qabsoomay Hotelka Summer Time ee magalada Hargeisa Kulan Qado

Read More »

Gudoomiyaha Degmada Duruqsi Oo Iska Fogeeyay Eedo Musuqmaasuq Oo Loo Jeediyay

0 Visits: 931 | Tuesday August 19, 2014 - 17:02:06
Burco(Xogreebnews)Gudoomiyaha Degmada Duruqsi oo hoos timaada Burco Axmed Cabdillaahi Gaab yoome, ayaa beeniyay warar musuqmaasuq ku salaysan oo laga baahiyay degmadaasi. Waxa uu sheegay inaan wararkaasi waxba ka jirin, cida warkaasi sheegtayna aanay xil ka hayn degmada.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo magacabay wasiiro la socda dib uhabaynta shaqada iyo shaqaalaha Puntland

0 Visits: 789 | Tuesday August 19, 2014 - 16:59:56
Garoowe(xogreebnews.com-Madaxwaynah Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu Gudi Heer Wasiiro ah u magacabay La Socodka iyo Dib u habaynta Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland.

Read More »

Gudoomiye Xigeenka Waddani Oo Boob Hantiyeed Ku Tilmaamay Cashuuro Dayariiq Sharci Loo Marin Oo La Kordhiyay

0 Visits: 858 | Tuesday August 19, 2014 - 16:59:07
Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiye Xigeenka Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa Cashuuro lagu kordhiyay dadka isticmaala Madaarada dalka ku tilmaamay hanaan lagu boobayo hantida umadda Somaliland.waxa uu sheegay inaan cashuur aan dariiqa sharciga ah loo marini dadka in laga qaado khalad ku tahay.

Read More »

Nuxurka Qoraal Gudoomiyaha Xisbiga Ucid U Diray Danjire Nicholas Kay

0 Visits: 924 | Tuesday August 19, 2014 - 16:54:09
Hargeysa(Xogreebnews)-Gudooomiyaha Xisbiga Ucid ayaa Qoraal dheer u diray Xoghayaha Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia iyo Somaliland oo Hargeysa ku sugan,kaasi oo uu si qoto dheer ugu faahfaahiyay xaaladdaha Somaliland iyo Somalia ka dhex taagan iyo sida uu noqon karo xal beesha caalamku u hesho…

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Danjire Nicholas Kay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 848 | Tuesday August 19, 2014 - 16:53:00
Haargeysa(xogreebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Ambassador Nickolas Kay oo Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya dalkana soo gaashay shalay duhurnimadii.

Read More »

Nuxurka Kulan Qasriga Madaxtooyada ku Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Danjire Nicholas Kay

0 Visits: 690 | Tuesday August 19, 2014 - 16:37:33
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qaybsamaha Somalia iyo Somaliland Nicholas Kay oo ShalayHargeysa yimid.

Read More »

Nuruxka Afar Qodob Oo Lagu Ilaalinayo Sharafta Madaxdhaqameedka Dalka Oo Wasiirka Arimaha Guduhu Soo Saaray

0 Visits: 781 | Tuesday August 19, 2014 - 16:33:42
Hargeysa(Xogreebnews) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa maanta wareegto ka soo saaray Xushmaynta iyo qadarinta Madaxdhaqameedka Somaliland oo uu sheegay inay hawl culus u hayaan Somaliland.

Read More »

WAR CULUS:saddex caruurah oo ku geeriyooday dab qab-saday guriigooda oo ku yalla xaafadda cabbaaye.

0 Visits: 792 | Monday August 18, 2014 - 20:39:07
Hargeisa(xogreebnews.com-dab qabsaday maanta gelinkii hore guri ku yalla xaafada cabbaaye ee ku taalla caasimada somaliland ee Hargeisa ayaa saaka ku bas beelay,halkaaso ay

Read More »

Danjire Nicholas Kay Oo Hargeysa Soo Gaadhay iyo Ujeedada Socdaalkiisa

0 Visits: 834 | Monday August 18, 2014 - 19:51:49
Hargeysa(Xogreebnews)Xoghayaha Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia Amb Nicholas Kay, ayaa maanta soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ka dib Casuumad Xukumaddu u fudisay. Waxa uu ka soo kicitimay Garoowe oo uu shalay kulamo kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Read More »

Xisbiga UCID Oo War-Murtiyeed Kasoo Saaray Wadahadaladda Somaliland Iyo Somalia Ee Turkiga.

0 Visits: 733 | Monday August 18, 2014 - 19:45:49
Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbiga UCID ayaa war-saxafadeed ka soo saaray wadahadalada u dhaxeeya waddamada Somaliland iyo Soomaaliya ee uu marti galiyo dalka Turkiga. War-saxafadeedkaas oo dhammaystiran ayaa u dhignaa sidan

Read More »

Mudaharaad Ka Dhan Ah Xadhiga Xukumaddu Kula Kacday Madaxdhaqameedka Beesha Cabdalle Arab Oo Burco Ka Dhacay

0 Visits: 908 | Monday August 18, 2014 - 16:37:06
Burco(Xogreebnews)-Qaar ka mida ah Bulshada ku nool magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer ayaa mudaharaad ka dhigay Magaalada Burco. Mudaharaadka ayaa lagaga soo horjeeday Xadhig wefti xukumaddu u dirtay wax ka qabashada muranka dhulka ee Baliga Diiriye Guuleed kula kaceen Madaxdhaqameedka Beesha…

Read More »

featured