Wararka

Halwgalka hub ka dhigista oo galaaftay idaacado ku yaala Muqdisho.

0 Visits: 808 | Friday August 15, 2014 - 19:16:47
Muqdisho(xogreebnews.com-Halwgalka hub ka dhigista ee ka socda caasimadda ayaa galaaftay labo idaacadood oo iyagu afka ku taageerayay hogaamiye kooxeedyada hubka laga

Read More »

Hub-ka-dhigista Muqdiisho hanaan u eeg kii maxaakiimta Islaamiga ahayd.

0 Visits: 918 | Friday August 15, 2014 - 19:14:21
Muqdisho(xogreebnews.com-Halgalka hub-ka-dhigista ee Xamar ka socda waxa uu leeyahay saansaan kasta oo la mid ah kacdoonkii maxaakiimta Islaamiga ahaa ee hogaamiye

Read More »

Guddoomiyeyaasha Xisbiyada KULMIYE Iyo WADDANI Oo Safar Ugu Baxay Dalka Itoobiya

0 Visits: 842 | Friday August 15, 2014 - 19:10:52
Hargeysa(xogeebnews.com-Guddoomiyayaasha Xisbiyadda WADDANI iyo KULMIYE Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Muj: Muuse Biixi Cabdi ayaa safar aan la shaacin u jeedadiisa ugu baxay waddanka Itoobiya ee jaarka la ah dalka Somaliland.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Saleebaan Xaglotoosiye Oo Sas Ka Qaaday Doorashadii Cali Khaliif Galaydh Loo Doortay Madaxweynaha KHAATUMO

0 Visits: 709 | Friday August 15, 2014 - 19:03:47
Hargeys(xogreebnews.com-— Wasiirka Caafiaadka Somaliland Saleebaan Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Doorashadii Maamulka Khatumo U Doortay Madaweynaha Prof. Cali Khaliif Galydh, Waxaanu ku eedeyay Dowlada Somaliya

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Jawaabaha Ay Xukuumadu Ka Bixisay Heshiiskii Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo Madasha Kana Hadlay Dhibaatooyinka Dalka Ka Taagan.

0 Visits: 823 | Friday August 15, 2014 - 19:01:10
Hargeysa(xogreebnews.com-gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si faah faahsan uga hadlay caqabadaha dalka horyaala, cabashada dadka reer somaliland ee gobolada qaar iyo maamulka lagaga dhawaaqay Saax Dheer ee Khaatumo

Read More »

MUDAHARAAD GIL-GIILEY QAYBO KA MID AH MAGAALADA LAAS-CAANOOD MAXAA SABABAY?

0 Visits: 855 | Thursday August 14, 2014 - 19:12:09
Laas-caanood-(xogreebnews.com-Magaalada Laascaanood waxaa maanta ka istaadhmay mudaharaad iyo isu-soo bax aan aad u abaabaulayn balse habaqle ahaa oo lagu taageerayay

Read More »

Beelaha HABAR-MAGAADO Oo Hargeysa Kulan Ku Yeeshay Iyo Nuxurka Qodobo Kasoo Baxay

0 Visits: 814 | Thursday August 14, 2014 - 19:01:01
Hargeysa (xogreebnews.com- Kulan Qaddo Sharaf ah oo ay soo abaabuleen Beelaha SUBEER AWAL Ayaa maanta lagu casuumay Beelaha GARXAJIS waxana kulankaasi ka qabsoomay HOTEL AMBAASIDOOR Ee magaaladda HARGEYSA.

Read More »

Wasiirka Dalka Denmark U Qaabilsan Horumarinta Oo Madaxwayne Siilaanyo Kala Hadlay Wargeys-Yadda Xidhan, Kana Dalbaday In Xoriyadoodii Loo Soo Celiyo.

0 Visits: 810 | Thursday August 14, 2014 - 18:56:07
Hargeysa,(xogreebnews.com-Wasiirka dalka Denmark u qaabilsan arrimaha horumarinta iyo baayac-mushtarka Mogens Jensen oo maalintii Salaasadii soo gaadhay Magaaladda Hargeysa

Read More »

Maayarka Hargeysa Oo Walaac Ka Muujiyay Xabaalo Khatar Ugu Jira In Daad Qaado

0 Visits: 824 | Thursday August 14, 2014 - 16:53:13
Hargeysa(Xogreebnews) Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) iyo xubno golihiisa degaanka ka mid ah ayaa walaac ka muujiyay Xabaalaha Boqol jire oo khatar ugu jira in daad qaado ka dib markii Laago biyo mareen ahi ku faruurmeen.

Read More »

Shirkadda DNO Oo Ka Hadashay Shaqaalaheeda Oo Lagu Rasaaseeyay Gobolka Sool

0 Visits: 726 | Thursday August 14, 2014 - 16:48:58
Hargeysa(Xogreebnews)Shirkadda DNO ee laga leeyahay dalka Norway oo ay xukuumadda Somaliland la gashay heshiis shidaal baadhis ah, ayaa ka hadashay fal toddobaadkan lagu rasaaseeyay shaqaalaheeda oo hawlo shaqo u joogay degmada Xudun ee gobalka Sool. Waxay shirkadu beenisay inay dalka Somaliland shaqaalaheeda…

Read More »

Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ka Hadlay Sababaha Kor U Qaadaewsy Qiimaha Shidaalka Dalka

0 Visits: 797 | Thursday August 14, 2014 - 16:42:01
Hargeysa (Xogreebnews) Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Saleebaan Siciid Cali, ayaa Sheegay in Batroolka oo kala yara Go'ay uu sababay sicir-barar ku yimid qiimaha Batroolka dalka. Waxa uu sheegay in hadda la filayo inuu soo gaadho dalka Shidaal ku filan ka dib markii wax iska bedeleen Qaabkii shirkaddaha…

Read More »

Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday

0 Visits: 851 | Thursday August 14, 2014 - 16:34:24
Deg-Deg Dhegeyso Cali Khaliif Galaydh oo ku Guulaystay Doorashadii Dacday Waxaa lasoo Afmeeray Doorashashada Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Waxaana ku Tartamayey labo Musharax oo kale Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-Sheel iyo Pro Cali Khaliif Galaydh.Doorashad oo Saaka…

Read More »

Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka SOLJA Oo Lagu Dhawaaqay

0 Visits: 777 | Thursday August 14, 2014 - 16:23:42
Hargeysa(Xogreebnews) Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta lagaga dhawaaqay Magaalada Hargeysa ka dib markii maalmihii la soo dhaafay la xaliyay khilaaf soo kala dhex galay Hogaanka Ururka.

Read More »

Maafiyaddi Saxaafadda Iyo Mooryaanti Suugaantu oo Iskugu Bahaystaan Abwaan Cabdi Good!

0 Visits: 995 | Thursday August 14, 2014 - 11:48:14
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaa maalmahan si weyn dagaal qaawan loogu qaaday abwaanka caanka ah ee soomaaliyeed cabdi good,kaaso wax loogu dhimmaayo sheekhsiyadda,abwaanka

Read More »

DAAWO XOGREEB TV: Banaanbax lagu taageerayo shacabka Gaza oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 871 | Thursday August 14, 2014 - 09:20:24
DAAWO XOGREEB TV: Banaanbax lagu taageerayo shacabka Gaza oo ka dhacay Muqdisho

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Waxa Laga Fili Doono Hadii Loo Doorto Madaxweynaha Khaatumo + SAWIRADA JAWIGII MADASHA

0 Visits: 855 | Thursday August 14, 2014 - 09:11:47
Saxadheer(xogreebnews.com-Waxaa maana ka dhacay degmada saaxdheer munaasibad ay isugu yimaadeen dhamaanba dad waynaha ku dhaqan magaalada saaxdheer waxaa munaasibadan ku sugnaa xildhibaanada cusub ee dowlada khaatumo, waxaana munaasibadan

Read More »

Somaliland Oo Maanta Dalkeeda Ka Mastaafurisay Nin Qaba Cudur Halis Ah Oo Hargeysa Lagu Qabtay.

0 Visits: 823 | Thursday August 14, 2014 - 08:53:11
Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliland, ayaa Arbacada Maanta dalkeeda ka mastaafurinaysa Nin qaba mid ka mid ah Cudurrada halista ah oo lagu qabtay magaalada

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Dab-damis Casri ah Oo Lagu Tallo Galay madaarka Cigaal.

0 Visits: 801 | Wednesday August 13, 2014 - 19:15:06
Hargeysa (xogreebnews.com- Wasiirada Wasaaraddaha Duulista iyo hawadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigayey gaadhi dab-damis ah oo loo soo iibiyey Madaarka Hargeysa.

Read More »

Musuq-maasuq Iyo Xatooyo Baahsan Oo Ka Taagan Barnaamijyada Hay`adda World Vision Ka Fuliso Magalada Baligubaddle Iyo Magacyadda Raga Lagu Eedaynayo

0 Visits: 730 | Wednesday August 13, 2014 - 16:42:15
Baligubaddle(Xogreebnews) Hay`adda Word Vision oo ka mid ah Hay`addaha ugu wawayn ee ka shaqeeya dhinaca Sama falka,ayaa waxa ay inta badan ka fulisaa degaanadda somaliland barmaamijyo la xidhiidha dhinaca Gargaarka,sida

Read More »

Wadamada Deriska Ah Oo Maamulka Siilaanyo U Aqoonsaday Koox Argagixiso Iyo Budhcad Isugu Jirta Oo Masiirkii Shacabka Somaliland Xabaal Ku Riday.–

0 Visits: 755 | Wednesday August 13, 2014 - 16:38:31
Hargesa(xogreebnews.com-Tan iyo Maalintii Siilaanyo soo dhisay dawladiisii ugu horeysey bishii july 2010,ayey markiiba ka biyo diideen wadamada deriska ah ee Ethiopia iyo

Read More »

featured