Wararka

Xukumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ethiopia Si Rasmi Ah U Furtay Xuduuda iyo Shuruud Lagu Soo Rogay Dadka Ethiopia U Gudbaya

0 Visits: 736 | Wednesday August 13, 2014 - 16:35:34
Hargeysa(Xogreebnews)Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia maanta si rasmi ah loo furay. Waxa uu sheegay in Ethiopia Maanta ku soo war galisay inay furtay Xuduudka si caadi ahna la iskaga gudbi karo Somaliland iyo Ethiopia…

Read More »

Reer Boorama Oo Dareen Qadhaadh Ka Bixiyay Xayiraada Xukuumada Somaliland Saartay Xuduuda U Dhaxaysa Somaliland Iyo Jabuuti Ee Lawyacado.

0 Visits: 763 | Wednesday August 13, 2014 - 16:31:19
Boorama(xogreebnews.com-Dadwaynaha reer Awdal ayaa dareeno isku ladhan ka bixiyay xayiraada dhinaca isku gudubka ah ee ay xukuumada Somaliland maanta saartay xuduuda u

Read More »

Siyaasi Xaabsade Oo Sharaxay Sababta Uu Puntland U Tagay iyo Waxa Uga Meel Yaala Laascaanood.

0 Visits: 755 | Wednesday August 13, 2014 - 16:25:41
Hargeysa(xogreebnews.com-Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade, oo hore u ahaa Lataliyaha Doorashooyinka Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Wasiirka Warfaafinta iyo wasiirka hawlaha

Read More »

Xil. C/Laahi Balaaki Oo Isagoo Caayeya Marxuumadii Magaaddo Ku Dhaawacmay Koob Shaaha Ah Oo Uu Madaxa Kaga Dhuftay Xildhibaan Ibraahim Kacaan

0 Visits: 821 | Tuesday August 12, 2014 - 19:30:04
Hargeysa, xogreebnews.com-Xildhibaan C/laahi Xuseen Cige (C/laahi Balaaki) oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland ayaa saaka dhaawac wayni madaxa ka soo gaadhay ka dib

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Maanta Muqdisho Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 704 | Tuesday August 12, 2014 - 19:23:13
Muqdisho(xogreebnews.com- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kadib Safar dhoor cisho ah uu ku joogay Dalka Mareykanka.

Read More »

Qaar Ka Mida Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Birmingham Ee cariga Ingiriiska Oo Canbaareyay Falkii Lagu Xidhxidhay Qaar Kamida Ciidamada Boliska Iyo Askarta Gobolka Togdheer Oo Guryo Ay Ku Jireen Laga Daad Gureeyay Kana Codsaday Xukumada Sare In Si Degdeg Ah Loogu Soo Celiyo Xoriyadoodii.–

0 Visits: 637 | Tuesday August 12, 2014 - 19:20:13
Birmingham(xogreebnews.com--Qaar Ka Mida Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Birmingham Ee cariga Ingiriiska Oo Canbaareeyay Falkii Lagu Xidhxidhay Qaar

Read More »

Xildhibaano Ka Tirsa Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Feedh Iskala Daalay Arrimo Qabyaaladeed Awgeed.

0 Visits: 810 | Tuesday August 12, 2014 - 19:15:07
Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan Ibraahim Kacaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa dhaawac culus oo wajiga ku dhuftay Xildhibaan C/laahi Balaaki kadib markii ay isku af-dhaafeen Kaftan ku dhex maray siyaasadda Habar Magaadlayta ee u dhaxaysa

Read More »

DAAWO XOGREEB TV:Fu”aad adaan cadde oo luqun-diinleyn kaga jawaabay su”aalo la xidhiidha mustaqbalkiisa siyaasadeed kuna sugan deegaanka xudun.

0 Visits: 802 | Tuesday August 12, 2014 - 19:12:09
hARGEISA(XOGREEBNEWS.COM-DAAWO XOGREEB TV:FU"AAD AADAN CADDE OO CADEEYEY IN AANU U TALLAABIN PUNLAND

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Xidhay Xuduudka Ay La Leedahay Jabuuti & Dareenada Ku Xeeran

0 Visits: 801 | Tuesday August 12, 2014 - 18:59:36
Hargeysa(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka si rasmi ah u xidhay xuduudka ay la leedahay Jabuuti, iyadoo ku sababaysay sugida Amaanka, waxaanay sheegtay

Read More »

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Walaac Ka Muujiyay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya, Kana Hadlay Marxadii Ay Dalka Hoggaminayen Iyo Marxalada Maanta Ee Siilanyo.

0 Visits: 781 | Tuesday August 12, 2014 - 18:55:00
Haargeysa(xogreebnews.com-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay wada Axmed-Yuusuf-Yasin-aaahadalada

Read More »

"Xaabsade Sidan Dan-baa Tidhi...Faarax Nuur Ayaa Laga Hayey "Rag Kaa Faqay Rafiiiq Nimaad Tihiin Talo Lagaa Reebay".......Cali Guray

0 Visits: 1956 | Tuesday August 12, 2014 - 07:47:54
Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), oo ka hadlay tegitaanka Xaabsade ee Puntland inay keentay duruuf siyaasadeed iyo talo maroorsi ku salaysan Siyaasad-xumo ka timid Xukuumadda uu hogaamiyo

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Turkiga

0 Visits: 695 | Tuesday August 12, 2014 - 07:41:54
Hargeysa (xogreebnews.com- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal hambalyo ah u diray Raysal wasaarihii hore ee Turkiga Md. Recep Tayyip Erdogan oo shacbiga Turkigu doorashadii madaxtinimo ee dalkaas ka dhacday ay ugu doorteen Madaxweynaha cusub ee wadanka…

Read More »

Bulshada ku Dhaqan Deegaanka Bali-gubadle Oo Dheleecayn Kulul u jeediyey Maayirka Bali-gubadle Sheegayna in Uu Bulshada ka Dhex Abuuray Qabyaalad Baahsan

0 Visits: 688 | Monday August 11, 2014 - 20:15:38
Bali-Gubadle( xogreebnews.com-Qaarka mida Bulshada ku dhaqan Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa dhaleecayn Balaadhan u jeediyey Maayirka Degmada

Read More »

siyaasiga calooshiisa u shaqaystaha ah ee Axmed Cabdi xaab-sade oo maamulka punland qaado sharafeed ku maamuuseen (daawo saawiiro)

0 Visits: 978 | Monday August 11, 2014 - 20:09:03
Hargeisa(xogreebnews.com-siyaasiga calooshiisa u shaqaystaha ah ee Axmed Cabdi xaab-sade oo maamulka punland qaado sharafeed ku maamuuseen (daawo saawiiro)

Read More »

Hogaamiyayaal Al-Shabaab ah oo Muqdisho ku sugan oo laga war-helay.

0 Visits: 825 | Monday August 11, 2014 - 19:57:39
Muqdisho(xogreebnews.com-Wasaarada Amniga qaranka xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka warhayaan saraakiil iyo horjoogayaal ka tirsanAl-Shabaab, oo ku

Read More »

Ururka Sama-falka ee Tabantaabo Oo Tuulada Diin-qal Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Marasad Ay Maalgalintiisa Ku Deeqday Marwo Khadra Cumar Qardhaas

0 Visits: 863 | Monday August 11, 2014 - 19:52:38
Hargeysa(Xogreebnews.com--Ururka Sama-falka ee Tabantaabo Voluntary Org ayaa maanlintii shalay dhagax dhigay dhisme madarisad ah oo laga fulinayay Tuulada Ceel la helay ama Diinqal,Madarisadaas oo ay maalgalianyso Muxsinad Marwo Khadra Cumar Qardhaasiyadoo ugu waqfaysa aabaheed alla haw naxariistee…

Read More »

XOGREEBNEWS MA DHABBA ? :Siyaasiyiintii Waaweynaa Ee Dhulbahante Oo Ka Goostay Somaliland & Fu’aad Adan Cade Oo Ka Guuray Hargeysa

0 Visits: 862 | Monday August 11, 2014 - 19:50:53
Hargeysa(xogreebnews.com-La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Goboladda Barri Fu'aad Aadan Cadde oo ka soo jeeda Beelaha Dhulbahante ayaa la sheegayaa inuu ka goostay Somaliland. Warkani waxa uu sheegaya Fu'aad Aadan Cade oo ahaa Siyaasiga kali ah ee

Read More »

Gudoomiyaha Gudida Dhalinyarada Ee Beelaha Garxajis Oo Ka Xog-waramay Halka Uu Maraayo Abaabulka Shirka Dhalinyarada Belaha Habar Magaado iyo Socdaal Ku Aadan Abaabulkaas Oo Ay Ugu Baxayaan Gobolada Bariga

0 Visits: 970 | Monday August 11, 2014 - 19:43:17
Hargeysa(xogreebnews.com-- Gudoomiyaha Gudida Dhalinyarada Ee Beelaha Garxajis Deeq C/laahi Cawale ayaa ka Xog-waramay halka uu maraayo Abaabulka shirka Dhalinyarada Beelaha Habar Magaado iyo socdaal ku aadan Abaabulkaas oo ay ugu baxayaan Gobolada Bariga ee dalka

Read More »

Wasiir Samaale oo Saaka Koox Wasiiro ah Ku War-geliyey in Miisaaniyad Wasaaradahooda Qaybo Laga Jari Doono Ololaha Madaxtinimada Lagu Gelidoono Lacagaha Laga Jaro iyo Xisbiyada Mucaaradka oo Ka Dhoy La.

0 Visits: 868 | Monday August 11, 2014 - 19:39:57
Hargeisa(xogreebnews.com-Sida ay sheegeen qaar ka tirsan wasiiradii saaka kulanka kula yeeshay wasiir samaale xafiskiisa ayaa sheegay in wasiirku ku

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Eedaha Xisbiyadda Mucaaradaka Iyo Madasha Wadatashigu Shalay U Jeediyeen Xukumadda

0 Visits: 794 | Monday August 11, 2014 - 19:35:37
Hargeysa(xogreebnews.com-— Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa ka jawaabay Eedaha Xisbiyadda mucaaradaka iyo Madasha wadatashigu shalay u jeediyeen Xukumadda,kuwaasi

Read More »

featured