Wararka

Tacsi Madaxweyne Siilaanyo Ka Dirayo Geerida Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir

0 Visits: 854 | Wednesday August 06, 2014 - 19:28:50
Tacsi Madaxweyne Siilaanyo Ka Dirayo Geerida Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir

Read More »

Imaatinka Madaxwayne Ismaciil Cumar Geelle ee Minneapolis, maxay ku salaysan tahay

0 Visits: 805 | Wednesday August 06, 2014 - 19:21:52
Sidaan wada ognahay Madaxwayne Ismaaciil wuxuu ahaa hindisahii Soomaali wareeriyay ee 4.5 inay wax ku wada qaybsadaan keenay ulana dan lahaa inay Soomaali ku sii burburto kana

Read More »

Wasiir Muslim Ah Oo Xasuuqa Qaza Iskaga Casilay Dawladda Ingiriiska Iyo Jawaabta Ra’isal Wasaare Cameron

0 Visits: 772 | Wednesday August 06, 2014 - 19:14:26
London(xogreebnews.com-— Wasiirkii Xafiiska Arrimaha Dibadda dalka Ingiriiska Baroness Sayeeda Warsi oo ahayd haweenaydii u horreysay ee Muslim ka mid noqda golaha wasiirrada

Read More »

Daawo: Kongo Dal Qani Ah Oo Taariikh Madoobi Ku Lamaan Tahay — Filim Dokumentar Ah Oo Laga Diyaariyey Taxanihii Dawladeed Ee Dalkaas (Video).

0 Visits: 967 | Wednesday August 06, 2014 - 16:29:52
Oslo(Xogreebnews) Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo waxa uu dhacaa badhatamaha qaarada Afrika, waa dalka ugu bedka wayn xilligan qaaradda. Dalkani waxa uu ilaahay ku manaystay macdan iyo nimco kale oo ay ka mid yihiin dalsan, biyo iyo kaymo, waana dalkii dunida ugu wax soo saarka

Read More »

Madaxweyne Obama Oo Shirka Madaxda Africa iyo Maraykanka Kaga Dhawaaqay 33 Bilyan Oo Uu Africa Ku Maalgelinayo

0 Visits: 720 | Wednesday August 06, 2014 - 16:25:17
Washington(Xogreebnews) Madaxweynaha Maraykanka Barak Obama, ayaa Shirka Madaxda Africa iyo maraykanka uga socda Washington ka sheegay in Maraykanku Africa lagu maalgalinayo Lacag gaadhaysa 33 Bilyan oo Doolar. Waxa uu sheegay inuu doonayo in Africa ay wada yeeshaan wada shaqayn saaxibtinimo oo dhinaca…

Read More »

Weftiga Ururka IGAD Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Somaliland iyo Ku Xigeenkiisa

0 Visits: 657 | Wednesday August 06, 2014 - 16:17:17
Hargeysa(Xogreebnews)August-06-2014-Weftiga Urur Goboleedka Igad ka socday ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.Madaxweynaha iyo IGAD ayaa ka wada hadlay waxyaabaha labada dhinac ka wada shaqayn karayaan ka dib mudo Weftiga IGAD uu ku sugnaa Somaliland

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimaha Telafishanka iyo Raadiyaha Puntland(wareegto)

0 Visits: 835 | Tuesday August 05, 2014 - 20:21:50
Garoowe(xogreebnews.com-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiwali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay Agaasimaha guud ee Telafishanka iyo Raadiyaha puntland iyo kuxigeenkiisa isagoo labadaas xil u kala magacaabay Cabdifitaax Nuur

Read More »

Maayirka Degmada Bali-Gubadle Oo Boob Cad Ku Haya Dhulka Danta Guud Iyo ka Dadka Shacabka ah

0 Visits: 800 | Tuesday August 05, 2014 - 20:18:52
Hargeysa(xogreebnews.com-Mayirka degmada bali-gubadle Cabdi iimaan jaamac ayaa dhulboob foolxun kula kacay hantida danta guud iyo ta dadka shacabka ah. Waxaana baryahan dambe dibada u soo baxaya qaylo dhaan ka soo yeedhaysa dadka shacabka ee ku

Read More »

Xisbiyadda Qaranka iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Wada Hadlay Arimaha Doorashooyinka

0 Visits: 837 | Tuesday August 05, 2014 - 16:47:35
Hargeysa(Xogreebnews)Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka wada hadlay arimaha doorashada Wakiilada iyo Madaxtooyada ee Badhtamaha Sanadda 2015-ka. Xisbiyada ayaa sheegay in Komishanku u sheegay inay guulaysatay Noocii diwaan galinta ee la tijaabiyay Bishii…

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Ku Biiray Kooxda Daacish(ISIS) Ee Ciraaq iyo Suuriya Ka Dagaalanta.

0 Visits: 847 | Tuesday August 05, 2014 - 16:44:19
Hargeysa(Xogreebnews) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa Xaqiijiyay inuu Isagu dhalay Wiil ku biiray Kooxda Daacish ee ka dagaalamaysa Ciraaq iyo Suuriya. Kooxda Daacish ayaa Muuqaal ay Inankan oo Magaciisa ku Sheegay

Read More »

Haweenaydii U Horaysay Ee Muslimad Wasiir Ka Noqota Ingiriiska Oo Siyaasadda Ingiriiska ee Qaza Darteed Isku-casishay,

0 Visits: 772 | Tuesday August 05, 2014 - 16:38:17
London(Xogreebnews) Baroness Sayeeda Warsi, oo ah Haweenaydii Muslimad ah ee u horaysay ee Wasiir ka noqota Ingiriiska ayaa iscasishay, Siyaasadda Ingiriiska ee Xasuuqa Qasa ku wajahan darteed. Waxay sheegtay inaanay intaa wax ka badan u

Read More »

WAR DEG DEG AH: Ciidamo gadoodsan oo isku baahiyay Xarunta TV-ga Puntland iyo xaalada oo wali cakiran

0 Visits: 830 | Tuesday August 05, 2014 - 16:29:37
Garowe (Xogreebnews) Ciidamo hubeesan oo katirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta xoog kula wareegay Xarunta Telefishinka Puntiland ee kuyaala Magaalada Garawe . Wararka aan hada ka heleyno Magaalada Garawe

Read More »

Gudoomiyaha ururka Dhalinyada Subeer Awal Oo Shaaca Ka Qaaday inay Taggayaan Dhowaan Qabrigii SHEEKH SUBEER AWAL.

0 Visits: 876 | Tuesday August 05, 2014 - 11:50:54
Hargeisa(xogreebnews.com-gudoomiyaha dhalin-yadda subeer awal cabdi raxmaan,ayaa waraysi kooban oo u siiyeey shabakadda caalamigga ah ee xogreebnews.com-waxaa uu cadeeyey in ay jiraan

Read More »

Madax Dhaqameedka iyo Salaadiinta Beesha Bariga Hargeysa Oo Ka Hadlay Abaalku Shirka Beelaha Magaado

0 Visits: 816 | Tuesday August 05, 2014 - 11:19:33
Hargeysa(xogreebnews.com-Qaar ka mida Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Hargeysa ayaa sheegay inaanay wax luga ku lahayn hogaankooda dhaqanka ee beeshoodu dhaqdhaqaaqa maalmihii u danbeeyey la hadal hayey ee abaabulk

Read More »

“Maanta inla Tumo Durbaan Habar Magaadle ma taalo meesha..Doorashooyinka Dawladdi Shaqo Kuma Leh Ee Waxaa Masuuliyadda Leh Komishanka Madaxa banaan” Siyaasi Cabdillaahi Jawaan

0 Visits: 759 | Monday August 04, 2014 - 22:04:21
Hargeysa(Xogreebnews)Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar(Cabdillaahi Jawaan), oo Xukumaddihii Somaliland xilal kala duwan ka soo qabtay, kana mid noqday Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka dayriyay Heerka Qabyaaladu Somaliland ka marayso. Waxa uu sidoo kale Mucaaradka u tilmaamay in Doorashada…

Read More »

Taliyihii Booliska ee Boosaso oo Weerar is-miidaamin ku geeriyooday.

0 Visits: 747 | Monday August 04, 2014 - 20:19:48
Boosaso(xogreebnews.com-Taliyaha Qaybta booliska gobolka Bari C/raxmaan Cali Cabaas Muslin ayaa ku geeryooday qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay afaafka hore ee xarunta Taliska Gobolka bari ee Boosaaso.Qaraxa waa kale oo ku geeriyoodey taliyihi ilaalada

Read More »

Culimada iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray Duqaymaha ka socda Marinka Qaza ee lagu gummaadayo Muslimiinta waddanka Falastiin, Baaqa Culimad iyo Salaadintu ay wada jir u soo saareen ayaa u dhignaa sidan:

0 Visits: 783 | Monday August 04, 2014 - 19:16:08
Burco,xogreebnews.com- Culimada iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer ayaa Baaq ka soo saaray Duqaymaha ka socda Marinka Qaza ee lagu gummaadayo Muslimiinta waddanka Falastiin, Baaqa Culimad iyo Salaadintu ay wada jir u soo saareen ayaa u dhignaa sidan:

Read More »

Man-hajka Waxbarashada Somaliland oo mar kale la dhaliilay

0 Visits: 745 | Monday August 04, 2014 - 19:11:47
Man-hajka Waxbarashada Somaliland ayaa la dhaliilay qaabka loo diyaariyay, xilli Wasaaradda Waxbarashadu dhawaan sheegtay in dib u habayn lagu samaynayo. Dhaliilaha loo jeedinayo Manhajka ayaa waxa ka mid ah,

Read More »

Shirka Madaxweyne Obama iyo 50 Ka Mid Ah Hogaamiyeyaasha Africa Oo Maanta Ka Furmaya Washington

0 Visits: 789 | Monday August 04, 2014 - 16:53:24
Washington(Xogreebnews)Shir balaadhan oo u dhexeeya Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo ilaa 50 Madaxda Africa ayaa maanta ka furmaya Magaalada Washington. Shirka ayaa ku saabsan Danaha Maraykanka iyo Africa, waxaana hogaamiyeyaasha la casuumay ka mid ah Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud…

Read More »

Safiirka Ururka IGAD iyo Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Kulan Wada Yeeshay iyo Safiirka IGAD Oo Guurtida ku Amaanay doorkay Amaanka iyo Dimuqraadiyadda kaga jiraan

0 Visits: 815 | Monday August 04, 2014 - 16:47:08
Hargeysa(Xogreebnews)Safiirka Somalia iyo Somaliland u Qaabilsan Urur Goboleedkak IGAD Maxamed Cabdi Afey, ayaa kulan Albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.

Read More »

featured