Wararka

Xukumadda Somaliland Oo Mawqif Adag Ka Istaagtay Cabashada Bulshada Degan Bananka Xukumaddu Seeraha Ka Xidhayso

0 Visits: 771 | Monday August 04, 2014 - 16:43:50
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, Wasiirka Xannaanada Xoolaha Cabdi Aw-daahir, Wasiirka Degaanka Shukri X.Baandare iyo Odayga Somaliland Xaaji Cabdi Waraabe ayaa si adag uga hadlay Dadka diidan Seeraha Xukumaddu u Qorshaynayso Bananka Qool-caday iyo Aroori.…

Read More »

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Sheegay in Biyaha Hargeysa laban Laabmayaan 2015-ka, Kana Hadlay Mashruuc si Gaar Ah Biyo Loogu Galinayo Degmooyinka Axmed Dhagax iyo Maxamuud Haybe

0 Visits: 846 | Monday August 04, 2014 - 16:41:48
Hargeysa(Xogreebnews) Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa sheegay inay Biyaha Hargeysa laban laami doonaan sanadka 2015-ka, wakhtigaasi oo ay dhamaanayaan Mashaariic hadda socda oo biyaha lagu horumarinayo. waxa uu sidoo kale ka hadlay Mashruuc 4 Milyan oo Doolar

Read More »

Muuse Biixi Oo Ka Codsaday Gudoomiyaha Guurtida Inuu Uga Ergeeyo Sidii Golaha Fulinta Xubno Loogu Dari Lahaa

0 Visits: 799 | Monday August 04, 2014 - 08:14:33
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland ka dalbaday in uu xubno ugu darro guddida Fulinta Kulmiye, maadaama uu uga tanaasulaya Madaxweyne Siilaanyo Musharaxnimada Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye. Kulanka

Read More »

Madaxtooyadda Oo Markale Ku Kacday Maanta ka Dhacdo Argagixisaddu Ku Caantahay

0 Visits: 861 | Sunday August 03, 2014 - 20:29:37
Hargeysa(xogreebnews-Afhayeenka Madaxtooyadda DHUXUL Ayaa markii Madaxweynuhu Soo Degey maanta Hororsaday Migirifoonka si Badheedh ahna gaashaanka ugu dhuftay inaanay jiri doonon Wax su'aal ah oo ay warbaahinta Madaxa banaanini waydiin karto

Read More »

Muqdisho: Haween Nadaafadda Ka Shaqeeya Oo Ku Dhintay Qarax Bambaano

0 Visits: 826 | Sunday August 03, 2014 - 17:19:04
Muqdisho(Xogreebnews)Saddex Dumar ah ayaa ku dhintay 11 kalena waxaa ka soo gaadhay Dhaawacyo Magaalada Muqdisho ka dib markii Haween Xaadha Jidadka Miino loo sii galiyay Xashiishka ay gurayeen. Dhaawacyada qaar kood oo halis ayaa lagula tacaalayaa Isbitaalka Madiina. Qaraxa ayaa ka dhacay Carwadii…

Read More »

Khilaaf Ba’aan Oo Ka Dhex Qarxay Wasaaraddaha Deegaanka Iyo Xanaanadda Xoolaha Wasiiro Isku Beel Isaagu Hiiliyeey Ceebtii Dunida Ugu Weyned Inqilaabka Wasiir Aw-Daahir

0 Visits: 869 | Sunday August 03, 2014 - 16:59:36
Hargeisa( xogreebnews.com-wasaaradda xanaanada xolaha Somaliland ayaa si badheedh ah u inqilaabtay shaqaddi ay lahayd wasaaradda deegaanka Somaliland oo si taaso ay ula wasreegtay mid kale oo ahayd kadib markii ay wasaaradda xanaanada xooluh,sammeysay banaamij lagu sheegey in loogga dan-leeyahay in…

Read More »

Ma dhabba,in wasiirku xigeenkii amniga cabdilaahi abokor laba nin oo ay walaalo yihiin xukumaddu xabsiga dhigtay bilaa sabab.

0 Visits: 1019 | Sunday August 03, 2014 - 14:52:39
Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo looga qaateen ah oo ay heleyso shabakadda caalamiga ah ee xogreebnews.com-ayaa sheegeya inay xukumaddu xabsiga dhigtay laba ka mid ah,wiilasha u la dhashay wasiirku xigeenkii hore ee amniga cabdilaahi abokor cismaan.waxxaanay xoggaha aanu heeleyno

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo kasoo laabtay safarkiisi dibedda (Daawo sawiiradda safarka siilaanyo)

0 Visits: 832 | Sunday August 03, 2014 - 14:39:49
madaxweyne siilaanyo oo kasoo laabtay safarkiisi dibedda (Daawo sawiiradda safarka siilaanyo)

Read More »

Daawo xogreeb Tv:Boobe Yuusuf Ducaale oo si adag uga hadlay Xiddigaha Geeska–

0 Visits: 819 | Sunday August 03, 2014 - 14:26:53
Boobe Yuusuf Ducaale oo si adag uga hadlay Xiddigaha Geeska–

Read More »

“Waxaa jiray shir U Dhexeeyey Wasiir Cukuse, Guddoomiyaha SOLJA iyo Dallada SONSAF, Kaasi Oo La Doonayay In Ururka Noqdo Mid Xukuumaddu Maamusho, waxaanan Taas Ku Cadaynaynaa..”- Maxamed A. Jaamac (Calooley), Xubin Ka Mid Ah Guddida Fulinta ee SOLJA

0 Visits: 795 | Saturday August 02, 2014 - 20:21:59
Hargeysa (xogreebnews.com- Guddida Fulinta ee Ururka suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA ayaa Maanta Xilkii ka qaaday Guddoomiyahoodii kadib markii uu ku kacay tallaabo ka baxsan sharciyadda ururka u taalla iyo xasaannada Guddoomiye nimoba. Guddida fulinta oo fadhi ay

Read More »

FAALLO: Xasan Maxamed Yuusuf Waxaa U Ka Dhigan Yahay,Soljooy Nin-na Dhuuni-Buu Ku Dhex Jooga Nin-na Dhaqaashu Kuugu Dhabar-Jabay.

0 Visits: 881 | Saturday August 02, 2014 - 20:08:42
Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland,xasan maxamed Yuusuf ayaa ku fashilmay xilkii ay u ig-madeen xunbaha guddida fulinta ee ururkaas,wax yaabaha la yaabka leh ee u ku kacay gudoomiyaha magaaca saxaafadda ku ceeshi jirey inuu

Read More »

WAXQABADKII dhalanteed ah oo ay warbaahinta usoo gudbisay madaxtooyaddu,halkan ka akhriso war-saxaafadeedka kasoo baxay madaxtooyadda.

0 Visits: 1085 | Saturday August 02, 2014 - 19:33:31
Hargeisa(xogreebnews.com-Marka hore dhamaanba shacabka reer Somaliland meel ay joogaanba guddaha iyo diba

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Cali Guray “Waxan Idiin Sheegayaa Xukuumadu Way Ogtahay Sobobaha Loo Xidhay Xuduudaha Anaguna Waanu Ognahay”

0 Visits: 872 | Saturday August 02, 2014 - 19:25:38
Daawo xogreeb Tv: Cali Guray "Waxan Idiin Sheegayaa Xukuumadu Way Ogtahay Sobobaha Loo Xidhay Xuduudaha Anaguna Waanu Ognahay"

Read More »

Ciidamo AMISOM Ah Oo Soomaaliya Laga Joojiyay Xanuunka Ebola Dartii

0 Visits: 845 | Saturday August 02, 2014 - 19:20:08
Muqdisho(xogreebnews.com-Xilli lagu waday in is bedel lagu sameeyo Ciidamada Nigeria iyo Sierra Leone ka joogga dalka Somaliya, ayaa taasi dib loo dhigay, si aanu cudurka Ebola ugu

Read More »

“Dowladda Somaliya Waxaa Laga Rabaa Inay Soo Afjarto Dilalka Ka Dhanka Xildhibaanada” Nicholas Kay

0 Visits: 820 | Saturday August 02, 2014 - 19:17:23
Muqdisho(xogreebnews.com-Amb. Nicholas Kay, Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya, ayaa ka hadlay dilkii shalay Magaalada Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madeer), oo ka tirsanaa Xildhibaanada

Read More »

“Aniga Waxaa Ay Ila Tahay Wax Lagu Qoslo Ninka Muwaadinka Ah Ee Markuu KULMIYE Joogayna Aan Reerka Ahayn Markuu WADDANI Yimina Reer Noqonaya”Cabdiraxman Cirro

0 Visits: 828 | Saturday August 02, 2014 - 19:15:31
Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ahna sida oo kale Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay Siyaasad Cusub oo Xukuumadu ay muddoyinkii

Read More »

Guddida Fulinta SOLJA Oo Xilkii Ka Qaaday Guddomiyihii Ururkaasi Xasan Maxamed Yuusuf

0 Visits: 862 | Saturday August 02, 2014 - 19:04:01
Hargeysa()Guddida fulinta ee ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA, ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii ururkoodda Xasan Maxamed Yuusuf, isla markaana ay gudoomiye ku meelgaadh ah u doorteen Mustafe Sheekh Cumar Geeddi.Sidaasna waxa ay ku

Read More »

Wasiir-Ma Xishoode,Teneeg Xashiish-buu Noqday!

0 Visits: 937 | Friday August 01, 2014 - 19:32:30
Hargeisa(xogreebnews.com-Sidaa aad la wadaa socotaanba waxaa caado noqotay in mid ka mid ah gollaha wasiiradda xukumadda siilaanyo u noqday caado qaatee ku shaqaystaa codkiisa, waxaana lo" dhiiba wax kastaa oo laga xishoon jiraybaa inuu isaagu lasoo istaaggo fagaaraha siyaasadda isaago

Read More »

Daawo xogreeb Tv:SIR CULUS : Cukuse iyo Fanaaniinta Xiddigaha Geeska iyamaa Khiyaameeyey Qaranimada Somaliland.

0 Visits: 902 | Friday August 01, 2014 - 19:26:32
London (xogreebnews.com- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa si badheedh ah u weeraray fannaaniinta da'da yar ee xiddibiga Geeska, isaga oo ku eedeeyey inay meel ka dhaceen qaranimada Somaliland.

Read More »

Haatufka Maanta.Waaryaadhaheen tii Xukuumad ahayd waxa ka soo hadhay “Qabyaalad-baa la waddaa oo habartii Magaaddaa aakhiro laga soo toosinayaa”. Oo heedhe habartan

0 Visits: 839 | Friday August 01, 2014 - 19:24:46
Haatufka Maanta.Waaryaadhaheen tii Xukuumad ahayd waxa ka soo hadhay "Qabyaalad-baa la waddaa oo habartii Magaaddaa aakhiro laga soo toosinayaa". Oo heedhe habartan

Read More »

featured