WararkaPuntland oo xidhiidhkii u jartay Dowlada Federaalka sabaabaha keenay daawo (war-saxaafadeed+sawirroGaroowe(xogreebnews.com-Puntland oo xidhiidhkii u jartay Dowlada Federaalka sabaabaha keenay daawo (war-saxaafadeed+sawirroWasiir Cukuse doorashadii golaha wakiilada ee dowladu qaban kari weyday ayuu xisbiga Waddani kula gal-galanayaaWasiir Cukuse oon dalku halka uu marayo aad uula socon oo hawlo isaga u gaari ka mash quuliyeen ayaan ogayn in dowladu ku guul dareysatay in waqtigii golahaWasiirka Arrimaha DIbadda Somaliya Dr. Bayle Oo Su’aalo Laga Weydiiyey Arrimaha SafaaradahaMuqdisho(xogreebnews.com- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Xubnaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Baarlamaanka oo uu hogaaminayay Madaxa Guddigaasi Xil. Cabdulqaadir Cosoble Cali , ayna ka qeybGuddida Qabanqaabada Shirweynaha SOLJA Oo Lagu DhawaaqayHargeysa(Xogreebnews)-Gudida Fulinta ee Ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay gudida qaban qaabada shirwaynaha Ururkaasi,waxaana qoraal kooban oo ay soo gaadhsiiyeen warbaabhintu u dhignaa sida tan. UJ: Guddida Qabad qaabada Shirweynaha shanaad ee SOLJA (preparatory…Madaxdhaqameed ka soo jeeda Degaanka Banka Qool-caday oo ka digay Cawaaqib xumo ka dhalan karta Seeraha Xukumaddu u qorshaysay Banka Qool-cadayHargeysa(Xogreebnews) Salaaddiin iyo Cuqaal ka soo jeeda Degaanka Banka Qool-caday ee Xukumaddu Seeraha u qorshaysay ayaa ka digay dhib ka dhalan kara haddii Xukumaddu isku daydo Xidhida Seeraha Qool-caday.Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Ayaa Hadlay !!!!!Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Ayaa Hadlay !!!!!Madaxweyne ku xigeenka oo la kulmay koox jaaliyada dalka Sweden.WAR-SAXAAFADEEDHargeisa(xogreebnews.com-war saxaafadeed.Madaxawayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaaa maanta xafiiskiisa ku qaabilayMaareeyaha Tvga Qaranka Oo Hab Qabiilaysan Uga Joojiyey Barnaamij Live Ah OO Xalay Lagu Waraysanaayey Fanaanadda Idil Barkhad Oo Kaso Jeeda Gobolka Awdal.Hargeisa(xogreebnews.com-Maareeyaha Tvga Qaranka Oo Hab Qabiilaysan Uga Joojiyey Barnaamij Live Ah OO Xalay Lagu Waraysanaayey Fanaanadda Idil Barkhad Oo Kaso Jeeda Gobolka Awdal.Koox xalay Soo Weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal Ee Magaalada Hargeysa.Hargeysa(xogreebnews.com-:- Koox hubeysan ayaa caawa soo weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal ee Magaalada Hargeysa.isla markaana khasaare gaadhsiiyay qaar ka mida qalabka Wargeyska.Weriye Hargeysa Ku Xidhan Oo Ka Cawday Gacan Ka Hadal Iyo Cagajuglayn Xabsiga Gudihiisa Loogu Geystay,Hargeysa(xogreebnews.com-Axmed Aadan Rooble Waa Tafatiraha Mareegta BALIGUBADLE MEDIA oo kamid ah Ah Mareegaha Internetka ee Somaliland.Waxan uu Habeenkii SadexaadALSHABAAB Oo Ku Hanjabaysa Inay Soo Ridi Doonaan Diyaaradaha Ciidamada AMISOMHargeysa(xogreebnews.com-Dagaal yahan nada Al-shabaab, ayaa ku hanjabay in xilliga ay doonaan weerarro ku qaadi karaan xarunta madaxtooyada Soomaaliya iyo goobaha kale eeShirkadda Dahabshiil Waxaay Noqotay Daneeyaha Dad-weynaha Soomaaliyeed!Harageisa(xogreebnews.com-Shirkadda caalamiga ah ee dahabshiil oo maalmihii barakaysna ee aynu kasoo gudubnay bulshada u qabatay adeeg-dheeraad ah,saacaddaha shaqaddana wakh tigoodda iskugu geeyey,maadaama oo ay bulshadda ay adeegga u fidisoXukumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Agaasimihii TV-ga UNIVERSAL Iyo Sababaha Loo AanaynayoHargeysa(xogreebnews.com-Ciidamadda Booliska Ayaa Xabsiga Utaxaabay Agaasimihii Somaliland Uqaabilsanaa Tv-ga Ee UNIVERSAL Maxamed Caabi Digaal.Xadhiga Masuulkani Ayaa Laagu Sheegeay inXukuumada Somaliland Oo Hargeysa Ku Xidhay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ciidamadda Dalka JabuutiHargeysa(xogreebnews-Hay'adda Sirdoonka Somaliland ayaa habeen hore hargeysa ku xidhay sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Dalka Jabuuti, kaasoo dhawr kii sano ee u danbeeyey ka shaqayn jiray Baanka Dalka Jabuuti ku leeyahay Hargeysa ee BCIMR. Sarkaalkan Sirdoonka Somaliland xidheen oo la yidhaaDaawo xogreeb Tv:wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta oo xukummadda uu ka midka yahay si weyn uga difaacay eedaha mucaaradkaHargeisa(xogreebnews.com- Daawo xogreeb Tv:wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta oo xukummadda uu ka midka yahay si weyn uga difaacay eedaha mucaaradkUrurka SSWJ oo Shaaciyay Bannaanbaxyo Salmi ah oo Lagaga soo Horjeedo Cabudhinta Saxaafadda SomalilandUrurka SSWJ oo Shaaciyay Bannaanbaxyo Salmi ah oo Lagaga soo Horjeedo Cabudhinta Saxaafadda SomalilandDaawo Sawirada Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somaaliya Oo Boqolaal Qof Salaadii Ciida Kula Tukaday MuqdishoMuqdisho(xogreebnews.com-— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed ay Wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Masjidka Isbahysiga ee MagaaladaDaawo xogreeb Tv: Sawirad Sidii Looga Ciiday Magaalad Hargeysa Iyo Farxada Ka Muuqata Wejiga DadkaDaawo xogreeb Tv: Sawirad Sidii Looga Ciiday Magaalad Hargeysa Iyo Farxada Ka Muuqata Wejiga DadkaXukuumada Somaliland Oo Si Adag U Canbaaraysay Xasuuqa Ay Ciidamada Yuhuudu Ku Hayaan Dadka Reer Falastiin, Fariina U Dirtay Beesha CaalamkaHargeysa(xogreebnews.com--xukuumada Somaliland ayaa si adag u canbaaraysay weerara arxan darada ah ee ay ciidamada yuhuudu ku hayaan dadka muslimiinta ah ee reer falastiin.ciid wanaagsan dhammaantiin baan idin leenahay shabakadda wararka ee xogreebnews.com ku ciida meel kasta oo aad joogtaan caafimaad iyo cimri dheerer.Hargeisa (xogreebnews.com-ciid wanaagsan dhammaantiin baan idin leenahay shabakadda wararka ee xogreebnews.com ku ciida meel kasta oo aad joogtaan caafimaad iyo cimri dheerer. |
|