Wararka

Daawo Sawirada Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somaaliya Oo Boqolaal Qof Salaadii Ciida Kula Tukaday Muqdisho

0 Visits: 814 | Monday July 28, 2014 - 19:15:06
Muqdisho(xogreebnews.com-— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed ay Wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Masjidka Isbahysiga ee Magaalada

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Sawirad Sidii Looga Ciiday Magaalad Hargeysa Iyo Farxada Ka Muuqata Wejiga Dadka

0 Visits: 922 | Monday July 28, 2014 - 19:09:43
Daawo xogreeb Tv: Sawirad Sidii Looga Ciiday Magaalad Hargeysa Iyo Farxada Ka Muuqata Wejiga Dadka

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Si Adag U Canbaaraysay Xasuuqa Ay Ciidamada Yuhuudu Ku Hayaan Dadka Reer Falastiin, Fariina U Dirtay Beesha Caalamka

0 Visits: 842 | Monday July 28, 2014 - 19:06:48
Hargeysa(xogreebnews.com--xukuumada Somaliland ayaa si adag u canbaaraysay weerara arxan darada ah ee ay ciidamada yuhuudu ku hayaan dadka muslimiinta ah ee reer falastiin.

Read More »

ciid wanaagsan dhammaantiin baan idin leenahay shabakadda wararka ee xogreebnews.com ku ciida meel kasta oo aad joogtaan caafimaad iyo cimri dheerer.

0 Visits: 934 | Sunday July 27, 2014 - 20:26:14
Hargeisa (xogreebnews.com-ciid wanaagsan dhammaantiin baan idin leenahay shabakadda wararka ee xogreebnews.com ku ciida meel kasta oo aad joogtaan caafimaad iyo cimri dheerer.

Read More »

Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa saxaafadda madaxa-banaan oo ku Saabsan xaquuqda ula sinnaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda Dalka ee beelaha la hayb-sooco, waxa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka Beelaha la Hayb-Sooco (VOSOMWO), waxaana taageeray NED.

0 Visits: 847 | Sunday July 27, 2014 - 20:15:41
Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa saxaafadda madaxa-banaan oo ku Saabsan xaquuqda ula sinnaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda Dalka ee beelaha la hayb-sooco, waxa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka Beelaha la Hayb-Sooco (VOSOMWO), waxaana taageeray NED.

Read More »

Muuse Biixi oo hamhalyo u diray shacabka Somaliland ciidal fidriga awgeed war saxaafadeed.

0 Visits: 817 | Sunday July 27, 2014 - 20:07:45
Hargeisa(xogreebnews.com-Muuse Biixi oo hamhalyo u diray shacabka Somaliland ciidal fidriga awgeed war saxaafadeed.

Read More »

.Waatan Shakhsiyadda Dhabta ah ee Wiilka Madaxtooyadu Ku Biiliso Cayda iyo Aflagaadada Madaxda Mucaaradka.

0 Visits: 1053 | Sunday July 27, 2014 - 19:59:38
Hargeisa(xogreebnews.com-Akhristayaal qaybtii hore ee taxanahan waxay ka soo sheekeynay waxoogaa taariikh kooban oo uu leeyahay wiilka yar ee lagu magacaabo MUNIIR,shakhsiyadda wiilkan yar waxa lagu macneyn karaa xikmadii carbeed ee ahayd BUL FII BIRI ZAMZAM TASHTAHIR,oo

Read More »

Guddida Sadaqo ururinta madasha Indheer-garadka oo si wanaagsan u qaybiisay caawimo caalami ah,war saxaafadeed ay soo saartay

0 Visits: 863 | Sunday July 27, 2014 - 19:33:32
Hargeisa(xogreebnews.com-MadashaIndheer-garadkaoo ah goleuusaldhig u yahayaaladdacasriga ah eeFaysbuuggu (Facebook), kulmiyana in kabadan 840 xubnoodooreer Somaliland ah, ookalajoogadaafahadunidaayaadeeqraashiniyoalaabokeleisugujirtakuwareejiyaydhakhtarkadhimirkamagaaladaBorama.

Read More »

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Sheegayna Inuu Maamulkii Rayaale Dhaamay

0 Visits: 970 | Sunday July 27, 2014 - 19:27:59
Hargeisa,xogreebnews.com-— Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale iyo Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada, isla markaana ka

Read More »

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Gaadiid Somaliland Siisay ku Tagay Garoowe iyo Madaxda Puntland oo soo Dhaweyn Diiran u Sameeyay

0 Visits: 888 | Sunday July 27, 2014 - 18:02:54
Garoowe(Xogreebnews):-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Isimada Gobolka Sool ayaa shalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland.

Read More »

Radio Xogreeb Sheikh maxamed cali gadhle oo manta jeediyay dardaaran muhim ah oo lagu sabootinayo bisha ramadaan waana darsigii 25aad dhagaysi haboon By Zeki Adem Zuxufi

0 Visits: 870 | Sunday July 27, 2014 - 17:49:34
Radio Xogreeb Sheikh maxamed cali gadhle oo manta jeediyay dardaaran muhim ah oo lagu sabootinayo bisha ramadaan waana darsigii 25aad dhagaysi haboon By Zeki Adem Zuxufi

Read More »

Israel oo Duqaynteeda Qaza sii Ambaqaaday ka dib Xabad Joojin 24 Saac ahayd oo Xamaas Diiday

0 Visits: 830 | Sunday July 27, 2014 - 17:30:06
Qaza(Xogreebnews) Ciidanka Israel ayaa dib u bilaabay Duqaynta Marinka Qaza ka dib Xabad joojin 24 Saac ahayd oo Xamaas Diiday. 3 Qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay Weerarada Israel ee Galinka hore ee Maanta bilawday sida Bahda Caafimaadka ee Falastiin sheegtay.

Read More »

Daawo xogreeb Tv:GAZA:Canug nool oo laga soo saaray caloosha hooyadi mayd ahayd mujiso.

0 Visits: 838 | Saturday July 26, 2014 - 19:59:27
Daawo xogreeb Tv:GAZA:Canug nool oo laga soo saaray caloosha hooyadi mayd ahayd mujiso.

Read More »

Daawo xogreeb Tv:Fannaaniin Si Tiiraanyo Leh Uga Hadlay Dilkii Marxuumad Saado Cali Warsame

0 Visits: 995 | Saturday July 26, 2014 - 19:57:10
Minneapolis(xogreebnews.com-Magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota waxaa lagu qabtay kulan baroor-diiq ah oo loo sameeyay fannaanadii weyneed Saado Cali Warsame oo

Read More »

Wafti Balaaran oo uu Hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

0 Visits: 854 | Saturday July 26, 2014 - 19:51:17
Garoowe(xogreebnews.com- digg icon delicious icon Wafti Balaaran oo uu Hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

Read More »

wasiirka arrimaha dibeda jubbo-land oo ay guriisa qarxiyeen al-shabaab

0 Visits: 933 | Saturday July 26, 2014 - 19:48:12
Kismaayo(xogreebnews.com- Qarax ayaa xalay ka dhacay guri uu degenyahay wasiir ka tirsan maamulka Jubba, waxaase jirey qaraxyo kale oo lala eegtey xarun quwadda korontada

Read More »

aragtiida xukummadda ee seerayaasha iyo shacabka deegaanka oo kaaf iyo kal dheeri noqotay.

0 Visits: 876 | Saturday July 26, 2014 - 19:39:34
Hargyasa(xogreebnews.com-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Jaamac Maxamed Odowaa ayaa ka hadlay bananka aroori iyo qool caday oo dadka deegaankasi ka biyo diideen siday wasaarada xanaanada xoolaha somaliland u wado.

Read More »

Haweeney U Dhalatay Dalka Jarmalka Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Mombasa.

0 Visits: 869 | Saturday July 26, 2014 - 19:34:44
Nairobi(xogreebnews.com-Niman hubeysan ayaa xalay makhribkii Magaalada Mombasa ay ku dileen haweeney u dhalatay dalka Jarmalka oo 28 jir ah oo dalxiis ahaan magaalada u timid

Read More »

Warbaahinta madaxa Banaan Ee dalka ayaa Qortay warar sheegaya In wareysiga Kooxdani Siisay SNTV Ay fududeeyen Shaqaalaha Tvgii la Xayiray Ee UNIVERSAL TV.

0 Visits: 829 | Saturday July 26, 2014 - 19:27:57
Hargeisa(xogreebnewscom-Waxana la Weriyay in Kooxdani TV-Ga Qaranka Dalka SOMALIA Ee SNTV Ay Hargeysa gudaheeda ugu Qabteen Barnaamijka Bandhiga CIIDA Ee TV-gaasi Walow

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo sidaa fiinta uga qayliyeey war ka hadlaaya caafimaadkiisa oo liita,shacabka reer somaliland ku tilmaamay kuwo dhiiran.

0 Visits: 952 | Saturday July 26, 2014 - 08:49:31
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warar sheegayay in xaaladiisa caafimaad liidato oo lagu baahiyay qaar ka mid ah mareegaha internet-ka, waxaanu sheegay in arrintaasi ay tahay dacaayad aan raad lahayn. Madaxweynaha

Read More »

featured