Wararka

Ganacsatada Somaliland Oo Si Weyn Uga Cawday Adeeg-Xummo Saameysay Dekedda Berbera Iyo Maareeyihii Oo Caasimadda Tamash-Laynaaya.

0 Visits: 884 | Friday July 25, 2014 - 20:49:52
Hargeisa(xogreebnews.com_Mar-sada caalamiga ah ee Berbera oo hadda ku jirtaa wakhti mash-quul badan oo ah xiliyadda ay bulshada sidaa weyn wax ulaa soo deg-to maal-maha ciidaa.ayaa hadda waxaa

Read More »

Faallo Waatan Shakhsiyadda Dhabta ah ee Wiilka Madaxtooyadu Ku Biiliso Cayda iyo Aflagaadada Madaxda Mucaaradka.

0 Visits: 999 | Friday July 25, 2014 - 20:12:22
Soomaalida ayaa ku maah maahda ninkii soo joog laga waayo soo fadhiiso ayaa laga helaa,hada wiilka yare e uu Xirsi adeerka u yahay ee uu ku biiliso cayda iyo aflaagaadada ee uu u furay wargeys la yidhaahdo Somaliland today,wiilka ayaa waxa uu ka aradan yahay dhamaam milgaha iyo sharafta saxaafadda

Read More »

Ciidamada Somaliland Oo Ku Faanay Qabashada Gaadhi Uu Lahaa Cali Khaliif Galaydh Oo Ay Cidla Kasoo Kaxaysteen

0 Visits: 853 | Friday July 25, 2014 - 19:59:58
Hargeys(xogreebnews.com-War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Somaliland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Somaliland ee Degaanka Saax-dheer ku sugan Gacanta ku

Read More »

Tartankii Qur”aanka ee Bisha Ramadaan Oo Ka Socday Magaalada Hargeysa Oo Maanta La Soo Gaba Gabeeyey–

0 Visits: 865 | Friday July 25, 2014 - 19:43:00
Hargeysa( xogreebnews.com-Waxaa maanta Xarunta guud ee Asaaru-diinka Magaalada Hargeysa lagu soo gaba gabeeyey Tartankii Qur"aanka Kariimka ah oo bishii ramadaan si habsami ah uga socday Caasimada Hargeysa .Tartanka oo Bishii Ramadaan socday ayaa

Read More »

Xukuumadda Oo Biyihii Ka Soo Jartay Guriga Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale

0 Visits: 907 | Friday July 25, 2014 - 19:37:04
Hargeysa (xogreebnews.com- Guriga Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayay Wakaaladda Biyaha Hargeysi gabi ahaanba ka jartay qasabadihii Biyaha keeni jiray

Read More »

Yaa Nooliga Iga Bixinaaya Waxaan U Shahiid Tagi Lahaa Falastiin Sheeko Cajiib Ah ? BY Cabdi casiis Bashiir Nuur

0 Visits: 1032 | Thursday July 24, 2014 - 20:41:55
Hargeisa(xogreebnews.com-waa wadan ku yaalo bariga dhexe ee Qaarada Aasiya. Falastiin, waxa ay Xuduud la leedahay wadamada Masar, Urdun, suuriya, Lubnaan iyo Israaiil. Markii hore dhulka waxaa degenaan jiray carab falastiin ah iyo yahuud aad u yareed, waxaana lagu

Read More »

War Culus :- Puntland oo Wafdi u dirtay Muqdisho Kuwaas oo Baaraya Dilkii Xildhibaanad Saado Cali Warsame

0 Visits: 994 | Thursday July 24, 2014 - 19:39:26
Garoowe(xogreebnews.com-Wasiiro,xildhibaano iyo Odayaal dhaqan oo Puntland ah ayaa maanta ka dhoofay magalada Garowe xarunta Puntland kuwaasoo kusii jeeda magalada Muqdisho oo maalinkii shalay lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame.

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Hees Qiira Badan Xambaarsan Oo Ay Dhawaan Qaaday Oo La Tuhunsan Yahay Inay Galaafatay Saado Cali Warsame

0 Visits: 1100 | Thursday July 24, 2014 - 19:32:43
Muqdisho(xogreebnews.com-Allaha U Naxariistee Saado Ali Warsame Ayaa Dhawaan qaaday hees qiiro badan xambaarsan oo la magic baxday Shabeele Maxaa Ku dhumay, waa hees ay marxuumad Saado C kaga gilgilatay dulmiga ka socda magaalada Jowhar.

Read More »

Daawo Sawirada Aas Heer Qaran Ah Oo Loo Sameeyay Xildhibaanad Saado Cali Warsame

0 Visits: 1111 | Thursday July 24, 2014 - 19:23:53
Muqdisho(xogreebnews.com- Allaha u naxariistee Waxaa maanta si heeer qaran ah lagu aasay magaalada muqdisho Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay kooxo hubeesan ku toogteen agagaarka Hotelka Ampasador ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Dacda Duhurkii Kalmad Ka Jeediyay Masaajidka Cali Mataan Ee Hargeisa Ayaa Ka Hadlay Ramadaan Iyo Wixii Ka Damneeya Iyo Waliba Waxyaabha Looga Baahanyhaay Qofka Mu’Minka Ah Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

0 Visits: 794 | Thursday July 24, 2014 - 19:20:29
Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Dacda Duhurkii Kalmad Ka Jeediyay Masaajidka Cali Mataan Ee Hargeisa Ayaa Ka Hadlay Ramadaan Iyo Wixii Ka Damneeya Iyo Waliba Waxyaabha Looga Baahanyhaay Qofka Mu'Minka Ah Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

Read More »

Taliyaha Guud ee Ciidanka Badda Somaliland oo ka Hadlay Sugnaanta Amniga Badda, Beeniyayna in Kootara Baan laga dhoofiyo Xeebaha Somaliland

0 Visits: 878 | Thursday July 24, 2014 - 17:55:05
Hargeysa(Xogreebnews) Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan Cabdi, oo ka jawaabayay warar sheegayay inay dayacan yihiin Xeebaha Badda Somaliland waxa uu sheegay inay si buuxda gacanta ugu hayaan Badda Somaliland.

Read More »

DAAWO xogreeb Tv:“Waa Xaaraan In Laga Sheekeeyo Oo La Yidhaahdo Doorashadu Dib Bay U Dhacaysaa” Axmed Muumin Seed

0 Visits: 881 | Wednesday July 23, 2014 - 20:40:54
Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyee Kuxigeenka XIsbiga WADANI Md. Axmed Muumin Seed Ayaa Si Waafiya Uga Hadlay Siday Ay U Arkaan Ka Xisbi Ahaan Qabsoomida Doorashada Dalka.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Boqor Buur madow oo Ka waramay Kulan ay yeesheen Cali khaliif

0 Visits: 885 | Wednesday July 23, 2014 - 20:18:25
Daawo xogreeb Tv: Boqor Buur madow oo Ka waramay Kulan ay yeesheen Cali khaliif

Read More »

Axmed Godane oo silic u dilay Sargaal la baadi-goobayay & xog sheegeysa,intaa uu si hoose u khaarajiyeey

0 Visits: 820 | Wednesday July 23, 2014 - 20:00:16
Baraawe(xogreebnews.com-Warka aan ka heleyno Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Alshabaab Axmed Cabdi Godane uu amar ku bixiyay

Read More »

Raysal Wasaare Cabdiweli: “ Saado Cali Warsame Waxay Ahayd Wadinyad Ay Dadka Somaliyeed Tabi Doonaan”

0 Visits: 897 | Wednesday July 23, 2014 - 19:56:48
Muqdisho(xogreebnewsc.om-— Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan

Read More »

Salaadiin iyo Cuqaal Reer Somaliland Ah Oos Baaq Taageero iyo Bogaadin U Direy Gudida Qoomiyada Direed Ee G21

0 Visits: 935 | Wednesday July 23, 2014 - 19:45:43
Hargeysa(xogreebnews.com- Salaadiin iyo Cuqaal Reer Somaliland Ah ayaa maanta magaalada Hargeysa kazoo saaray Baaq Taageero iyo Bogaadin ah oo ay u dirayaan Gudida Qoomiyada Direed Ee G21S ,Baaqan ay Warbaahinta mariyeen salaadiintu

Read More »

Meydadka Dadkii Ku Nafwaayay Diyaaradii Malaysian Airlines Oo Laga Dejiyay Dalka Hollan( SAWIRRO)

0 Visits: 883 | Wednesday July 23, 2014 - 19:42:06
Hollan(xogreebnews.com-Waxaa Maanta Magaalada Kharkhiv ee Dalka Ukrine ka duushay diyaarad Milatari oo wada meydadka qaar kamid ah dadkii ku dhintay Diyaaradii Malaysian Airlines oo toobaadkii hore lagu soo riday Dalka Ukraine.

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti Oo Kulan Khaas Ah KU Qaabilay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland & Nuxurka Qodobadii Ay Ka Wadahadleen

0 Visits: 805 | Wednesday July 23, 2014 - 19:35:14
Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ahna gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), oo socdaal ku

Read More »

Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Darsigii Maanta Ka Haday Zakaatul Fidriga IYo Axkaamtay Ay Leedahay Waana Darsigii 22-AAd Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

0 Visits: 917 | Wednesday July 23, 2014 - 17:14:48
Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Darsigii Maanta Ka Haday Zakaatul Fidriga IYo Axkaamtay Ay Leedahay Waana Darsigii 22-AAd Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

Read More »

featured