Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo xaflada bixinta gabadhiisa ku marti qaaday madaxda Soomaalida

0 Visits: 1117 | Wednesday July 23, 2014 - 16:35:02
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maalinta beri gabar uu dhalay bixinaya, waxaana xafladda meherka gabadhiisa lagu marti qaaday Siyaasiyiin iyo shaqsiyaad caan ah oo ka socda Dowladda Federaalka Somalia, Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Maamulada Somaliland iyo Puntland.

Read More »

Indhoole soomaali ah oo ka soo dhex muuqday dagaal-yahannada Suuriya (SAWIRRO)

0 Visits: 853 | Wednesday July 23, 2014 - 16:30:25
Nin soomaali ah oo la magac baxay Taymullah al-Somali islamarkaana haysta dhalashada Holandeska ayaa kasoo dhex muuqday mid ka mid ah kooxaha ka dagaalama Suuriya ee lagu magacaabao ISIS (Daacish) kuwaas oo ka dagaalama gudaha dalka Suuriya iyo waliba dalka Ciraaq.

Read More »

DEG-DEG: Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo lagu dilay Muqdisho

0 Visits: 887 | Wednesday July 23, 2014 - 16:14:30
Waxaa goordhaweyd lagu dilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Tree Biyaano ee degmada Hodan xildhibaanad Saado Cali Warsame oo aheyd fanaanad qaran.

Read More »

Xarunta Telefishanka Al-jazeera ee Qaza oo la weeraray maalin ka dib markii Israel sheegtay inay dalkeeda ka mamnuucayso

0 Visits: 837 | Tuesday July 22, 2014 - 23:40:31
Qaza(Xogreebnews) Xarunta Telefishanka Al-jazeera ku leeyahay Qaza ayaa Rasaas lagu furay maalin uu ka dib markii Israel eedaymo u jeedisay qaabka Telefishanku uga waramo Duqaynta iyo Xasuuqa Israel ka wadao Carriga Falastiin

Read More »

Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dad la Xidh-Xidhay, farriinna u diray Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka iyo Darawaliinta Gaadiidka

0 Visits: 894 | Tuesday July 22, 2014 - 23:18:01
Hargeysa(Xogreebnews)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in dad tira badan lagu xidh-xidhay Hawl galo Ciidanka Boolisku sameeyeen Maalmihii u dambeeyay.

Read More »

Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Maanta Sii Abqaaday Mawduucii Shalay Ee Adaabta Iyo Xuquuqda Sheqeeyaha Iyo Loo Shaqeeyaha Wanaa Darsigii 21-AAD Dhagaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 938 | Tuesday July 22, 2014 - 23:03:23
Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Maanta Sii Abqaaday Mawduucii Shalay Ee Adaabta Iyo Xuquuqda Sheqeeyaha Iyo Loo Shaqeeyaha Wanaa Darsigii 21-AAD Dhagaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Radio Xogreeb Sheikh maxamed cali gadhle oo manta ka hadlay “ adaabta iyo xuquuda shaqeeyaha iyo loo shaqeeyuhu ay isku leeyihiin” wanaa darsigii 20-aad dhaysi haboon by zaki adam zuxufi

0 Visits: 819 | Tuesday July 22, 2014 - 22:55:48
Sheikh maxamed cali gadhle oo manta ka hadlay " adaabta iyo xuquuda shaqeeyaha iyo loo shaqeeyuhu ay isku leeyihiin" wanaa darsigii 20-aad dhaysi haboon by zaki adam zuxufi

Read More »

Ciidanka dowladda oo sheegey in ay ka aarsanayaan ehelka Alshabaab

0 Visits: 924 | Tuesday July 22, 2014 - 19:55:50
Muqdisho(xogreebnews.com Taliye sare oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegey in ay leynayaan qof kasta oo ehel u ah qof Alshabaab ka tirsan haddii Shabaabka ay joojin waayaan

Read More »

Maraykanka oo dayuuradihiisa ka mabnuucey hawada Soomaaliya,maxaa sababay

0 Visits: 864 | Tuesday July 22, 2014 - 19:51:47
Kismaayo(xogreebnews.com- Kadib markii lasoo ridey dayuuraddii dalka Malesia , laguna soo ridey dalka Ukraine ayaa dowladda Maraykanka waxa ay soo saartey sharci cusub oo

Read More »

Shirkadaha Waaweyn Ee Isgaadhsiinta Koonfurta Somaliya Oo Wada Gaadhay Heshiis Isku Furaya Khadadka Teleefanadooda

0 Visits: 831 | Tuesday July 22, 2014 - 19:40:56
Muqdisho(xogreebbnews.com- Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Heshiis wada shaqeyn oo dhax maray Sadaxda Shirkadood ee ugu weyn shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ka jira ee kala ah Hurmuud , Nation-link iyo Somtel.

Read More »

Ma Dhabaa In Dr. Maxamed Cabdillaahi Isu Sharaxayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE? -

0 Visits: 842 | Tuesday July 22, 2014 - 19:36:38
Hargeysa(xogreebnews.com-Warar aan la xaqiijin oo soo baxay ayaa sheegaya in Wasiirkii hore ee ganacsiga iyo maalgashiga Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, uu isu sharaxayo

Read More »

xisbiga ucid oo si ba'aan u dhaliilay wasaaradda duulista iyosaxaafiyiin lagyu eedeeyey wasiirka duulista

0 Visits: 856 | Monday July 21, 2014 - 19:59:11
HARGEYSA (xogreebnews.com- WAR SAXAAFADEED Ujeedo/Canbaareyn Aad U Xoogan Wasaarada Duulista Iyo Hawadda JSL Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID Waxaa Uu War_Saxaafadeedkan Si Aan La Soo Koobi Karin Ugu Canbaareynayaa Xadhiga Dulmiga,Sharci_Darada Iyo Xaqdarada Ah Ee Loo Geystey

Read More »

Kooxda Ka Arimisa Aqalka Madaxtooyada Oo Saxaafada Madaxabanaan Ku Amartay In Ay Iska Diiwaan Geliyaan Wasarada Warafaafinta Kaadhadhna Ka Qaataan.

0 Visits: 871 | Monday July 21, 2014 - 19:49:56
Hargeisa(xogreebnews.com-Maamulka Siilaanyo ayaa go'aansaday in ay tirtiraan saxaafada madaxabanaan ee Somaliland iyadoo aan wax dan ah ka lahayn canbaareyn kaga timaada wadanka gudihiisa iyo debediisaba.

Read More »

Marwo Khadra Cumar Qardhaas Oo Kamida Qurba-jooga Degmada Sabowanaag Oo 10,000$ Ugu Deeqday Horumarinta Degmada Sabowanaags

0 Visits: 886 | Monday July 21, 2014 - 19:46:57
Hargeysa(xogreebnews-Marwo Khadra Cumar Qardhaas oo ka mida Qurbajooga Degmada Sabowanaag ayaa habeenkii xalay gudoonsiisay Ururka Horumarinta Degmada Sabowanaag ee Tabantaabo deeq lacageed oo dhan 10,000 Toban Kun oo dolar oo ay kaga qayb-qaadanayso dada

Read More »

Maxaa Ka Oohiyey Qoysaskan iyo Qurbajoogtan? Barnaamij Qiiro leh oo ka hadlaya Nolosha Dhabta ah ee Bulshada Burco

0 Visits: 828 | Monday July 21, 2014 - 19:44:08
Caruurtan yaryar oo isugu jira agoomo, rajay iyo weliba dad sabool ah oo aan si fiican u helin quutal daruurigooda caadiga ah , agabkii ciida iyo waxyaabaha caruurta kale haystaana aan hawaysan waxa wada oo la jooga hooyooyin xanuusanaya

Read More »

Xog-hayihii Arrimaha Dibadda Ee UCID Oo Ka Hadlay Sababta Uu Xilkiisa Ku Waayay

0 Visits: 884 | Monday July 21, 2014 - 19:38:32
Hargeisa(xogreebnews.com-WAR SAXAAFADEED KU SOCDA TAAGEERAYAASHA XISBIGA UCID- SOMALILAND.Ujeedo: Ka tanaasul dhamaanba xubinnimaddii Xisbiga UCID.Waxa aan u sheegayaa dhamaanba madaxda, xubnaha iyo dhamaanba taageerayaasha Xisbiga UCID

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mr. Cirro iyo Gudoomiyaha Kulmiye oo Xalay ku kulmay Guriga Muj. Muuse Biixi…

0 Visits: 818 | Monday July 21, 2014 - 19:35:03
Hargeysa(XogMeebnews.com-uddooyinkii u dambeeyay ayaa waxa soo siyaasiyiin door aka soo baxaayay in Beesha Habar-Magaalo ay isku abaabulayso sidii Xukuumadda Axmed Siilaanyo meesha looga tuuri lahaa, iyadoo siyaasiyiinta uu u horeeyo Gudoomiyaha Wakiiladda ahna Gud. Xisbiga Waddani uu dabada ka riixaayo,…

Read More »

DEG DEG SHEEKH AADAN SIIRO OO GOOR DHAWAYD JEEDIYAY KHUDBAN OO SI MUG LEH UGA HADLAY TAARIIKHDA QUDUS IYO DHIBAATADA AY YUHUUDU KU HAYSO MUSLIMIINTA REER FALASTIIN ISAGOO FARRIIN U DIRAY OO DHAN DHAYSI HABOON

0 Visits: 861 | Monday July 21, 2014 - 19:25:36
DEG DEG SHEEKH AADAN SIIRO OO GOOR DHAWAYD JEEDIYAY OO SI MUG LEH UGA HADLAY TAARIIKHDA QUDUS IYO DHIBAATADA AY YUHUUDU KU HAYSO MUSLIMIINTA REER FALASTIIN ISAGOO FARRIIN U DIRAY OO DHAN DHAYSI HABOON

Read More »

Wasiir Cukuse oo Maanta Amar Ku Siiyey Saxaafadda Madaxa Banaan inay Kaadhadh Aqoonsiga ay Ka Qaataan Wasaaradda Warfaafinta,Arintaasi oo Muujinaysa Sida aysan Xukuumadda Siilaanyo u Ogolayn Madax Banaanida iyo Xoriyadda Saxaafadda.

0 Visits: 642 | Monday July 21, 2014 - 00:20:03
Hargeysa(Xogreebnews) wasiirka wasaaradda warfaafinta C/laahi Daahir Cukuse oo maanta xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaaladda hargeysa uga khudbadeynayey shaqaale weynaha wasaaradda ayaa waxa uu sheegay in wixii maanta ka danbeeya saxaafadda madaxa banaani kaadhadhka aqoonsiga ka qaatan doonto…

Read More »

Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Kamadii Maanta Kaga Haday 10ka Danbe Ee Bisha Barkaysan Ee Ramadaan Waana Darsigii 21aad Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

0 Visits: 992 | Sunday July 20, 2014 - 19:54:20
Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Kamadii Maanta Kaga Haday 10ka Danbe Ee Bisha Barkaysan Ee Ramadaan Waana Darsigii 21aad Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

Read More »

featured