Wararka

Maxaa Ka Oohiyey Qoysaskan iyo Qurbajoogtan? Barnaamij Qiiro leh oo ka hadlaya Nolosha Dhabta ah ee Bulshada Burco

0 Visits: 828 | Monday July 21, 2014 - 19:44:08
Caruurtan yaryar oo isugu jira agoomo, rajay iyo weliba dad sabool ah oo aan si fiican u helin quutal daruurigooda caadiga ah , agabkii ciida iyo waxyaabaha caruurta kale haystaana aan hawaysan waxa wada oo la jooga hooyooyin xanuusanaya

Read More »

Xog-hayihii Arrimaha Dibadda Ee UCID Oo Ka Hadlay Sababta Uu Xilkiisa Ku Waayay

0 Visits: 887 | Monday July 21, 2014 - 19:38:32
Hargeisa(xogreebnews.com-WAR SAXAAFADEED KU SOCDA TAAGEERAYAASHA XISBIGA UCID- SOMALILAND.Ujeedo: Ka tanaasul dhamaanba xubinnimaddii Xisbiga UCID.Waxa aan u sheegayaa dhamaanba madaxda, xubnaha iyo dhamaanba taageerayaasha Xisbiga UCID

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mr. Cirro iyo Gudoomiyaha Kulmiye oo Xalay ku kulmay Guriga Muj. Muuse Biixi…

0 Visits: 821 | Monday July 21, 2014 - 19:35:03
Hargeysa(XogMeebnews.com-uddooyinkii u dambeeyay ayaa waxa soo siyaasiyiin door aka soo baxaayay in Beesha Habar-Magaalo ay isku abaabulayso sidii Xukuumadda Axmed Siilaanyo meesha looga tuuri lahaa, iyadoo siyaasiyiinta uu u horeeyo Gudoomiyaha Wakiiladda ahna Gud. Xisbiga Waddani uu dabada ka riixaayo,…

Read More »

DEG DEG SHEEKH AADAN SIIRO OO GOOR DHAWAYD JEEDIYAY KHUDBAN OO SI MUG LEH UGA HADLAY TAARIIKHDA QUDUS IYO DHIBAATADA AY YUHUUDU KU HAYSO MUSLIMIINTA REER FALASTIIN ISAGOO FARRIIN U DIRAY OO DHAN DHAYSI HABOON

0 Visits: 864 | Monday July 21, 2014 - 19:25:36
DEG DEG SHEEKH AADAN SIIRO OO GOOR DHAWAYD JEEDIYAY OO SI MUG LEH UGA HADLAY TAARIIKHDA QUDUS IYO DHIBAATADA AY YUHUUDU KU HAYSO MUSLIMIINTA REER FALASTIIN ISAGOO FARRIIN U DIRAY OO DHAN DHAYSI HABOON

Read More »

Wasiir Cukuse oo Maanta Amar Ku Siiyey Saxaafadda Madaxa Banaan inay Kaadhadh Aqoonsiga ay Ka Qaataan Wasaaradda Warfaafinta,Arintaasi oo Muujinaysa Sida aysan Xukuumadda Siilaanyo u Ogolayn Madax Banaanida iyo Xoriyadda Saxaafadda.

0 Visits: 646 | Monday July 21, 2014 - 00:20:03
Hargeysa(Xogreebnews) wasiirka wasaaradda warfaafinta C/laahi Daahir Cukuse oo maanta xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaaladda hargeysa uga khudbadeynayey shaqaale weynaha wasaaradda ayaa waxa uu sheegay in wixii maanta ka danbeeya saxaafadda madaxa banaani kaadhadhka aqoonsiga ka qaatan doonto…

Read More »

Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Kamadii Maanta Kaga Haday 10ka Danbe Ee Bisha Barkaysan Ee Ramadaan Waana Darsigii 21aad Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

0 Visits: 999 | Sunday July 20, 2014 - 19:54:20
Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Kamadii Maanta Kaga Haday 10ka Danbe Ee Bisha Barkaysan Ee Ramadaan Waana Darsigii 21aad Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Gudomiyaha UCID Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Arimo Xasaasi Ah

0 Visits: 855 | Sunday July 20, 2014 - 19:45:06
DAAWO xogreeb Tv: Gudomiyaha UCID Oo Maanta Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Arimo Xasaasi Ah

Read More »

Wasiirka Dib Udajinta Oo Agaasimaha Xafiiska Samafalka Madaxtooyada Ku Eedeeyey In Ay Iska Sheegato Magaca Madaxtooyada,Xafiiskaasina Hoos Yimaado Wasaaradiisa

0 Visits: 778 | Sunday July 20, 2014 - 19:33:18
Hargeysa(Xogreebnews)Wasiirka Wasaarada Dib u dajinta iyo dib udhiska Somaliland Md:Axmed Cabdi Kaahin ayaa sheegay in Xafiiskii hore u ahaan jiray Samafalka Madaxtooyadu uu hada hoos yimaado Wasaarada dib u dajinta

Read More »

Xarunta Golaha Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Qalalan Kadib Markii Laga Jaray Biyihii Qasabada

0 Visits: 820 | Sunday July 20, 2014 - 19:21:49
Hargeysa(xogreebnews.com-Wakaaladda biyaha Hargeysa ayaa Golaha Baarlamanaka ka jartay biyihii ay ka isticmaali jireen qasabada wakaaladda Biyaha Hargeysa ee ugu jirtay xarunta ay ku yaalaana labada Aqal ee Wakiiladda iyo Guurtiddu.xoghayaha guudXoghayaha Guud ee Golaha

Read More »

Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Kamadii Maanta Kaga Haday Mobilka Axkaama Iyo Adaab Looga Baahanyahay Qofka Sita In Uu Ku Edabsado Waana Darsigii 22aad Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

0 Visits: 691 | Sunday July 20, 2014 - 19:14:49
Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Kamadii Maanta Kaga Haday Mobilka Axkaama Iyo Adaab Looga Baahanyahay Qofka Sita In Uu Ku Edabsado Waana Darsigii 22aad Dhagaysi Haboon By Zeki Adam Zuxufi

Read More »

Afmadoow oo lagu soo celinayo siduu Siyaad Barre kaga tagay dhismayaashi

0 Visits: 767 | Sunday July 20, 2014 - 18:08:41
Kismaayo()xogreebnews.com-Bilihii lasoo dhaafay Maamulka Jubba ayaa degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose ka waday hawlo lagu saxayo qorshihii dowladda hoose ee deegaameynta magaalooyinka.Maamulka degmada ayaa cagaf galiyey dhamaan dhismayaashii la dhist

Read More »

Aqoonsi Ma Keeni Kartaa Xukuumadda Wali La Rafanaysa Furista Xuduuddaha Jaarkeedu?

0 Visits: 732 | Sunday July 20, 2014 - 18:05:12
Hargeisa(xogreebnews.com-Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa maanta socdaal ugu ambo baxay dalka Itoobiya,

Read More »

Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Aragtida Xisbiga Ucid Ee La Xidhiidha Muwaadiniinta La Sheegay In Loo Gudbiyey Wadanka Djabouti.

0 Visits: 761 | Sunday July 20, 2014 - 18:01:39
Hargeysa(xogreebnews.com-musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay aragtida uu xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ka qabo muwaadiniinta u dhashay dalka la sheegay inay xukuumadu u gacan gelisay dawlada Djabouti.Musharaxa

Read More »

Abdiraxmaan Sheikh Husein Indhoole Oo Amina Weris ay U Qabanqaabinayso Wasiirka Wasaarada Indhoolayaasha iyo Dhegoolayaasha.–

0 Visits: 848 | Sunday July 20, 2014 - 17:58:30
Hargeisa(xogreebnews.com-Intii aanu madaxweyne Siilaanyo dalka ka soo bixin todobaadkii dhowaa, waxa uu canaan iyo waano kula dhex dhacay xubnaha beesha Habaryoonis kaga jira

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Ku Adkaysatay Sii Socdka Wadahadalka Soomaaliya Ee Asxaabta Mucaaridku Ku Baaqeen In La Joojiyo

0 Visits: 755 | Sunday July 20, 2014 - 17:55:25
Hargeysa(xogreebnews.com-— Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo sheegay in aanay dawlad ahaan jeclayn in wadahadalka Soomaaliya joogsado."Wadahadaladii Soomaaliya wax alaale iyo

Read More »

GUDOOMIYE KU XIGEENKA SADDEXAAD EE XISBIGA UCID OO XILKII KA QAADAY XOG-HAYAAHA ARRIMAHA DIBEDDA EE XISBIGA UCID YUUSUF Budle

0 Visits: 758 | Sunday July 20, 2014 - 17:50:35
Hargaysa(xogreebnews.com-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii arimaha dibada ee xisbiga Ucid Mr Yuusuf Budle.Sidaasna waxa uu xisbigu Ku sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray oo nuqul kamidi soo gaadhay xafiiska wararka ee shabakada

Read More »

Al Shabaab Oo Somalia Ka Furtay Xarun Lagu Ururinayo Caruurta Iyo Qayla Dhaanta Waalidiin Ka Digay

0 Visits: 1082 | Sunday July 20, 2014 - 17:41:07
Baraawe(xogreebnews.com-Kooxda Al-shabaab, ayaa sheegtay inay furtay xarun daryeel oo ay ku ururinayso carruunta derbi-jiifka ah ee Soomaalida, taasoo ay ka fureen goobaha ay gacanta ku hayaan ee koonfurta Soomaaliya, hase yeeshee qaar ka mid ah waalidiinta ayaa ku

Read More »

Madaxweyne Xigeenka Oo Abaalmarino Gudoonsiyay Ardayda Ku Guulaysatay Tartanka Al WAXYAYN Oo Hargeysa Lagu Soo Gabgabeeyay + SAWIRO

0 Visits: 820 | Saturday July 19, 2014 - 23:28:59
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweyne Xigeenka Somaliland, Mud. Cabdirahmaan Saylici, Wasiirka Arimaha Gudaha Mud. Cali Maxamed Warancadde, Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Sheikha Khaliil Cabdullahi Axmed, La Taliyaha Madaxweynaha Haldoor Barkhad Baatun Iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xukumadda, Culimaa'U…

Read More »

Sheekh Maxamed Cali Gadhle Ayaa Shalay Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Faa’idada 10Ka Danbe Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadan

0 Visits: 792 | Saturday July 19, 2014 - 22:41:22
Sheekh Maxamed Cali Gadhle Ayaa Shalay Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Faa'idada 10Ka Danbe Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadan

Read More »

Urursiyaasadeed Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Minneapolis Carigga Maraykanka

0 Visits: 852 | Friday July 18, 2014 - 19:39:07
Minneapolis ( xogreebnews.com-) Waxa maanta oo bishu tahay 07/17/2014 laga dhawaaqay Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka Urur Siyaasadeed Cusub oo Magaciisa la yidhaahdo Ururka Horumarinta

Read More »

featured