Wararka

Kulan Afur Ah Oo Loo Sameeyey Masuuliyiinta Wargeysyada Haatuf Iyo Hubaal Ee Xukuumada Siilaanyo U Xayiran

0 Visits: 916 | Friday July 18, 2014 - 19:37:00
Hargeysa,(xogreebnews.com-Ururka Dhalinyarada ee Jiiddali ayaa Kulan Afur iyo Casho isugu lammaan Caawa U Sammeeyey Mas'uuliyiinta labada wargeys ee Xukuumadda Siilaanyo Albaabada u laabtay ee HUBAAL iyo HAATUF.

Read More »

Afayeenka gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday,sababaha o anaynaayo shaqo ka tagiistaas.

0 Visits: 837 | Friday July 18, 2014 - 19:33:35
Afayeenka gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday,sababaha o anaynaayo shaqo ka tagiistaas.

Read More »

Siilaanyo Wuxuu Taagan Yahay Halkii Xabiib Burqiiba (Q.1-aad) Qalinkii : C/risaaq Suudi Nuur

0 Visits: 848 | Friday July 18, 2014 - 19:28:58
siilaanyo Wuxuu Taagan Yahay Halkii Xabiib Burqiiba,Moorgan,Khadiija Macalin,Maslax,Gaani iyo Afar Jeeblana Waxay Kala Riixanayaan Gacan Ku Haynta Ilaha Dhaqaalaha iyo Jaan Goynta Siyaasadda Somaliland.

Read More »

Dagaal u Dhexeeya Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo ka Dhex Curtay Mudanayaasha Golaha Wakiillada

0 Visits: 819 | Friday July 18, 2014 - 19:21:23
Hargeysa (xogreebnews.com-Dagaal siyaasadeed oo u dhexeeya Mucaaridka iyo muxaafidka Somaliland, gaar ahaan xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE, ayaa ka dhex curtay mudanayaasha labada dhinac kala taageersan ee Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland.Ma jiraan hadalo dhalliilo

Read More »

Diyaarad Ay Leedahay Shirkadda Malaysia Airlines Oo Ku Burburtey Hawada Ukraine

0 Visits: 815 | Friday July 18, 2014 - 19:16:01
London(xogreebnews.com-Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee Malaysian Airlines nooceeduna ahaa Boeing 777 duulimaadkeedi MH17 oo sidey 295 qof oo rakaab iyo shaqaale ah ayaa ku burburtey Hawada Bariga dalka Ukraine oo dagaalo ka socdaan.

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Uga Digtay Sheegatashada Dawlada Somaliya ee Maamulka Hawada

0 Visits: 748 | Thursday July 17, 2014 - 19:57:29
Hargeysa(Xogreebnews)-Fadhigii Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo oo maanta uu shirgudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii Saylici ayaa lagaga dooday sidii mawqif cad looga istaagi lahaa sheega shooyinka muddooyinkii danbe ka sooo baxaayey Xukuumada Maqaar…

Read More »

Mursal Muuse iyo Khadra Silimo oo ka hadlay Weerar Qaawan oo Qoyskooda loola Badheedhay–

0 Visits: 1132 | Thursday July 17, 2014 - 19:50:24
London (xogreebnews.com-- Lamaanaha Caanka ee umada Somaliyeed fankooda ka daba-dhacday ee Mursal Muuse Cumar iyo Xaaskiisa Khadra Cabdi Silimo oo dunida si weyn looga yaqaano, ayaa wax laga xumaado kula kaceen shakhsiyaad noloshooda xaasid ku ahi ay shaqo

Read More »

Xildhibaano Xisbiga WADDANI Ka Xaal Mariyey Hadal Meel Ka Dhac Ah Oo Ka Soo Yeedhay Xildhibaan Bukhaari

0 Visits: 854 | Thursday July 17, 2014 - 19:29:14
Hargeysa(Xogreebnews)Xildhibaano iyo Waxgarad Shir Jaraa'id ku qabtay magaaladda Burco ayaa si kuluul u naqdiyey hadalkii ka soo yeedhay Saleebaan Bukhaari ee uu eedaymaha ugu jeediyey Xisbiga Mucaaridka ee WADANI.

Read More »

Shirkada laydhka ee heco ayaa bulshada reer burco ku haysa tacadi aan ilaa hada waxba laga qaban waxaana soo baxaaya in ay arimo ka baxsan sharciga mawaadiniinata kula kaceen bulshada reer burco.

0 Visits: 898 | Thursday July 17, 2014 - 19:28:15
Burco (xogreebnews.com-Bilihii la soo dhaafay ayay bulshada reer burco iyo kuwa togdheerba ku hayeen tacadi ka baxsan qaabka loogu adeego dadka waxaana soo shaac baxaaya inay qiimaha laydhka sare ugu dalaceen markale dadka reer burco ,Talaabooyinka

Read More »

Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Jaamaca (Gadhle ) Oo Maanta Ka Jadiyay Kalmad Ku Saabsan Fadaa’isha 10-Ka Danbe Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Waana Darsigii 17AAD Dhagaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 776 | Thursday July 17, 2014 - 19:27:04
Radio Xogreeb Sheekh Maxamed Cali Jaamaca (Gadhle ) Oo Maanta Ka Jadiyay Kalmad Ku Saabsan Fadaa'isha 10-Ka Danbe Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Waana Darsigii 17AAD Dhagaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

War-saxaafadeed: Fadhigii Maanta Ee Golaha Wasiirada Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Sheegashada Maamulka Hawada Ee Dowlada Somaliya

0 Visits: 794 | Thursday July 17, 2014 - 19:22:33
Hargeysa(xogreebnews.com-Fadhigii Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo oo maanta uu shirgudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii Saylici ayaa lagaga dooday sidii mawqif cad looga istaagi lahaa sheega shooyinka

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Khaarajiga Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Muuse Biixi, Aragtidiisa Digniinaha Amni Ee Ingiriiska Iyo Ciidamada Ay Dawladu U Samaynayso Shidaalka

0 Visits: 771 | Thursday July 17, 2014 - 19:17:33
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka hadlay sida uu arko digniinaha amni ee uu Ingiriisku kaga dardaar weriyo amniga Somaliland, isagoo sheegay inay Somaliland tahay wadan amni ah, waxaanu

Read More »

Wasiirka Macdanta Somaliland Si Kulul Uga Jawaabay Eedaymo Ay Usoo Jeediyee Xisbiga Mucaaridka ah Ee Ucid

0 Visits: 845 | Thursday July 17, 2014 - 19:13:31
Hargeysa(Xogreebnews)Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa iska fogeeyey eedo musuqmaasuq kuwaasi oo uu usoo jeediyey Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,waxaan uu sheegay in ay waxba kama jiraan ay tahay in uu isaga oo adeegsanaaya awoodiisa uu ruqsad u siiyey shirkad macdaneed in ay dalka…

Read More »

Taarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ka Talin Jirtay Geeska Africa Qarniyadii 12 aad 18aad qormadii 3aad By C/casiis Bashiir Nuur

0 Visits: 1179 | Wednesday July 16, 2014 - 20:20:33
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaan qayb kooban kazoo qaadanay taarikhdii soo jireenka ahayd ee boqortooddi la odhan jiray,ajuuraan oo la odhan karo waxaay ahayd mid aad u fac weyn.ka sokow awoodii ay lahayd ,waxaay ahayd boqortooyaddin mid

Read More »

Wasiirka Macdanta Oo Dilaal Ka Ah Shirkad Tuur Ku Qaad Ah Iyo Xisbiga UCID Oo Dhaleeceyay

0 Visits: 965 | Wednesday July 16, 2014 - 19:32:25
Hargeysa(xogreebnews.com-)Xoghaya warfaafinta ee xisbiga mucaaradka ah ee ucid Yuusuf Kayse ayaa manta mar uu warbaahinta kula hadlaayey xarunta guud ee xisbiga cadalada iyo daryeelka ucid waxa uu ku soo bandhigay waraaqo iyo cadaymu uu sheegay

Read More »

Xabaalo qarsoodi ah oo lagu aasayo askarta Kenya ee Soomaaliya ku dhimatay

0 Visits: 896 | Wednesday July 16, 2014 - 19:29:16
Kenya(xogreebnews.com-Hogaamiyaha mucaaradka isbahaysiga CORD ee Kenya Raila Odinga waxa uu sheegey in uu ogyahay in askar badan oo Kenya looga dilo Soomaaliya lagu aaso

Read More »

Dawladda Somaliland Oo Sheegtay In Raysalwasaaraha Itoobiya Amar Ku Bixiyay In Deg Deg Loo Furo Xuduudka Labada Wadan Ee Xidhan

0 Visits: 820 | Wednesday July 16, 2014 - 19:22:15
Addis Ababa(xogreebnews.com-Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka hadlay kulan Addis Ababa ku dhex maray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn. Kulankaas oo ka dhacay xafiiska

Read More »

Radio Xogreebnews Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Jeediyay Kalmad Ka Hadlaysa Qayb Ka Mid Ah Mubraaxbixada Iyo Sida Lagaga Badbaadi Karo Ribada Dhaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 761 | Wednesday July 16, 2014 - 17:57:08
Radio Xogreebnews Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Jeediyay Kalmad Ka Hadlaysa Qayb Ka Mid Ah Mubraaxbixada Iyo Sida Lagaga Badbaadi Karo Ribada Dhaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Taliyaha Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Sababa Shilalka Gaadiidka

0 Visits: 858 | Wednesday July 16, 2014 - 17:29:43
Hargeysa(Xogreebnews)Taliyaha Ciidanka Nabadgelayda Wadooyinka Somaliland Faysal Xiis ayaa ka hadlay wax yaabaaha sababa shilalka gaadiidka ee mudooyinkii danbe si aada dalka ugu badnaa,Waxaana uu sheegay in ay sababaan taxadir xumo ka timaada dhinaca wadayaasha gaadiidka oo aan masuuliyad iyo taxadir…

Read More »

Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Oo Soo Bandhigtay Qaadashada Liisamada Wadista Gaadiidka Oo Qaab Casri Ah Loo Sameeyey

0 Visits: 821 | Wednesday July 16, 2014 - 16:17:58
Hargeysa(Xogreebnews) Wasaaradda Hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland oo kaashanaysa shirkad Casriyaysay Liisamada Baabuurta ayaa maanta soo bandhigtay qaab cusub oo loo Sameeyay Sharciga(Liisanka) Wadista Gaadiidka. Shirkad qaadatay Qandaraaska Samaynta Liisamada oo lagu magacaabo Shirkadda Samaynta…

Read More »

featured