Wararka

Wasiirka Madaxtooyada Iyo Gudida Dhismaha Waddada Ceerigaabo Oo Qaadhaan Lacaga Ka Gudoomay Xubno Qurba Jooga

0 Visits: 763 | Wednesday July 16, 2014 - 16:16:27
Hargeysa(Xogreebnews)Waxa Xalay qasriga Madaxtooyada isugu yimid Gudidii Wadada Ceerigaabo iyo Xubno Qurba jooga oo lacag ka sida Jaaliyadaha Dibeda qaar ka mid ah. Wasiirka Madaxtoyada ayaa hadaba ka hadlay Lacagtaasi iyo arimo Kulankaasi La Xiriira akhri Qoraal Wasiirku Facebookisa Ku Baahiyay "Waxaa…

Read More »

Khilaaf Ka Culus Kii Maamulka Dhulka Danta Guud Ah Oo Ka Dhex Qarxay Maayarka Caasimada Iyo Wasaaradda Hawlaha Guud

0 Visits: 753 | Wednesday July 16, 2014 - 16:13:45
Hargeysa(Xogreebnews) Khilaaf culus oo sababi kara in ay meesha ka baxdo awoodii wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeyntu ku lahayd Nidaamka Maamul ee Guryaha iyo Dhulka Dawladda ayaa ka dhex qarxay mar kale Maayarka Caasaimada Hargeysa C/raxmaan Maxamuud Caydiid iyo Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud C/risaaq…

Read More »

Jamacada Alpha Ayaa Qalab Ciyaareed Gudoonsiisay Dhalinayarada Degmada Arabsiyo

0 Visits: 836 | Wednesday July 16, 2014 - 00:09:45
Jaamacadda Alpha Oo Sanadkan Dardar galisay In dhalinta Reer Somaliland ka Ka taageerto xaga Ciyaaraha ayaa waxa ay maantana Qalab ka kooban dhamaan Agabka Ciyaaraha oo kala ah Garanaan dhamaystiran,Sharabaado ,Kabo ,Kubado Iyo Koobab ba ay Gudoonsiisay

Read More »

Radio Xogreebnews Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Jeediyay Kalmad Ka Hadlaysa Qayb Ka Mid Ah Mubraaxbixada Iyo Sida Lagaga Badbaadi Karo Ribada Dhaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 850 | Tuesday July 15, 2014 - 22:30:22
Radio Xogreebnews Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Jeediyay Kalmad Ka Hadlaysa Qayb Ka Mid Ah Mubraaxbixada Iyo Sida Lagaga Badbaadi Karo Ribada Dhaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Warbaahinta Kala Hadlay Joojinta Wararka Beelaha Ku Salaysan.

0 Visits: 845 | Tuesday July 15, 2014 - 19:58:41
Hargeysa(Xogreebnews)Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa warbaahinta madaxa banaan kala hadlay sidii loo joojin lahaa Wararka Beelaha ku salaysan ee fidmo kala dhex dhiga kara dadka.

Read More »

Sedex maalmood oo isku xigta oo ay maxkamadda ciidamada dadka ku xukumeyso Dil

0 Visits: 895 | Tuesday July 15, 2014 - 19:58:01
Kismaayo(xogreebnews.com- Guddoomiyaha maxkamada qalabka sidda Cabdiraxmaan Tuur-Yare ayaa sheegey in qofka looga shakiyo Alshabaab, kadibna ku cadaado dambigaasi in

Read More »

Deegaano Shabaabka ku xuquuq dubanayeen oo ay duqeymo ka dhaceen gudaha Kenya

0 Visits: 821 | Tuesday July 15, 2014 - 19:53:53
Kismaayo(xogreebnews.com-Dayuuradaha Kenya oo markii hore duqeyn jirey Soomaaliya ayaa haatan duqeymo ka geysanaya gudaha dalka Kenya.

Read More »

HA LAGA DAAYO BIYAHA XUMBO-WAYNE MARI HABAABINTA Bayaan ay soosaareendhalinyaradaiyoAqoonyahankadegmooyinka G/LIBAAX,26 JUNE,SH.NUUR,KOODBUUR IYO DEGAANKA X/WEYNE.

0 Visits: 872 | Tuesday July 15, 2014 - 19:46:57
Hargeisa(xogreebnews.com-Gogol dhigSidaaynukawarqabnomaalmahanwaxawarbaahintakusoobadanayaycidsheeganaysa in ay biyoLaa'yihiin, iyagaoomar kaaadh oosugudaadagtoqoraaladdaiyoBayaanadda ay soosaarayaanaanaykamuuqan wax sheegaya in ay biyo u baahanyihiin,

Read More »

Tartanka Al Waxyayn Ee QUR'AANKA Iyo XADIISKA Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Hotel Ambassador

0 Visits: 847 | Tuesday July 15, 2014 - 19:40:56
Hargaisa(xogreebnews.com- - Waxa si rasmi ah uga furmay Hotel Ambassador ee magaalada Hargaisa Wareegii 2aad ee Tartanka QUR'AANKA iyo XADIISKA ee Al Waxyayn ee Sanadkan 2014.

Read More »

Xisbiga Ucid oo ka dalbadey M.Siilanyo Inuu dib uga fiirsado Madaxda Wasaaradda Arrimaha gudaha, kuwa Sirdoonka iyo kuwa xasaasiga ee qaran iyo Wasiirada carqalada ku haya

0 Visits: 801 | Tuesday July 15, 2014 - 19:35:45
Hargeisa(xogreebnews.com-Xisbiga UCID markuu si qoto dheer ugu kuurgalay Xaaladda Amni ee Dalka, waxa noo caddaaytay in Sumcad xumida nabadgelyo ee Dalka ku habsatay ay mas'uul ka yihiin Madax katirsan Hay'adaha Qaranka ugu sareeya Qaarkood oo aan ilaa hadda la fahmin cidda ka

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiiradiisa Kula Sii Dardaarmay Inay Damiyaan Siyaasadda Cusub Ee Habar-Magaado Iyo Halista Ay Xukunkiisa Ku Leedahay

0 Visits: 812 | Tuesday July 15, 2014 - 19:32:01
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa koox wasiiro ah oo uu la kulmay duhurnimadii Jimcihii, wuxuu kula dardaarmay inay la socdaan dufaano mucaaradeed oo xukuumadiisa kaga imanaya xisbiga mucaaradka ah ee

Read More »

Top news:Shirkadd Ay Wasiiradda Ugu Tunka Wayn Dalka Iyo Xubno Ka Tirsan Qoyska Madaxwaynaha Si Tuugo Ah Ku Soo Galiyeen Dalka Oo Faro Baas Ku Haysa Xadida Macdantii Dalka.

0 Visits: 991 | Tuesday July 15, 2014 - 10:50:17
Hargeysa(Xogreebnews)Shirkadda aan la garanahayn cida iska leh iyo cida ogolaanshaha u siisay ayaa faro baas ku haysa gurashada macdanta iyadoo lagu arkayo iyagoo qodanaya dhulka buuralayda Gobolka Saaxil iyo waqooyiga magalada Hargeysa, warar hoose oo ay heshay Xogreebnews ayaa sheegay in shirkaddan…

Read More »

DAAWO:Sooraan&Jawaan iyo ruwaayad heersara ah.

0 Visits: 850 | Tuesday July 15, 2014 - 08:44:33
DAAWO:Sooraan&Jawaan iyo ruwaayad heersara ah.

Read More »

Daawo:Soo Dhawayntii Madaxweynaha JSL iyo Wafdiga la Socda Ee Dalka Itoobiya Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay

0 Visits: 875 | Tuesday July 15, 2014 - 08:37:21
Daawo:Soo Dhawayntii Madaxweynaha JSL iyo Wafdiga la Socda Ee Dalka Itoobiya Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay

Read More »

DAAWO:Madaxweynaha JSL iyo Wafdigii La Socday Oo Si Diiran Loogu soo dhaweeyay Addis-ababa.

0 Visits: 817 | Tuesday July 15, 2014 - 08:21:37
Addis-ababa (Xogreebnews)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Bole international waxaana madaxweynaha kaga hortagay masuuliyiin sar-sare…

Read More »

Libaax ku dhex fakaday Xamar,ar-gaagax ku dhacay shacabka ku nool banaadir.

0 Visits: 1660 | Monday July 14, 2014 - 19:57:00
Muqdisho(xogreebnews.com-Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in libaax rabaayad ahaa oo joogey mid ka mid ah safaaradaha dalalka shisheeye ee Soomaaliya uu ku dhex

Read More »

Diyaaradaha Kenya oo duqeeyay Kaymaha Lamu,al-shaabab oo sheegtay in aanay heli karayn kenya godaadkooda.

0 Visits: 891 | Monday July 14, 2014 - 19:49:14
Kismaayo(xogreebnews.com-Diyaaradaha Kenya ayaa lagu soo waramayaa inay duqeyn ka gaysteen laba kaymood oo ku yaala deegaanka Lamu kuwaas oo la sheegay inay ku

Read More »

Jimciyada Alraxma Alkhayriya Oo Afur U Samaysay Dhalinyaro Qurbo Joog Ah Kuwaas Oo Jimciyada Kala Shaqeeya Hawlaha Samafalka–

0 Visits: 908 | Monday July 14, 2014 - 19:45:14
Hargeysa-(xogreebnews.com-Jimciyada Al-RAXMA AL-KHARIYA oo ah jimciyad ka shaqyesa uu gargaarida dadka tabalaysan isla markana Bisha Barakaysan ee Ramadaan Afur iyo Casho u samaysa dadka danyarta ah,ayaa habeen kii xalay ahaa Afur ugu samaysay Hotel Imprial

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ku Eeddeeyay Dawladda Turkiga Inay Leexisay Wadahadaladii u Dhaxeeyay Somalia Iyo Somaliland

0 Visits: 919 | Monday July 14, 2014 - 19:42:02
New york(xogreebnews.com-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda Maraykanka ay ka wadahadleen talaabada ciidananka qaranka Somaliland ku galeen degmada Taleex, sidaana

Read More »

Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Oo Ka Hadlay Sida uu U Arko Sii Dayntiisa, Kana Dhawaajiyey Inaanu Ka Hadhaynin Difaacida Xoriyatul-qawlka

0 Visits: 734 | Monday July 14, 2014 - 19:38:38
Hargeysa, (xogreebnews.com-Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Md Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa ka hadlay sida uu u arko sii dayntiisa oo sida la sheegay uu amray madaxwayne Siilaanyo, kaas oo arrintaasi ku tilmaamay mid waxba kala soconin, isla markaana meesha ka saaray inuu

Read More »

featured