Wararka

“Sii Daynta Yuusuf Cabdi Gaboobe Waxa Madaxwaynaha Ku Khasbey Midawga Yurub Iyo Dawladda Ingiriiska, Bari Maahee Saadanbe Waxa Dalka Imanaya Waftigii Ugu Balaadhnaa Midawga Yurub Oo Arrinta Haatuf U Imanay”Xoghayaha SOLJA Maxamed Rashiid

0 Visits: 741 | Monday July 14, 2014 - 08:41:10
Hargeysa (Xogreebnews.com-- Xoghayaha guud ururka saxaafadda Somaliland Maxamed Rashiid Muxumed Faarax ayaa tafaasiil ka bixiyey sababta keentay soo daynta

Read More »

Qorshe uu Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Ku Doonayo in U Xoolo Gaar ah U Xidho Banka Qool Caday iyo Reer guuraaga Oo Cabasho Ka Muujiyey

0 Visits: 908 | Monday July 14, 2014 - 08:39:47
Hargeysa(Xoriyonews)-Wasiirka wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland Cabdi Aw Daahir Cali ayaa mudooyinkii danbe wuxuu ku hawlanaa xidhashada bananka xoolaha reer guuraagu ku nool yihiin ee ay daaqaan

Read More »

Xus Balaadhan Oo Loogu Ducaynaayey Culimadii Hogaaminaysay Mujaahidiintii SNM Oo Loogu Qabtay Hargeysa

0 Visits: 1205 | Sunday July 13, 2014 - 19:33:33
Hargeysa(xogreebnews.com-)Xus Balaadhan oo loogu Ducaynaayey Mujaahidiintii SNM ayaa caawa Hargeysa lagu qabtay,Xuskan oo ay soo qabanqaabiso Jimciyada Waxbarashada Diiniga iyo Qaban-qaabinta Xusaska iyo Xafladaha Diiniga ee Jimciyatul Axbaab ayaa

Read More »

Xidhiidhkii Somaliland iyo Ethiopia Oo Cakirmay: Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Xukuumadiisa Oo Dirqi Loogu Ogolaaday Fiisihii Ethiopia

0 Visits: 856 | Sunday July 13, 2014 - 19:30:57
Hargeysa,(xogreebnews.com-xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia ayaa hadda gaadhay heerkii ugu xumaa ee ina soo mara inta la xasuusankaro, iyadoo shaki wayn oo khuseeya arrimo xaga

Read More »

Xarumihii shirkadda Dahabshiil ee degmooyinka Gobolka Jubada dhexe oo albaabada loo laabay

0 Visits: 794 | Sunday July 13, 2014 - 19:26:12
Xarumihii shirkadda Dahabshiil ee degmooyinka Gobolka Jubada dhexe oo albaabada loo laabay

Read More »

Dagaal Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kooxda Nabadiidka Ah Ee Khaatumo Ku Dhexmaray Waqdari

0 Visits: 989 | Sunday July 13, 2014 - 17:31:58
Hargeysa(Xogreebnews)Dagaal Mudo kooban qaatay Ayaa lagu Soo Waramay In uu Meesha loo Yaqaan XERODAANYEERTA Ee Ka ag dhow WAQDARI ku dhex maray Kooxo ka tirsan malayshiyaadka Nabadiidka Ah ee Khaatumo seeg Iyo Ciidamadda Qaranka Somaliland

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Xalay Kulan Yeeshay

0 Visits: 875 | Sunday July 13, 2014 - 17:20:28
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay xalay yeeshay kulan toos ah tan iyo kulankoodii 24 June oo aanay natiijo ka soo bixin.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo OO Maanta Dalka Ka Dhoofay+Ujeedada Socdaalkiisa + Sawero

0 Visits: 865 | Sunday July 13, 2014 - 17:02:07
Hargeysa(xogreebnews)-Madaxweynaha JAMHUURIYADA SOMALILAND mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka dhoofay Garoonak Diyaaradaha ee Egal International Airport isaga oo u sii jeeda Dalka Ethiopia oo uu hawlo shaqo ku joogi doono maalmo balse waxa uu uga sii Gudbi doonaa Dalka Ingiriiska oo uu madaxweynuhu…

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo bisha ramadaan xilkii ka qaaday gudoomiyihii Gobolka DAAD-BADHEEDH WAR-SAXAAFADEED

0 Visits: 850 | Saturday July 12, 2014 - 21:49:06
Hargeisa(xogreebnews.com-WAR-SAXAAFADEED.Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2643/072014 uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday Guddoomiyihii

Read More »

xisbiga ucid oo xubin hore uga mid ahayd u sharaxay xildhibaanada Baarlamaanka aan la hadal hayn doorashadooda(daawo saawiiro)

0 Visits: 944 | Saturday July 12, 2014 - 19:39:48
Hargaysa (xogreebnews.com- Xaflad balaadhan oo ka dhacday Hotel Dalxiis ee magaalada hargaysa ayaa Beesha Cabdi Ciise ku caleemo saartay murashaxooda u taramayaa doorashooyinka golaha wakiilada ee soo socda .

Read More »

Suldaan Si Adag U Naqdiyey Siyaasadaha Khaarajiga Iyo Daakhiliga Ee Xukuumadda Siilaanyo, Nasiib-Daro-Na Ku Tilmaamay Tacadiyada Ka Dhanka Ah Xoriyatul-Qawlka

0 Visits: 912 | Saturday July 12, 2014 - 19:34:03
Hargeisa-(xogreebnews.com-Suldaan Mahad Maxamuud Xirsi (Caraj) oo ka mid ah salaadiinta reer Somaliland ayaa luuqad adag ku naqdiyey siyaasadaha khaarajiga iyo daakhiliga

Read More »

Ciidamada Taraafikada Ee Magaalada Muqdisho Oo Qaatay Hub Ay Is Ku Difaacaan

0 Visits: 864 | Saturday July 12, 2014 - 19:27:19
Muqdisho(xogeebnews.com-Ciidamada Taraafikada ee ka hawlgala Xamar oo markii hore kaliya ku hubeysnaa firimbi ay baabuurta ku joojiyaan ayaa haatan qaadanaya qoryo iyo

Read More »

Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Darsigii 12-aad Ee Maanta Kaga Hadlay Qaybo Kale Oo Ka Mid Ah “Adaadbta Ganacsiga Iyo Akhlaaqda Looga Baahanyahay Ganacsatada” Dhaysi Habooon BY Wariye Zaki Adm Zuxufi

0 Visits: 927 | Saturday July 12, 2014 - 17:49:26
Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Darsigii 12-aad Ee Maanta Kaga Hadlay Qaybo Kale Oo Ka Mid Ah "Adaadbta Ganacsiga Iyo Akhlaaqda Looga Baahanyahay Ganacsatada" Dhaysi Habooon BY Wariye Zaki Adm Zuxufi

Read More »

Dawladda Ingiriiska Oo Weli Ka Digaysa Amniga Somaliland, Hargeysa Iyo Berberana U Aragta In Safarada Muhiimka Ah Oo Keliya Loo Tago

0 Visits: 824 | Saturday July 12, 2014 - 17:09:31
Dawlada Ingiriiska ayaa weli ku dhegan dhaliisha ay u hayso amniga Somaliland, waxaanay muwaadinteedu inay safar ku tagaan ugaga digaysaa sida ay uga digayso Somaliya, marka laga reebo magaalooyin kooban. Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika Mark Simmonds, oo 10 Jullay aqalka Baarlamaanka Ingiriiska…

Read More »

Dhakhaatiir Ka Qalin Jabisay Jaamacada Hageysa Oo Habeenkii Xalay Xaflad Balaadhan Loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa+SAWIRO

0 Visits: 958 | Saturday July 12, 2014 - 17:01:15
Hargeysa(Xogreebnews)Dufcaddii shanaad ee kuuliyadda caafimaadka Jaamacadda Hargeysa ayaa xalay ka qalinjabisay, kuwaas oo munaasibad loogu hambalyeynayo loogu qabtay hoteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa. Munaasibaddan loogu dabaaldegayey dhakhaatiirtan qalinjabisay oo ka kooban 22 dhakhtar ayaa waxa…

Read More »

Ciidanka Xeebaha Oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibeyaal Si Sharci-darro Uga Dhoofayay Dalka

0 Visits: 889 | Saturday July 12, 2014 - 16:50:20
Hargeysa(Xogreebnews)-Taliyaha ciidanka illaalada xeebaha ee gobolka Selal saddex xidigle Haaruun Siciid Cali ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dad la rabay in si sharci dara ah looga dhoofiyo xeebaha galbeed ee Somaliland.

Read More »

Markab ganacsi oo Kenya leedahay oo Alshabaab u gacan galay adooda islaamiyiinta oo xoogaysaatay.

0 Visits: 978 | Friday July 11, 2014 - 19:50:19
kismaayo(xogreebnews.com-Magaalada Raaga Ceele ee gobolka Shabeelada Hoose waxaa kusoo caariyey markab ganacsi oo Kenya laga leeyahay, kaasi oo lagu magacaabo MV Jamiila,

Read More »

Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Ilaa Haatan Ka Taagan Maamulka Hawada Somaliland Iyo Somaliya Soona Bandhigay Qodobada Ay Xalka U Arkaan.

0 Visits: 913 | Friday July 11, 2014 - 19:46:15
Hargeysa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay khilaafka ilaa haatan ka taagan maamulka hawada dalkii laysku odhan jiray somaliya. Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland oo maanta shir

Read More »

Nin Ku Hubaysan Tooray Oo Hargeysa Ku Dhaawacay Afar Qof Oo Masjid Ku Tukunayay

0 Visits: 887 | Friday July 11, 2014 - 19:43:49
Hargeysa (xogreebnews.com-Nin tooray ku hubaysan ayaa afar qof ku dhaawacay Masjid Ku yaala xaafad ka tirsan degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa.

Read More »

Dawladda YEMEN Oo Somaliland Ugu Deeqday Mucaawimo Loogu Talo Galay Goboladda Bari Dalka

0 Visits: 867 | Friday July 11, 2014 - 19:41:00
Hargeisa(xogreebnews.com-Dawladda YEMEN Oo Somaliland Ugu Deeqday Mucaawimo Loogu Talo Galay Goboladda Bari Dalka

Read More »

featured