Wararka

Al-shabaab Oo Farriin Adag U Ditray Dalalka Dariska Iyo kuwa Caalamka Ee Taageerada U Fidiya Dawladda Xasan Sheekh Maxamuud.

0 Visits: 918 | Friday July 11, 2014 - 19:37:20
Muqdisho(xogreebnews.com-Ururka Al-shabaab, ayaa ku hanjabay inay fulin doonaan weeraro ka xannuun kulul hawlgalkii ay ku qaadeen xarunta madaxtooyada Soomaaliya

Read More »

Shirkadda Telesom Oo Maalgalisay Mashruuc Tijaabo ah oo Lagu daryeeli doono Caruurta Danyarta ee La nool Cudurk Macaanka

0 Visits: 802 | Thursday July 10, 2014 - 21:54:37
Hargeysa (xogreebnews.com-Xaflad si heer sare ah ay u soo agaasintay xarunta dayreelka caruurta la nool cudurka Macaanka ee Global Polyclinic ayaa ka dhacday hutel Sumer Time ee

Read More »

Dowlada soomaliya oo soo bandhigtay ninkii ka danbeeyey weerarkii Villa Somalia iyo xog uu sheegay in lagu dili rabay Ra’iisul wasaaraha .

0 Visits: 971 | Thursday July 10, 2014 - 19:48:41
Muqdisho(xogreebnews.com-weerarkii 8 eedii bishaan oo ku beegan habeen hore waxay ahayd markii koox abaabulan oo Al-shabaab ka tirsan uuna hogaaminayay Horjooge Xasan ay isku dayeen inay gudaha Madaxtooyadda Soomaaliya ka fuliyaan weerar Argagaxisanimo

Read More »

Madaxweyne Siilanyo oo ku hanbabaray xil uu Qof hayo oo uu magacaabay Qof kale isagaan kii hor xilkii ka qaadin ama booskiisa banaanaan!

0 Visits: 750 | Thursday July 10, 2014 - 19:44:00
Hargeisa-(xogreebnews.com- Siilanyo ayaa xilkii la-taliyenimo ka qaaday Diblomaasi sare Yuusuf Jaamac Buraale oo muddo sadex sanadood ku dhawaada ahaa la taliyaha madaxweyne

Read More »

Guuto ka tirsan ciidamada isbahaysiga NMJ ee u hogaamiyo Col Barre Hiiraale oo howlgalo ka sameyay meel Kismaayo u jirta 2 km iyo Ciidamo ka tirsan Raskambooni oo ay gacanta ku dhigen

0 Visits: 799 | Thursday July 10, 2014 - 19:39:47
Kismaayo(xogreebnews.com-Guuto ka mid ah Ciidamada Isbahaysiga Nabada iyo Midnimada Gobolada Jubboyinka oo si weyn u hubaysan ayaa waxaay howlgalo a sameyeen deeganada

Read More »

Kulamo Taageero Siyaasi Ah Loogu Raadinayo Xisbiga Waddani Oo Hargeysa Ku Qabsoomay Iyo Culaysyada Ay Xukuumada Ku Keeneen

0 Visits: 848 | Thursday July 10, 2014 - 19:35:08
Hargeysa(xogreebnews.com-Labadii toddobaad ee u dambeeyay waxa magaalada Hargeysa si weyn looga dareemay dhaqdhaqaaqyo siyaasi ah oo taageero loogu raadinayo xisbiga mucaaridka

Read More »

wax-garadka Togdheer oo si ba'aan u dhaliilay wasaarada waxbarashada,sheegeyna inay ku xad-gudud-tay

0 Visits: 850 | Thursday July 10, 2014 - 19:29:41
Burco(xogreebnews.com-Suldaan maxamed muuse cune iyo Odayaal KaleOo Ka Soo Jeeda Gobalka Togdheer Oo Maanta Shir Jaraaid Ku Qabtay Magaalada Burco sulaadintan iyo wax garadkani waxay ka hadaleen arin ka dhan ah wasaarada waxbarashada somalilnad oo ay ku

Read More »

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Qiray Wadahadalada Ay Masar La Fureen Inay Adkaan Doonaan

0 Visits: 745 | Thursday July 10, 2014 - 18:01:34
Hargeysa(Xogreebnews)Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in aan la dhayalsan wadahadalada Masar ee biyo-xidheenka weyn madaama ay Qaahira soo bandhigi doonto ujeedooiyn adag. Ra'isulwasaaraha ayaa hadalkan maanta ka jeediyey fadhiga baarlamaanka dalka Ethiopia.

Read More »

Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Dadafeeyey Eedaymo Musuqmaasuq Oo Xisbiyada Mucaaradku U Soo Jeediyeen Gudida Qandaraasyada

0 Visits: 926 | Thursday July 10, 2014 - 17:56:45
Hargeysa(Xogreebnews)Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Md:Aadan Cabdilaahi Xaaji Xasan(Nugaal) ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo jeediyeen Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland,kuwaasi oo ku eedeeyey in ay sifo sharci darro ah ay u soo xulleen…

Read More »

Maamulka Jaamacadda Sanaag oo ku Eedeeyey Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolkaasi Inuu Lunsaday Lacag Qaadhaan ah

0 Visits: 810 | Thursday July 10, 2014 - 17:54:37
Hargeysa(Xogeeebnews)Guddida iyo Maamulka Jaamacadda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolkaasi Aniis Saalax X. Xasan inuu sifo sharci-darro ah u lunsaday lacag qaadhaan jaamacaddu lahayd oo la ururinayey muddo sannad ku dhaw.

Read More »

Radio Xogreebnews Ku soo Dhawaada Darsigii Shalay Ee 11aad OO Ku Saabsanaa “” ADAABTA IYO AKHLAAQDA UU ISLAAMKU U DHIGAY GANACSIGA IYO GANACSATADA WAANA FADIILATU SHEEKH MAXAMED CALI GADHLE Dhaqaysi Haboon

0 Visits: 893 | Thursday July 10, 2014 - 17:53:24
Radio Xogreebnews Ku soo Dhawaada Darsigii Shalay Ee 11aad OO Ku Saabsanaa "" ADAABTA IYO AKHLAAQDA UU ISLAAMKU U DHIGAY GANACSIGA IYO GANACSATADA WAANA FADIILATU SHEEKH MAXAMED CALI GADHLE Dhaqaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Booliiska Oo Xabsiga U Dhigay Baadhista Qaraxii Jabuuti Qoyskii Lahaan Jiray Iskuuladdii Al-baraka Ee Hargeysa

0 Visits: 948 | Thursday July 10, 2014 - 17:49:54
Hargeysa(Xogreebnews) Booliiska Somaliland ayaa habeen hore gurigooda kala baxay Axmed Maxamed Ducaale (Caawiye) iyo xaaskiisa Nuura Aw Yuusuf C/laahi, waxaanay u taxaabeen xarumaha sirdoonka iyo baadhista danbiyada.

Read More »

Radio Xogreebnews Ku soo Dhawaada Darsigii Shalay Ee 10aad OO Ku Saabsanaa “” ADAABTA IYO AKHLAAQDA UU ISLAAMKU U DHIGAY GANACSIGA IYO GANACSATADA WAANA FADIILATU SHEEKH MAXAMED CALI GADHLE Dhaqaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 704 | Thursday July 10, 2014 - 17:33:52
Radio Xogreebnews Ku soo Dhawaada Darsigii Shalay Ee 10aad OO Ku Saabsanaa "" ADAABTA IYO AKHLAAQDA UU ISLAAMKU U DHIGAY GANACSIGA IYO GANACSATADA WAANA FADIILATU SHEEKH MAXAMED CALI GADHLE Dhaqaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

FAALLO:Somaliland Hawadeeda miyaanay xor u Ahayn Maxaa Keenay Muran?

0 Visits: 961 | Wednesday July 09, 2014 - 20:17:19
Hargeisa(xogreebnews.coim-Qaranka Somaliland oo ah mid caagihiisa ku taagan dibna ula soo noqday qaranimadiisa haddana haysata xoriyad buuxda maamulana dhulkiisa oo dhan cidina aanay ku qasbi Karin waxaa loogu yeesho soomaali-

Read More »

Wasiir ka tirsanaa Xukumada Siilanyo oo maanta sheegay in isago hurda Siilanyo xilka wasiirnimo u magacaabay isagoo hurdana xilka ka qaadey!

0 Visits: 965 | Wednesday July 09, 2014 - 19:19:19
Hargeisa-(xogreebnews.com-Wasiirkii hore ee wasaarada xidhiidhka golayaasha iyo teknoolojiyada Somaliland Adan Axmed warsame oo maanta xilkii wareejiyey ayaa daaha ka feyday inay xukumada Siilanyo garan weyday mihiimada shaqada wasaarada Xidhiidhka

Read More »

Xisbiga UCID Oo Xukuumada Ugu Baaqay In La Joojiyo Wadahadalada Dalka Turkiga Uga Socda Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 777 | Wednesday July 09, 2014 - 17:22:23
Hargeysa(Xogreebnews)Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ugu baaqay in gabi ahaanba ay joojiso wadahadaladii dalka Tukiga uga socday Dalalka Somaliland iyo Somaliya.

Read More »

Murashaxa Madaxweynaha UCID Oo Xukuumada Ku Eedeeyey In Ay Ku Guul Daraysatay Wax Ka Qabashada Xoolaha Sucuudiga Laga Soo Celiyo

0 Visits: 614 | Wednesday July 09, 2014 - 17:06:39
Hargeysa(Xogreebnews)Murashax Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ku eedeeyey Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland in ay ku guul daraysatay wax ka qabashada Xoolaha dalka ee Mudooyinkii danbe sida aadka ah loo soo celinaayey.waxaana uu carabka uu ku dhuftay…

Read More »

Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Qaab Musuqmaasuq Ah U Siiyey Qandaraaskii Diiwaangalinta Madaniga Ah Shirkada Madaxtoyada Looga Soo Qoray

0 Visits: 892 | Wednesday July 09, 2014 - 16:30:51
Hargeysa(Xogreebnews)Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa qaab musuqmaasuq ah u isticmaalay bixinta qandaraaska shirkada fududaynaysa qabashada Diiwaan galinta Muwaadiniinta Somaliland oo bilaha inagu soo foodka leh ka dhici doona guud ahaanba dalka.

Read More »

Fah Faahin Weraarkii Madaxtooyada Caawa iyo qaabkii lo Weraaray iyo Rasaasta oo laga dhex Maqlayo Madaxtooyada

0 Visits: 830 | Tuesday July 08, 2014 - 20:47:43
Muqdisho(xogreebnews.com-Waxaa Halmar Ciidamo Katirsan Kooxda Al-Shabaab Ay Weraar xoogan ku qadeen Xarunta Madaxtooyadda ee Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda

Read More »

MADAXTOOYADDA SOOMAALIYA OO CAAWA GAABAL-BAAS U DHACAY AL-SHABAAB OO SAACADO KU AFUURTAY, XOGGO KASOO BAXAY GOOBTA UU KU DHUUMANAAYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

0 Visits: 946 | Tuesday July 08, 2014 - 20:32:31
Muqdisho(xogreebnews.com-Warar dheerad ah oo naga soo gaarayo gudaha Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in Dagaalyahaano ka tirsan Alshabaab oo wata Gaadiidka dagaalka gaar ahaan kuwa loo yaqaan Cabdi-bilaha ay gudaha u galeen Madaxtooyada, iyagoona watay

Read More »

featured