Wararka

Hadii Kulmiyuhu,Kulmiyihii Hore Yahay Ismuu Afgaran Waayeen Ee Waa Lagu Dhex Jiraa.Faysal Cali Waraabe.

0 Visits: 841 | Tuesday July 08, 2014 - 20:26:32
Hargaysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Siilaanyo iyo Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE muuse biixi cabdi ay masuul ka yihiin Wasiiro ka tirsan xukuumadda, isla

Read More »

Daawo Muqaal Rayiga Dadwaynaha Ku Nool Dalka Ingriiska Ee Ku Aadan Qaadka La Joojiyay Aadna Usoo Dhaweeyay–

0 Visits: 915 | Tuesday July 08, 2014 - 20:21:49
Daawo Muqaal Rayiga Dadwaynaha Ku Nool Dalka Ingriiska Ee Ku Aadan Qaadka La Joojiyay Aadna Usoo Dhaweeyay–

Read More »

Badhasaabka Gobolka Selal Oo Xabsiga Dhigay Maamulaha Kastamka Saylac

0 Visits: 855 | Tuesday July 08, 2014 - 20:06:59
Saylac(xogreebnews.com-Badhasaabka Gobolka Selal C/risaaq Waaberi Rooble ayaa xidhay Maamulaha Kastamka Saylac C/risaaq Aadan Yuusuf kaasoo sida wariyaha Gobolkaasi ku soo waramayo Af-lagaadeeyey Badhasaabka.Badhasaab C/risaaq ayaa Booliiska amray inay

Read More »

Dareenada Isku Liddiga Ah Ee Beesha Caalamku Ka Bixisay Qabashadii Laascaanood Iyo Taleex Ee Rayaale Iyo Siilaanyo Iyo Sababaha Loo Aanayn Karo

0 Visits: 1056 | Tuesday July 08, 2014 - 20:03:26
Hargeysa(xogreebnews.com-— waxa uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin amar ku bixiyay inay ciidanka qaranka oo degenaa deegaanka Adhicadeeye ay

Read More »

Waxgarad Kasoo Jeeda Degmada Oog Ee Gobolka Saraar Oo Qaylodhaan KAsoo Saaray Xaalad Amni Darro Oo Ka Jirta Deegaankooda Iyagoo Baaq U Diray Wasaarada Arimaha Gudaha.

0 Visits: 833 | Tuesday July 08, 2014 - 20:00:59
Oog(xogreebnews.com-Waayeel Iyo Waxgarad Tirabadan Oo kazoo jeeda Deegaanka Degmada Oog Ayaa Markii Ugu Horeysay Waxaa Ay Ka Hadleen Maamul Ay Xukuumada

Read More »

Tartankii Xifdiga Qur’aanka Ee Qaybta Hablaha Oo Lasoo Gunaanaday Iyadoo Abaal-marino Kala Duwan La Siiyey Hablihii Ugu Sarreeyey + Culimada Oo Sheegtay In Habluhu Ka Horreeyaan Waxbaristooduna Ka Qiimo Badantahay Wiilasha + SAWIRRO

0 Visits: 821 | Tuesday July 08, 2014 - 19:51:14
Hargeysa (xogreebnews.com-Tartankii Xifdiga Qur'aanka Kariimka ee qaybtii hablaha ee maalmahan ka socday masjidka Cali-Mataan, ayaa shalay gelinkii hore lagu soo gunaanaday

Read More »

Wasaarada Waxbarashada Gobolka Sanaag oo Mar kale Qaylo dhaan Musuq-maasuq ka soo yeedhayso iyo Wasaarada Dalka oo aan warkeedaba hayn!

0 Visits: 894 | Tuesday July 08, 2014 - 19:45:24
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxa maalmihii u danbeeyey isa soo taraya cabashooyinka iyo qaylo-dhaanta ka soo yeedhaysay macalimiinta dugsiyada dowliga ah ee Ceerigaabo , kana cabanaya mushaharka dowladu siiso oo aan ku filnayn ka dib markii maamulka

Read More »

Hubaal Gabal baa-udhacey- Haatufna Waa "Xidhan oo Xayiran" - Waa in aan la Hilmaamina ee loo gurmadaa oo Hiil loo huraa, Qalinkii A/rahman fidhinle–

0 Visits: 844 | Tuesday July 08, 2014 - 19:42:23
Nidaamka dimuqraadiga ah ee caalamka ayaa dhigaaya in aan marna la xakameyn Xoriyatal Qowlka, Xuquuqal insaanka iyo xurmadaha aas-aasiga ah ee ibnu-aadamka. Hubaal iyo Haatuf

Read More »

Wassaarada Ciyaaraha Oo La Badhi Taaraysa Shir Dallada SONYO Ay U Qabanayso Dhalinyarada Somaliland Xili Ay Dhalinyaradu Cadaalad Darro Ka Tirsanayso

0 Visits: 837 | Tuesday July 08, 2014 - 10:42:29
Hargeysa(Xogreebnews)-Golaha Sare ee Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee SONYO, ayaa kalfadhigooda 28aad oo ka qabsoomay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa ka soo saaray qoddobo kala duwan xambaarsan arrimo khuseeya da'yarta iyo mustaqbalkooda dambe.

Read More »

Radio Xogreebnews ku Soo Dhawaada Kalmada Aad U Qiima Badan Oo Ku Saabsan “ Adaabta Qoyska Islaamka Ahi Ku Wadda Dhaqmaan Waxaana Soo Jeedinaya Sheekh Maxamed Cali Gadhle Waana Darsigii 8aad Ka Faa’idaysi Wanaagsan BY Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 749 | Monday July 07, 2014 - 22:43:21
Radio Xogreebnews ku Soo Dhawaada Kalmada Aad U Qiima Badan Oo Ku Saabsan " Adaabta Qoyska Islaamka Ahi Ku Wadda Dhaqmaan Waxaana Soo Jeedinaya Sheekh Maxamed Cali Gadhle Waana Darsigii 8aad Ka Faa'idaysi Wanaagsan BY Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Wariye Ka Tirsan Wargeyska Saxafi Oo Ka Waramay Jidh-dil Uu Sheegay Inay U Geysteen Ilaalada Wasiirka Arrimaha Guddaha

0 Visits: 901 | Monday July 07, 2014 - 21:29:43
Hargeysa (xogreebnews.com- Cabdirisaaq Muxumad Cali (Cabdow) ka hawl-gala Wargeyska Saxafi oo ka soo baxa Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in Ciidamadda ilaadda u ah Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Warancadde ay u geysteen jidhdil xili ku sugnaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda oo uu maanta…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Iska Fogeeyey Tuhuno Ay Qaar Ka Mida Bulshadu Ka Qabeen In U Xaafado Kale U Leexinaayo Mashruuca Biyo Galinta Qaar Kamida Xaafadaha Hargeysa

0 Visits: 852 | Monday July 07, 2014 - 19:39:45
Hargeysa(Xogreebnews)Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis ayaa iska fogeeyey tuhuno ay qaar kamida bulshada ku dhaqan caasimada Hargeysi ay ka qabeen in uu Wasiirku uu doonayo in uu mashruuca biyo galinta qaar kamida xaafadaha Hargeysa ee Ceelka Xumba weyne uu u leexinayo…

Read More »

Xukumadu waa in ay xal u heshaa arinta Haatuf iyo Hubaal

0 Visits: 785 | Monday July 07, 2014 - 19:30:57
Hargeisa(xogreebnews.com-Nin wasiir ah ayaa laga soo sheegay in dulmiga ay xukumadani ka gashay Haatuf iyo Hubaal uu dulmiga ay xukumadani ku hayso saxaafada guud ahaan ka dib

Read More »

“Dadku Malaa Waxay Naga Sugayaan In Siddii KULMIYE Nidhaahno Dhengad Ayaanu Kaga Soo Saareynaa”Axmed Muumin Seed.

0 Visits: 859 | Monday July 07, 2014 - 19:25:29
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed, ayaa ka hadlay sida uu u arko dadka ku dhaliila xisbiyada mucaaridka ah inay ka maqan tahay siyaasadii lagu hagi-jirey mucaaridnimada iyo waxay ka duwan yihiin xilligii xisbiga

Read More »

War Deg Deg Ah Madaxweyne Silaanyo Oo Magacaabay Wasiir Ku Xigeen Cusub Iyo La Taliye Dhinaca Arimaha Bulshada

0 Visits: 855 | Monday July 07, 2014 - 16:12:01
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto Madaxweyne waxaa uu ku magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada.

Read More »

Maxaad Ka Og-Tahay Taarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ugu Faca-Weyneyd Ee Ka Talin Jirtay inta badan Dhulka Soomaalidu Degto Iyo Qaybo Ka Mid Ah Geeska Africa Qarniyaddi 12 aad Ilaayo 18 Aad Qoramaddi 2aad.

0 Visits: 1135 | Sunday July 06, 2014 - 21:17:59
Hargeisa(xogreebnews.com-Taarikhda soo jireenka ah ee ay leedahay soomaaliddu waxay u baahan tahay in lasoo nooleeyo oo waliba wax laga qoro,hadaba qoramadan ugama jeedo siyaasadda iyo cid ku xummeyn qormaddi tan ka horeysay waxaan arkaayey dad aad u badan

Read More »

DAAWO xogreeb tV:- Telefishanka Aljazeera Oo Barnaamijka Kusoo Qaatay Xukunkii Masuuliyiinta HAATUF

0 Visits: 820 | Sunday July 06, 2014 - 19:44:42
DAAWO xogreeb tV:- Telefishanka Aljazeera Oo Barnaamijka Kusoo Qaatay Xukunkii Masuuliyiinta HAATUF

Read More »

Xukumadda Somaliland Oo Tijaabisay Qalabkii Lagu Maamuli Lahaa Hawadda Sare Ee Dalka

0 Visits: 818 | Sunday July 06, 2014 - 19:25:18
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasaaradda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland oo in muddo ah ku hawlanayd u diyaar garowga sidii ay ula wareegi lahayd una maamuli lahayd

Read More »

Radio XogreebNews Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Kalmad Ku Saabsan Waxyaaba Jabiya Ka Galay Masaajidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Magaaladda Hargaysa Dhaysi Habooon By Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 1023 | Sunday July 06, 2014 - 19:21:40
Radio XogreebNews Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Kalmad Ku Saabsan Waxyaaba Jabiya Ka Galay Masaajidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Magaaladda Hargaysa Dhaysi Habooon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Xubin ka mid ah xisbiga waddani oo si ba’aan u dhaliishay xukuummada taladda haysa, “Siyaasad Xumada Xisbilxaakimku wataa Marxaladaa marinaysa Somaliland taasoo an ku qiyaasi karno in wali Khiyaanadii 60 kii oo kale ” Afhayeenka Qurba jooga Xisbiga WADDANI Mukhtaar Mure Warsame

0 Visits: 731 | Sunday July 06, 2014 - 19:17:00
USA (xogreebnews.com-) Afhayeenka Qurba jooga Xisbiga WADDANI Mukhtaar Mure Warsame ayaa Si adag uga hadlay Arimaha Maroorsiga Hawada Somaliland ee ay magan tahay Dawladda Maqaar saarka ah Ee Xamar ka Talisa waxana Uu Mukhtaar Xukumadda Madaxweyne Silaanyo ku eedeyay Inay Gebi

Read More »

featured