Wararka

Wasiir Waran Cade Oo Ka Xogwaramay Kulankii Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Dhigooda Dalka Jabuuti

0 Visits: 783 | Sunday July 06, 2014 - 12:11:26
HargeysaXogreebnews)Wasiirka Arimaha Gudha Somaliland Md:Cali Maxamed Waran cade oo hogaaminaaya wafti ay xubno ka yihiinTaliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Axmed Aadan, taliyaha Sirdoonka Qaranka Jaamac Maxamed Bootaan oo ku ku sugan…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Si Cad U Beeniyey In Askari Ka Tirsan Ciidanka Ilaalada Xeebahu Uu Rasaaseeyey Maayarka Saylac

0 Visits: 939 | Sunday July 06, 2014 - 12:06:39
Hargeysa(Xogreebnews)-Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland Adminaral Axmed Aw Cismaan ayaa beeniyey warar maalmihii ugu danbaysay ay qaar kamid warbaahintu qoraysay kaasi oo sheegayey in In Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xeebaha dagmada Saylac uu rasaaseeyey Maayarka dagmada Saylac.

Read More »

"Wasarada xananada xoolaha waxay leedahay kooxaha degdega ee wareega ( Rapid Response team).waxaad kala xidhiidh kartaa goobahan iyo telefoonadan"wasiir cabdi aw daahir

0 Visits: 834 | Saturday July 05, 2014 - 17:58:05
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha cabdi aw daahir ayaa bulshda usoo bandhigay qaab-cusub oo ay ulaa xidhiidha karaan masuuliyiinta wasaaradda ee gobolada dalka waxaanu qoraal aad u kooban soo dhigay barta ay bulshadu ku kulanto ee lo qayaan facebook.qoraalkaasina waxaa uu…

Read More »

Mid Kamida Afartii Qof Ee Xukuumadu Ugacan Galisay Dawlada Jabuuti Oo U Dhintay Jidh Dil Ay Ciidamada Jabuuti U Gaysteen Halka Mid Kalena Dhaawac Halis Ahi Soo Gaadhay

0 Visits: 987 | Saturday July 05, 2014 - 17:16:38
Hargeysa(Xogreeebnews¬¬)-Mid kamida afartii qof ee Xukuumada Somaliland u gacan galisay Dawlada Jabuuti oo ku eedaysanaa in ay kulug lahaayeen qaraxii ka dhacay dalka Jabuuti ayaa la sheegay in uu u dhintay jidh dil xooga oo ay u gaysteen Ciidamada Dalka Jabuuti halka uu mid kalena uu dhaawac…

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Gobal Cusub U Magacaabay Xaysimo Oo Magaalo Madaxdiisu Tahay Taleex

0 Visits: 868 | Saturday July 05, 2014 - 17:09:03
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa tigreeto madaxweyne ugu magacaabay Gobal in ay tahay Xaysimo oo ay Magaalo Madaxdiisu ay tahay Magaalad Taleex. Warsaxaafeed ka soo baxay aqalka madaxtoyada ayaa waxaa uu udhignaa sida tan 05/07/2014

Read More »

Madaxweyen Siilaanyo Oo Masuul Hore Xukuumadiisa Uga Tirsanaan Jiray U Magacaabay Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha

0 Visits: 844 | Saturday July 05, 2014 - 17:04:51
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto madaxweyne ku magacaabay In Mudane, Cali Xaamud Jibriil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda…

Read More »

Radio Xogreebnews Sheekh Maxamed Cali Cadhle Oo Ka Hadlay Kalmada Ku Saabsan Adaabta Loola Dhaqmo Dadka, Waana Darsigii 6-aad Oo Maanta Duhurkii Ka Jeediyay Masajidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Caasimadda Somaliland Ee Hargaysa By Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 762 | Saturday July 05, 2014 - 16:29:08
Radio Xogreebnews Sheekh Maxamed Cali Cadhle Oo Ka Hadlay Kalmada Ku Saabsan Adaabta Loola Dhaqmo Dadka, Waana Darsigii 6-aad Oo Maanta Duhurkii Ka Jeediyay Masajidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Caasimadda Somaliland Ee Hargaysa By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

xisbiga ucid oo si weyn uga digay Hub iyo saanad ay dawlada xasan sheekh maxamuud siisay puntland

0 Visits: 844 | Saturday July 05, 2014 - 10:04:07
Hargeisa(xogreebnews.com-Xisbiga Ucid (Canbaareyn Xoogan )

Read More »

Markab laga shakisan yahay oo Lagu qabtay Xeebta Lamu,xoggo dheeraad ah oo ahy heeshay shabakadda warar xogreebnews.com

0 Visits: 846 | Friday July 04, 2014 - 19:33:55
Markab laga shakisan yahay oo Lagu qabtay Xeebta Lamu,xoggo dheeraad ah oo ahy heeshay shabakadda warar xogreebnews.com

Read More »

Ciidamada RRU-da Oo Caawa Saylac Kasoo Qaaday Nin Al-shabaab Looga Shakisan Yahay Oo Toddobaad Ku Xidhnaa Lawyacado

0 Visits: 816 | Friday July 04, 2014 - 19:29:31
Saylac(xogreebnews.com- Nin aan Wali Haybtiisa La Aqoonsan Oo Doddobaad Ka Hor ciidanka Ammaanka somaliland ku qabteen Lawyacaddo ayey Habeenkii Xalay Ciidamo RRU ahi ka soo

Read More »

Dadka Iskaga Kala Gudba Jabuuti Iyo Somaliland Wakhtigan Xagaaga Oo Dhibaato Weyn Kala Kulmay Xadka Xidhan Ee Jabuuuti

0 Visits: 865 | Friday July 04, 2014 - 19:26:37
Saylac(xogreebnews.com-Tan iyo sidii qaraxyadda uga dhaceen Jabuuti waxa adkaatay isku socodkii labadda dhinac, isla markaana waxay Jabuuti xidhay xadkeedda, iyadoon ogolayn inay cidi soo gasho wax ka soo baxa mooyee.Sidoo kale, waxa gabi ahaanba ay joojisay in lagu

Read More »

Masuul Hore Xilkuu Hayay Ugu Fashilmay Oo Marlabaad Madaxweynuhu Jaranjarada Siyaasada Kusoo Celiyay

0 Visits: 825 | Friday July 04, 2014 - 19:24:31
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha dawladda Somaliya Xasan Sheekh ayaa digreeto uu soo saaray wasiirkii hore ee amniga Somalia Cabdikariin Xuseen Guleed umagacaabay la

Read More »

Maroodi Saadaaliyey Cidda Usoo Baxaysa Wareegga Semi-final-ka Xulalka Jarmalka Iyo Faransiiska

0 Visits: 799 | Friday July 04, 2014 - 19:22:39
London(xogreebnews.com-Haddii aad hore u ogeyd in dadku wax saadaaliyo markaan waxaa saadaasha loo rogay inay ka qeyb qaataan xayaawaannada, waxaana xayawadaannadan wax

Read More »

Taarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ka Talin Jirtay Geeska Africa Qarniyadii 12 aad 18aad

0 Visits: 1149 | Thursday July 03, 2014 - 22:16:22
Hargeisaxogreebnews.com-Akhristayaal ma og-tahay inay soomaalidi lahaan jirtay quwaad aad u weyn oo kazoo talin jirtay dhulka geeska Africa iyaado lahayd ciidamada fardaha iyo waliba quwad miletery waxaana ay ahaayeen boqortooyooyin muslim ah oo dhulka soomaaliyeed ka

Read More »

Mareykanka oo ka digay weeraro kusoo fool leh garoonka diyaaradaha ee Entebbe Uganda

0 Visits: 920 | Thursday July 03, 2014 - 19:48:41
KAMPALA (xogreebnews.com-Safaarada Mareykanka ee KAMPALA ayaa muwaadiniinta Mareykanka uga digtay inay maanta isticmaalaan garoonka diyaaradaha ee Entebbe ee Kampala.

Read More »

Boqolaal ka tirsan ciidamada Liyupolice-ka ee DDSI oo xalay ka gudbay xadka bakool

0 Visits: 1024 | Thursday July 03, 2014 - 19:46:10
Kismaayo(xogreebnews.com-Sida uu ku soo waramayo wariye Harun Macruuf oo soo xiganaya dadka deegaanka iyo dad goobjoogayaal ah waxaa xalay xadka Ethiopia la wadaagto

Read More »

SHEEKH ADAN SIIRO OO GUDOOMIYAHA XIBIGA WADDANI KU HAMBALYEEYAY MAWQIFKA CAD EE UU ISKA TAAGAY XADHIGII AY XUKUUMDA SIILAANYO U GEYSATAY MA’SUULIYIINTII WARGEYSAKA HAATUF’–

0 Visits: 776 | Thursday July 03, 2014 - 19:43:28
Hargeysa(xogreebnews.com-Sheekh Adan Xaaji Maxamuud Xiirey (Adan Siiro) Ayaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed C/laahi Cirro Ku Hambalyey Go'aanka Geesinimada leh Ee Uu Ka

Read More »

Al-Shabaab Oo Sheegatay Masuuliyadda Dilkii Xildhibaankii Maanta Lagu Dilay Muqdisho

0 Visits: 928 | Thursday July 03, 2014 - 19:41:14
Hargeysa (xogreebnews.com-Ururka Al-shabaab ayaa sheegatay inay masuula ka yihiin dilkii xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd oo manta lagu dilay Degmada Xamarweyne ee Magaaladda Muqdisho.

Read More »

Masuuliyiinta Ugu Sarsaraysa Laamaha Aminga SOMALILAND Oo Jabuuti Looga Yeedhay Iyo Ujeeddada Lala Xidhiidhinayo

0 Visits: 876 | Thursday July 03, 2014 - 19:36:43
Hargeysa(xeebnews.com-ogMasuuliyiinta ugu saraysa Amniga Somaliland ayaa shalay u dhoofay Dalka Jabuuti, kuwaas oo uu hogaaminayey wasiirka Arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde.Saraakiisha Amniga Somaliland ee shalay u dhoofay dalka Jabuuti wax aka mid

Read More »

Ciidamada Maraykanka Ka Jooga Gudaha Somaliya Oo Markii U Horaysay La Cadeeyay

0 Visits: 879 | Thursday July 03, 2014 - 18:28:29
Hargeysa(Xogreebnews) Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa warbixin u gaar ah oo xalay baahisay waxay ku cadaysay inay ciidamo Maraykan ahi joogaan gudaha Somaliya, waana markii u horaysay ee ay dawladda Maraykanku qirato inay ciidamo ka joogaan Somaliya.

Read More »

featured