Wararka

Ciidamada Maraykanka Ka Jooga Gudaha Somaliya Oo Markii U Horaysay La Cadeeyay

0 Visits: 885 | Thursday July 03, 2014 - 18:28:29
Hargeysa(Xogreebnews) Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa warbixin u gaar ah oo xalay baahisay waxay ku cadaysay inay ciidamo Maraykan ahi joogaan gudaha Somaliya, waana markii u horaysay ee ay dawladda Maraykanku qirato inay ciidamo ka joogaan Somaliya.

Read More »

Radio Xogreebnews Kalmada Ku Saabsan Adaabta Loola Dhaqmo Waalidka Oo Goor Dhawayd Duhurkii Sh Maxamed Cali Gadhle Ka Jeediyey Masaajidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Magaaladda Hargaysa Waana Darsigii 5AAD Dagasi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

0 Visits: 855 | Thursday July 03, 2014 - 17:48:53
Radio Xogreebnews Kalmada Ku Saabsan Adaabta Loola Dhaqmo Waalidka Oo Goor Dhawayd Duhurkii Sh Maxamed Cali Gadhle Ka Jeediyey Masaajidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Magaaladda Hargaysa Waana Darsigii 5AAD Dagasi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Musharaxnimadii Madaxweyne Ee Muuse Biixi Uga Tanaasulay Madaxweyne Siilanyo

0 Visits: 777 | Thursday July 03, 2014 - 17:39:56
Hargeysa(Xogreebnews)Wasiirkii hore ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Dr:Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maanta ka soo dagay garoonka diyaaraha ee Cigaal International Airport ee magaaada Hargeysa,ka dib socdaal uu muddo bil ah ugu maqnaa dalalka Brazil iyo Ingiriiska ayaa ka hadlay sida uu u arko Musharanimadii…

Read More »

“Beesha Caalamka Waanu U Sheegnay In Soomaaliya Ay Tahay In Aanay Ka Bixin Waxyaabihii Hore Loogu Heshiiyay”Wasiir Biixi

0 Visits: 755 | Thursday July 03, 2014 - 16:51:42
Hargeysa(Xogreebnews)-Shir ku wajahnaa wax-wada qabsiga ammaanka iyo ganacsiga ee labada dale e Somaliland Iyo Itoobiya oo labadii maalmood u dambeeyay uga socday magaaladda Diridhaba ee dalka Itoobiya ayaa shalay la soo gebagabeeyay. kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya.

Read More »

Wasaarada Ciyaaraha Oo Noqotay Wasaarada Ugu Liidata Wasaarada Xukuumada Siilaanyo–

0 Visits: 900 | Wednesday July 02, 2014 - 19:34:55
Hargeisa(xogreebnews.com-wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Jamhuuriyada Somaliland oo ah Wasaarada Qaranka u qaabilsan Horumarinta Dhalinyarada Iyo Sport-iga, ayaa gebi ahaanba

Read More »

Muwaaddin Reer Somaliand Ah Oo Dacwad Ku Oogay Safaaradda Qadar Ee Ingiriiska

0 Visits: 1008 | Wednesday July 02, 2014 - 17:24:52
Hargeysa(Xogreebnews) -Muwaaddin u dhashay dalka Somaliland oo haysta jinsiyadda Ingiriiska, ayaa dacwad ka gudbiyey diblomaasi ka shaqeeya safaaradda waddanka Qadar ku leeyahay UK, kadib markii muwaaddinkaasi uu diblomaasiga reer Qadar kala kulmay tacadi iyo midab-takoor fool xun, qaab aan sax ahaynna…

Read More »

Xukuumadda Iyo Mucaaradka Somaliland Oo Ku Kala Aragti Duwan Qaabka Loo Qabanayo Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda

0 Visits: 752 | Wednesday July 02, 2014 - 17:11:08
Hargeysa(Xogreebnews) Xukuumada Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka ayaa u muuqda kuwo ku kala aragti duwan qaabka loo qabanaayo doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada la filaayo in ay dalka ka dhacaan. waxaana Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe uu marka hore ka hadlay…

Read More »

Maamulaha Madaarka Hargeysa Oo Ka Hadlay Mashquulka Wakhtiga Xagaaga Iyo Cabasho Ka Timid Qaar ka Mida Rakaabka

0 Visits: 894 | Wednesday July 02, 2014 - 16:59:52
Hargeysa(xogreebnews.com-)Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay shaqada baaxada leh ee wakhtigan Xagaaga ka socota Madaarka caasimada Cigaal Airport. Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ayaa sidoo kalena waxa uu ka

Read More »

Warbaahinta Dunida Oo Warbixino Ka Qoray Xukunka Iyo Xadhiga Madaxda Haatuf

0 Visits: 770 | Wednesday July 02, 2014 - 16:54:09
Hargeysa(xogreebnews.com-Laba Wargeys oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn wadamada Ingiriiska iyo Yurub ayaa warbixin ka qoray xadhiga lagu riday guddoomiyaha Haatuf Yuusuf

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Afar Qofood Oo Ku Geeriyootay Diyaarad Qaad U Soo Sidday Muqdisho Oo Bur Burtay

0 Visits: 899 | Wednesday July 02, 2014 - 16:43:41
Muqdisho(xogreeb Tv-Diyaarad xamuul oo Qaad u sidday Muqdisho ayaa burburtay daqiiqado yar kaddib markii ay ka kacday gegida diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ee Nairobi.

Read More »

Radio xogreebnews Darsigii 4AAD Oo Ku Saabsan Adaabta Lagula Dhaqmaayo Rasuulkeena Muxumed (SCW ) Oo Goor Dhawayd duhurkii uu sheikh Maxamed Cali Gadhle Ka Jeediyay Masaajidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Caasimadda Somaliland Ee Hargaysa Daqaysi Haboon

0 Visits: 650 | Wednesday July 02, 2014 - 16:42:06
Radio xogreebnwws Darsigii 4AAD Oo Ku Saabsan Adaabta Lagula Dhaqmaayo Rasuulkeena Muxumed (SCW ) Oo Goor Dhawayd duhurkii uu sheikh Maxamed Cali Gadhle Ka Jeediyay Masaajidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Caasimadda Somaliland Ee Hargaysa Daqaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Marwadda Madaxwaynaha, Baashe Cawil Iyo Wasiirka Macdanta Oo Shirqoolkii Ay Haatuf U Maleegayeen Fadeexad Caalami Ah Kala Kulmay, Somaliland-Na Waxyeelo U Soo Jiiday.

0 Visits: 903 | Tuesday July 01, 2014 - 22:10:09
"Haddaad Baarlamaan Wanaagsan Oo Shaqaynaya Leedihiin Madaxwaynihiina Waxa Xilka Lagaga Xayuubin Karaa Dabaqaadda Xeerka Saxaafadda Ee Uu Diidan Yahay"Mid Ka Mid Khubaro Caalami Ah Oo Daraasad Ku Samaysay Tacadiyada Xoriyatul-qawlka Ka Dhanka Ah Ee Xukuumadda Siilaanyo Hargreysa,(xogreebnews.com-

Read More »

Mareykanka oo Somalia ugu hambalyeeyay maalinta Xoriyada,Dowladda Mareykanka waxay ugu hambalyeyneysaa Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed Maalinta Xoriyada Soomaaliya July 1, 2014

0 Visits: 800 | Tuesday July 01, 2014 - 19:55:29
Muqdisho(xogreebnews.com-Ku Simaha Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qabailsan Arrimaha Soomaaliya Brian H. Phipps, ayaa u hambalyeynayaa Soomaaliya oo u dabaal-

Read More »

Guddida Wannaag Farista iyo Xumaan Reebista Oo Walaac Ka Muujiyey Sixiroolayaal Ku Soo Batay Somaliland

0 Visits: 865 | Tuesday July 01, 2014 - 19:51:38
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha guddida Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdale, ayaa sheegay in dadka sixiroolayaasha ahi ku soo badateen dalka Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay inay dhibaato kala

Read More »

Xaaska Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga oo ka dayrisay xaaladda Caafimaad ee laba ka mid ah Caruurteeda oo Suntii RRU-du adeegsatay habeenkii odaygeeda lala baxay ay waxyeelaysay–

0 Visits: 1032 | Tuesday July 01, 2014 - 19:49:30
Hargeysa,(xogreebnews.com-Xaaskii wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga C/laahi Abokor Cismaan Marwo Sacdiya Maxamed Cali ayaa ka dayrisay xaaladda caafimaad eel aba ka mid ah caruurteeda oo ay sheegtay inay waxyeelo caafimaad u gaysatay suntii (Gas-Mass) ay ciidanka RRU-du gurigooda ku soo tureen habeenkii…

Read More »

Radio Xogreeb Qayb Ka Mid Ah Adaabta Islaamka Waana Darsigii 3aad Ee Bacda Duhurki Ka Galay Masaajidka Cali Mataan Ee Hargaysa Waxaana Soo Jeedinaya Sh Maxamed Cali Gadhle Xafidahulaah Dhagaysi Haboon

0 Visits: 1014 | Tuesday July 01, 2014 - 17:45:40
Radio Xogreeb Qayb Ka Mid Ah Adaabta Islaamka Waana Darsigii 3aad Ee Bacda Duhurki Ka Galay Masaajidka Cali Mataan Ee Hargaysa Waxaana Soo Jeedinaya Sh Maxamed Cali Gadhle Xafidahulaah Dhagaysi Haboon By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Shirkado Shidaal Oo Laga Leeyahay Dalalka Norway Iyo Sweden Oo Isku Haysta Meel Isku Mid Ah Oo Ay Somaliland Iyo Puntland Heshiis Kula Galeen Shidaal Baadhis

0 Visits: 815 | Tuesday July 01, 2014 - 16:37:45
Hageysa(Xogreebnews)Laba shirkadood oo ah kuwa shidaalka qoda ah ayaa isku maandhaafsan meelaha shidaalka ay ka qodayaan ka dib markii ay meelo isku mida laga iibiyey labada shirkadood in ay ka sameeyaan sahaminta shidaalka oo ku yaala Gobalka Sool iyada oo ay laba shirkadoodna ay heshiisyada la kala…

Read More »

Madaarka Hargeysa Oo La Liicayaa Saxmada Diyaarado Badan Oo Soo Caga Dhiganaaya Madaarkaasi+SAWRO

0 Visits: 795 | Tuesday July 01, 2014 - 10:58:30
Hargeysa(Xogreebnews) Madaarka magaaladda Hargaysa ayaa wakhtigan aynu ku jirno ee Xagaaga si aad ula liicaya saxmada diyaarado badan oo garoonka ka soo dayaaya xilinga waxaana uu galay kor kac aad u balaadhan oo xaga soo dagayaasha iyo dhoofayaasha ah, iyada oo mashquul weyni ka jiro madaarka.

Read More »

Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Somaliland Janaral Maxamed Nuur Xirsi Oo Iftiimiyey Xogo Xasaasiya,

0 Visits: 908 | Tuesday July 01, 2014 - 07:52:21
London(xogreebnews.com-)-Taliyihii Sirdoonka Somaliland Janaral Maxamed Nuur Xirsi oo ku sugan magaaladda London, ayaa wareysi siiyay warbaahinta waxa uu ku iftiimiyey xogo xasaasiya oo ku saabasan arimaha amaanka iyo xidhiidhka sii xumaanaya ee wadamada jaarka.

Read More »

Guddoomiyha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Xubno Cusub U Magacaabay Xisbigooda

0 Visits: 892 | Tuesday July 01, 2014 - 07:50:43
London(xogreebnews.com-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa xubno xusub u magacaabay jagooGuddoomiye ku-xigeenka Dalka Uk

Read More »

featured