Wararka

Maxaa U Sababa In Dalalka Aynu Jaarka Nahay Iyo Beesha Caalamkuba Dib Ula Laab-Laabtaan Xidhiidhadoodi Diblomaasiyadeed Ee Ay La Lahaayeen Somaliland

0 Visits: 904 | Tuesday July 01, 2014 - 07:48:54
Hargeysa(xogreebnews.com-Mudooyinkii danbe waxaa si aad isu soo taraayey isfahmi waa dhinaca Xidhiidhka diblomaasiyadeed ee Xukuumada uu hogaaminaayo Madaxweyne Siilaanyo iyo Wadamada aynu dariska nahay ee Itobiya iyo Jabuuti iyo sida oo kale beesha Caalamka.

Read More »

Isku-dhac Khasaare Naf iyo mid hantiyeedba koobsadey oo dhexmaray Golayaasha degaanka Hargeysa iyo Sallaxley

1 Visits: 775 | Tuesday July 01, 2014 - 07:47:09
Hargeisa-(xogreebnews.com-Xubno ka tirsan xildhibaanada Golaha degaanka Hargeysa iyo dhigooda degmada Salaxley ayaa iska horimaad iyo gacan-hadal ku dhexmaray agagaarka Tuulada Toon oo u dhaxaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley.

Read More »

Qoyska madaxwene Siilaanyo oo aqal weyn ka iibsday xaafada Chelsea ee west London

0 Visits: 915 | Tuesday July 01, 2014 - 07:44:37
London,(xogreebnews.com-Marwada Madaxweyne Siilaanyo Amina Maxamuud Jirde( Amina Weris )ayaa dhawaan Guri weyn oo nooca raaxada ah ka iibsatay xaafada Chelsea ee west london ee cariga ingiriiska(UK).

Read More »

Haatufka Maanta.Somaliland Wali may soo marrin xukuumadd ka fulaysan oo xoriyadda hadalka sidan uga baqata oo la mid ah tan Siilaanyo.

0 Visits: 919 | Monday June 30, 2014 - 19:53:10
Hargeisa(xogreebnews.com-Bal imika ninka C/laahi Abokor maxay ku haystaan?Miyaanay ahayn tacadi iyo aargoosi calashaan hadalkii uu yidhi Al-Shabaab golaha wasiiradda magaceeda laguma soo hadal-

Read More »

“Xukuumaddani Waxa Ay Baabisay Nabadii, Dimuqraadiyadii, Xuquuqul Insaankii Iyo Nidaamkii Dalka Ka Jiray” Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 771 | Monday June 30, 2014 - 19:47:17
Hargaysa(xogreebnews.com-Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa dhaliilo u soo jeediyey Xukuumadda taladda dalka haysa, oo uu sheegay inay ku fashilantay inay u jawaabto hadal meel ka dhac ku ah

Read More »

Shirkadda Dahabshiil $25,000 ugu Deeqday Waddada Allaybaday-Arabsiyo.

0 Visits: 820 | Monday June 30, 2014 - 19:41:55
Hargeysa(xogreebnews.com-Maareeyaha Guud ee Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxmaan Cali Cabdi, ayaa guuddoonsiiyey Guddoomiye-ku-Xigeenka Guddida Dhismaha

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Miyaanu u Madax banaanayn Shaqadiisa?

0 Visits: 851 | Monday June 30, 2014 - 19:34:27
Hargaysa(xogreebnews.com-Xog-hayaha Siyaasadda ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cali Maxamuud Raage, ayaa sheegay in Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, oo aanu u madax bannaanayn shaqada xafiiskiisa, isla markaana waxa uu xusay in go'aankii Madaxweynaha, labada Gole iyo xisbiyada…

Read More »

Daawo Xogreeb TV Wado Xumi Soo Food Saartay Degmadaa Maxamuud Haybe iyo Xafadda Maxamed Mooge Iyagoo Cabasho Ka Moojiyay Wax Qabad La'aanta Cad Ee Dawladda Hoose Ee Hargeysa

0 Visits: 716 | Monday June 30, 2014 - 17:29:24
Daawo Xogreeb TV Wado Xumi Soo Food Saartay Degmadaa Maxamuud Haybe iyo Xafadda Maxamed Mooge Iyagoo Cabasho Ka Moojiyay Wax Qabad La'aanta Cad Ee Dawladda Hoose Ee Hargeysa By Zaki Adam Zuxufi

Read More »

Xarunta Xuquuqul Iinsaanka Oo Codsanaysa In Maxkamad La Horgeeyo Ama Xoryadiisi Loo Soo Celiyo Cabdulaahi Abokor

0 Visits: 865 | Sunday June 29, 2014 - 22:35:29
Hargeisa(xogreebnews.com-AKHRI 31 kii May 2014, abaaro 1:30kii habeenimo, unuga ka tirsan Booliiska Somaliland ee loo yaqaan RRU waxay weerareen guriga uu degenaa Cabdilaahi Abokor Cusmaan, Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga ee Wasaaradda Arimaha

Read More »

Safarkii Wasiirka Duulista Somaliland Ee Nairobi Ma Guul-Buu Kusoo Dhammaaday Mise Guul-Daaro?

0 Visits: 1012 | Sunday June 29, 2014 - 21:51:18
Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi oo si weyn uga cadhooday ax-di al"aanta soomaaliya ayaa dhowaan safar ku tagay xaruunta qaramada midoobay ee fadhigeeddu yahay magaalada Nairobi,waxaana wasiirkani kulanno gooni gooni ah la yeeshay sarakiisha hay'da ICAO oo iyaadu…

Read More »

Maddaxweynaha Soomaaliya Oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Talyaaniga + SAWIRO

0 Visits: 828 | Sunday June 29, 2014 - 20:32:06
Hargeisa(xogreebnews.com-Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Italy Mr. Fabrizio Marcelli islamarkaana Madaxweynaha soo gaarsiiyey fariin uu ka waday madaxda dalka Italy.

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ku Guul-daraysatay La Soo Wareegida Maamulka Hawadda Somaliland.

0 Visits: 863 | Sunday June 29, 2014 - 17:14:14
Hargeysa (xogreebnews.com- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDNI Xildhibaan Ibraahim Mahadi Buubaa oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa

Read More »

Gudoomiye ku xigeenka Ucid oo daaha ka feyday in Madaxweyne Siilanyo yahay Maxbuus u garba-duuban laba shaqsi oo go’aamada ka soo baxa madaxtooyada iska leh!

0 Visits: 872 | Sunday June 29, 2014 - 17:11:56
Hargeisa-(xogreebnews.com-Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid oo had iyo jeer naqdiya siyaasada xukumada Siilanyo iyo Qasriga Madaxtooyada ayaa boggiisa Face-book-ga soo dhigay qormo kooban oo uu ku duraayo Madaxweyne Siilanyo,Marwadiisa iyo Wasiirka

Read More »

Biyo La’aan Baahsan Oo Ka Jirta Degmada Go’da Weyn Ee Gobolka Saaxil Iyo Qayla Dhaanta Ka Soo Yeedhay Masuuliyiinta Degmadaas–

0 Visits: 1902 | Sunday June 29, 2014 - 17:08:59
Hargeysa(xogreebnews.com-Degmada go'da weyn ayaa waxa laga soo sheegay mudoo yinkii u dambeeyay in ay biyo la'aan baahsan ka jirto iyadoo foostada biyaha ah uuqiimaheedu cirka isku shareeray,sida uu xoghayadegmada go'da weyn u sheegeen warbaahinta foostada

Read More »

Al Shabaab Oo Ku Hanjabtay Ciidamada Huwanta Inaysan Ka Horjoogsan Karin Weeraro Ay Ka Geysato Muqdisho

0 Visits: 816 | Sunday June 29, 2014 - 17:05:27
Muqdisho(xogreebnews.com-Xarakada Al Shabaab oo la dagaalan adag kula jirto Ciidanka Dowladda iyo Amisom, ayaa waxay sheegtay inaysan Ciidamada Dowladda iyo Amisom, u

Read More »

Muran Iyo Khilaaf Markale Ka Dhex Istaadhmay Maamulka TV-Ga Qaran Iyo Wasaaradda Warfaafinta

0 Visits: 721 | Sunday June 29, 2014 - 17:00:26
Hargeysa(xogreebnews.com-Khilaafaka Maamulka Telefishanka qaranka ka taagan ayaa soo laba kacleeyey toddobaadkan kadib markii Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta

Read More »

Haatufka Maanta.Maxaa Cadaalad la helaa bal meeshan kii Maxkamadda sare haystay intuu u kala saaro Jabane arrooryaad, qayil, qarxis ee markuu biyo-raaciska dhamaystana

0 Visits: 839 | Saturday June 28, 2014 - 22:17:23
Hargeisa(xogreebnews.com-khaakhaayiraada bilaabaya ee maalinta dhan hurdo hadh iyo habeen ah u kala bixinaya, hadii aanu isagoo Alle u sahal ah kuba kala-hin Maxkamadii dalka

Read More »

Muuse bixii oo shacabka ku hambalyeey bisha ramadaan kuna waaniyey inay ka faa”iideystaan khayrka

0 Visits: 770 | Saturday June 28, 2014 - 20:48:46
HARGEISA(xogreebnews.com-Anigoo (Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE) ku hadlaya magacayga, ka hoggaanka xisbiga, golaha dhexe, guddiga fulinta iyo guud

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN AW-GEED SHACABKA HAMBALYO U DIRAY

0 Visits: 853 | Saturday June 28, 2014 - 20:42:46
Hargeisa(xogreebnews.com-HAMBALYADA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo

Read More »

featured