Wararka

xisbiga ucid oo kashiiftay xidhiidhka ka dhexeeya xukuumada siilaanyo iyo Horn-cable TV war-saxaafadeed ucid.

0 Visits: 897 | Saturday June 28, 2014 - 20:38:52
Xisbiga Ucid Waxaa Uu Doonayaa In Tvga Hc.T.v Noo Cadeeyo Sababta Looga Reebay Wararkii Ka Baxay Tvga Warkii Xisbiga Ucid Ee Uu Soo Duubey Aaden Cabdi IidleEe Ahaa Taageerayaashii Miisaanka Lahaa Ee Ku Soo Biirey Xisbiga Ucid

Read More »

Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo hadal ka soo saaray munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaanka

0 Visits: 839 | Saturday June 28, 2014 - 20:27:15
Muqdisho,(Exogreebnews.com-rgeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta hambalyo u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed

Read More »

” Waxa Jira Raysal Wasaare Aan Muuqan Oo Shaqadii Raysal Wasaare Nimada Haya”Maxamed Xaashi

0 Visits: 872 | Saturday June 28, 2014 - 20:22:01
Hargeysa(xogreebnews.com-Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka mid ah Madasha Wada tashiga Somaliland, ayaa dhaliil culus u soo jeediyey Xukuumadda taladda dalka haysa, isaga oo xusay

Read More »

Saxafiyiinta aan Xuduuda lahayn oo walaac ka muujiyay, Xukunka ku dhacay Wargeyska Haatuf iyo Wariye yaashiisa.

0 Visits: 907 | Saturday June 28, 2014 - 07:53:23
landon(xogreebnews.com-Ururka RWB ayaa xukunka lagu riday Haatuf sheegay in uu weydaarsan yahay sharciga dalka ee saxaafada. Masuuliyiintu waxay jabinayaan.Saxafiyiinta aan Xuduuda lahayn oo walaac ka muujiyay, Xukunka ku dhacay Wariyayaasha Haatuf, iyo Wariye yaashiisa.

Read More »

" ILLAAHA MAXAMED XAQA KU SOO SAAREY BAANU KU DHAARANEE HADAAD XAQA KA FOGAATO. SEEFAHAYAGA AYAANU KUGU TOOSINEYNAA” xildhibaan maxamed faarax qabile

0 Visits: 792 | Saturday June 28, 2014 - 07:50:27
HOOYO SACEENII WAAKAN CAANO BADIYEYE, TOLOW MA KII CUMAR BAA ILLAAHEY U DIREY DACWADII".

Read More »

Muuse Biixi oo laga qaadi doono Xilka Gudoomiyenimo ee Kulmiye iyo Shaqsiga u taagan bedelkiisa!

0 Visits: 867 | Saturday June 28, 2014 - 07:46:41
Hargeisa-(xogreebnews.com-Xoggo hordhaca oo Warfidiyeenka Qarannews ka helay masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Qasriga madaxtooyada Somaliland,una dhuun daloola khilaafka loo maaro waayey ee ka dhex oogan Siilanyo iyo Muuse Biixi iyo dhaqdhaqaaqyada socda ayaa tibaaxaya in Qoyska madaxtooyada ay

Read More »

Wargayska ugu balaadhan ee ka soo baxa dalka Norway oo wax ka qoray xadhiga Wargyska Haatuf Kuna booriyay Dawlada Norway in Siilaanyo la cuna qabateeyo

0 Visits: 813 | Saturday June 28, 2014 - 07:42:36
Jornaalka ugu weeyn dalka Norwey oo lagu soo qoray xadhiigii madaxda wargyska Haatuf Jornaalka waxaa ciwaan loga dhiigay markii u wargeysku qoray musuq kaas oo dowlada

Read More »

Wefti Baydhabo Ka Socda Oo Xukuumadda Somaliland Marti-qaaday Oo Socdaal Ku Yimi Hargeysa

0 Visits: 848 | Saturday June 28, 2014 - 07:39:27
Hargeysa(xogreebnews.com-Wefti ka socda Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shalay gelinkii danbe ka soo degay Madaarka Magaalada Hargeysa, kadib markii sida ay sheegeen ay marti qaad rasmi ah ka heleen xukuumadda Somaliland. Weftigan oo la dejiyay Huteelka ADAMS IN oo deris la ah Huteelka…

Read More »

Sacuudiga,Masar,Urdun iyo Falastiin oo isku raacay in Soonku uu bilaabanayo maalinta Axada

0 Visits: 827 | Saturday June 28, 2014 - 07:36:37
Muqdisho(xogreebnews.com-Dowladaha Sacuudiga,Masar,Urdun iyo Falastiin ayaa sheegay in maalinta bari ah aysan soon ahayn soonkuna uu bilaabanayo maalinta Axada ah oo Bishu tahay 29/06/2014

Read More »

Xisbi waa ka Kulmiye, Xukuumadna waa ka Kadeed :Hadal-haynta Maalmahan: Boobe Yuusuf Ducaale

0 Visits: 867 | Saturday June 28, 2014 - 07:34:43
Duco-qabe Mujaahida, Madax Looga dhigayaa,. Maansada Mullaax ee Ibraahin-gadhle, boobeDur iyo Daabac ma maqli jirteen

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay khudbad ka jeediyey xafladda 26-ka Juunisaago somaliland ku dar-saday dhulka uu xukummo .

0 Visits: 735 | Friday June 27, 2014 - 08:54:55
Muqdisho,(xogreebnews.com-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen gobollada waqooyi isl-

Read More »

xuska 26 jun oo madaxtooyaddu kaligeed ku qabsatay gurigeeda iyo xasan sheekh maxamuud oo ku hadaaqay inuu shacabka reer Hargeisa si gaar ah ugu hambalyeeynaayo calankii hiloobey.Daawo saawiiro)

0 Visits: 779 | Friday June 27, 2014 - 08:50:47
Hargeisa(xogreebnews.com-Caawa waxay ku beegnayd xuska Sanad Guuradii 54aad ee ka soo wareegtay markii aynu xornimada ka qaadanay Boqortooyadii Ingiriiska.

Read More »

Isu Soo Baxyo Ka Dhan Ah Cabudhinta Saxaafadda Oo Ay Suxufiyiinta Gobollada Galbeedka Badhtamaha Iyo Bariga Somaliland Kaga Dhiidhiyeen Gabood-fallada Xukuumadda

0 Visits: 890 | Friday June 27, 2014 - 08:46:16
Hargeisa(xogreebnews.com-Isu Soo Baxyo Ka Dhan Ah Cabudhinta Saxaafadda Oo Ay Suxufiyiinta Gobollada Galbeedka Badhtamaha Iyo Bariga Somaliland Kaga Dhiidhiyeen Gabood-fallada Xukuumadda

Read More »

Waxaanu Canbaraynayaa Xukunka Qarsoonidda Ee Sharciga Ahayn Shuruucdda Dalka Baal-marsan Loogu Adeegsaday Wargeska Madaxa-banaan Ee haatuf. Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Xisbiga Mucaaradka WADDANI Md Seed

0 Visits: 882 | Friday June 27, 2014 - 08:38:53
Hargeysa [xogreebnews.com- guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md Axmed Muumin Seed, ayaa si kulul u cambaareeyey xukunkii sida caddaaladda darradda ah loogu riday shalay Guddoomiyihii

Read More »

Hanaanka Loo Maray Xukunkan Suuqa Madaw ah ee Lagu Qaaday HAATUF waa Mid Ka Darajo Liita Habkii Loo Soo Agaasimay Xukunkii Maxkamadii Badbaadada ee Mugdisho Ku Riday 1988-kii Cumar Carte iyo Siyaasiyiin Kale.

0 Visits: 915 | Thursday June 26, 2014 - 21:23:58
HARGEISA(XOGREEBNEWS.COM-Akhristow waxaa muuqata in nidaamkii ay umadda somaliland heshiiska ku ahayd ee dimuqoraadiyadda loo bedelay boqortooyo ,wargeyska HAATUF iyo masuuliyiintiisa lagujma haysto danbi ay galeen ,laakiin waxa lagu

Read More »

Daawo xogreeb Tv:Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Xaqdarada Ee Wargeyasyada Haatuf Iyo Huubaal Oo Saaka ka Dhacay magaalada Hargaysa

0 Visits: 826 | Thursday June 26, 2014 - 21:15:50
Hargaysa(xogreebnews.com-Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Xaqdarada Ee Wargeyasyada Haatuf Iyo Huubaal

Read More »

Daawo xogreeb Tv:-Labada Xisbi Mucaarad Iyo Matasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Masuuliyiinta Haatuf

0 Visits: 740 | Thursday June 26, 2014 - 21:09:44
Hargaysa(xogreebnews.com-Labada Xisbi Mucaarad Iyo Matasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Masuuliyiinta Haatuf

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Eheladdii Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Sifo Sharci-daro Ah Xabsiga Ugu Haysato Cabdilaahi Abokor

0 Visits: 745 | Thursday June 26, 2014 - 20:15:05
Hargeysa (xogreebnews.com- Eheladda Wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Cabdilaahi Abokor Cismaan oo dabayaaqaddii bishii may ee Sanadkan ay Ciidamadda Amaanka Somaliland ay Xabsiga u taxaabeen ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay inay xoriyaddiisa u soo celiso ama Gasoorka Cadaaladda…

Read More »

Xukuumadu Way Ilawday Wixii Ay Maalinta 26juun Uga Dhignayd Shacabka Reer Somaliland. Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 804 | Thursday June 26, 2014 - 20:10:14
Hargaysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in maanta ay Somaliland ay hayso dhabihii ay Lixdankii kula midawday

Read More »

Daawo xogreebnews.com-Tv:”Axmed Siilaanyo Habrihii 70 Jirkii Buu Xidhay Markuu 70 Jirka Xidho Isna Muxuu Filayaa Dee In Isgana La Xidho Sow Maha”‘Marwo Fadumo siciid

0 Visits: 894 | Thursday June 26, 2014 - 20:05:57
Hargaysa(xogeebnews.com-axmed siilaanyo habrihii 70 jirkii buu xidhay markuu 70 jirka xidho isna muxuu filayaa dee in isgana la xidho sow maha"marwo Fadumo siciid"

Read More »

featured