Wararka

“Hebel Waa Mucaarad Ee Internetka Ka Jara, Adigana Internetkaaga La Gashan Maayo, Haddii Isgaadhsiintu Ay Cid U Adeegto, Isgaadhsiin Kale Ayaa La Samayn Doonaa” Sheekh Aadan (Siiro)

0 Visits: 769 | Saturday April 26, 2014 - 15:51:50
Hargeysa(xogreebnews.com- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Siiro), ayaa shirkadaha is gaadhsiinta ku dhaliilay sida ay dadka qaar uga xayiraan internetka iyo telefoonada, isaga oo

Read More »

Wefuud kala jaad jaada oo ka socda Somaliland oo ku filiqsan Hotelada Adis-ababa iyo waxay safaradoodu daaran yihiin !.

0 Visits: 781 | Saturday April 26, 2014 - 08:05:26
Adis-Ababa(xogreebnews.com-Raxan isagu jira Wasiiro,Xildhibaano Barlamaan iyo kuwo degaan,Guddiyo,Ururo,xigto (Xidid iyo xigaalba),Weriyayaal ka

Read More »

Xubno Uu Ka Mid Yahay Maamulihii Cusbitaalka Oodweyne Oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Togdheer Oo Lagu Eedeeyay .

0 Visits: 883 | Saturday April 26, 2014 - 07:49:21
Burco-(xogreebnews.com-Ciidamadda Booliska gobolka Togdheer ayaa Xabsiga u taxaabay Shalayto Galab Maamulihii Cusbitaalka Oodweyne Dr. Ibraahim Jaamac Kaahin iyo tiro dhalinyaro ah oo Degmadaasi ka tirsan sida ay noo xaqiijiyeen Ilo lagu kalsoonyahay oo Magaaladaasi ku sugani .

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Gaar ah Ku Joogay Magaalada Berbera Ayaa Salaada Jimce La Tukuday Dadweynaha Reer Berbera

0 Visits: 915 | Friday April 25, 2014 - 21:16:05
Berbera(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maalintii labaad socdaal gaar ah ku jooga magaalada Berbera ayaa

Read More »

Maxaa kasoo baxay kulamadii ka socday Kismaayo?

0 Visits: 879 | Friday April 25, 2014 - 20:51:44
Kismaayo(xogreebnews.com)-Warar aanu ka helnay kulamada nabadaynta Beelaha ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in shirkii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee loo

Read More »

Daawo xogreebTv-Sheekh Asad Muuse Kibaar Oo Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Kaga Hadlay Beelaha La Hayb Sooco..

0 Visits: 816 | Friday April 25, 2014 - 20:46:59
Daawo Sheekh Asad Muuse Kibaar Oo Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Kaga Hadlay Beelaha La Hayb Sooco..

Read More »

Maayarka Berbera oo Maalgeliya Meelaha Dhaliyarta lagu Dhaqan Xumeeyo iyo Gudida Wanaagfarista oo aan waxba ka ogeyn–

0 Visits: 905 | Thursday April 24, 2014 - 21:26:14
Hargaysa(xogreebnews.com-Mudo kudhawaad 6 bilood waxaanu ukuurgalney bal warar si qarsoodiya nagu Soogaadhey in aanu wax ka ogaano taasi oo aanu aakhirkiina ku sameyney

Read More »

Shil Baabuur Oo Ku Dhacay Baabuur Ka Mid Ahaa Baabuurta La Socotay Madaxweynaha SL Oo U Safraayay Xaga Berbera

0 Visits: 864 | Thursday April 24, 2014 - 21:19:21
Hargysa,(xogreebnews.com-Kolanyo baabuur ah oo siday madaxweynaha Somaliland ayaa shil ku gashay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera saacad ka hor.

Read More »

WASIIRU DAWLAHA WAXBARASHADDA IYO TACLIINTA SARE OO SHAHAADOOYIN GUDOONSIIYAY DUFCADII SADEXAAD EE KA QALIN JABISA

0 Visits: 822 | Thursday April 24, 2014 - 18:24:43
DUFCADII SADEXAAD OO KA QALIN JABISAY JAMACADDA ALPHA EE LAANTA BERBERA

Read More »

Shirkada Dahabshiil Waa Daryeelaha Dadweynaha soomaaliyeed,Cabdi casiis Bashiir Nuur Qormadii 2aad

0 Visits: 906 | Thursday April 24, 2014 - 14:23:22
Hargeisa(xogreebnews.com-Intiini la socotay qaybtii hore ee maqaalkeeni waxaa aynu kaga waramaynay wax-qabadka dhabta ah ee ay ku hawlan tahay shirkada wadaniga ah ee dabahshiil group oo ah mid uu heelan wax uu qabashada shacabka soomaaliyeed kuwaaso kala haajiray iyaago ku kala

Read More »

Saleebaan Xaglo-toosiye Wasiir ka Seexday Hawlihii Loo Igmaday…

0 Visits: 903 | Thursday April 24, 2014 - 14:12:26
Hargeysa(xogreebnews.com-wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Xagle'toosiye oo hore u ahaan jiray Hogaamiyahii Kooxdii nabad diidka ahayd ee SSC la'magac baxday, ayaa wada-hadal kadib uu Dr. Xale'toosiye kula yeeshay Kulan Magaaladda Dubai Madaxweyne

Read More »

DEG DEG: 4 Qof Oo Ku Dhimatay Gawaadhi Laga Soo Buuxiyay Walxaha Qarxa Oo Caawa Markale Gilgilay Xaafadda Islii Ee Magaalada Nairobi

0 Visits: 902 | Thursday April 24, 2014 - 08:02:10
Nairobi(xogreebnews.com-Qaraxyo Xoogan ayaa caawa goor dambe ruxay xaafadda Soomalidu ku badan tahay ee Islii ee magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kadib

Read More »

Baashe Cawil(Morgan)iyo Wasiirka Macadanta Oo Lacag Gaadheysa 50.000$ Siiyey Gud.Maxakamada G.Maroodi Jeex iyo Xeer Ilaalinta Si Xadhig Dheer Loogu Xukumo Madaxda Haatuf.–

0 Visits: 881 | Thursday April 24, 2014 - 07:59:20
Hargeysa(xogreebnews.com,- Iyadoo shabakada Somalilandcitizen ay indho dheer ku eegeysey Arrinka Wargeyska Haatuf iyo Xukuumada dhexyaala ayey shabakadani il gaara ku haysey dhaqdhaqaaqa wiilka Siilaanyo sodoga u yahay Baasha Morgan iyo Wasiirka macdanta.

Read More »

"Wax kasta oo caqliga Aadamiga faraha looga qaadaa waxa uu ku dambeeyaa qoomamo, Saxaafad Anshax marin iyadu ay is mariso suubisataana Somaliland waxa noo cadaatay in ay ku dhawaad 20 sanadood ka hirgali kari la’dahay. Maxaa xal ah? "saleebaan xaquuq

0 Visits: 797 | Thursday April 24, 2014 - 07:53:38
Hargeisa(xogreebnews.com-Saleebaan Xaquuq oo khilaafka Wargeyska Haatuf iyo Xukumada Siilanyo ka dhex oogan ku tilmaamay inuu salka ku hayo fursado dano dhaqaale

Read More »

Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Danjiraha Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arimaha Somaliya

0 Visits: 813 | Thursday April 24, 2014 - 01:17:03
London(Xogreebnews.com- Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Danjiraha Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arimaha Somaliya Nicholas kay

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Loo Dhisay Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga

0 Visits: 892 | Wednesday April 23, 2014 - 21:00:24
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo sameeyey Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Reermiyiga Somaliland oo laga dhisay Magaalada Hargeysa.

Read More »

“Madaxweynaha iyo xukuumaddiisuna waxay fidisay gogol nabadeed oo ah ciddii wax tabanaysa inay ka qabanayso, waxtarkeedana xukuumaddu inay meel walba gaadhsiinayso”-Tabashooyinka weftiga Gobolka Sool soo bandhigeen iyo ballanqaadkii Madaxweynaha Somaliland,

0 Visits: 731 | Wednesday April 23, 2014 - 20:50:18
Hargeysa (xogreebnews.com- Kulan garnaqsi ah, ayaa xarunta madaxtooyada ku dhexmaray shalay Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa

Read More »

Cali Dheere Oo Ku Hanjabay In Ay Sii Xoojinayaan Dilalka Xildhibaanada Baarlamaanka

0 Visits: 848 | Wednesday April 23, 2014 - 18:52:33
Muqdisho(xogreebnews.com-Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ugu hanjabaad Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo sheegay in

Read More »

Shirkadda Telesom Oo $8,000 oo Dollar ku Tabarucday Saddex Waddo Oo Magaalada Hargeysa Laga Hirgaliyey

0 Visits: 999 | Wednesday April 23, 2014 - 16:48:04
Hargeysa(Xogreebnews.com-– Shirkadda Telesom ayaa maanta saddex waddo oo magaalada Hargeysa ku yaala kaga qayb-qaadatay lacag dhan $8,000 lacagtaasi oo shirkadda Telesom gudoonsiiyey

Read More »

Hal Abuuraha Iyo Qoraaga Siciid Maxamuud Gahayr Oo Gabay Ku Hal Qabsanaya Nadra Maxamed Jaamc Oo Xirsi Awoodiisa Ku Tijaabiyey Iyo Cabdiraxman Cabdiqaadir Oo Dhabarka Ka Lagaga Jabiyey Shirkii Xisbiga Kulmiye Ee Hore Curiyey.

0 Visits: 1650 | Wednesday April 23, 2014 - 14:13:38
Dib-qallooc Waa gabay hiil u ah kuna halqabsanaya Nadra Maxamed Jaamac oo wasiir Xirsi isugu daray xadhig,gabay iyo cafis-beenaad. Cabdiraxmaan Cabdiqaaddir Faarax oo Dulmiye dhabarka jebiyay, waxa uu ka hadlayaa sad-bursiimada ay Beesha Dhexe ee Somaliland ku maroorsatay Madaxweynaha, Guddoomiyeyaasha…

Read More »

featured