Wararka

GUDOOMIYAHA WARGEYSKA HAATUF YUUSUF CABDI GABOOBE OO WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAY HADALKII XEER ILAALINTA EE AHAA IN LOO YEEDHAY

0 Visits: 918 | Wednesday April 23, 2014 - 14:11:15
Hargeisa-(Xogreebnews)- — Gudoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa beeniyey in waraaqo yeedhis ah looga keenay xeer-ilaalinta ama maxkamada gobolka Hargeysa haba-yaraatee.

Read More »

Daawo:Muqaalka Madaxweynaha Burundi Oo Ka Hadlay Ujeedada Safarku Ku Yimi Muqdisho +Soo Dhaweyntii Loo Agaasimey

0 Visits: 840 | Wednesday April 23, 2014 - 14:02:41
Daawo:Muqaalka Madaxweynaha Burundi Oo Ka Hadlay Ujeedada Safarku Ku Yimi Muqdisho +Soo Dhaweyntii Loo Agaasimey Xogreebnews Office Hargeisa

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Boqolaal Muslimiin Ah Lagu Dilay Koonfurta Suudaan Oo Ay Ka Socdaan Dagaalo Xoogani

0 Visits: 833 | Wednesday April 23, 2014 - 13:58:24
Hargeysa(Xogeebnews) Warbixin ay soo saartay Hay'adda Qaramada Midoobey ayaa ay ku sheegtay in ilaa 200 OO Muslimiin ah lagu dilay koonfurta Suudaan oo ay ka socdaan dagaalo xoogan waxaana ay dalbatey in baaritaan lagu sameeyo xasuuq ka dhacay Suudaanta Koonfureed todobaadkii la soo dhaafey.

Read More »

Gudomiyaha Xisbi Mucaaridka WADDANI Cabdirahmaan Ciro Iyo Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Ayaa SOO Gaadhay Finland Si Balaadhana Loogu Soo Dhoweeyay

0 Visits: 813 | Wednesday April 23, 2014 - 13:52:12
Hargeysa(XXogreebnews) Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa Xalay 23.4.14 ka soo degay Garoonka Caalamiga ee Finland ee magaalada Vaanta airport,

Read More »

Daawo Muuqaal Dood Kulul Oo Fooda La Isdaray Oo Dhexmartay Wariyayaal Ka Kala Socda Somaliland, Puntland Iyo Khaatumo

0 Visits: 896 | Wednesday April 23, 2014 - 13:40:25
Hargeysa(Xogreebnews) — Wariye Cali Xaraare ayaa soo diyaariyay Dood kulul oo dhexmartay Somaliland, khaatumo iyo Puntland. Doodan ayaa diirada lagu saaray Siyaasadda Somaliland, Puntland iyo khaatumo ee ku aadan degaanada Goboladda

Read More »

Daawo XogreebTv:Xaflad Lagu Soo Dhawayanay Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga UCID Ottawa + Weedhihii Kululaa Ee Dr. Maxamuud Taani

0 Visits: 849 | Wednesday April 23, 2014 - 13:33:40
Ottawa(Xogreebnews)-Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu soo dhawanayay Musharaxa Madaxaynaha Xisbiga UCID Mudane Jamaal Cali Xasan

Read More »

Beesha Caalamka Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Digtay Inuu Ku Kaco Carqalado Dib U Dhigi Kara Doorashada Madaxtinimada Dalka

0 Visits: 1071 | Tuesday April 22, 2014 - 22:15:51
Hargeysa(xogreebnews.com- Dawladaha iyo deeq-bixiyeyaasha reer galbeedka ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uga digay inuu ku kaco waxyaabo carqaladayn kara oo dibna u dhiga doorashada madaxtinimada Somaliland oo ku beegan inay dalka ka qabsoonto

Read More »

Wasiir cukuse oo ku fashilmay inuu xaal u heelo colaada kala irdheeysay xukumadda iyo warbaahinta madaxa-banaan

0 Visits: 820 | Tuesday April 22, 2014 - 21:58:15
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaaradda warfaafinta somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cukuse ayaa ku fashilmay inuu isku soo dhoweeyo ama xal u heelo

Read More »

Masuuliyiinta Iyo Hogaanka Xisbiga WADDANI Ayaa Maanta Iyaga Oo isku Duuban Beeniyay Hadal ay Warbaahintu Qortay Oo Ahaa In Khilaaf Ka Dhexjiro

0 Visits: 869 | Tuesday April 22, 2014 - 21:51:28
Hargeisa(xogreebnews.com-Masuuliyiinta Sare Ee Xisbiga WADDANI ayaa maanta Shir Ay ku qabteen Xafiiskooda magaalada hargaysa, waxa ay ku beeniyeen hadalo warbaahinta qaarkood ka qoreen taasi oo ay ku tilmaameen in la buun buuniyay.

Read More »

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Booqday Deegaanada Garacad Iyo Towfiiq Ee Gobolka Mudug Iyo Dadka Deeganadaasi oo Soo Dhoweeyey.

0 Visits: 909 | Tuesday April 22, 2014 - 19:43:24
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max'ed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa dhowaaahan safaro kala duwan ku marayay deegaanada Gobolka Mudug, ayaa booqasho ku tagay deegaanada Garacad iyo degmada Towfiiq oo ka tirsan Gobolks Mudug.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

0 Visits: 872 | Tuesday April 22, 2014 - 18:58:52
Hargeysaxogreeebnews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Ku qaabilay Garaad Jaamac Gaaraad Ismaaciil Ducaale oo hore uga tirsanaa Garaadada ugu tunka weyn ee Kooxda Khaatumo oo dhawaan dalka yimid kadib markii wadahadal is afgarad…

Read More »

DHAGAYSO R XOGREEB:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Iclaamiyay In dalka Laga Oogi Doono Salaad Roob Doon Ah

0 Visits: 837 | Tuesday April 22, 2014 - 18:20:26
Hargaysa(Xogreebnews)-Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa shaacisay in maalinta Sabtida ee fooda inagu soo haysa dalka oo dhan laga oogi doono salaada roob doon ah, ka dib markii Madaxweynaha Somaliland faray wasaarada salaadaas.

Read More »

Gudoomiyahii Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Xilkii Gudoomiye-Nimo Iska Casilay,Gudoomiye Cusubna U Doortay Af-Hayeenkii Gudidaasi

0 Visits: 940 | Tuesday April 22, 2014 - 18:15:44
Hargeysa(Xogreebnews) -Gudoomiyahii Gudida Doorashooyinka Qaran Somaliland Md:Ciise Yuusuf Xamari ayaa maanta si rasmi ah isaga casilay jagadii Gudoomiye-nimo ee Gudidaasi,balse waxaa uu sheegay in uu si ahaan doono xubin ka tirsan Gudida Komishanka Doorashoyinka Somaliland.

Read More »

Gudida komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Faah Faahin Ka Bixisay Sababta Uu Gudoomiyihii Hore Isku Casilay

0 Visits: 821 | Tuesday April 22, 2014 - 18:11:43
Hargeysa( Xgreebnews) Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyey sababta Gudoomiyihii hore ee Mr: Xamari uu iskaga casilay xilka gudoomiyenimo ee Gudidaasi,waxaana ay sheegeen in uu xilka uga tagay arimo la xidhiidha shakhsiyadiisa.

Read More »

Mudaharaad Balaadhan Oo Maanta Gilgilay Magaalada Oodweyne

0 Visits: 917 | Tuesday April 22, 2014 - 17:42:17
Hargeysa(Xogreebnews.com)Magaalada Oodweyne ee Gobalka Daadmadheedh ayaa saaka waxaa si aada u gilgilay mudaharaad balaadhan oo ay dhigeen dadka ku dhaqan Magaaladaasi.

Read More »

Prof. Siciid Cali Shire Oo Jaamacadda Caalamiga Ah Ee Beder U Jeediyey Khudbad Ku Saabsan Ganacsiga Iyo Hogaaminta

0 Visits: 1255 | Tuesday April 22, 2014 - 17:34:46
Xarunta Cilmi Baadhista Iyo Horumarinta Jaamacadda Beder Ayaa Xalay Kusoo Marti Qaaday Dr Siciid Cali Shire Jaamacadda Beder Isla Markaas Waxa Uu Arday Jaamacada U Jeediyey Khudbad Ku Saabsan Ganacsiga Iyo Maamulka. Dr Siciid Cali Shire Waa Qoraa Inta Badan Wax Ka Qora Cilmiga Dhaqaalaha Waana Khabiir…

Read More »

Qormo Xiiso Badan Oo Ka Hadlaysa Siyaasiyiintii Kulmiye Ku Biiray Ee Inta Sawirka Lala Galay Hada Quusta Taagan" Ninkii ay Xukuumadda Siiraanyo Sawirtoow Salaama".

0 Visits: 864 | Tuesday April 22, 2014 - 12:11:59
Inta Badan waxa aad arkaysaa dad tiro badan oo ka cabanaya xukuumadda siiraanyo, iyaga oo intooda badani ay yihiih dad lasoo shaqeeyay siiranyo iyo xisbiga kulmiye,waxa kale oo iyana jira Ururo la midoobay Xisbiga Kulmiye oo maanta fara maradhan ka taagan , waxa aynu isku dayi doonaa in aynu ka bilowno…

Read More »

Beesha Udurxmiin (Muuse Abokor) waxay Bayaankan ku shaacisay inay aad uga xuntahay saami xisbiga Kulmiye ku magacaabay oo laga siiyay ergadda Xisbigaas shirweynihiisa. Warsaxaafadeed arrintan hoggaanka dhaqanka Beeshu ka

0 Visits: 799 | Tuesday April 22, 2014 - 12:06:44
Warsaxaafadeed arrintan hoggaanka dhaqanka Beeshu ka soo saaray waxaa ay ku yidhaahdeen sidan: "Waxaa jirta in 10 April, 2014 inay ay soosaareen saamiga beelwaynta muuse abokor oo dhamaa 80 xubnood , kaas oo lagu xusay in ergada laga siiyey Beesha durxmiin (Muuse Abokor) ee shirka uga qaybgeli doonta…

Read More »

Cali Guray Oo Badheedhihiisa Ka Dhiibtay Xildhibaanada Laga Mamnuucay Inay Galaan Gudaha Qasriga Madaxtooyada

0 Visits: 789 | Tuesday April 22, 2014 - 12:01:24
Hargeisa-(Xogreebnews)-Waxay dhawaan warbaahinta madax banaanini baahisay in Shan Xildhibaan oo ka mid ah Barlamaanka Somaliland laga mamnuucay in galaan gudaha Qasriga Madaxtooyada,Albaabka Madaxtooyada laga soo galena la dhigay Magacyadooda

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Maraykanka Oo Booqanaya Dalka Ukraine

0 Visits: 741 | Tuesday April 22, 2014 - 11:53:27
Hargeysa(Xogreebnews) -Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Joe Baiden ayaa kulan la yeelan doono madaxda KMG ee Ukraine.Waxaa uu taageero u muujinayaa dowladda reer-galbeedka u janjeerta ee Kiev. Wararka kale ee la xiriira

Read More »

featured