Wararka

Masuulkii Sadexaad Oo Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Looga Yeedhay Dalka Itoobiya Si Wax Looga Waydiiyo Dhacdadii Gabilay

0 Visits: 824 | Tuesday April 22, 2014 - 11:49:30
Hargeysa(Xogreebnews) -Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Md:Cali Maxamed Warancade ayaa Shalay galinkii danbe Socdaal ugu kicitimay dalka aynu jaarka nahay ee Ethopia.

Read More »

Deeq Bixiyeyaasha Somaliland Ka Badhitaara Doorashooyinka Oo Madaxwayne Silanyo Uga Digay In Uu Ku Kaco Falal Dib U Dhigi Kara Dorashoyinka Madaxtinimada.

0 Visits: 708 | Tuesday April 22, 2014 - 11:47:00
Hargeysa(Xogreebnews)Dawladaha iyo deeq-bixiyeyaasha reer galbeedka ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uga digay inuu ku kaco waxyaabo carqaladayn kara oo dibna u dhiga doorashadamadaxtinimada Somaliland oo ku beegan inay dalka ka qabsoonto badhtamaha sanadka 2015.

Read More »

Deeq Bixiyeyaasha Somaliland Ka Badhitaara Doorashooyinka Oo Madaxwayne Silanyo Uga Digay In Uu Ku Kaco Falal Dib U Dhigi Kara Dorashoyinka Madaxtinimada.

0 Visits: 653 | Tuesday April 22, 2014 - 11:46:59
Hargeysa(Xogreebnews)Dawladaha iyo deeq-bixiyeyaasha reer galbeedka ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uga digay inuu ku kaco waxyaabo carqaladayn kara oo dibna u dhiga doorashadamadaxtinimada Somaliland oo ku beegan inay dalka ka qabsoonto badhtamaha sanadka 2015.

Read More »

Daawo Tv-ga Universal Oo Soo Bandhigay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Heeso Isugu Jawaabaya.

0 Visits: 781 | Tuesday April 22, 2014 - 09:53:46
Muqdisho(Xogreebnews) — Daawo Tv-ga Universal Oo Soo Bandhigay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Heeso Isugu Jawaabaya.

Read More »

Baaq beesha aduruxmiin muuse kaga biyo diidey war been ah oo warbaahinta qaar keed ka qortay Hargeisa

0 Visits: 907 | Tuesday April 22, 2014 - 09:09:06
Cuqaasha beesha aduruxmiin muuse ookamid ah beelaha habarjeclo ayaa soo saaray baaq warbaahinta loogu talagalay oo ay beeshu kaga biyo diiday warar ay kaqoreen qaar warbaahinta kamid ihi kaasoo sheegayay in beeshu kabaxday

Read More »

Dr Tedros oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibada ee dawlada somaliland

0 Visits: 743 | Tuesday April 22, 2014 - 08:17:11
adis-sababa(xogreebnews.com-Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia Dr Tedros Adhanom ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibada ee

Read More »

Rag afka soo duubtay oo Suldaan ku dilay Kismaayo

0 Visits: 822 | Tuesday April 22, 2014 - 08:12:51
Kismaayo(xogreebnews.com-Waxaa magaalada Kismaayo maanta lagu dilay Suldaan Caamir Cabdidhuux.Wararku waxay sheegayaan in laba nin oo afka soo

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Laga Dayrinaayo In Uu Noqdo Mid Gacantiisa Ku Dumiya Wasaarada Warfaafinta Somaliland Iyo Xukuumada Oo Ka Siijeeda Arinkaasi

0 Visits: 849 | Monday April 21, 2014 - 22:01:14
Hargaysa(Xogreebnews) — Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland waxa ay ka mid tahay wasaaradaha muhiimka ah ee laga daalacando muuqaal haboon ee dalka, masuuliyadeeduna tahay inay horseed ka noqoto habdhaqan haboon oo inshax iyo asluubtba leh oo u dan ah dalka iyo dadkaba, ujeedada…

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Digniin Culus U Diray Cali Khaliif Iyo Cali Ciise Oo Taleex Ka Degay

0 Visits: 851 | Monday April 21, 2014 - 21:58:16
(Xogreebnews)-Somaliland ayaa Digniin u dirtay Kooxo ay ku tilmaantay qaswadeyaal iyo nabad-diid, dalalka jaarka la ah iyo waliba kuwa Caalamka ee xidhiidhka siyaasaddeed k dhexeeyo

Read More »

Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Solja Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Cabudhinta Ay Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banaan(Daawo Video

0 Visits: 857 | Sunday April 20, 2014 - 19:39:41
Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Solja Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Cabudhinta Ay Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banaan(Daawo Video

Read More »

Kabtankii Markabkii ku degay Kuuriyada Konfureed oo la xirey

0 Visits: 811 | Sunday April 20, 2014 - 16:44:09
Kabtankii wadey markabkii ku degay Kuuriyada Koonfureed maalintii Arbacada ayaa sheegay in ciladda markabku u degey ay ahayd cimilada oo aad u xumeyd, dabayl, roob iyo ceyraamo is qabsatey, waxaa taas dheer in

Read More »

Ugu Yaraan Hal Askari Oo Ku Dhintay Dagaal Dhexmaray Maxaabiis Ka Baxsatay Jeelka Weyn Ee Hargeysa Iyo Ciidanka Ilaaliya Jeelka.

0 Visits: 995 | Sunday April 20, 2014 - 16:32:30
Hargeysa(Xogreebnews)Dagaal gacan ka hadal ah ayaa xabsiga hargeysa ku dhex maray maxaabiista ku xidhan iyo Ciidanka Asluubta, sida aan wararka ku helayno Hal Askari ayaa ku dhintay inta la ogyahay mid kale dhaawa

Read More »

Ma Laga Yaabaa In Xasan Gaafaadhi La Mariyo Waddadii Hore Loo Mariyey Gudoomiye Ku Xigeenkii Rasmiga Ahaa Ee Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan CabdiqaadirÂ…..Muj Cali Guray

0 Visits: 937 | Sunday April 20, 2014 - 16:24:49
Hargeysa(xogreebnews.com-gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) ayaa ka hadlay talaabadii uu Xasan Gaafaadhi ku sheegay inuu u sharaxan yahay jagada gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye.

Read More »

Dagaal Culus Oo U Dhaxeeya Maxaabiistii Ku Xidhnayd Jeelka Hargeysa Iyo Ilaaladii Jeelka

0 Visits: 972 | Sunday April 20, 2014 - 16:20:41
Hargeysa(xogreebnews.com-Maxaabiistii Ku xidhnayd ee Jeelka Hargeysa oo dagaal ka dhex riday Jeelkiina jabsatay.

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo kulaan la qaatay xubnihii dhowaan ku biiray xisbigiisa kulmiye.warsaxaafadeed

0 Visits: 946 | Sunday April 20, 2014 - 16:17:30
Hargeisa(xogreebnews.com-warsaxaafadeed kasoo baxay aqalka madaxtooyada somaliland ayaa lagu sheegay in uu madaxweyne siilaanyo la kulmay xubnaha guur guurka badan ee xisbiga kumiye kusoo biiray dhowaan hadaba warsaxaafadeed oo soo gaadhay bahdaa xogreebnews.com-waxaa uu dhignaa sidaan

Read More »

Nuxurka War-saxaafadeed Ay Soo Saartay Wasaaradaha Arimaha Debeda Somaliland

0 Visits: 926 | Sunday April 20, 2014 - 16:11:22
Hargeysa(xogreebnews.com-Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Debeda Somaliland ayaa lagu bayaamiyey inaan Somaliland marnaba aqabili doonin in koox

Read More »

Nin lagu dilay Oog iyo Gacan-ku dhiiglihii dilka geystay oo la qabtay!.

0 Visits: 895 | Sunday April 20, 2014 - 08:28:13
Nin lagu dilay Oog iyo Gacan-ku dhiiglihii dilka geystay oo la qabtay!. Oog-(Xogreebnews)-Nin magaciisa lagu sheegay Faarax Cismaan oo u shaqeyn jiray shirkada Laydh-tiriiga ee

Read More »

xubno ka mid ah garabka haweenka xisbiga Kulmiye oo ay hayb-wadaagan madaxweyne siilaanyo oo wasiir xirsi u diray UK inay kaga qayb galaan xuska 18 MAY

0 Visits: 1083 | Saturday April 19, 2014 - 20:47:42
Hargeisa(xogreebnews.com-xubno ka mid ahaa kulmiyihii waaweeyna ee garabka haweenka ayaa lagu taxay fiisayaasha dalka UK kuwaaso la sheegay inay kaga qayb

Read More »

dhaq-dhaqaaqyo xoogan oo laga dareemaayo jiida hore,ciidmada oo la sheegay inay difaaca xidheen

0 Visits: 866 | Saturday April 19, 2014 - 20:44:55
Las-caanood(xogreebnews.com-ilo wareedyo ku sugan jiida hore ee somaliland ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com- u sheegay in ay caawa jiraan dhaq-dhaqaaq ciidan oo

Read More »

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN, waxa uu tacsi u dirayaa Reer Xaaji Axmed Cabdilaahi (Xashiish) isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Walaalkood Marxuum Aadan Xaaji Cabdilaahi Xashiish oo ku geeriyooday Ottawa Canada 18.04.2014.

0 Visits: 774 | Saturday April 19, 2014 - 20:35:27
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN, waxa uu tacsi u dirayaa Reer Xaaji Axmed Cabdilaahi (Xashiish) isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Walaalkood Marxuum Aadan Xaaji Cabdilaahi Xashiish oo ku geeriyooday Ottawa Canada 18.04.2014.

Read More »

featured