Wararka

“Anigu KHAATUMADA Somaliland Ayaan Ahay….Indha Sheelna Waa…..”Xildhibaan Indho Indho

0 Visits: 860 | Saturday April 19, 2014 - 17:24:43
Hargeysa( Xogreebnews) Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland kana soo jeeda gobolka Sool ayaa Farriin kulul u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Baashe Maxamed Faarax Waa Maxay Aragtiduu Ka Qabo Imaanshaha Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil..??

0 Visits: 911 | Saturday April 19, 2014 - 17:19:31
Hargeysa(Xogreebnews) Gudoomiye ku-Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Md:Baashe Maxmed Faarax ayaa si aada u soo dhaweeyey Imaanshaha Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka tirsan garaadadii ugu tunka weynaa Kooxdii Khaatumo oo maalintii shalay ahayd si balaadhan loogu soo dhaweeyey Magaalada…

Read More »

Warmurtiyeed ,Xukuumadda Talada Haysaa Uma Haysato In Ay Hoggaaminayso Dal Dimuqraadiya Oo Doorashooyin Lagula Kala Wareego Talada Dalka

0 Visits: 842 | Saturday April 19, 2014 - 14:38:08
Hargeisa(xogreebnews.com-habdhaqanka iyo talada dalka lagu maamulaana waa mid la mida tii kacaankii milatariga, waxaa sii kordhaya in la iska horkeenayo shacabkii iyo ciidankii ammaanka, rasaastuna ay noqoto mid ka soo horreysa, waxa sii badanaya cabudhiska saxaafadda oo marba

Read More »

Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Oo Qoraal Lagaga Madnuucayo Madaxtooyada Loo Dhiibay Ciidamada Ilaalada iyo Intooda Badan oo Aan Horjoogsan Albaabka Qasriga

0 Visits: 1048 | Saturday April 19, 2014 - 14:33:20
Hargeysa(xogreebnews.com-Shan Xildhibaan oo katirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, oo isugu jira Xisbiga Xaakimka Kulmiye iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa,

Read More »

Dahabshiil Waa Daryeelaha Dadweynaha Soomaaliyeed

0 Visits: 906 | Saturday April 19, 2014 - 14:25:33
Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkada dahab shiil group waa shirkad intaa badan ka shaqaysaa horumarka ummadda soomaaliyeed iyaado dhinaacyo badan ka caawiya dadweynaha

Read More »

Shirkii dib u heshiisiinta oo soo gabagaboobay iyo wafdigii Raysulwasaaraha oo Muqdisho ku laabanaya

0 Visits: 890 | Friday April 18, 2014 - 20:59:56
Hargeisa(xogreebnews,com-Waxaa goor dhawayd la soo afmeeray shirkii dib uheshiisiinta Beelaha Jubaland kaas oo saaka ka furmaya xarunta Baarlamaanka maamulka Jubaland.Shirkan

Read More »

YUUSUF CABI GABOOBE OO KU EEDEEYEY SHIRKADAHA IS GAADHSIINTA INAY KU XAD-GUBEEN HEESHISKII AY KULAA JIREEN WARBAAHINTA

0 Visits: 852 | Friday April 18, 2014 - 20:53:40
Hargeysa(xogreebnews.com- Guddoomiyaha wargeyska Haatuf Md. Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa ka hadlay xayiraada wargeyskaas oo ilaa haatan soo gaadhay in laysku dayo in hawada

Read More »

Bangiga Laga Leeyahay Dalka Ingiriiska Ee Barclays Ayaa Heshiis Lagalay Xawaaladda Dahabshiil

0 Visits: 898 | Friday April 18, 2014 - 20:48:59
London(xogreebnews.com-Bangiga laga leeyahay dalka Ingiriiska ee Barclays ayaa heshiis lagalay xawaaladda Dahabshiil, taasoo uu u ogolaaday inay xisaabaadka uga sii furnaadaan illaa ay bangi kale ka heleyso.

Read More »

GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL OO DALKA SOMALILAND SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYEY–(daawo saawiro)

0 Visits: 963 | Friday April 18, 2014 - 20:46:13
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxaan loo kala hadhin soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoonka Diyaaradaha Cigaal International Airport ka soo degay ka dib markii uu

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan waxa uu Dalka Jabuuti kula kulmay Safariirada Dalka Jabuuti u fadhiya labada wadan ee Falastiin iyo Turkiga

0 Visits: 775 | Friday April 18, 2014 - 20:41:18
Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi

Read More »

Faallo Cukuse 49 Masuul ee uu Magacaabay Sharciga Ma Waafaqsan Yihiin.

0 Visits: 1101 | Friday April 18, 2014 - 19:04:45
Wasaaradda kasta inkastoo ay xee hoosaad leedahay ,hadana waxaa la og yahay in aysan marnaba suurta gal ahayn in wasiir wasaaradiisa u magcaabo 49 masuul oo isugu jira agaasimo waaxeedyo

Read More »

Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh

0 Visits: 807 | Friday April 18, 2014 - 18:39:41
12 sannadood ayaa ka soo wareegtay markii la soo gebagebeeyay aaskii, baroor-diiqdii iyo tacsidii Hoggaamiyihii, Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal oo 3/5/2002dii ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magaalada Pretoria ee dalka South Africa

Read More »

Wasiiro Xukumadda Silaanyo Ka Tirsan Oo Xubno Maamulka Khaatumo Seeg Wada Hadal Kula Leh Dalka Jabuuti

0 Visits: 766 | Friday April 18, 2014 - 08:47:27
Hargeysa(xogreebnews.com-xoggo anuuhelnay ayaa tibaxayaan inay jabuuti ku tageen wadahadal dhexmari doona Laba Xubnood oo ka tirsan mahelnay ulka Khaatumo State hase yeeshee ka soo kicitimay Muqdisho .

Read More »

Wasiir Cukuse Oo ku Guul-dareystay Inuu Hanto shaqaale weynaha wasaarada Warfaafinta Dhaafi La”na Sidii U Maareeyaha Tv-ga Qaranka Banaanka Uu Dhigi Lahaa

0 Visits: 833 | Thursday April 17, 2014 - 21:36:51
Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka wasaaradda warfaafinta somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse ayaa ku guul-daraystay xilka wasaaradaas iyaado markii hore la rejeynaayey inuu

Read More »

Dawcadan masuuliyiinta Haatuf ku dacweeyeen habdhaqanka iyo tacadiga Xukuumada Siilaanyo u geysato, Warbaahinta islamarkaana, ay ku sunteen Masuuliyiinta Wargeysku

0 Visits: 838 | Thursday April 17, 2014 - 21:31:51
Hargeysa(xogreebnews.com-Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf ee kasoo baxa Somaliland gaar ahaana caasimada Hargeysa oo Dhawaan Xukuumadu albaabada u laabtey ayaa, qoraal ka dhan

Read More »

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan oo uu wehelinaayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaalif Axmed oo ku sugan Jabuuti maxay ka wadaa-hadleen dawlada ismaacil

0 Visits: 813 | Thursday April 17, 2014 - 21:20:20
Jabuuti(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan oo uu wehelinaayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta

Read More »

Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Aktoober Ee Magaalo Madaxda labaad Ee Somaliland Burco Oo Gaashaanka U Daruuray In Magaca Laga Badelo Xaafada Aktoober Kuna Tilmaamay Hadal Layska Yidhi.

0 Visits: 856 | Thursday April 17, 2014 - 21:13:58
Burco(xogreebnews.com-Shir ay goor dhawayd isugu yimaadeen odayaasha Iyo dhalin yarada xaafada Aktoober ee magaalada burco ayaa lagu soo saaray Go'aano dhaxalgal ah waxaana lagu sheegay Sidan Waraqad qoraal ah oo ay ku saxeexan yihiin gudiga xaafada Aktoober Iyo waliba

Read More »

Xukuumadda Siilaanyo Oo Shirkaddaha Isgaadhsiinta Ku Amartay Inay Xayiraad Saaraan Shabakada Wararka Ee Haatuf

0 Visits: 817 | Thursday April 17, 2014 - 21:11:28
Hargeisa(xogreebnews.com_Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa la sheegay inay shalay soo saartay go'aan ay u gudbisay shirkaddaha Isgaadhsiinta ee Somaliland inay internet-kooda ka

Read More »

Wasiir Cukuse Wuu Baabiiyey Qaab-Dhismeedkii Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

0 Visits: 939 | Thursday April 17, 2014 - 14:38:45
Wasiirka wasaaradda warfaafinta C/laahi Daahir Cukuse ayaa waxa uu isku shaandheyn ku sameeyey agaasime waaxeedyadda iyo madax qaybeedyadda wasaaradda warfaafinta Somaliland,wasiirka ayaa waxa uu magacaabay 49 oo isu jira madax qaybeedyo iyo agaasime waaxeedyo

Read More »

Baashe Cawil Waa Muwaadin Lagu Xad-Gudbay Ee Xaal Hala Siiyo!

1 Visits: 945 | Wednesday April 16, 2014 - 20:49:39
Hargeisa(xogreebnews.com-Soomaalidu waxaay leedahay dhaqan, kaaso ah mid soo jireen oo lagu tix-geliyo cid kasta oo xidid ah.waxaanay dadka soomaaldu ay kaaga duwaan tahay aduunyada inteeda badan,waxaay

Read More »

featured