Wararka

Baashe Cawil Waa Muwaadin Lagu Xad-Gudbay Ee Xaal Hala Siiyo!

1 Visits: 948 | Wednesday April 16, 2014 - 20:49:39
Hargeisa(xogreebnews.com-Soomaalidu waxaay leedahay dhaqan, kaaso ah mid soo jireen oo lagu tix-geliyo cid kasta oo xidid ah.waxaanay dadka soomaaldu ay kaaga duwaan tahay aduunyada inteeda badan,waxaay

Read More »

war culus:Ciidanka Somaliland oo Taleex ka baxay xeelad dagaal aw-geed

0 Visits: 904 | Wednesday April 16, 2014 - 19:11:54
Taleex(xogreebnews.com--Ciidanka Somaliland ayaa Taleex ka baxay gelinkii dambe ee Maanta. goob-joogeyaal ayaa xaqiijiyay inay Milateriga Somaliland Magaalada Taleex Dibada uga baxeen 24 saacadood oo ay gacanta ku hayeen kaddib.

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Warbixin Kasoo Saaray Xiisada Ka Taagan Taleex

0 Visits: 757 | Wednesday April 16, 2014 - 16:16:12
Muqdisho (xogreebnews.com- Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay

Read More »

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Oo Kismaayo Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Iyo Haweenka Deegaanka

0 Visits: 795 | Wednesday April 16, 2014 - 16:10:59
Muqdisho(xogreebnews.com-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo, oo maalintii 5-aad booqasho ku

Read More »

WASIIR CUKUSE OO KU GAAGABAY SHAQAALE WEYNAHA KALA DUWAN EE WASAARADA WARFAAFINTA OO SHALAYTO KA GAR HEELAY KADIB CADAALAD DARO IS BUUR-SATAY OO U KU KACAY

0 Visits: 900 | Tuesday April 15, 2014 - 22:02:52
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaaradda warfaafinta cabdilaahi cukuse ayaa soo saaray warsaxafadeed mal-maaluuqanoo la sheegay inuu soo saaray wasiirkaaso oo uu ugaa gol laaha

Read More »

Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay In Ay Wadahadal La Bilaabeen Siyaasiga Dibed Wareega Ah Ee Cali Khaliif Galaydh

0 Visits: 947 | Tuesday April 15, 2014 - 21:08:23
Hargeysa (xogreebnews.com- Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay Wada-hadal la sheegay in uu u bilaabmay Siyaasiga caanka ah Cali

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyey Iyo Degmada Taleex, Xaalada Oo Degan Iyo Ciidamada Oo Gacanta Ku Haya Magaalada

0 Visits: 794 | Tuesday April 15, 2014 - 21:04:10
Taleex (xogreebnews.com- Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaasaacado yar ka hor si buuxda gacanta ugu dhigay Degmada Taleex oo ka tirsan

Read More »

(DAAWO VIDEO)Fadeexadihii HAATUF Oo Rumoobay Iyo Jahliyadda Sheffeild Oo Beeniyay Inuu Lacag Soo Gaadhsiiyay Wasiir Xuseenn

0 Visits: 844 | Tuesday April 15, 2014 - 20:59:18
Daawo Fadeexadihii HAATUF Oo Rumoobay Iyo Jahliyadda Sheffeild Oo Beeniyay Inuu Lacag Soo Gaadhsiiyay Wasiir Xuseenn

Read More »

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda oo lagu magacaabay Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Hay’adaha Caalamiga iyo Kuwa Maxaliga ah.

0 Visits: 813 | Tuesday April 15, 2014 - 19:57:14
Hargeisa(xogreebnews.com-war saxaafadeed kasoo baxay madatooyada oo soo gaadhay shabakadda warar ee xogreebnews.com- ayaa uu dhignaa sidaan.Madaxweynaha

Read More »

Ciidamada Somaliland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Magaalada Taleex

0 Visits: 744 | Tuesday April 15, 2014 - 19:54:48
Hargeysa(xogreebnews.com-Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si buuxda ula Wareegay

Read More »

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ayaa Bilaabay Dhismaha Maxkamadda Degmada Cadaadley Oo Hore Gudoomiye Cirro U Dhagaxdhigay.

0 Visits: 883 | Tuesday April 15, 2014 - 19:44:46
Cadaadlay(xoreebnews.com-gXisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ayaa Wax-qabad dhisme ah ka bilaabay Degmada Cadaadlay ee Gobolka Marood-jeex, iyada oo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo xoghayaha xanaanada xoolaha Md. Xasan Axmed Muuse (Goodaad) uu shalay

Read More »

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN, shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde oo ku geeriyooday 15/04/2014, Dalka Ingiriiska, gaar ahaana waxa uu madaxweynuhu tacsi u dirayaa Qoyska Reer Xaaji Ismaaciil Jirde Aw Cali.

0 Visits: 766 | Tuesday April 15, 2014 - 19:40:29
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay

Read More »

Eedaysanayaasha Loo Haysto Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Mar Kale Shalay La Horkeenay Maxkamadda Gobalka Hargeysa

0 Visits: 1024 | Tuesday April 15, 2014 - 19:37:12
Hargeysa(xogreebnews.com- Qoyska loo haysto dilkii foosha xumaa ee bishii March loo gaystay marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle, ayaa shalay mar kale la horkeenay maxkamadda gobalka Hargeysa.

Read More »

Faallo:Dawlad Iyo Shicib Is-Naceen Maxaa Lagu Gartaa

0 Visits: 816 | Monday April 14, 2014 - 22:18:51
Hargeisa(xogreebnews.com-Xukuumadda uu hoggaamiyo axmed maxamed siilaanyo, ayaa ahayd mid si xor ah ay usoo doorteen shacabka somaliland,oo ay safaaf dhaadheer ay u galeen dooraashadii dhacday 26-jun -2010 taaso ahayd mid uu madaxweyne

Read More »

Xarunta Tvga Qaranka Somaliland Ee London Oo Ay Baadhitaan Ka Wado Waaxda Cashuuraha Ingiriiska.

0 Visits: 899 | Monday April 14, 2014 - 21:22:45
London(xogreebnews.com- Xaruntii Tvga Qaranka Somaliland London ayaa dhawaanahanba Kudaba jirtay Brent Council baadhayso kadib markii la ogaaday Inuu Been ku Diwaanganshanyey beentaas oo ah Housing association iyadoo lagu lunsaney lacago xad dhaafa oo ah kuwii magaca

Read More »

"Naayaahe Naga Aamu Adeer, Meeshu….." Su 'aalo Iyo Jawaabo Adag Oo Dhex Maray Cukuse Iyo Shaqaalaha Idaacada Radio Hargeysa

0 Visits: 1011 | Monday April 14, 2014 - 20:39:33
Hargeysa(xogreebnews.com--Kulan balaadhan oo garnaqasi ah ayaa maanta dhex-maray Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Shaqaale Waynaha Idaacada Radio Hargeysa oo cabasho xoogan ka

Read More »

"Shirkada Daallo Airlines waan ku amaanayaa hawsha diyaaradan Air Buss A321ee Dubai Tooska u Tagays"maxamuud xaashi cabdi

0 Visits: 974 | Monday April 14, 2014 - 20:30:31
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaaradda duulista ayaa si weyn ugu mahad naqay diyaaradda daalo Airlines oo si rasmi ah somaliland uga bilaabaysyaa duulimaadyo.hadaba

Read More »

Dowladaha Puntland iyo Kuweyt oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Dhisayo Airporka Garoowe iyo Jaamacada Maakhir ee Badhan

0 Visits: 728 | Monday April 14, 2014 - 19:43:28
Dubai(xogreebnews.com-Waxaa maanta magaaladda Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ka dhacay heshiis ay ku kala saxiixdeen Dowladaha Kuweyt iyo Puntland kaas oo ah

Read More »

War-saxaafadeed: Jaamacada Hargeysa Oo Warmurtiyeed Ka Soo Saaray Lacagta Ardayda Laga Qaado

0 Visits: 927 | Monday April 14, 2014 - 19:33:12
Hargeysa(xogreebnews.com-Maamulka Jaamacada Hargeysa ayaa Warsaxafadeed ka soo saaray Fii-ga ay bixiyaan Semestarkii Ardaydu, waxayna Maamulku sheegen inaanay Jirin waxa lacag oo wakhtigan la

Read More »

“Waxaanu Leenahay Intaan Dadku Isu Soo Bixin Si Degdeg Ah Xorriyadooda Ugu Soo Celiya Ardaydaas Xidhxidhan”. Xoghayaha Guud Xisbiga WADDANI.

0 Visits: 916 | Monday April 14, 2014 - 19:24:21
Hargeisa(xogreebnews.com-Dib Markii Ay Saaka Ardayda Jaamacadda Hargeysi Mudaharaad Salmi Ah Iskugu Soo Baxeen Wasaaradda Waxabarashada Horteeda .Kaas Oo Ay Kaga Cabanayeen Lacag Lagu kordhiyey

Read More »

featured