Wararka

XOGHAYAHA WAXBARASHADA XISBIGA WADDANI OO CAMBAAREEYEY FALKII ARDAYDA LAGULA KACAY “Waa Xaaraan Waana Arrin Naxdin Leh In Ardayda Loo Adeegsado Rasaas Nool Iyo Jeel Sidii Cadaw Shisheeye Ah” Xoghaye Dhagayare

0 Visits: 809 | Monday April 14, 2014 - 19:21:10
Hargeisa(xogreebnews.com-Xoghayaha Waxbarashada Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Axmed Cabdilaahi Maxamed (Dhagayare) oo shirjaraaid ku qabtay xarunta guud ee xisbigaasi ku

Read More »

Daawo Kulan Lagaga Hadlayay Qorshe Ku Aadan Halka Laga Keenayo Dhaqaalaha Lagu Dhisidoono Dekeda Lugahaya

0 Visits: 759 | Sunday April 13, 2014 - 22:22:16
Borama(Xogreebnews.com- Daawo Kulan Lagaga Hadlayay Qorshe Ku Aadan Halka Laga Keenayo Dhaqaalaha Lagu Dhisidoono Dekeda Lugahaya..

Read More »

Daawo Agaasimaha Wasaarada Macdanta Somaliland Oo Ka Warbixiyey Shirkad Ajaanib Ah Oo Sahamindoonta Macdanta Ku Jirta Deegaano Ka Mid Ah Dalka

0 Visits: 792 | Sunday April 13, 2014 - 22:19:30
Borama(Xogreebnews.com- Daawo Agaasimaha Wasaarada Macdanta Somaliland Oo Ka Warbixiyey Shirkad Ajaanib Ah Oo Sahamindoonta Macdanta Ku Jirta Deegaano Ka Mid Ah Dalka..

Read More »

Dhageyso" Gudoomiyaha Gudiga Qaban-qaabada Shirweynaha Kulmiye Oo Sheegay Wakhtiga Ay Soo Xeroonayaan Ergooyinka Shirka

0 Visits: 785 | Sunday April 13, 2014 - 22:08:07
Hargeisa(Xogreebnews.com- Dhageyso" Gudoomiyaha Gudiga Qaban-qaabada Shirweynaha Kulmiye Oo Sheegay Wakhtiga Ay Soo Xeroonayaan Ergooyinka Shirka..

Read More »

Dhageyso" Wasiirka Waxbarashada Somalilad Oo Ka Hadashay Mudaharaadkii Ardayda Jaamacada Hargeysa Maanta Sameeyeen

0 Visits: 800 | Sunday April 13, 2014 - 22:05:36
Hargeisa(Xogreebnews.com- Dhageyso" Wasiirka Waxbarashada Somalilad Marwo Zam-zam Oo Ka Hadashay Mudaharaadkii Ardayda Jaamacada Hargeysa Maanta Sameeyeen..

Read More »

Ardayda Mudaharaadaysay Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ka Warbixiyey Cabashadooda Fariin Adagna U Diray...+Video

0 Visits: 812 | Sunday April 13, 2014 - 22:03:22
Hargeisa(Xogreebnews.com- Ardaydii Mudaharaadaysay Maanta Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ka Warbixiyey Cabashadooda Fariin Adagna U Diray...+Video

Read More »

Daawo Sawirada Mudaharaad Xoog Leh Oo Gilgilay Jaamacada Hargeysa Kasoo Ardayda Jaamacadu Kaga Cabanayeen Lacag Kordhin

0 Visits: 984 | Sunday April 13, 2014 - 21:57:00
Hargeisa(Xogreebnews.com- Mudahaarad ayaa Saaka ka Bilaabmay Xarunta Jamacada Hargiesa ,kaasoo ay dhigayaan Ardayda Jaamacada Hargeisa kagana Cabanayaan Lacagta Waxbarashada Jaamacada ee Semester ka Waxbarashada oo lagu kordhiyay.

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo la filaayo inuu saacadaha soo socdaa xilka ka xayuubiyo wasiiro ay ka mid yihiin macdanta iyo warfaafinta

0 Visits: 990 | Sunday April 13, 2014 - 21:18:33
Hargeisa(xogreebnews.com-iloo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex sugan qasriga madaxtooyada somaliland ayaa shabakadda warar ee xogreebnews- kuwaaso tibaaxay in ay miiska saaran tahay isku shaandheyn lexaad leh taaso saameyn doonta intaa badan qaarka mid ah gollaha wasiiradda oo saaxib dhow laha ahaa…

Read More »

Wafdigii Raysulwasaare Cabdiweli oo kormeer ku tagay xarumo ku yaala magaalada Kismaayo+waxyaabaha uu darna safarka Raysu lwasaaraha

0 Visits: 791 | Sunday April 13, 2014 - 20:38:22
Kismaayo(xogreebnews.com-Wafdigii Raysulwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ee shalay galab soo gaadhay magaalada Kismaayo ayaa saaka kormeer ku tagay xarumo dhowr ah oo kuyaala magaalada Kismaayo.Xarumaha Raysulwasaaruhu booqday waxaa kamid ah dhismaha..

Read More »

Mudaharaad balaadhan oo ka istaadhmay Jaamacada Hargeisa iyo Xukumada Siilanyo oo xidhxidhay Arday badan+Ujeedada Mudaharaadka.

0 Visits: 868 | Sunday April 13, 2014 - 20:33:30
Hargeisa-(xogreebnews.com--Ardayda oo Mudaharaad Salmi ah ama socod luga ka soo bilaabay Dhismaha Jaamacada Hargeysa ayaa ciidamada RRU iyo SPU-du ku waabiyeen afaafka Biriishka Galbeed ee Hargeysa ka dib markii ay rasaas ooda kaga qaadeen.

Read More »

Boqor Buur Madow Garaad-yare La Garaadda Ah Raaxada Oo Maanta Saxaafada Ku Cayaaya Reer Bay Wax-Ka sheegen ceebey tacaal,milicso wax yaabihi Uu Axmed Siilaanyo Shalay Ku Lahaa Oo Ay Ka Mid Tahay Wuu Asaasaqay.

0 Visits: 780 | Saturday April 12, 2014 - 21:22:53
Hargeisa(xogreebnews.com-Boqor cismaan aw maxamuud (boqor buur madow) oo ka mid ah wax-garadka Somaliland ayaa ah shiekhsi intaa badan ku milma

Read More »

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Caawa Mar Dhaweed Si Lama Filaan Ah Loogu Dhex Arkay Hotel Imperial Ee Maglada Hargaysa.

0 Visits: 899 | Saturday April 12, 2014 - 21:11:02
Hargaysa(xogreebnews.com-Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Caawa Mar Dhaweed Si Lama Filaan Ah Loogu Dhex Arkay Hotel Imperial Ee Maglada Hargaysa.

Read More »

"Xisbiga WADDANI waxa uu arrintaa masuuliyadeeda ku eedaynayaa Xukumada talada haysa inay si cad faraha ugula jirtay isla markaana aanay si mug leh waxba uga qaban markii hore ee xildhibaanka la toogtay"xisbiga wadani

0 Visits: 808 | Saturday April 12, 2014 - 21:06:03
Hargeisa(xogreebnews.com-Warsaxaafadeed Xisbiga WADDANI wuxuu cambaaraynaya falkii foosha xumaa ee ka dhacay magaalada Bebera ee keenay dilka iyo dhaawaca uu gaystay askari ka

Read More »

Xildhibaan ka mid ah Barlamaanka Somaliland oo lagu tooriyeey badhtamaha magaalada Burco+xaaladiisa Caafimaad

0 Visits: 977 | Saturday April 12, 2014 - 21:01:23
Burco-(xogreebnews.com-Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka mid ah Golaha barlaamanka Somaliland beryahan danbena ku sugnaa magaalada Burco oo ah Gobolka laga soo doortay ayaa maanta duhurkii nin ku tooriyey agaarka Hotel Badha-badha,Burco.

Read More »

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun! haweenay aroosad ahayd oo ku geeriyootay shil gaadhi oo ka dhacay duleedka caasimadda

0 Visits: 863 | Saturday April 12, 2014 - 09:06:43
Hargeisa(xogreebnews.com-alle ha uu naxariiste waxaa shil gaadhi ku dhimmaatay haweenay ahayd aroosadda.sidaa anuu ka helayno qaarka mid ah eeheladda ayaa noo xaqiijiyey inay ahayd haweenaydani aroosadda oo uu arooskeedu ka dhici rabay deegaano FARO-WEYNE oo uu dhow caaismadda

Read More »

WAR DEG-DEG AH:WIIL UU DHALAY XILDHIBAAN MAXAMED FAARAX QABILE OO CAAWA WEERARAY NINKII HORE RASAASTA UGU RIDAY ABIIHI IYO ASKAR DIFAAC KA GAASHAY OO DHAAWACDAY INAANKA UU DHALAY XILDHIBAANKU IYO HAWEENAY AY RASAASTU HALEESHAY OO GEERIYOOTAY

0 Visits: 795 | Friday April 11, 2014 - 21:14:18
Hargeisa(xogreebnews.com-wiil uu dhalay xildhibaan maxamed faarax qabile oo ka mid ah mudanayaasha aqalka wakiiladda somaliland ayaa caawa ku weeraaray Huteel ku yaalla magaaladda Berbera,nin hore uu weeraaray abiihi muddo laga jooga sideed bilood kaaso rasaas ku furay xildhibaanka oo ku sugan caasimadda…

Read More »

Ururka Haweenka Somaliland ee Bariga London oo Cambaareeyey Xadhigga Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, Xukuumaddana baaq culus u diray

0 Visits: 852 | Friday April 11, 2014 - 19:25:15
London(xogreebnews.com-Ururka Haweenka Somaliland ee Bariga magaalada London (Somaliland Assosition Women of East London), ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqday inay

Read More »

Baashe moorgan wiil ku nool gurigii waalidkii maxay uga hinaasen wasiiraddu!

0 Visits: 907 | Friday April 11, 2014 - 19:13:46
Hargeisa(xogreebnews.com-Wiilka uu madaxweynuhu sodogga uu yahay ee lagu magacaabo baashe cawil oo aan xilka haynin xukuumadda ayaa waxaa isaasoo taraaya warar sheegaya inay jiraan awoodo isku haysta inay uu kala dhowaadan inuu

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaaladiisa Caafimaad Liidato Iyo Warar Sheegaya In Habeen Madow Loo Duuliyay Jabuuti

1 Visits: 911 | Friday April 11, 2014 - 16:09:01
Hargeysa(Xogreebnews.com) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la sheegay inay xaaladiisa caafimaad liidato oo uu ku jiro xaalad goo goos ah oo kala garasho laaan ah. Tan iyo Markii uu madaxweyne Siilaanyo ka soo laabtay safarkii dheeraa ee uu ku soo…

Read More »

Mujaahid Dhagaweyne Oo Sheegay In Xukuumada Siilaanyo Ka Baxday Dawladnimadii Oo Dalka Ay Ku Xukumayso Reernimo

0 Visits: 963 | Friday April 11, 2014 - 15:02:36
"Afar Inan Oo Isku Reer Ahi Umadd Xukumi Maayaan Noqona Mayso Ee Waa In Layska Celiyaa Oo Aan Dib Loogu Dul Qaadan Waxani Edeb Darro Way Dhaaftay" Hargeysa(Xogreebnews.com)- Afhayeenka madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhaga Wayne) ayaa markii…

Read More »

featured