Wararka

XISBIGA WADDANI OO TALO WAAYELNIMO UU GUDBIYEY WASIIRKA MACDANTA IYO BIYAHA WAR-SAXAFADEED.

0 Visits: 868 | Thursday April 10, 2014 - 21:24:56
Hargeisa(xogreebnews.com-Guddida Khayraadka Dabiiciga ah iyo Tamarta ee xisbiga Waddani isagoo tixraacaya warsaxaafadeedkii wasiirka macdanta

Read More »

xukuumada oo munaasibadkula dabal-degtay aqoonsigi Golaha Deegaanka Sheffield(daawo sawiiro)

0 Visits: 921 | Thursday April 10, 2014 - 21:07:21
Hargeisa(xogreebnews.com-Maanta waxa Caasimada Somaliland ee Hargeysa laga dareemayey Dhaq-dhaqaaq xoogan, kaasi oo la xidhiidha Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu qabtay

Read More »

Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Ka Warbixiyay Socdaalkiisii Iyo Xaalada Dalku Marayo

0 Visits: 981 | Thursday April 10, 2014 - 20:35:56
Borama(Xogreebnews.com- Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Ka Warbixiyay Socdaalkiisii Iyo Xaalada Dalku Marayo..

Read More »

Daawo Xubno Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ee Awdal Oo Ka Hadlay Qaabka Loo Xulayo Ergada Shirweynaha Kulmiye Ka Qeybgalaysa

0 Visits: 967 | Thursday April 10, 2014 - 20:34:27
Borama(Xogreebnews.com- Daawo Xubno Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Ee Awdal Oo Ka Hadlay Qaabka Loo Xulayo Ergada Shirweynaha Kulmiye Ka Qeybgalaysa..

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Xasan Guure Oo Ka Hadlay Xidhitaanka Wargeyska Haatuf, Xuuumadana Dhaliilo Usoo Jeediyay

0 Visits: 1019 | Thursday April 10, 2014 - 20:22:44
Hargeysa(Xogreebnews.com— Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Md. Xasan Guure Ayaa Ka Hadlay Xidhitaanka Wargeyska Haatuf, Xuuumadana Dhaliilo Usoo Jeediyay..

Read More »

Raysal Wasaarihii Hore Ee Kenya Raila Odinga Oo Si Kulul U Eedeeyay Qaabka Ay Dowlada Kenya Ula Dhaqantay Somalida Islii

0 Visits: 817 | Thursday April 10, 2014 - 19:58:08
Boston(Xogreebnews.com- Raysal wasaarihii hore ee Kenya Rail Odinga ayaa eedeeyay qaabkii ay dowlada Kenya ula dhaqantay dadka Soomaaliyeed howlgalada ay kula dagaalamayso argagaxisada ee magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa.

Read More »

Eng:Maxamed Xaashi Oo Dhaqamada Xukuumada Siilaanyo Ku Tilmaamay Qaar Sii Fogaynaya Ictiraafka

0 Visits: 1047 | Thursday April 10, 2014 - 16:54:24
Hargeysa(Xogreebnews.com)Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng:Maxamed Xaashi Cilmi Oo hada ka mid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-Tashiga ayaa Xukuumada Siilaanyo ku eedeeyey in ay Hab-dhaqanada kala duwan ee ay mudooyinkii danbe u adeegsato Bulshada ay yihiin kuwo waxyeelo…

Read More »

" In Dawladdu joojiso xadhiga degdegga ah ee ka dhanka ah saxaafadda (Saxafi iyo Xarun Warbaahineed) iyada oo loo baahan yahay in saxafiga cid kasta oo dacwad u haysataa ay sharciga la tiigsato isna uu isku difaaco hab sharci ah"SONSAF

0 Visits: 818 | Wednesday April 09, 2014 - 20:22:09
Hargeisa(xogreebnews.com-Tan iyo Markii Saxaafadda Somaliland iyo Hay'adda Jilayaasha Aan Dawliga Ahayn ee Somaliland (SONSAF) ay si wada jir ah u bilaabeen in ay iska kaashadaan wax ka

Read More »

Faallo Awoodaha Madaxtooyada Dalku Badane Xirsibaan Maqli Jiray Ee Xaggu MoorgannaHaysta!

0 Visits: 1014 | Wednesday April 09, 2014 - 19:38:55
Hargeis(xogreebnes.com-Muddo hadda ku dhow afar sanno ayaa laga jooga wakhtigii uu talada dalka la wareegay madaxweyne siilaanyo oo in badan naawilaayey inuu mar uun noqdo madaxweyne waxaana lagu xasuusta inuu ahaa mucaarid ad-adaag

Read More »

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo OO magacaabay Guddida Qaban-qaabadda Xuska 18 May, oo uu gudoomiye u yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Cali Maxamed Warancade.

0 Visits: 974 | Wednesday April 09, 2014 - 18:43:51
MAGACAABID. Ku: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Guddoomiye) Hargeysa Ku: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Hargeysa Ku: Wasiirka Wasaaradda Wax-barashadda iyo Tacliinta Sare Hargeysa

Read More »

Hogaamiye dhaqameedyo ka soo jeeda beelaha deegaanka Boorama ayaa guddoomiyaha maxkamadda sare  ee dalka ku eeddeeyay inuu majara habaabinayo fal dembiyeed  ku saabsan wiil dhallinyaro ah oo ay ku doodayaan in nolosha lagu gubay.

0 Visits: 749 | Wednesday April 09, 2014 - 16:29:36
Boorama(xogreebnews.com-Hogaamiye dhaqameedyaddan ayaa qoraal ay soo gaadhsiiyeen wargeyska Saxafi  kaga hadlay arrimo door ah oo ku saabsan inta marxaladood ee kiiskaasi soo maray iyo go'aanadda maxmadaha

Read More »

Sir culus:ma dhabba inay wasiirka madaxtooyada iyo warfaafintu ay bixiyeen,sirtii lagu xidhay wargeyska Haatuf.

0 Visits: 931 | Wednesday April 09, 2014 - 16:09:16
Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo looga qaateen ah ayaa shabakadda warar ee xogreebnews-uu sheegay dhacdooyinkii todobaadyadii uu danbeeyey ay ku jaha-wareersanayd bulshada ee ku saabsanayd war ku saabsanaa wiil uu madaxweyne

Read More »

Waa Maxay Saxaafad Yaase Noqon Kara Suxufi?

0 Visits: 1185 | Wednesday April 09, 2014 - 15:07:04
Ereyga saxaafad (journalism) ma ahan wax fudud oo qaacido lagu soo koobi karo waxaana laga yaabaa in sida ugu dhaw uguna haboon eeynu ku sharxi karno ay tahay kaalin muuhim ah oo u adeegta bulshada ama shacabka, War cusub oo joogta ahna gaarsiiya qeybaha kala duwan ee bulshadda mana ahan hawl damaanadeeda…

Read More »

Madaxweyne Abaal La”aanti Uu Cali Guray Kugu Sheegayey Ma Saxaafaddi Kursiga Ku Saartay Baad Ka Biloowday? Faallo

0 Visits: 930 | Tuesday April 08, 2014 - 22:46:39
Wallee been ma qaayibo! Wallee gabay qardoofa ah ama iga qandoodsama, qalbigaygu ma hollado! Wallee "Qaaf" ujeeddo leh qiimahayga kuma rido! Magac waa qasaanade, Wallee qado ma dhaafsado! Ninkii beesha qaayiba qar hadduu ku soo dumo, Wallee ciidda kama qodo! Wallee qalabka maansada heesaha qumbuladda…

Read More »

Saxafiyada Caanka ah Ee Sagal Mustafe Xassan Oo Dalka Jabuuti Ka Diyaarisay Barnaamij Taariikhda Galay + Ujeedada Safaro Ay Ku Gaalabixinayso Wadamo Kamid ah Bariga Iyo Badhtamaha Qaarada Africa.

0 Visits: 1010 | Tuesday April 08, 2014 - 21:07:17
Africa (xogreebnews.com- Saxafiyada Caanka ah Ee Da'da yar Sida weyna bulshadu ay u taageerto ayaa waxay maalmahanba safaro kala gedisan ku maraysay wadamo kamid ah qaarada Africa kuwaaso ay kamid yihiin, DJabuuti, Keneya, Uganda iyo Tanzania dalkaaso katirsan Geeska, Bariga iyo Badhtamaha Qaarada Africa.

Read More »

Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xayiraada Ay Xukuumadu Saartay Wargeyska Haatuf Iyo Laydh La'aanta Haysata Xaafado Ka Mid Ah Hargeysa

0 Visits: 777 | Tuesday April 08, 2014 - 18:40:39
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Maanta Shir,Jaarid Ku Qabatay Xafiiskooda Ayaa Waxaa Ay Kaga Hadleen Kuna Canbaareeyeen Falkii Lagula Kacay Wargayska Haatuf Oo Maalintii Shalay Ay Ciidamada Booliska Somaliland Gabi Ahaanba La Wareegeen

Read More »

Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Borama Oo Fuliyay Hawl-galo Lagu Banaynayo Wadooyin Si Sharci Daro Ah Loo Dhisanayo

0 Visits: 828 | Tuesday April 08, 2014 - 18:23:37
Borama(Xogreebnews.com)Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Borama Oo Fuliyay Hawl-galo Lagu Banaynayo Wadooyinka Sida Sharci Darada Ah Loo Dhisnayo

Read More »

Cambaareeyn Ka Dhan Ah Xadhiga Lagula Kacay Wargeyska Madaxa Banaan Ee Haatuf

0 Visits: 840 | Tuesday April 08, 2014 - 17:55:32
Suxufiyiinta oo dhan ayaa waxa ay cambaareeyeen falka xun ee lagu xidhay wargeyska madaxa banaan ee hubaal ... Universal baa looga taag la'aa CUKUSEE, Haatufna ma imid!!? Hadaba maxaa laga rabaa wargeyska Haatuf ?.. Waa maxay u jeedka ka dambeeya ?.MA CUKUSAA XIDHAY MISA XUKUUMADA?

Read More »

Culimada Reer Somaliland Oo Ka Digtay Xeer Fasaxaya Nidaamka Ribada

0 Visits: 842 | Tuesday April 08, 2014 - 16:08:14
Hargeysa(Xogreebnews) Muxaadarooyin iyo kulamo diini ah oo si taxane loogaga hadlay nidaamka dhaqaalaha islaamka iyo saamaynta uu bulshada ku leeyahay, isla markaana socday 2-dii ilaa 7-dii bishan April, ayaa lagu soo gunaanaday xalay Masjidka Cali Mataan ee badhtamaha caasimadda Hargeysa.

Read More »

War Deg Deg ah :Xaraarada Cadaaladda Daradii Ka Taagneyd Telefishanka Qaranka oo Maanta Gadhay Gacan Ka Hadal Dhex Maray Meereeyaha Tv.ga Qaranka iyo Qaar Ka Mid ah Shaqaalihiisa.

0 Visits: 822 | Tuesday April 08, 2014 - 14:47:39
Hargeysa(Xoriyonews)-Maareeyaha telefishanka qaranka Khadar Cali Gaas oo waqtiyadii danbe la soo baxay qabyaalad iyo u kala eexasho shaqaalaaha ah ayaa waxa dhacay in mid ka mid ah shaqaalaha telefishanka qaranka

Read More »

featured