Wararka

Alshabaab oo sheegay in maxaabiis Kenyaan ah ay diinta Islaamka qaateen

0 Visits: 947 | Saturday February 22, 2014 - 19:13:40
Kismaayo(xogreebnews.com-Alshabaab ayaa shaaciyay in maxaabiis ay horay uga soo qafaasheen

Read More »

Mujaahid jidhif oo guurtida ku boggaadiyay dhex-dhexeedinta ay ku guuleysteen,qaramada midoobayna ku eedeeyay xad-gudub.

0 Visits: 1006 | Saturday February 22, 2014 - 19:09:21
Hargeysa(xogreebnews.com-Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Janaral Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif) ayaa Qaramada Midoobay ku dhaliilay sida ay nabadgelyada Somaliland u barbar dhigto nabadgelyada Somaliya, marka la eego hal-beega ay ku cabiraan nabadgelyada. Jidhif, oo shalay

Read More »

QARAX GIL-GILAY QAYBO KA MID AH MAGAALADA KISMAAYO

0 Visits: 938 | Saturday February 22, 2014 - 16:38:25
QARAX GIL-GILAY QAYBO KA MID AH MAGAALADA KISMAAYO

Read More »

SARAAKIL AMISOM KU DHINTAY SHIL BAABUR

0 Visits: 934 | Saturday February 22, 2014 - 16:36:00
"Xalay fiidkii gaari ay wateen ciidamada AMISOM ayaa ku dhacay meel ay biyo ku jireen, waxaana halkaas ku dhintay saddex askari, afar kalena way ku dhaawacmeen, waxaana dhaawacyadooda

Read More »

WAR-CULUS:Agaasimihii Xafiiska Raysal Wasaaraha Somaliya Maxamuud Indhacase Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Maanta Ee Vila Somaliya

0 Visits: 803 | Friday February 21, 2014 - 20:27:43
Muqdisho(xogreebnews.com- Waxaa goordhaw istaagay Qaraxyadii iyo dagaalkii tooska ahaa ee kasocday agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo goordhaw kooxo aad hubeesan weerar kusoo qaadeen.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh: Shabaab waa sac dhintay caanihiis ee waxkasta ha la hakiyo oo dagaalk ha loo diyaar garoobo

0 Visits: 942 | Friday February 21, 2014 - 20:10:10
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo saxaafada la

Read More »

Faahfaahin Dheeraad Oo Ka Soo Baxaya Weerarkii Cuslaa Ee Lagu Qaaday Madaxtooyada Soomaaliya

0 Visits: 896 | Friday February 21, 2014 - 19:54:07
Muqdisho(xogreebnews.com-Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxaysa Weerarkii cuslaa duhurnimadii maanta oo jimce ah lagu qaaday dhabarka dambe xarunta madaxtooyada Villa

Read More »

Xisbiga UCID Oo Baaq Ka Soo Saaray Go’aankii Golaha Guurtida Iyo Mustaqbalka Siyaasadeed Ee Somaliland

0 Visits: 878 | Friday February 21, 2014 - 08:52:02
Tan iyo intii uu Dhacay khilaafka gurrucan ee ka dhex jiray golaha shardci dejinta ee Somaliland, xisbiga UCID wuxuu dadaal wax ku ool ah ka geystay sidii loo soo celin lahaa karaamadii iyo wada shaqayntii xubnaha golaha baarlamanka, annagoo u arkaynay sii socodka khilaafkan inay ka dhalan karto burbur

Read More »

Dulmiga DAHSOON | Dhibkii Gaaray IFRAH

0 Visits: 875 | Friday February 21, 2014 - 08:50:18
MUQDISHO(XOGREEBNEWS.COM-DULMIGA DAHSOON EE KSA JIRAA MAGAALADA MUQEDISHO

Read More »

Wasiirka Duulista Oo Aan Dhaqaajin-Wajigii Labaad Ee Dhismihii Madaarka Hargeisa Ee Uu Dhowaan Dhagax Dhigay Madaxweyne ku xigeenka.

0 Visits: 980 | Friday February 21, 2014 - 08:45:39
Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland maxamuud xaashi cabdi oo uu weheeliyo madaxweyne ku xigeenk ayaa dhowaan dhagax-dhigay mashruuc ay ku sheegen,in dib loogu dhisaayo ballaca madaarka Hargeisa,taaso ay markii horeeba ay ahayd goob la shaaxaday dhaqaalihii loogu talo

Read More »

"Gobol Ka Aradan Dhamaanba Adeegyadda Bulshadda iyo Dhismeyaasha Maamulka Dawladda"... warbixin weriye Axmed Macalin

0 Visits: 1014 | Friday February 21, 2014 - 08:42:44
Gobolka Salal oo ka mid ahaa todobadii gobol ee uu magacaabay madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo guud ahaanba deegaamadda hoos yimaada gobolkaasi ayaa ah mid xiligan la joogo ka duwan dhamaanba goboladda kale ee dalka.

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Ka Warbixiyay Shirar Maal-gashi Oo Ay London U Joogaan

0 Visits: 893 | Thursday February 20, 2014 - 08:07:15
London(xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ayaa sii amba-qaaday wejigii labaad wada-hadal ay bishii hore wada yeesheen shirkadda adduunka u kala iibisa shidaalka ee lagu magacaabo Detol oo laga leeyahay dalka Ingiriiska.

Read More »

Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Wakhti Dheerad ah Ku Kordhinaya Muddada Khafiifinta Xayiraada Hubka Saaran Soomaaliya

0 Visits: 887 | Thursday February 20, 2014 - 08:02:52
London(xogreebnews.com-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa laga yaaba in ay waqti dheeraad ah ku daraan muddada qafiifinta Cunoqabataynta hubka saaran Soomaaliya oo ku eeg bisha soo socota ee March.

Read More »

Guddoomiye Cirro Iyo Labadiisa Ku Xigeen Oo Ka Dareen Celiyey Sida Ay U Arkaan Qodobada Lagu Soo Af Jaray Khilaafkii Ka Taagnaa Golaha Wakiilada

0 Visits: 866 | Thursday February 20, 2014 - 07:59:32
Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cavdilaahi oo ka hadlay sida uu u arko go,aanada lagu soo af jaray khilaafkii ka dhex taagnaa mudanayaasha golaha wakiilada ayaa waxa uu sheegay inuu soo dhawaynayo go,aamadaasi, waxaanu tilmaamay in xilka laga qaadi karo haddii loo maro sifo…

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO KULAAN LA QAATAY SHIR GUDOONKA WAKIILADA IYO GUURTIDI KU GUNTAADATAY KHILAAFKA SABAABAY INUU GOLLUHU XIDHMO.

0 Visits: 844 | Wednesday February 19, 2014 - 16:56:50
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxa maanta la soo afjaray hadal hayntii golaha wakiilada ee maalmahanba la isla dhex maraayey taasi oo ku soo gebegabawday guul iyo Isfahan ay wada gaadheen garabyadii isku hayey mooshinada, iyada oo door muhiimana ay ka qaateen Golaha guurtida Jamhuuriyada Somaliland.

Read More »

AKHRISO NUXURKA HEESHIISKA MAANTA LAGA GAADHAY KHILAAFKA WAKIILADA

0 Visits: 1078 | Wednesday February 19, 2014 - 16:51:52
Hargeisa(xogreebnews.com- gollaha guurtida somaliland ayaa maant soo saaray go"aan ay ku wadaa qanceen dhamaan garab-yada mudanayaasha

Read More »

saaka iyo laba sarkaal dagaal gacan ka hadal ah oo ku dhex-maray,xaruunta baarlamaanka somaliland

0 Visits: 1029 | Wednesday February 19, 2014 - 16:46:28
Gaashaanle Dhexe Maxamed Baaruud iyo Gaashaanle Dhexe Cabdi Xasan ayaa dagaal gacan ka hadal gaadhay Dgex maray kadib markii Maxamed Baaruud amar ku bixiyey inaanu soo galin Cabdi Xasan oo ka tirsan Ciidanka Asluubtu.

Read More »

SOMALILAND:GUURTIDA OO KU GUULEEYSTA INAY MEESHA KA SAARAN KHILAAFKII HADHEEYAY AQALKA WAKIILADA

0 Visits: 972 | Wednesday February 19, 2014 - 16:40:57
Hargeisa(xogreebnews.com-fadhigii maanta golaha wakiilada somaliland oo ay shalay isugu yedheen golaha guurtida ee dhexdhexaadinta ka waday khilaafka soo kala dhexe galay

Read More »

DULMIGA IYO CADAALAD DARADU MA SHISHEEYE IYO SOKEEYAY LEEYIHIIN HADABA WAA YAABE? Sidan hadii aynu raali ka nahay odaygii Siyaad Barre intii la dagaalan tay na way ka gardarayd miyaa?cali guray

0 Visits: 1025 | Wednesday February 19, 2014 - 08:24:10
Hargeisa(xogreebnews.com-mujaahid cali yuusuf cali guray ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bogga uu ku leeyahay bar-kulaankna bulshada uu kagaaga waramay dhacdooyin tiro badan oo ficil ahaana ay iska shabahaan xukuumada hadda taladaa haysaaiyo tii siyaad barre, waxaanu uu dhigga sidaan

Read More »

Ciidanka Qaranka Somaliland oo Caawa La Wareegay Xaruntii Golaha Shacabka ee Wakiilada iyo Kalfadhigii Golaha oo Bari Furmaya

0 Visits: 986 | Wednesday February 19, 2014 - 08:14:35
Hargeysa-(xogreebnews.com-Xukuumada Somaliland ayaa Caawa Saacadihii danbe soo dhoobtay xarunta Golaha Wakiilada ee Somaliland ciidan tira badan oo militari ah kuwaasii oo guud ahaanba la wareegay xarunta golaha wakiilada oo la filayo in malinta bari ah uu ka qabsoomo kulan ay xildhibaanada golahaasi…

Read More »

featured