Wararka

Guurtida Somaliland oo ka noqatay go’aanka shalay ku fasaxeen Golaha wakiilada Todobaad+Maxaase sababay+Xukumada Siilanyo oo sheegatay libin ay ka gaadhey Murankay golaha ka curisey!.

0 Visits: 1003 | Wednesday February 19, 2014 - 08:09:54
Ku darsoo gudida guurtida ee waday dhexdhexaadinta khilaafka golaha wakiilada ka oogan ayaa daaha ka feyday,warbaahinta maxalliga ahna u sheegay inay mudadaa 7 todobada cisho ah ee golaha la fasaxay xal ku keeni doonaan.

Read More »

Daawo Idaacada CNN Oo Waraysi Ay La Yeelatay Wasiirka Arrimaha Dibda Somaliland Ku Waydiisay Sababta Loo Aqoonsan Laayahay Somaliland & Jawaabta Uu Ka Bixiyay

0 Visits: 935 | Tuesday February 18, 2014 - 18:49:25
Hargeisa(xogreebnews.com-Daawo Idaacada CNN Oo Waraysi Ay La Yeelatay Wasiirka Arrimaha Dibda Somaliland Ku Waydiisay Sababta Loo Aqoonsan Laayahay Somaliland & Jawaabta Uu Ka Bixiyay

Read More »

AKHRISO:Waraaqo Guddoomiyaha Wakiillada iyo Guddida Dhexdhexaadinta Guurtidu Is dhaafsadeen Oo Baajiyey Fadhigii Saaka, Muddo Kalena Loo Cayimay

0 Visits: 927 | Tuesday February 18, 2014 - 14:56:10
Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ogolaadey codsi Golaha Guurtidu (Gudiga dhexdhexaadinta khilaafka ka dhex oogan Golaha wakiilada) u soo gudbiyay.

Read More »

Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Xabsiga Ku Guray Saraakiil Sar Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka.

0 Visits: 1054 | Tuesday February 18, 2014 - 14:37:25
Hargeisa(xogreebnews.com-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Gaas Ismaaciil Shaqale ayaa shalay xabsiga u taxaabay saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka, kuwaas

Read More »

Salaadiin Kasoo Kala Jeeda Waqooyiga Hargeysa Iyo Barriga Burco oo ka Arinsanaya Hoggaaminta Siilaanyo

0 Visits: 1008 | Tuesday February 18, 2014 - 08:45:40
Wararka kulankan ku saabsan oo Wargayska "Yool" ka helay ilo looga qaateen ah, waxa sidoo kale in hindisaha kulanku ahaa mid ka yimi xubno Salaadiin ah oo kasoo jeeda Gobolka Saaxil iyo Waqooyiga Hargeysa, kadib sida la sheegay ay ka biyo-diideen habsami-u-socodka uu hoggaaminta talada dalka ku hagayo…

Read More »

DAAWO Video:Wafdigii Wasiirada Madaxtooyada Iyo Wasiirka Maaliyada Oo Kormeeray Wadada Wajaale

0 Visits: 935 | Monday February 17, 2014 - 20:30:54
Hargaysa(xogreebnews.com-Wafdigii Wasiirada Madaxtooyada Iyo Wasiirka Maaliyada Oo Kormeeray Wadada Wajaale

Read More »

Daawo Video: Diyaarad Itoobiya laga leeyahay Oo ka Duushay Magaalada Addis Aababa kuna Socotay magaalada Rome Ee Dalka Talyaaniga,Oo La Af-duubay

0 Visits: 915 | Monday February 17, 2014 - 20:25:57
Adis-baba(xogreebnews.com-Shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya ayaa sheegtay inay nabad qabaan dhamaan dadkii saarnaa diyaaraddaas.

Read More »

Faysal Cali Waraabe Iyo Wasiir Garaad Oo Dagaal Gacan Ka Hadal Ahi Dhexmari Gaadhay Dirqina Lagu Kala Jiiday

0 Visits: 1054 | Monday February 17, 2014 - 20:25:03
Hargeysa(xogreebnews.com-uddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa maanta u gacana qaaday wasiirka wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo shaqada Maxamud Axmed Barre Garaad kadib markii ay isku weerareen hadalo siyaasadaysan oo ay ka jeediyeen

Read More »

Dowladda Turkiga Oo Sheegtay In Ay Sii Wadi Doonto Dhaqaalaha Ay Bil Kasta Ugu Deeqdo Dowladda Somaliya

0 Visits: 895 | Monday February 17, 2014 - 20:20:47
Muqdisho(xogreebnews.com-Dowladda Turkiga, ayaa waxay beenisay in ay wada joojisay dhaqaalihii ay bil kasta, sida tooska ahaa u siineysay Dowladda Federalka ee Soomaaliya.

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Gabiley Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Xukuumadda Oo Ku Guuldaraysatay Inay Baajiso Taageeryaal Ka Go’ay.

0 Visits: 940 | Monday February 17, 2014 - 08:10:01
Wafti balaadhan oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo uu horkacayey gudoomiye ku xigeenka koobaad ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada gabiley ee gobolka gabiley halkaas oo ay kaga qaybgaleen xaflad si heersare ah loosoo agaasimay laguna soo dhaweynayey garab haween ah oo…

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Wejiga Labaad Ee Dhabbaha Diyaaradaha Ee Madaarka Hargeysa Iyo Weedhaha Laga Yidhi Muhiimaddiisa

0 Visits: 989 | Monday February 17, 2014 - 08:03:58
Wasiirrada Duulista Maxamuud Xaashi Cabdi, Hawlaha guud, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maxamed Muuse Abees, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Duulista Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadam iyo masuuliyiin ka socday hay'adda Kuwait Fund oo mashruucan maamulaysa, ayaa ka qayb-galay…

Read More »

Gabiley Oo Soo Dhaweysay Bashiir Tukaale Iyo Waftigii WADDANI Iyo Maayer Shucayb Oo Guuldarro Kala Huleelay Abaabulkiisi Dhalinyarada.

0 Visits: 900 | Sunday February 16, 2014 - 21:43:36
Gabiley(xogreebnews.com-Maayirka Dagmada Gabiley oo saaka si cad uga qayb qaatay hawlo fara galin amaan oo lagula kacay xisbiga mucaaradka ah ee waddani iyo khilaaf hor leh oo ka dhex abuurmay golaha deegaanka Gabiley ka dib markii maayerka magaalada gabiley uu soo

Read More »

GUDDIDI DHEX-DHEEXAADINTA EE GARABKA CIRRO OO MAR LABAAD KU CEELIYAY GUURTIDA XAL UU HEELIDA KHILAAFKA WAKIILADA IYO GARABKA MADAXTOOYADA OO KU GACAN SAY-DHAY

0 Visits: 894 | Sunday February 16, 2014 - 21:23:40
Hargeisa(xogreebnews.com-Ergo ka socotay Golaha Guurtida oo uu gadhwadeen u yahay Xaaji Cabdi Waraabe ayaa maanta isa soo hor fadhiisisay labadii gudi ee kala metelaayey labada garab ,garabka Cirro iyo garabka xukumada Siilanyo ee golaha Wakiiladu beryahan danbe u kala jabnaa.

Read More »

War-saxaafadeed:Gudida Beelweynta Habaryoonis ee Talo iyo Tawfiiq oo fariimo culculus iyo digniino u kala diray xukumada.Guurtida,Golaha Wakiilada iyo Bulshoweynta Somaliland Gudo iyo debedba.

0 Visits: 828 | Sunday February 16, 2014 - 20:28:06
Hargeisa-(xogreebnews.com-Gudidaa Talo iyo Tawfiiq ee Beelweynta Habar-yoonis ayaa soo saarey War-saxaafadeed ay kaga hadlayaan dhinacyo badan oo ku taxaluuqa xaalada cakiran ee dalku galay,dhinacyadey la hadleena u kala diray Fariimo , digniino iyo talooyin dhaxalgala

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Maanta Ku Soo Laabtay Dalka Isaago Cagiihiisa ku Socda Iyo Beenti Lagula kacay Dhowaan.

0 Visits: 863 | Sunday February 16, 2014 - 19:39:11
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu horkacaayay, ayaa waxay maanta ku soo laabteen Magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Video: :Wasiirka Duulista Iyo Hawada Oo Ka Hadlay Dhagax Dhiga Wejiga 2-aad Ee Dhabaha Diyaaradaha Madaarka Cigaal

0 Visits: 944 | Sunday February 16, 2014 - 19:28:58
Daawo Video: :Wasiirka Duulista Iyo Hawada Oo Ka Hadlay Dhagax Dhiga Wejiga 2-aad Ee Dhabaha Diyaaradaha Madaarka Cigaal

Read More »

Wasaarada Arimaha Guduhu wax Ha ka Qabto Maamulka Dulmiga Iyo Cadaaladarada Ku Dhaqmaya Ee Degmada Tog wajaale

0 Visits: 951 | Sunday February 16, 2014 - 19:21:14
Gabiley(xogreebnews.com-war qad qoraala oo uusoo gaadh siiyey saxaxaafada madaxa banaan axmed Mowlid MUUMIN OO kamida ganacsatada degmada tog wajaale waxay uqornayd sidan hoos ku xusan

Read More »

Wasiir Cukuse Oo Durba Ilaabay Dhaqan Xummadii Uu Kula Dhex Jiray Warbaahinta,Mar Labaadna Aflagaado Kula Dul-Kufay Tv-ga Universal

0 Visits: 1046 | Saturday February 15, 2014 - 20:36:26
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada warfaafinta somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse,oo hore uu ahaan jiray tafaftirihii saxansaxo- joornaalkii xisbiga Kulmiye,isla

Read More »

DHEX-DHEEXAADINTII AQAL WAKIILADA OO LAGU GUULDARAYSTAY,KHILAAFKA OO SI LABA KACLEEYAY,KADIB MARKAY MADAXTOOYADU SACAD WALBA LASOO XIDHIIDHAYSAY XILDHIBAANADA LAA GARABKA AH!

0 Visits: 1001 | Saturday February 15, 2014 - 19:40:30
Hargeisa(xogreebnews.com-gudidi ay dhowaan magacaabeen wakiilada somaliland kuwaaso,oo loo saaray xaal uu heelida khilaaf raggaadiyay aqaalka wakiilada,ayaa burburay kadib markii ay faraha kala bixi-wayday xukuumada oo doonaysa inay wiiqdo awooda guddoomiyaha wakiilada,sidoo kaleena garan la"ciida…

Read More »

Dhalinyaro Reer Hargeysa Ah Oo Loo Xidh-xidhay Xuska Maalinta Jacaylka Adduunka

0 Visits: 912 | Saturday February 15, 2014 - 19:12:11
Hargeysa(xogreebnews.com-Ciidamadda ammaanka, gaar ahaan Booliiska qaybta Galbeed ee Hargeysa ayaa shalay qab qabtay dhalinyaro doonaysay in ay xus dhaqan xumo ah oo la xidhiidha

Read More »

featured