Wararka

Yuusuf Garaad Maadaxii hore ee Laanta Afka-Somaliga BBC-da oo Dawlada Somalia Toosh ku shiday!

0 Visits: 888 | Saturday February 15, 2014 - 19:03:33
"Maalmahan waxaa Muqdisho ka dhacay weerarro keenay dhimasho, dhaawac, cabsi ku abuurantay dad badan oo reer Muqdisho ah iyo walaac soo galay ummad badan oo Soomaaliyeed rajadii ay ka qabeen in isbeddelka Xukuumadda lagu sameeyay uu dalka u horseedo nabadgelyo iyo horumar

Read More »

XISBIGA UCID OO SI WEYN U CAMBAAREEYAY DHAQANADA AY XUKUUMADA SIILAANYO LASOO BAXDAY,KANA DIGAY FALALKA ARGAAGIXISONIMO, AY KU DHAQAAQAN CIIDAMADA HABEENKII DADKA LABAXA

0 Visits: 968 | Friday February 14, 2014 - 21:59:37
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID waxa uu cambaaraynayaa tacaddiga ay xukuumadu joogtaysatay inay kula kacdo muwaadiniyiin aan wax danbi ah faraha kula jirin iyo tumashada ay xuuqda muwaadiniyiinta kula dhaqmayso.

Read More »

Wasiir Biixi oo Dib u Jadiidiyey Damaciisii Ahaa In Dekeda Berbera Lagu Wareejiyo Bollore

0 Visits: 956 | Friday February 14, 2014 - 19:11:55
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis, ayaa mar kale dib usoo yab-yabay ololihii uu ugu jiray sidii uu gacanta ugu gelin lahaa Shirkada Bollore Maamulka iyo gacan ku haynta Dekedda Berbera, kadib markii uu dhowr jeer uu hore ugu

Read More »

Was-Waaska Xukuumadu Ergada ka Qabto Iyo sii Wadista Ololaha Mooshinadeedii Dalabta Lahaa Waa Astaan Ifinaysa Duminta Rajadii Wada-hadalka

0 Visits: 910 | Friday February 14, 2014 - 19:05:54
"..Saddexdaa Nin ee la Magacaabay iyada oo aan Xukuumadda la soo Gaadhsiin, daaya bay Yidhaahdeen oo u qaybiya Saddexda Xisbi, annana waa Diidnay, oo la RIDI maayo baanu nidhi oo waa Saddex Nin oo qiimo leh ee daaya, Madaxweynihina [Daahir Rayaale] waa na yeelay.."

Read More »

Turkiga Oo Joojiyay Dhaqaalihii Ay Tooska Usiin Jireen Dowlada Somaliya & Gudoomiyhii Hore Ee Bankiga C/salaan Hadliye Oo Ka Hadlay Lacagta Ay Bil Kasta Ka Heli Jireen Tukiga

0 Visits: 1072 | Friday February 14, 2014 - 10:41:05
London(xogreebnews.com- Dowladda Turkiga ayaa joojisay Taageerada dhaqaale ee tooska ay usiin jirtay Somalia, iyadoo joojintaas ay tahay ishii ugu weyneyd ee dhaqaale ee Dowladda Somalia oo iyadu isku dayaysay inay dib u dhisto Wadanka kadib Muddo 20 sano oo qalalaase ah.

Read More »

Maxaa Kala Haysa Cidhiidhiga Wadooyinka Caasimadda Somaliland Iyo Tiraada Baabuurta Oo Sii Kordhaysa,.Madaxtooyada Oo Markay Yaabto Xidha Wadaada Hor Martaa

0 Visits: 1002 | Thursday February 13, 2014 - 22:10:58
Hargeisa(xogreebnews.com-madaxtooyada somaliland ayaa ku taalla badh-tamaha caasimada,taaso ay hor marto wadaada wadnaha ee Hargeisa,iyaado ay caqaabado kala kulmaan gaadiidleyda marta wadaadaas,iyaado dhinaca kaleena

Read More »

Daawo Video:“Ceeb Bay Xukuumada Ku Tahay Inay Iska Xidho Oday-dhaqmeed Iyo Siyaasiyiin Ka Soo Wada Jeeda Beel Kaliya” Gudoomiye Xigeenka Xisbiga WADANI

0 Visits: 964 | Thursday February 13, 2014 - 20:17:47
Daawo Video:"Ceeb Bay Xukuumada Ku Tahay Inay Iska Xidho Oday-dhaqmeed Iyo Siyaasiyiin Ka Soo Wada Jeeda Beel Kaliya" Gudoomiye Xigeenka Xisbiga WADANI

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii Argagaxiso Ee maanta,ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho

0 Visits: 936 | Thursday February 13, 2014 - 19:58:23
Muqdisho(xogreebnews.com-Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareynaysaa weerarkii Argagaxiso ee maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho kaasoo qasaare dhimasho

Read More »

“Muskii Baarlamaannada markaan, meel isugu geynay, Madaxweynayaal iyo markii, minister loo doortay,

0 Visits: 915 | Thursday February 13, 2014 - 19:14:11
Maskaxdii wacnayd iyo dadkii, meel u wada jeeday, Nimankii melmelay waa kuwii, maalay keligoode,

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegatay Masuuliyada Weerarka Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

0 Visits: 910 | Thursday February 13, 2014 - 19:07:01
Muqdisho(xogreebnews.com-Xarakada Al Shabaab, ayaa waxay ku faantay in ay iyadu ka dambeysay weerarka ismiidaaminta ah ee maanta ka dhacay aafafka hore ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Macalinka Kuliyadda Saxaafada ee California College Cali Saxafi ayaa Ka Waramay Doorka Saxaafaddu Ka Ciyaari Karto Aqoonsiga iyo Horumarka Dalka.

0 Visits: 918 | Thursday February 13, 2014 - 12:44:03
Hargeysa(Xogreebnews)-Wariye Cali Saxafi oo ah macalinka kuliyadda saxaafada ee lagu california college kana tirsan wariyaayasha ka hawlgala tv.ga qaranka oo u waramay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kaalinta ay saxaafada somaliland ka ciyaari karto ,cali saxafi ayaa sheegay in saxaafadu kaalin…

Read More »

Halkan waxaan idiin ku soo ban dhigayaa madaxwayne Siilaanyo wixii uu diidayay shalay ayuu maanta doonaya oo uu faraha kula jiraa, hadladiisii shalay iyo waxa uu maanta dalka ku hayo isu eeg

0 Visits: 931 | Thursday February 13, 2014 - 07:48:30
Dalka iyo dadkii doortay wax uu u qabto iska daaye waxa uu ku dhaqaaqay boob iyo hanti lunsi waxiii uu shalay lahaa waan idiin qabnayaa isga iyo qoyskiisa ayaa qabsaday oo ilaabay dadkii iyo dalkii, bad iyo bariba waa uu diirtay, halkan hoose ka dhegayso ololahii beenta ahaa ee Siilaanyo, lana kaasho…

Read More »

Wasiirka Xirsi Oo Booqday Jidka Berbera Iyo Hargeysa Kana Hadlay Wadada Ceerigaabo,Daawo Video.

0 Visits: 906 | Wednesday February 12, 2014 - 20:46:39
Wasiirka Xirsi Oo Booqday Jidka Berbera Iyo Hargeysa Kana Hadlay Wadada Ceerigaabo,Daawo Video.

Read More »

ASKARI KU LABISAN DIRAYSKA POLICE SOMALILAND OO WEERARAY MADAARASADA AL AKHSA,DHAWACNA UU GEYSTAY MAAMULIHII+ARGAAGAX AY QAADEEN ARDAYDI GOOBTAAS DHIGANAYSAY IYO DADKU CIBBAADAYSANAAYO MASAAJIDKA KU YAALLA MADARASAAD

0 Visits: 975 | Wednesday February 12, 2014 - 17:42:40
Hargeisa(xogreebnews.com-nin ku labisan dirayska ciidamada police somaliland oo kana tirsan taawerka ay leedahay shirkadda telesom,oo ku yaalla xaafadda daami ayaa weerar an gabaasho

Read More »

”Waxaan cadeenayaa in aysan jirin wax wal wal ah oon ka qabno xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha Soomaaliya , Madaxweynaha aad buu u fiican yahay dhawaan ayuuna dalka kusoo laabanayaa” ayuu yiri Afhayeenka Madaxweynaha.

0 Visits: 998 | Wednesday February 12, 2014 - 16:46:29
Muqsisho(xogreebnews.com- Madaxtooyada Somaliya Oo Beenisay Warar Sheegaya In Madaxweyne Xasan Sheekh Geeriyooday

Read More »

GUDDOOMIYAHA WAKIILADA OO SAAXIBADIISI AY SIYAASADU KALA IRDHEEYSAY KA CODSADAY INAY KULAN GAAR AH YEESHAN.

0 Visits: 979 | Wednesday February 12, 2014 - 16:41:23
Hargeysa(xogreebnews.com-Waxa si rasmi ah u furmay wada hadalkii laysugu soo dhawaynaayay guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Ciro iyo labadiisa ku xigeen Baashe Maxamed iyo Cali Yuusuf, oo khilaaf ka dhex qarxay uu ku baahay golaha wakiilada iyo guud ahaan dalkaba.

Read More »

Gudida Labada Garab Ee Golaha Wakiilada Ee Loo Loo Xulay Xal Raadinta Khilaafka Golaha Oo Maanta Yeeshay Kulankoodii U Horeeyay

0 Visits: 932 | Wednesday February 12, 2014 - 16:33:17
Hargeysa(xogreebnews.com- Afar iyo toban xildhibaan (14) oo ka kala socda labada garab ee uu golaha wakiiladu u kala qaybsamay ayaa maanta yeelanaya kulankoodii u horeeyay.

Read More »

WAR CULUS:XAAJI CABDI WARAABE OO KA BAXAY DHEX-DHEXAADINTII UU KA DHEX WADAY LABADA GARAB EE WAKIILADA KADIB FARO-GELIN AY XUKUUMADDU KA DHEX WADAY GOLLAHA WAKIILADA.

0 Visits: 1059 | Tuesday February 11, 2014 - 19:14:53
Hargeysa(xogreebnews.com- Gudida dhexdhexaadinta khilaafkii Golaha Wakiilada ayaa ka baxay dhex dhexaadinta ay ka dhex wadeen shir gudoonka

Read More »

Saraakiisha Milateriga Mareykanka Ee Fadhiisinka Ku Leh Dalka Jabuuti Oo Dardar Gelinaya Weerarada Diyaaraddaha Drones-ka Ku Qaadaan Saraakiisha Al-Shabaab

0 Visits: 867 | Tuesday February 11, 2014 - 19:11:42
Hargeysa(xogreebnews.com-Saraakiisha Milateriga Mareykanka ee fadhiisinka ku leh dalka Jabuuti

Read More »

featured