Wararka

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Maanta Safar Ugu Amba Baxay Dalka Turkiga

0 Visits: 935 | Sunday February 09, 2014 - 19:04:14
Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa ka amba baxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxayna saacadaha soo socda ka caga dhigan doonaan Magaalada Istanbul.

Read More »

Daawo Video: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxman Ciro Oo Sheegay In Xukuumadu Ay Ka Waantowdo Faragalinta Ay Ku Hayso Golaha wakiilada sheegat in wadaadi ceerigeebo lacagti loo ururiyay ay xukuumaddu u isticmaasho inay gollaha ku kala qaybiso.

0 Visits: 700 | Sunday February 09, 2014 - 18:58:30
Daawo Video: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxman Ciro Oo Sheegay In Xukuumadu Ay Ka Waantowdo Faragalinta Ay Ku Hayso Golaha wakiilada sheegat in wadaadi ceerigeebo lacagti loo ururiyay ay xukuumaddu u isticmaasho inay gollaha ku kala qaybiso.

Read More »

Daawo Video: Xildhibaan Siciid Cilmi Oo Baaq U Jeediyay Shacabka Reer Somaliland Sheegayna Golaha Ciidankiisa Iyo Tiknikadiisu Waa Shacabka Hadii Shacabku Na Raaco Goluhu Wuu Guuleysan

0 Visits: 894 | Sunday February 09, 2014 - 18:52:26
Daawo Video: Xildhibaan Siciid Cilmi Oo Baaq U Jeediyay Shacabka Reer Somaliland Sheegayna Golaha Ciidankiisa Iyo Tiknikadiisu Waa Shacabka Hadii Shacabku Na Raaco Goluhu Wuu Guuleysan

Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Fadhigii Golaha Wakiilada Soo Xidhay, Cali iyo Baashe Oo Mudenayaal Dhaarsan Ku Horjooga Aqalka iyo Faro-farayntii Xukuumada Oo Banaanka Taal

0 Visits: 922 | Sunday February 09, 2014 - 11:53:10
Fadhigan oo uu markii hore shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), ayaa habsami u socodkiisii waxa khalkhal ku abuuray Ciidamada Tirada badna oo ay dalbadeen sida ay wararku sheegayaan Labada Guddoomiye ku xigeen.

Read More »

MUSHARAX AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO U WEHEELIYO CABDI RASHID XASAN MATAAN OO SI LAYAAB-LEH LOOGU SOO DHEWEEYAY,DILA ILAAYO BOORAMA.IS HORTAAGI XUKUUMADDA OO GUUL-DARAYSTAY DHAQ-DHAAQAAQ CIIDAN OO MAGAALADA LAGA DAREEMAY.

0 Visits: 914 | Sunday February 09, 2014 - 11:49:54
Borama(xogreebnews.com-musharaxa jagada madaxtimada ee xisbiga ucid ayaa soo dhoweeyn layaableh kala kulmay dad weynaha reer boorama ,iyaado ay

Read More »

Dafiraadii Siilaanyo + Dhoola-Tuskii Mooshinada + Gudoodigii 5-ta Mudane + Go’aankii Cirro + Ergadii Guurtida Iyo Natiijadii Kulanka

0 Visits: 921 | Sunday February 09, 2014 - 07:40:23
Hargeysa(xogreebnews.com-Habsami-u-socodka Fadhigii Golaha Wakiilada ee maanta, ayaa istaagay, markii ergo ka socotay Golaha Guurtidu dalbadeen in la baajiyo fadhiga kadib markii uu Golaha hadheeyey jawi xasaasi ah oo ka dhashay dhoola-tuska mooshino midba mid ka daran yahay, kuwaasoo ay Golaha

Read More »

Waa Baaq kasoo baxay qeybaha bulshada reer burco oo ay Madaxweyne siilaanyo ugu sheegayaan inuu ka fiirsado ragga waraaqaha kula wareegaaya madaxtooyada.

0 Visits: 866 | Sunday February 09, 2014 - 07:37:48
Anagoo ah Waxgaradka,Salaadiinta,Cuqaasha,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanka Dhalinyarada Haweenka Haldoorka qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka togdheer, waxaan halkan Mudane Madaxweyne kaaga soo gudbinaynaa codsi iyo baaq ku wajahan Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Togdheer Maxamed

Read More »

Xukuumada oo Awooddii Qaranka u Adeegsanaysa Burburinta Tiirkii Nidaamka Dimoqraadiyada ee u Dambeeyey, Una Tafo-Xaydatay Jidka Dikteytarada

0 Visits: 926 | Sunday February 09, 2014 - 07:35:13
Hargeysa(xogreebnews./com--Warar uu Wargeyska "Yool" helay Cawayskii ayaa lagu sheegay in Xukuumaddu kulan Doceed dardar gelin ah la yeelatay Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee gacanta ugu jira, kulankaasoo ay kaga wada hadleen dejinta istiraajiyad ka dhan Golaha Wakiilada oo bedel u noqota qorshihii…

Read More »

DAAWO VIDEO:Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCID oo soo dhawayn diiran loogu sammeeyay magaalada Berbera

0 Visits: 845 | Saturday February 08, 2014 - 22:12:04
Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen

Read More »

DAAWO SAWIIR GACMEED MUUJINAAYA SIDAA U WASIIR XIRSI UGU LUG-LEEYAHAY KHILAAFKA WAKIILADDA

0 Visits: 1060 | Saturday February 08, 2014 - 21:23:57
DAAWO SAWIIR GACMEED MUUJINAAYA SIDAA U WASIIR XIRSI UGU LUG-LEEYAHAY KHILAAFKA WAKIILADDA

Read More »

Akhriso liiska iyo Magacayada Saxeexay Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Gudoomiye Cirro Ee Maanta La Hakiyay Ee Ay Xukuumaddu Shidaalinaysay

0 Visits: 1041 | Saturday February 08, 2014 - 21:16:15
Akhriso Tirada Iyo Magacayada Saxeexay Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Gudoomiye Cirro Ee Maanta La Hakiyay

Read More »

KULAAN AN UJEEDAADIISA LA CADEYN OO CAAWA KA SOCDA GURIGA MADAXWEYNE KU XIGEENKA,LAGUNA KALA FUR-FURI DOONA XILDHIBAANADA WAKIILADDA

0 Visits: 990 | Saturday February 08, 2014 - 21:08:27
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxana Kulanka Caawa Uu Daaran Yahay Sidii Ay Usii Badhi Taari Lahaayeen Fadqalaladda Ay XUkumaddu Ka Waddo Gola Wakiilada Dhexdoooda Waxana

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO DALKA KUSOO LAABTAY SHEEGAYNA INUU GUUL KUSOO DHAMMAADAY SAFARKIISI(daawo sawiiro).

0 Visits: 955 | Saturday February 08, 2014 - 19:36:23
Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland axmed maxamed maxamuud (siilaanyo ayaa maanta kusoo guryo noqday dalka kadib markii uu safar qaata dhawr ciisho uu ugu maqna dibbadda Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed

Read More »

Daawo Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Xukuumadu Ku Eedeeyay In Hantidii Qaranka U Adeegsaneyso Sidii Ay Xildhibaanada Ugu Kala Jabin Lahay Laba Qaybood.

0 Visits: 940 | Saturday February 08, 2014 - 19:00:43
Daawo Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Xukuumadu Ku Eedeeyay In Hantidii Qaranka U Adeegsaneyso Sidii Ay Xildhibaanada Ugu Kala Jabin Lahay Laba Qaybood.

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxman Ciro Oo Dhimay Gudiga Joogtada Ee Golaha Wakiilada Waa Maxay Sababtu?

0 Visits: 878 | Saturday February 08, 2014 - 18:56:29
Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa saaka soo saarey wareegto uu ku dhimaayo Gudigaa Joogtada ee Golaha

Read More »

Aqoon yahan Jamaal cali xuseeen iyo wafti balaaldhan uu hor kacayo oo sidiiran loogu soo dhaweeyay tuuladada Hundisay oo u dhaxaysa magaaaladda Barbara iyo sheekh

0 Visits: 824 | Saturday February 08, 2014 - 10:28:45
Aqoon yahan Jamaal cali xuseeen oo u sharaxan kursiga madaxtinimadda dalka ayaa taageerayaasha xisbiga ucid oo sita calanka astaanta u ah xisbiga ucid iyo calanka soomaaliland

Read More »

DAAWO: Wasiirkii Hore ee Warfaafinta oo si adag uga hadlay Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada ee Xukuumaddu saluugtay, kana digay farogelin lagu sameeyo Nidaamka Maamul ee Golahaas oo hadda Kala-Qaybsan–

0 Visits: 932 | Friday February 07, 2014 - 22:10:28
Wasiirkii Hore ee Warfaafinta oo si adag uga hadlay Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada ee Xukuumaddu saluugtay, kana digay farogelin lagu sameeyo Nidaamka Maamul ee Golahaas oo hadda Kala-Qaybsan–

Read More »

“Mujaahidiintii Gudaha Ayaan Ahaa, SNM-na Waxan U Aqaan Fulayo Yaacay, Nabad-sugidduna Ajar badan Bay Leedahay..” Waraysi Gaar ah: Wasiir Waran-cadde

0 Visits: 917 | Friday February 07, 2014 - 21:36:59
"Ciidammada Sirdoonka waxa aan galay anigoo aad u da'yar, shaqaduna ii cusub tahay, markaa dhadhan fiican ayay ii lahayd. Markaa had iyo jeer nabad-sugiddu oo ay runtii ku badan tahay waddaniyaddu, waa shaqo aan is-odhan karo ajar farabadan ayay leedahay. Waa shaqo ay masuuliyad badani qofka fuulayso,…

Read More »

DAGAAL KA DHEX QARXI DOONA MAALINTA BERRI XUKUUMADDA SIILAANYO IYO WAKIILADDA+MOOSHINO ISKA SOO HOR JEEDA OO MIISKA LA DHIGI DOON,WASIIR XIRSI OO WACAD KU MARAY INU CIRO SANKA CAANO KA KEENI DOONO.

0 Visits: 1042 | Friday February 07, 2014 - 21:02:06
Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maalinta berri lo ballaan san yahay mooshino la sheegay inay iska soo hor jeedan,kuwaaso kala ah mid la doonaayo in xilka lagaaga xayuubiyo guddoomiyaha Baarlamaanka mudane c/raxmaan cabdilaahi ciro,oo ay xukuumaddu damacsan tahay inaay ka xayuubiso,shir gudoonimada baarlamaanka.

Read More »

featured