Wararka

MADAXWEYNE GAAS OO DIB UGU LAABTAY MAGAALADA GAROOWE,KADIB MARKII UU KA QAYB GALAY AASKA MARXUUM CABDI RISAAQ XAAJI XUEEN.

0 Visits: 922 | Friday February 07, 2014 - 20:44:14
Garoowe(xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigiisa ayaa dib ugu soo laabtay galabta magaalada Garoowe kadib markii ay kasoo

Read More »

Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo lagu aasay duleedka Muqdisho masuuliyiinka warantay taarikh nolooleedkiisa.

0 Visits: 947 | Friday February 07, 2014 - 20:12:39
Aaska marxuumka ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-cirfiid ee duleedka Muqdisho, iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay, waxaana goobta aaska ka hadlay Xasan Sheekh Maxamuud, gabar uu dhalay marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen iyo xubno kale.

Read More »

“Waxaan Uga Digaya Xukuumadda In Ay Faraha Kala Baxdo Arrimaha U Gaarka Ah Golaha Wakiilada Oo Ay Ku Mashquusho Arrimaha Qaranku U Igmaday” Gudoomiye Cirro

0 Visits: 911 | Friday February 07, 2014 - 19:05:46
Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka ka dib safar kooban oo uu ku tagay dalka Ethiopia.

Read More »

FAALIYAHA QARANKA IYO TV UNIVERSAL. Qalinka: M. Haaruun

0 Visits: 925 | Friday February 07, 2014 - 08:28:20
Foolxumo iyo fadeexad aanay Somaliland iyo Madaxwayne Silanyo toona u baahnayn ayay dhawr nin abuureen. Alaylehe way abuureen, oo maanta meel la ga gaadho aan la helaynin. Dhawr qof oo ay ka mid yihiin Wasiir ka Warfaafinta, Agaasimaha TV ga Somaliland iyo,

Read More »

Xukuumada Siilaanyo Oo Karan-timaysay Marwo Faadumo Siciid Ammarna Ku Bixisay In Anay Kasoo Qayb Geli Karin Xafladaha, Haday Timaadana Anay Cid Xukuumada Ka tTirsani Tagi-Karin

0 Visits: 1010 | Thursday February 06, 2014 - 22:04:21
"wallaahi eddo waxaa ay xukuumadi dhammay ay ugula dagaalayaso oo hada meel quudha oo an ka hadli karaa ma jirto,oo xatta xafladihii ayaa la mara-yaan in la yidhaahdo faadumo siciid,hadii ad ku macsuuntan ma tagayno runtii taasi waxaay ka mid tahay dagaal laygulo jiro,oo la damacsan yahay in an ummadda…

Read More »

“ Waxa Ayaan Daro Ah Wixii Xalayto Badhasaabka Gobolka Togdheer Uu Kaga Hadlaayay TV Xukuumadda Ee Cayda Badan ,Waxa Uu Sheegay Been Qaawan Waxaanu yidhi Cidiba Ismay Hortaagin Waftiga Ucid,wixii Dhacay-na Caalamka Oo Dhan Ayaa Ogaa Oo Wax La Dafirikaro Maaha ,waxyaabaha Noocaas Oo kale ahna Afweyne Ayaa lagu yaqiinay "Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 924 | Thursday February 06, 2014 - 21:46:05
Jamaal Cali Xuseen ayaa sidaasi ku sheegay Munaasibad il-yartu is qabaday oo ay kula hadlayeen Masuuliyiinta Ucid taageerayaasha Xisbigaasi iyo dadweynaha reer Burco oo ka dhacday Hoteelka Cigaal ee duleedka Waqooyi ee Burco taasi oo si farshaxan-nimo leh loo soo dhigay.

Read More »

WASIIRKA MADAXTOOYADA OO BILAABAY DAGAALKII CIIRO KULLAANO GOONI-GOONI AHNA LA YEESHAY,XILDHIBAANO KASOO JEEDA BEESHA HARTI.

0 Visits: 968 | Thursday February 06, 2014 - 20:25:58
Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegayaa in wasiirka madaxtooyadu ka dhabbeeyay dagaalkii uu soo ballaan qaaday wakhtigii uu ku sugnaa dalka Uk, dagaal kaaso uu ku qaado doono sidii usoo celin-lahaa awoodi taageero ay xukuumadu ku

Read More »

guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa luqad adag kula hadlay xukuumada uu hogaankeeda hayo madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 896 | Thursday February 06, 2014 - 20:03:03
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid waxa uu sheegay inaanu talada dalka gacanta ku hayn madaxweyne Siilaanyo, waxaanu tilmaamay inay gacanta ku hayaan koox wadanka ka dhigtay mid bilaa nidaam ah oo ixtiraamkii lagu yaqaanay Somaliland meesha ka saartay.

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ku Soo Wajahan Deegaanka Buuhoodlle Iyo Xukuumada Silanyo Oo Ku Mashquulsan Xisbiyadda Mucaaradka Iyo Golaha Wakiiladda.

0 Visits: 890 | Thursday February 06, 2014 - 19:16:17
Hargaysa(xogreebnews.com-Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Oo ku soo wajahan Deegaanka Buuhoodlle iyo Xukuumada somaliland oo ku Mashquulsan Xisbiyadda Mucaaradka ah iyo Golaha Wakiiladda.

Read More »

Dadka Danyarta ah ee Degmada Laasgeel ayaa Ku eedeeyey Maamulka Degmadaasi Musuq-Maasuq ay Ku Sameeyeen Mucaawino Wasaarada Caafimaadka iyo Hayada UNICEF Ugu Deeqeen Dadkaasi Danyarta ah.

0 Visits: 839 | Thursday February 06, 2014 - 12:04:22
Laasgeel(Xogreebnews)-sida ay shabakada wararka ee Xoriyonews.com u sheegeen dad danyar ah oo ku nool degmada laasgeel ayaa ku eedeeyey maamulka degmadaasi in ay musuq-maasuq ku sameeyeen mucaawino wasaarada caafimaadka iyo hayada UNICEF

Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Deegaanka Oo Beeniyey in Khilaad Ka Dhex Qarxay Isaga iyo Wasiirka.

0 Visits: 929 | Wednesday February 05, 2014 - 22:18:23
Hargeysa(Xogreebnews)-agaasimaha guud ee wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga mudane Maxamed Faarax Xirsi oo maanta xafiiskiisa magaalada hargeysa ugu waramayey warbaahinta ayaa beeniyey war saaka ku soo baxay wargeyska waaheen

Read More »

WASIIR WARAN-CADDE IYO MAAYERKU XIGEENKA CAASIMADDA OO MAANTA DHOOLO-TUS WAX-QABAD KA SAMMEEYAY WADAADA HALBOWLAHA HARGEISA

0 Visits: 1073 | Wednesday February 05, 2014 - 21:19:26
Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliland ayaa maanta ka qayb galay laami laga cusboonaysiiyay wadaada wadna ee caasimada, Kormeerkanwasiirka arrimaha gudaha

Read More »

Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Isku Bedeshay Shirkad Ganacsi Oo Samaale Yeeshay.

0 Visits: 938 | Wednesday February 05, 2014 - 19:29:03
Hargaysa( xogreebnews.com-) Intii loo Magcaabay wasaarada maaliyada masuulka hada Xilkaasi Haya Cabdicasiis Maxamed Samaale kaasi oo kala wareegay xilkaasi Maxamed Xaashi Ayaa Waxaa ay wasaarada maaliyadu isku Bedeshay Shirkad ay ku bahoobeen Samaale Group iyadoo loo

Read More »

XUKUUMADA SIILAANYO OO QAADAY DARIIQI DIGTEETARNIMADA MAGAALADA BURCO-NA KA HOR ISTAAGTAY INAY GUDAHA UU GALLAAN,XISBIGA UCID IYO TAAGEERAYAASHISINA AY MUUJIYEEN CUDUD.

0 Visits: 1055 | Wednesday February 05, 2014 - 19:22:42
Burco(xogreebnews.com-musharaxa xisbiga ucid aqoon yahan jamaal cali xuseen oo ay weehelinayaan ku xigeenkiisa cabdi rashid xasan matan iyo yusuf budle oo ah hoghayaha jaaliyada ee xisbiga ucid ayaa maanta si ka baxsan anshaxa uu siyay dastuurku asxaabta ay ula dhaqmeen

Read More »

Madaxweynaha Iyo Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Markale Ku Hanjabay Inay Gacanta Puntland Ku Soo Celinayaan Goballada Sool, Sanaag Iyo Cayn Oo Ka Mida Xuduudaha Somaliland.

0 Visits: 830 | Wednesday February 05, 2014 - 10:36:33
Garoowe(xogreebnews.com- Madaxweynaha cusub ee maamul-gobaleedka Puntland ee Soomaaliyeed Cabdiwali Gas, ayaa mar labaad ku celiyay in sidii uu hore u balan qaaday xilligii uu ololaha doorashada ku jiray sida ugu dhakhsaha badan doonaayo inuu gacanta Puntland ku soo celiyo Goballada Sannaag,

Read More »

SADDEXDA XISBI QARAN IYO KOOMISHANKA DOORASHOOYINKA OO KULAAN KA YEESHAY DIWAAN-GELINTA CODBIXIYAASHA

0 Visits: 1014 | Tuesday February 04, 2014 - 19:21:51
"Wax kulankan laga wadahadlayey side ayey doorasho inoogu qabsoonta wakhtigeeda, kulankan waxa ka soo qaybgalay saddexda xisbi qaran, iyo deeqbixiyaasha, iyo Komishanka Doorashooyinka, shirkuna maanta ayuu si rasmi ah u bilaamay illaa caawana wuu soconayaa, marka shirku markuu soo gabogaboobo ayaan…

Read More »

Daawo Amin Amir Oo Marada Ka Tuuray Dawlada Siilaanyo Kana Sameeyay Sheeko Qosol Badan Xanibaada La Saaray Xafiiskii Universal Tv Ee Hargeysa

0 Visits: 2222 | Tuesday February 04, 2014 - 19:16:22
Daawo Amin Amir Oo Marada Ka Tuuray Dawlada Siilaanyo Kana Sameeyay Sheeko Qosol Badan Xanibaada La Saaray Xafiiskii Universal Tv Ee Hargeysa

Read More »

HUBAAL TV: Beenneey Waa Runtii-Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay In Xukuumaddu Ka Dembeyso Laba Dibleynta SONSAF Waddo Ee SOLJA Ka Qeylisay

0 Visits: 956 | Tuesday February 04, 2014 - 12:04:37
Hargeysa (xogreebnews.com-Xukuumadda Somaliland ee uu Hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa Xaqiijisay In ay Warbaahinta Madaxa banaan u Hadoodilayso Xeer Laba dibleynaya dhaqdhaqaaqa iyo madax bannaanida Xorriyada Hadalka.

Read More »

Xog-Culus:Wasiirka Duulsita oo laga horjoogsadey Shir-doceed ka socday Guriga Saylaci+Prof. Samatar oo Siilanyo u xushay Musharaxa Madaxweyne-xigeenka Kulmiye doorashada 2015-ka!.

0 Visits: 985 | Tuesday February 04, 2014 - 08:18:28
Shirkan loo diiday wasiirka duulista ayaa waxaa agaasimay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaci waxaana ka qeyb galay Raxan wasiiro ah oo ay ka mid yihiin wasiirka arimaha gudaha

Read More »

featured