Wararka

Khilaafkii Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Kalluumeysiga Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi Oo Guddi Uu Madaxweyne Kuxigeenku U Magacaabay Xalisay Iyo Xudunta Khilaafkoodu Uu Salka K u Hayo.

0 Visits: 891 | Tuesday February 04, 2014 - 08:15:42
Hargeysa(xogreebnews.com-Khilaafkii u dhexeeyey Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga Somaliland Md.Cali Jaamac Faarax (Buureed) Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase), ayaa maanta la soo afjaray, kaddib markii guddii Wasiiro ahi dhex-dhexaadisay,isla markaana soo gebogabeeyay…

Read More »

MA DHABBA INAY Labadii Gudoomiye Ku Xigeen Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Caawa Ka Degay Puntland.War hada soo baxaaya ayaa sheegaya in ay ka dagi Donaan magaalada garoobe labada gudoomiye ku Xigeen ee Golaha wakilada oo baryahanaba dibad Wareeg ahayeen.

0 Visits: 866 | Monday February 03, 2014 - 22:31:09
Ceerigaabo(xogreebnews.com)Gudoomiye ku xigeeenka kobaad baashe Iyo Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa ila hada ka maqan mudo hada bil ku dhow Golaha Wakiilada kadib markii Xeer awoodooda labada ku Xigeen loo

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Kusoo Laabtay Dalka Kana Hadlay Waxyaabihii Ay Kala Kulmeen Safarada Dalalkii Ay Soo Mareen

0 Visits: 942 | Monday February 03, 2014 - 22:07:22
Wasiirka Madaxtooyadda Oo Kusoo Laabtay Dalka Kana Hadlay Waxyaabihii Ay Kala Kulmeen Safarada Dalalkii Ay Soo Mareen

Read More »

Faysal Cali Warabe Oo Jawaabtii Ugu Darnayd Siiyey Wasiir Ku Xigeen Xukuumaddu U Shiidaaliso Aflagaadadiisa Sheegayna Mar Dabe Hadii Uu Soo Hadal Qaado In Uu Xafiiskiisa Ku Garaacayo.

0 Visits: 1047 | Monday February 03, 2014 - 22:06:29
Hargeysa(Xogreebnews.com) Feb.03, 2014-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horaysay si adag ula hadlay Wasiir ku xigeenka gaashaandhig

Read More »

Wasiir Cukuse Oo La Sheegay Inuu Seeftsa Siilaanyo Sadqeyn Doonta Bedelkiisuna Miiska saaran Yahay,Qaadayna Tallaabo Uu Kula Colloobaayo Saaxibadiisi Uu Xilka ku Hellay Ee Saxaafadda,Dhowaana Qoomaamay-Doona Wax Yaabahay Guul-wadaytu Ku Kaliftay.

0 Visits: 918 | Monday February 03, 2014 - 22:01:17
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo dhaqan ayaa la sheegay in dhowaan marka uu madaxweynuhu uu dalka kusoo laabto ay seeftu dul-saaran tahay,ilo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex sugan aqalka madaxtooyada ayaa uu sheegay shabakadda warar ee

Read More »

MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XIGEEN EE XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA UCID, CABDI RASHID XASAN MATAN OO GALABTA DALKA KUSOO LAABTAY,XUKUUMADANA KULA TALIYAY INAY KA WAANTOOWDO TACAADIGA WARBAAHINTA IYO MUWAADINIINTA,SHEEGAYNA INAY KU FASHILANTAY HOGAAMINTA WADANKA XUKUUMADDA SIILAANYO.

0 Visits: 793 | Monday February 03, 2014 - 21:45:53
Hargiesa(xogreebnews.com-musharaxa madaxtimda ee xisbiga ucid aqoon yahay Cabdi rashid Xasan Matan ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kadib,safaro shaqo oo u ugu maqna dalka

Read More »

Khilaaf hor leh oo mar kale ka dhex istaadhmay wasiirka Warfaafinta Cukuse Iyo Maareeyaha TV-ga afka xukumada ku hadla +halka sartu ka qudhuntay!.

0 Visits: 856 | Monday February 03, 2014 - 21:27:59
Hargeisa-(xogreebnews.com--Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Daahir Cukuse iyo Maareeyaha TV-ga ku hadla Afka xukumada Siilanyo Khadar Cali Gaas ayaa mar kale khilaaf iyo muran hor lahi ka dhex istaadhmay.Xogguhu aynu helaynaa waxay intaa ku darayaan in

Read More »

Barnaamijka Faaliyaha Qaranka Oo Ka Caydheysiiyay Xukuumada Siilaanyo+ Xayiraadna Saartay Telefishanka Universal Tv

0 Visits: 1027 | Monday February 03, 2014 - 20:57:22
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo wacyigalinta ee Somaliland Cabdilaahi Daahir (Cukuse) ayaa ku dhawaaqay in xukumada Somaliland xayirtay Telefeshinka

Read More »

WASIIRKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO MAALINTA BERRI DALKA KUSOO GURYO NOQON DOONA IYO DAREENKA SIYAASADEED EE KA DHASHAY,DAGAALKA GOLLAHA WAKIILADA

0 Visits: 875 | Sunday February 02, 2014 - 20:43:54
Hargeisa(xogreebnews.com-kadib marki uu kasoo qayb galay munaasibaado ay qabteen jaaliyada somaliland ee ku dhaqan Uk gaar ahaan xafladii xalay ka dhacday magaalada Liverpool taaso ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadu,taaso uu wasiirka madaxtooyadu si weyn uu sheegay inay geli-doonaan dagaal siyaasadeed…

Read More »

Dhalinyarada Bariga Hargeysa Oo Casho Sharaf Ujeedadeeda Xukuumadu Ka Sastay U sameeyey G/kuxigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Mr. Guuleed Daahir Samatar.

0 Visits: 1001 | Sunday February 02, 2014 - 20:36:39
Burco(xogreebnews.com-Dhalinyarada Beel-weynta Habar-yoonis ayaa habeenkii xalay Hotelka Kaah xaflad casho sharaf ah ugu sameeyey G/kuxigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Mr. Guuleed Daahir Samatar ee dhawaanta xukuumadu xabsiga u taxaabtay ,Xafladan casho sharafta ah oo

Read More »

“Waxanu Qabnaa In Lagu Dagaalamo Sidii Dalku Aqoonsi Buuxa U Helilahaa”. Madaxweyne Axmed Silaanyo

0 Visits: 997 | Sunday February 02, 2014 - 17:31:12
Liverpool(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo booqasho ku jooga waddanka Boqortooyadda Ingiriiska, ayaa kulan

Read More »

Xisbiga Ucid Waxaa Uu Leeyahey Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo Sanadkaa Sanadkiisana Ha Inagu Gaadhsiiyo Bash Bash,Barwaaqo Iyo Caafimaad

0 Visits: 966 | Sunday February 02, 2014 - 17:26:13
Haregisa(xogreebnews.com-war saxaafadeed kooban oo kasoo baxay xisbiga ucid ayaa hambalyo loogu daray ciidan ka qaran sanad guuradiisi 21 labaatanaad warsaxaadadeed kaasina waxaa uu

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Toddobaadkan Dalka Ku Soo Laabanaya, Safarkiisana U Soo Gaabiyay Xiisadda Ka Soo Korodhay Aqalka Golaha Wakiilada

0 Visits: 915 | Sunday February 02, 2014 - 17:22:21
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu Arbacada toddobaadkan dalka dib ugu soo laabto, ka dib socdaal uu ku tagay Ingiriiska iyo Faransiiska.

Read More »

Soomaali Laga Soo Tarxiilay Dalka Sacuudiga Oo Maanta Laga Soo Dejiyay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 955 | Sunday February 02, 2014 - 17:15:24
Muqdisho(xogreebnews.com-Ilaa 300 oo ruux oo Soomaali ah oo laga soo tarxiilay Wadanka Boqortooyada ee Sacuudi Carabiya, ayaa waxaa maanta laga soo dejiyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Gudomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Mudane Ciro Oo Ciidanka Qaranka Ku Hambalyeeyay 20 Guuraddi Kasoo Wareegtay Aasaaskooda

0 Visits: 860 | Sunday February 02, 2014 - 17:12:56
Hargeisa(xogreebnews.com-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa wuxuu Hambalyeeyey Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo qoysaskooda caruur iyo xaasasba dabaal-degga

Read More »

Xukumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Saraakiil Somalia Katirsan Oo Madaarka Hargeisa Kasoo Degey Iyo Ujeedada Socdaalkooda+magacyada masuuliyintan iyo xilalka ay hayaan.

0 Visits: 876 | Sunday February 02, 2014 - 17:04:53
Hargeisa(xogreebnews.com-Saraakil Sar Sare Oo Katirsan Dawladda Federalka Ah Ee Somalia Ayaa Lasheegay in Shalay Gelinki Dambe Lagu Xidh Xidhay Magaalada Hargeysa iyagoo Kasoo Degeya Madaarka Cigaal Waxana Warar Intaasi ku darayaan In Masuuliyiintani Ay Wateen Basabooro

Read More »

TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Gudoomiyihii maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal, Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi

0 Visits: 894 | Saturday February 01, 2014 - 21:56:36
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Gudoomiyihii maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal, Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi

Read More »

War Culus:Madaxweyne Siilaanyo Oo Goordhawayd Gaadhay Magaalada Liverpool Ee UK

0 Visits: 1107 | Saturday February 01, 2014 - 20:03:03
Liverpool(xogreebnews.com-- Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa goordhawayd soo gaadhay magaalada Liverpool ee gobolka Merseyside ee dhaca

Read More »

Ethiopia oo bilowday daabulista hub iyo gaadiid ciidan,‘‘Ethiopia waligeed cid kasta oo gacansiin codsata kama diidan sidaa darteedna waxaan galaynaa Somalia anagoo ka jawaabayna codsigaas isla mar ahaantaana gudanayna waajibaadka na saaran,’’ ayuu yiri Wasiirka Difaaca ee Ethiopia Siraj Fegessa

0 Visits: 862 | Saturday February 01, 2014 - 19:55:00
Muqdisho(xogreebnews.com-Militariga dowlada Ethiopia ayaa laba maalin ka hor bilaabay in Somalia usoo daabulo hub iyo gaadiid ciidan oo loogu talagalay ciidanka 4000 dhan ee dhawaan ku biiray howlgalada AMISOM.

Read More »

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Loo Qaybiyay Xeerka Xakamaynta AIDS Iyo Labadii Ku Xigeen Oo Daaradda Wareegayay,Khilaafka Gollaha Oo Cirka Isku Si Shareearay.

0 Visits: 1040 | Saturday February 01, 2014 - 19:45:19
Hargeysa(xogreebnews.com-Fadhigii ay yeesheen golaha wakiilada somaliland oo uu shir-guddoominayay guddomiyaha golaha wakiilada mud c.raxmaan cabdilaahi (ciro) oo ahaa mid ka jaw duwanaa kuwii ay hore u yeelan jireen golaha ayaa waxaa maanta laga saadaalinayay in ay

Read More »

featured