Wararka
Adis-baba(xogreebnews.com- Madaxda dalalka urur goboleedka IGAD oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isku raacay in guddi kormeerayaal ah oo hubiya
Read More »
Hargeisa-(xogreebnews.com-Kulan xaasaasi ah oo lagaga tashanayo wixii laga yeeli lahaa go'aankii golaha wakiilada Somaliland ku ansixiyey xeer hoosaadkiisa ayaa xalay ka dhacay guriga madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici.
Read More »
Hargaysa(xogreebnews.com- saaka waxa Magaalada Hargaysa ka furmay shir ay so Qaban qaabisey Dalada Sonsaf oo ka mida uruda aan Doowliga ahayn shirkan waxa lagaga hadlayeey
Read More »
Adis-baba(xogreebnews.com-Madaxweyne Hassan "Soomaaliya waxaa ka go'an nabad iyo horumar" War-saxaafadeed-
Read More »
20 bisha ayaan soo gaadhay dalka Qatar wax qarasha maan sidan lacagtaydu waxay ku jirtay akoonkayga aan ku leeyahay shirkada dahabshiil subixii ayaan u baahday lacagtaydii in aan la soo baxo
Read More »
Barnaamijkan oo ku saabsan kala duwanaanshaha cimilooyinka ee deeganada kala duwan ee caalamka ayaa ah qaar si aad ah ukala duwan, iyadoo qayb kasta oo dunida ka mida ah ay ku
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Cali Buureed ayaa Shalay shaqo joojin ku sameeyey Agaasimihiisii Guud ee wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Maxamed Cilmi Aadan (Il-kacase).
Read More »
Hargeysa(Xogreebnews)-Ardayda wax ka barta kuliyada saxaafada ee California College ayaa maanta soo bandhigtay natiijada ra'yi ururin ay ka sameeyeen wariyada barnaamijyadeeda loogu jecel yahay somaliland,iyadoo munaasibad lagu gudoonsiinayo wariye Nimco Samriye oo noqotay wariyada ra'yi ururintii
Read More »
,kulankaasi oo ka dacay Bariga London guri ku yaala. Arrinkaasina wuxuu yimi markii siyaasiinta beeshiisu ku canaanteen Siilaanyo
Read More »
Buuhoodle(Xogreebnews.com-Waxaa maanta magaalada buuhoodle laga hirgaliyay kastam ay soo dhoob dhoobtay dawlada taagta daran ee somaliya iyada oo usoo dhex martay maamulka khatumo.
Read More »
Hargeysa(Xogreebnews.com-Agaasimaha Guud ee wasaaradda deegaanka Maxamed faarax Xirsi ayaa maanta ka warbixiyey hawlaha ugu waaweyn ee ay wasaarad ahaan xiligan gacanta ku hayaan.
Read More »
Muqdisho(xogreebnews.com-Ugu yaraan toddoba qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidammo kawada tirsan dowladda Soomaaliya ku dhexmaraya gudaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose.
Read More »
Hargeisa(xogreebnews.com-Wariyaha waaheen ee Gobalka Togdheer Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) ayaa Saaka isagoo ku jira hawl maalmeedkiisa shaqo isla markaana ku sugan kadinka hore ee xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer,waxaa weerar
Read More »
LANDON(XOGREEBNEWS.COM- WARMURTIYEED XAMBAARSANHAMBLAYO XICBIGA UCID AH, DARDAARAN KU SOCDA XUKUUMADDA IYO DIGNIIN KU SOCOTA SACABKA S/LAND
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa hay'adda UNICEF ee Qaramada Midoobay ku amartay inay 10 maalmood gudahood ku bixiso lacag dhan ($ 633,916,) Lix boqol sadex iyo sodon kun iyo sagaal boqol iyo lix iyo tobon Doolar, oo ah lacag ay leeyihiin 17
Read More »
Hargeysa(xogreebnews.com- Gudoomiyaha Xisbiga Wadani islamarkaana, ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(ciro), ayaa ka waramey Arimaha
Read More »
Burco(xogreebnews.com-badhasabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed muuse Diiriye Ayaa caawa magaalada Burco u hooyday hotel ku yaala badhtamaha faras magaalada kadib
Read More »
Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay shabakadda warar ee xogreebnews.com-ay uu xaqijiyeen in anay haba yaraatee badhasaabka gobolka sanaag,anu gabi-ahaanba soo shaqo-tagin bilo badan,waxaayna wararku xuseen in
Read More »
Waxay daba socotaa silsiladii Garbadiir ee uu bilaabey Abwaan Axmed awgeedi ee sida qotoda dheer uga warameysey wacyiga jira, iyo marxalada adage e dalku marayo. Xildhibaanku wuxuu ku bilaabey sidatan
Read More »
Garoowe(xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli maxamed cali Gaas ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay gole wasiiro oo ka kooban ilaa iyo 47 xubnood oo
Read More »
|
|