Wararka

Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Loo Diiday Inuu Dego Gurigii Hore Ee Badhasaabkii Xamarji Deganaa Una Hooyday Hotel Xalay

0 Visits: 920 | Wednesday January 29, 2014 - 11:54:59
Burco(xogreebnews.com-badhasabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed muuse Diiriye Ayaa caawa magaalada Burco u hooyday hotel ku yaala badhtamaha faras magaalada kadib

Read More »

Badhasaabkii Sanaag Oo Bilaabay dDhaqanadi Lagaaga Qaaday Xasanadii Xildhibaanimo,Wakhtigii Marxuum Cigaal,Shaqadiisina Kaga Mashquulay Fidmo U Ugu Kala Dab-Qaadaayo,Hargeisa Iyo Boorama.

0 Visits: 947 | Tuesday January 28, 2014 - 21:13:28
Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay shabakadda warar ee xogreebnews.com-ay uu xaqijiyeen in anay haba yaraatee badhasaabka gobolka sanaag,anu gabi-ahaanba soo shaqo-tagin bilo badan,waxaayna wararku xuseen in

Read More »

XILDHIBAAN KA MID AH GOLLAHA WAKIILADA OO SOO SAARAY SIL-SILAD SUUGAANEED OO KA NIXIN-DOONTA XUKUUMADDA SIILAANYO,(AKHRISO SILSILADA QABILE)

0 Visits: 837 | Tuesday January 28, 2014 - 19:33:00
Waxay daba socotaa silsiladii Garbadiir ee uu bilaabey Abwaan Axmed awgeedi ee sida qotoda dheer uga warameysey wacyiga jira, iyo marxalada adage e dalku marayo. Xildhibaanku wuxuu ku bilaabey sidatan

Read More »

Madaxweyne Cabdiweli Oo La Helay Liiska Gollaha Wasiiradiisa (AKHRISO)

0 Visits: 948 | Tuesday January 28, 2014 - 19:16:18
Garoowe(xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli maxamed cali Gaas ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay gole wasiiro oo ka kooban ilaa iyo 47 xubnood oo

Read More »

Wasiirka Beeeraha Somalilad Oo Daboolka Ka Qaaday In Deegaano Ka Tirsan Gobalka Saaxil Laga Beerayo Timir

0 Visits: 855 | Tuesday January 28, 2014 - 19:03:15
Hargeysa(xogreebnews.com-Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Beeraha Proffosor Faarax Cilmi Geedoole ayaa gaadhay deegaano ka tirsan xeebaha Gobolka Saaxil.

Read More »

Xildhibaan Cali Mareexaan oo Guul-darada siyaasadeed ee uu baday Kulmiye ku wanjalay Guddoomiyaha UCID

0 Visits: 814 | Tuesday January 28, 2014 - 18:55:48
Hargeisa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa xalay beeniyey in uu siiyey warbaahinta war sheegaya in uu hambalyeeyey Codayntii isla markaana in uu yidhi waa in Siilaanyana Mooshin Maamuus ka xayuubin ah lagu qaadaa, hase

Read More »

WAR CULUS:WARGEYSKA WAAHEEN OO AL-BAABADA LO LAABAY SABAABAHA KALIFAY.

0 Visits: 1077 | Tuesday January 28, 2014 - 09:42:50
Hargeisa(xogreebnews.com-mid ka mdi ahaa wargeysyada logu jecel yahay somaliland ayaa si lama filaan ah lo xidhay iyaadoon la garaneeyn sabaabta dhab ahaan ka danbeysa.

Read More »

URURKA AN DAWLIGA AHAYN EE DALADA SONSAF OO FARAHA LA GALAY SHAQOOYINKA WARBAAHINTA IYO URUR-WEYNAHA SAXAFIYIINTA OO UGA DIGAY INAY FARO-GELINTA AY WADAAN

0 Visits: 894 | Tuesday January 28, 2014 - 09:30:25
Hargeisa(xogreebnews.com-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, isagoo ka duulaya masuuliyada iyo waajibaadka

Read More »

GUDDOOMIYE CIRO OO GOOL-SIYAASADEED KA DHEELIYAY,LABADIISI KU XIGEEN

0 Visits: 1048 | Monday January 27, 2014 - 20:45:07
Hargeisa(xogreebnews.com-fadhi ku cusbaa fadhiyaada golaha wakiilada ayaa saaka ay ansixiyeen golaha wakiilada somaliland fadhigan oo markii hore ay gudoominaayeen shir-gudoonka oo dhami balse marki golaha lo qaybiyay xeer inay an sixiyaan,kaaso yareynaaya

Read More »

Shirkii Gollaha Wasiirada Oo Lagu Ansixiyay Diwaan-gelinta Kaadhadhka Dhalashada Somaliland.

0 Visits: 775 | Monday January 27, 2014 - 20:39:46
Hargeisa(xogreebnews.com-gollaha wasiirada somaliland ayaa saaka si lama filaan ah laysugu

Read More »

Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u DIray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk

0 Visits: 949 | Monday January 27, 2014 - 20:25:04
Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo

Read More »

Mareykanka oo sheegtay weerarkii diyaaradaha shalay ka dhacay Shabeelada Hoose

0 Visits: 960 | Monday January 27, 2014 - 19:35:15
Kismaayo(xogreebnews.com-Dowlada Maraykanka ayaa sheegatay in diyaaradaheedu ay

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo soo gabagabeeyey kulan looga hadlayay qorshaha Xukuumada ee 2014 (War-saxaafadeed)

0 Visits: 959 | Monday January 27, 2014 - 19:31:30
Muqdisho,(xogreebnews.com-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo gabagabeeyey kulankii labada cisho soconayay ee

Read More »

Golaha Wasiiradda Somaliland oo shir deg deg ah galay goor dhaweyd

0 Visits: 909 | Monday January 27, 2014 - 14:51:45
Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wasiiradda Somaliland ayaa la sheegay in ay shir deg deg ah u breakinfadhiyaan Qasriga madaxtooyadda kaasoo aan illaa hada la ogayn ujeedadiisa rasmiga ah ee dhalisay.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Si Weyn Uga Cadhooday Hadalkii Shalay Kasoo Yeedhay Xildhibaan Rayte,Ash-Ka-tona Kula Dhex-Dhacay Odayaal Beeshooda Ah:

0 Visits: 1212 | Sunday January 26, 2014 - 20:46:10
Hargeisa(xogreebnews.com-sida ay ilo-wareedyo looga qaateen ahii ay uu sheegen shabakadda warar ee xogreebnews.com- wasiirka madaxtooyada xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan dalka

Read More »

"qolooyinka ay muraayaduhu,ka xummaadeen ee ay ka jajabeen, ee arkii la" wanaaga iyo horumarka ka socda dalka,waxaan uu sheegaya in ay dalka ka furaan yihiin dalka tukaamo lagu ibiyo muraayadaha""wasiirku xigeenka warfaafinta iyo dhaqan

0 Visits: 1004 | Sunday January 26, 2014 - 17:12:33
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka somaliland cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir ayaa si weyn uga difaacay

Read More »

Wasiirku Xigeenka Warfaafinta Oo Si Mug-leh Uga Difaacay Eedaha Musuq-Maasuq Ee Ay Mucaaridka Uu Jeediyeen Xukuumada.

0 Visits: 1286 | Sunday January 26, 2014 - 17:05:11
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirku xigeenka warfaafinta ahna ku simaha wasiirka warfaafinta iyo dhaqan Cabdi Waaxid Cabdi raxmaan Cabdi qaadir,ayaa maanta si

Read More »

ENG-MAXAMED XAASHI OO TILMAAMAY INAY XUKUUMADU FARO-GELIN KU HAYSO XISBIGA UCID,BULSHADANA UGU BAAQAY INAY TAAGEERAAN,SIDOO KALE WAXAA UU WAXABA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAY HEESHIISKII XUKUUMADU LA GASHAY SOMALIYA

0 Visits: 936 | Sunday January 26, 2014 - 09:34:45
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirkii hore ee maaliyadda eng maxamed xaashi ayaa si weyn uu dhaliilay xukuumada siilaanyo kunaa canaantay wax-si daba marintaa iyo musuq maasuqa maxamed xaashi oo maanta ka hadlaayay munasibaad uu xisbiga ucid maanta ku qaabtay

Read More »

XILDHIAAN JAAMAC RIYO,OO SHEEGAY IN DAGAAL LAGU HAYO ABWAANADA IYO FANAANIINTA UNASOO JEEDIYAY IN LASOO BANDHIGA XAQA,

0 Visits: 987 | Sunday January 26, 2014 - 09:26:05
Hargeisa(xogreebnews.com-xildhibaan jamaac riyo oo maanta hadal kooban ka jeediyay munaasibad uu xisbiga ucid maanta u qabtay qaar ka mid ahaa masuuliyiin kasoo diga rogatay xisbiga kulmiye iyo kuwo iyaaguna ka mid ahaa masuuliyiintii siyaasiyiinta somaliland

Read More »

AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO TILMAAMAY IN MAAMULKA SIILAANYO KU FASHILMAY HOGAAMINTII WADANKA,TV-GII QARANKUNA NOQDAY MEEL LAGA CAAYO MUJAAHIDINTII WADANKA USOO HALGANTAY,IYO ASXAABTA MUCAARIDKAA AH

0 Visits: 1014 | Saturday January 25, 2014 - 21:25:31
Hargeisa(xogreebnews,com-musharaxa jagada madaxtimada ee uic aqoon yahan jamaal cali xuseen oo maanta ka hadlay munaasibad ay kusoo biiraayeen xubno ka mid ahaa xisbiga

Read More »

featured