Wararka

CABDI RAXMAAN CABDI QAADIR OO TILMAAMAY INU CALI GURAY HORE U SHEEGAY INUU SIILAANYO BILAA ABAAL AHAA WALIGIIBA,TILMAAMAYNA HADDI MAR DANBE LA DOORTO AY SHABABKU DAALIMIIN YIHIIN,BAAQNA U DIRAY ASXAABTA UICD IYO WADDANI IANY KALA GAADHAN LABADA DAAMOOD EE BURCO

0 Visits: 889 | Saturday January 25, 2014 - 21:13:48
,"cabdi raxmaan cabdi qaadir asaago hadalkiisa sii wato uu yidhii"xukuumaduu waxaay dooneysaa inay dalka ka rido dagaal sokeeye,burco labada daamood waxaay ka hurineysa,xukuumadu dagaal oo ay isaaga hor keento barri iyo galbeed dadka ayaa gobba"waxaanu cabdi raxmaan asxaaabta mucaarid ka…

Read More »

MAXAMED ISXAAL OO KA MID AH,MADASHA TOOSINTA QARAN OO TILMAAMAY INUU BA'AABA'AY XISBIGII KULMIYE,SHEEGAYNA INUU SIILAANYO QAADAY DARIIQII LAGAAGA TUURAY SIYAAD BARRE.

0 Visits: 1040 | Saturday January 25, 2014 - 20:52:34
Hargeisa(xogreebnews.com masuul ka tirsan odayaasha madasha toosinta qaranka ayaa si weyn uga digay inuu taladii wadanku gacanta u gashay kooxo aan loo dooran isla markaasna uu dalku

Read More »

GUDDOOMIYIHA XISBIGA UCID OO BAAQ CULUS U DIRAY MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEIKH MAXAMUUD UNAA SHEEGAY IN ANAY WAXBA KA SOCONEYN HEESHIISKII TURKIGA,

0 Visits: 995 | Saturday January 25, 2014 - 19:42:36
Hargeysa(xogreebnews.com-Eng faysal cali waraabe ayaa baaq culus u diray dalwada somaliya waxaa kaloo u sheegay in anay waaxba ka jirin heeshiskii ay dawladu la gash

Read More »

Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo La Sheegay Inuu Hargeysa Degaayo Kana Xukumi Doono Burco.

0 Visits: 924 | Saturday January 25, 2014 - 19:36:26
Burco( xogreebnews.com) Waxaa soo baxaaya warar sheegaya oo ku tidhi-kuteen ah in badhasaabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed Muuse Diiriye Uu degi doono magaalada Hargeysa guri ku yaala 26 June waxaana wararku

Read More »

“Maaha Markii Koowaad ee La Xidho,Sixiroolena Lagu Sheego,Gudida Wanaag-faristuna Way Deg-degaysaa,Cadayntana Waynu Sugaynaa” Ehelada Maxbuus Laga Been Abuuray Oo Beeniyay War Laga Faafiyay.

0 Visits: 806 | Saturday January 25, 2014 - 19:30:57
Hargeysa(xogreebnews.com=Maalintii shalay ayaa waxaa wargayska Waaheen ku soo baxay war been abuur ah oo sheegayay in Guddida Wanaag farista iyo Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Ay qabqabteen Sixiroolayaal aan haybtooda la garanayn oo dhaqan xumo iyo Diin la'aan u horseeday Qoysas badan oo Reer Hargeysa…

Read More »

TAAGEERAYAAL KASOO BAXAY XISBIGA KULMIYE,IYO MASUULIYIIN KA TIRSANA URURADII HADHAY OO SI RASMI AH UGU BIIRAY XISBIGA UCID TAASO RUXDAY XUKUUMADA IYO XISBIGEEDA.

0 Visits: 997 | Saturday January 25, 2014 - 19:23:57
Hargeisa(xogreebnews.com-munaasibad si weyn loo soo agaasimay lona qabta qar ka mid ahaa masuuliyiinta ururadii ummada iyo dalsan iyo waliba xildhibaano,ka tirsan xisbiga kulmiye ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga ucid ,munaasibadaas oo ka dhacday magaalada Hargeisa gaar ahaana Hoteel AMBASSADOR ayaa…

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Shirkad Ingiriis Ah Oo Maalgalinaysa Dekedda Iyo Haamaha Shidaalka Berbera

0 Visits: 905 | Friday January 24, 2014 - 22:17:16
Hargeysa(xogreebnews.com - Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxwaynaha, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xarunta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay

Read More »

WARKII BULSHO TV- SI TOOSA UGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE http://XOGREEBNEWS.COM

0 Visits: 1108 | Friday January 24, 2014 - 21:24:43
WARKII BULSHO TV- SI TOOSA UGA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE http://XOGREEBNEWS.COM

Read More »

KUMANAAN KA TIRSAN TAAGEERAYAASHA KULMIYE OO MAALINTA BERRI AH KU BIIRI-DOONA XISBIGA UCID,QABAN-QAABADA SOO DHOWEYNTA OO RUXDAY CAASIMAADDA.

0 Visits: 1217 | Friday January 24, 2014 - 21:07:04
Hargeisa(xogreebnews.com-qar ka tirsan taageerayasha xisbul xaakimka kulmiye ayaa u diga rogaan doona xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid,munaasibada soo dhoweynta ah ay u qaban doonaan ucid ayaasi weyn looga dareemaya caasimada,taaso sidaa ay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegen shabakada…

Read More »

Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Ayaa ka Biyo Diiday Dammaanad Cali Waran-Cadde Oo La Isticmaalayey Loo Soo Dhiibay

0 Visits: 1082 | Friday January 24, 2014 - 19:46:57
Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Ayaa ka Biyo Diiday Dammaanad Cali Waran-Cadde Oo La Isticmaalayey Loo Soo Dhiibay.."

Read More »

Xafladii caleema saarka madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhacday

0 Visits: 1032 | Friday January 24, 2014 - 19:29:26
Garoowe(xogreebnews.com-Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa goor dhow kusoo gabagaboobay wejiga koowaad ee xafladda caleema-saarka madaxda cusub ee Maamulka Puntland.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Wis-wis iyo Shaki ka Kala Bixiyey Shirkada Bollore, Wasiir Maxamed Iyo Qareenada ay Macaruufka Yihiin

0 Visits: 984 | Friday January 24, 2014 - 19:23:15
"..Waanu ka Fiirsanaynaa Heshiiska Shirkada [Bollore] ee Dekeda Berbera.."Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga

Read More »

Somaliland oo Golihii Garnaqa Ee Turkiga ku Guul-daraystay Sheegida Sumadda Waxa ka Maqan

0 Visits: 885 | Friday January 24, 2014 - 19:15:44
Hargeysa(xogreebnews.com--Wefdigii Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u igmatay inay Qaranka ku metelaan Wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee dhawaan dib uga furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkey-ga, ayaa ku guul-dareystay inay Golihii Garnaqsiga ka sheegaan

Read More »

MA DHABBA INUU XADHKAHA SOO GOOSTAY LIBAAXI INA WARAN-CADDE.

0 Visits: 1263 | Thursday January 23, 2014 - 21:31:54
Haregisa(xogreebnews.com- shacabka reer somaliland gaar ahaana caasimada Hargeisa ayaa xafadaha qarkood ay isla dhexmarayaan inuu xadhkaha soo goostay libaaxi waran cade ,ma cada balse, sidaa ilo lagu

Read More »

Madaxweyne Xasan Shiikh Muxuu Ka Yidhi Baydhabo, Juba, Puntland Iyo Somaliland?

0 Visits: 972 | Thursday January 23, 2014 - 20:42:10
Muqdisho(xogreebnews.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maalintii shalay soo xirey Kalfadhigii Baarlamaanka waxaana uu ka jeediyey

Read More »

Akhriso: Khudbadii Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Jaaliyadda Faransiiska

0 Visits: 1052 | Thursday January 23, 2014 - 19:06:31
Hargaysa(xogreebnews.com--Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay oo ku sugnaa dalka Faransiiska, ayaa kulan la yeeshay jaalliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaas caasimaddiisa Paris, Madaxweyne Somaliland,

Read More »

Madaxweynaha Somalia Oo ku hadaaqay Hadal Liddi Ku Ah Qarannimada Somaliland, Xilli Hogaamiyayaasha Somaliland-na Ka Soo Yeedhayso Walaalahayaga Somalia

0 Visits: 864 | Thursday January 23, 2014 - 18:57:18
Hargaysa(xogreebnews.com=Madaxweynaha dowlada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia ee todobaadkan ka

Read More »

Koox Ku Shaqaysanaysa Sixiroole-nimada oo laga soo qab qabtay magaalada Hargeysa

0 Visits: 963 | Thursday January 23, 2014 - 18:54:13
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddida Wanaag farista iyo wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland ayaa hawlgal ay qaadeen ku qabqabtay Sixiroolayaal aan haybtooda la garanayn oo

Read More »

TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),

0 Visits: 910 | Wednesday January 22, 2014 - 20:07:31
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),ahna ku simaha madaxweynaha JSL, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii,

Read More »

KORMEER LA XIDHIIDHA XOGOGAAL U NOQOSHADA HAWLIHII WADOOYINKU HALKAY MARAYAAN GAAR AHAAN KUWA KA SOCDA GOBOLADA GALBEED OO AY MAANTA SOCDAAL KU TEGEEN WASIIRU-DAWLAHA MADAXTOOYADA, MAAREEYAHA WADOOYINKA IYO AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA.

0 Visits: 1057 | Wednesday January 22, 2014 - 19:56:51
Hargeisa(xogreebnews.com-Waxa maanta socdaal ay ku soo mareen masuuliyinta kor ku xusani wadooyinka wajaale ilaa kala baydh, Goraya-cawl iyo inta u dhaxaysa boorama ay ka socdaan dhismiyayaasha wadooyinka,

Read More »

featured