Wararka

XIISADI COLAADEED EE KA TAAGNEYD DEEGAANKA BOODHLEY OO SI CAKIRMAYSA MALEESHIYAADKA OO BADANAAYA XUKUUMADA OO AN WALI KA HADAL.

0 Visits: 1170 | Wednesday January 22, 2014 - 19:38:32
Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa dad ku sugan tuulada boodhley oo ay shabakada warar ee xogreebnews.com- khadka tilifoonka kulaa ,ayaa sheegay inay sii cirmayso dhaq-dhaqaa maleeshiyaadka ayaa si badaneysa waxanay dadka deegaanku sheegayan in anay jirin,wax daadaalo ah oo ay xukuumadu

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenku Waa Gudoomiye Ku Xigeenkaygii 4aad, Waxa Awoodihiisa Sheegaya Godobka 44aad Xisbiguna Hoggaan Buu Leeyahay, Wasiirro Cabanayaana Way Jiraan”

0 Visits: 969 | Wednesday January 22, 2014 - 19:33:32
Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiyah xisbigul xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in muddada madaxweyuhu u cayimay qabsoomida shirweynaha xisbiga ee bisha March 2014-ka inay ka horaysiiyaan mooyee aanu xilligaasi shirweynuhu dib uga dhacaynin, waxaanu

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Socdaaladii Uu Ku Tagay Dalalka Turkiga Iyo Faransiiska Iyo Kulamadii Wufuudii Uu Ka Mid Ahaa Ay Labadaasi Dal Ku Yeesheen.

0 Visits: 955 | Wednesday January 22, 2014 - 19:28:11
Hargaysa(xogreebnews.com--Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay socdaaladii uu ku tagay dalalka Turkiga iyo Faransiiska iyo kulamadii wufuudii uu ka mid

Read More »

WARBIXINTA TODOBAADKA LABA GABADHOOD OO ARRIMAHA BULSHADDA WAX KA QORA 21 01 2014

0 Visits: 958 | Wednesday January 22, 2014 - 17:21:35
WARBIXINTA TODOBAADKA LABA GABADHOOD OO ARRIMAHA BULSHADDA WAX KA QORA 21 01 2014

Read More »

Colaad Ka Dhex Aloosan Laba Ardaa Oo Walaala Ah Banka Deegaanka Qoryaale Iyo Xukumadda Oo An Ka Hadlin + Akademiga Cilmi Badhista Oo Baaq Nabadeed Udiray

0 Visits: 1132 | Wednesday January 22, 2014 - 16:59:41
Hargeisa (xogreebnews.com-Waxa maalmihii ugu dambeeyay khilaaf xooggani ka aloosan yahay Banka Qoryaale oo ah dhul-daaqsmimeed hoos-yimaadda Degmada Cadaadley Oo Ka Tirsan Gobolka Maroodijeex. Sida ay wararku ku soo gaadhayaan Akadamiga Suugaanta iyo Cilmi-

Read More »

Golaha Wasiirrada oo la dhaariyay iyo Baarlamaanka oo lasoo xiray

0 Visits: 1127 | Wednesday January 22, 2014 - 16:54:11
Muqdisho(xogreebnews.com- Wasiirarda cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu hordhaariyay baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhaarinta ay goobjoogayaal ka ahaayeen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ra'iisul wasaarihiisa C/weli Sheekh Axmed

Read More »

”Garta Somaliland Iyo Somalia Ma Tii Ninkii Good Iyo Maskii Baa” Gudomiye Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Ucid Cali Guray Oo Ka Hadlay Shirkii Turkiga

0 Visits: 1059 | Wednesday January 22, 2014 - 16:28:47
Hargeisa (xogreMbnews.com-ujaahid Cali Guray Gudomiye xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee ucid ayaa ka dhankiisa ka dareen celiyay wada hadaladda somaliland iyo somalia

Read More »

Eng. Maxamed Xaashi Oo Si Adag Uga Hadlay Natiijada Wada Hadalkii Turkiga, Shirkadda Doonaysa Maamulka Dekeda Berbera Iyo Arrimo Kale

0 Visits: 1014 | Wednesday January 22, 2014 - 16:23:46
Hargesa(xogreebnews.com-Wasiirkii hore ee maaliyada Eng.Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa gafweyn oo ay galeen gudidii wada hadalda u matagalaysay Somaliland ku tilmaamay in la simo xansuuqii ku dhacay shacbiga Somaliland iyo qabaa'ilkii dagaalamay markii dawladii Siyaad Bare meesha ka baxday.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh”Tarsan Wuxuu La Mid Yahay Gudoomiyaashii Hore Waana La Badeli Karaa”

0 Visits: 978 | Tuesday January 21, 2014 - 22:14:07
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay is casilaad kazoo yeertay Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah gudoomiyaa gobolka

Read More »

Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xukuumadda cusub

0 Visits: 1033 | Tuesday January 21, 2014 - 22:06:55
Muqdisho(xogreebnews.com-Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay dhawaan ra'iisul wasaaraha

Read More »

Heshiiska Jidka Wadahadalada Somaliland & Somalia ee Xidhiidhkooda Mustaqbalka BAYAAN TAAGEERO:

0 Visits: 1190 | Tuesday January 21, 2014 - 21:48:39
Ku-H. E. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Dalalka Xubnaha ka ah - H. E. Mr. Hailemariam Desalegn, Gudoomiyaha Midowga Africa ahna Ra'iisal Wasaaraha

Read More »

Abwaan Ahmed Aw Geedi Oo Shaqadiisii Uu Ka Hayay HAVOYOCO-Ka Tagay Waa Maxay Sababtu? Isagaa inoo sharaxi doona

0 Visits: 985 | Tuesday January 21, 2014 - 21:41:08
Hargisa(xogreebnews.com-Aniga oo ah Abwaan Ahmed Aw Geedi Moxamuud waxa aan

Read More »

Murrashax Jamaal Cali Xuseen.“Wada-hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Waxay Noqdeen Sii Soco Oo Soo Soco,Diyaarad La Sii Fuullo Iyo Diyaarad La Soo Fuulo,Wax Nuxura Oo Weynina Kamuu Soo bixin, Markaad Eegtid Qodobada”

0 Visits: 940 | Tuesday January 21, 2014 - 20:30:43
Hargaysa(xogreebnews.com--Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanu wax nuxura oo weyni ka soo bixin wada-hadali dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya marka loo eego qodobadii ka soo baxay shirkii Turkiga, isla markaana

Read More »

Maareeyaha Tv-ga Qaranka Oo Ku Tilmaamay Been Abuur Digreeto Uu Soo Saaray Madaxwayne Siilaanyo iyo khilaafkii wasarada oo soo laba kacleeyay

0 Visits: 1097 | Tuesday January 21, 2014 - 20:20:01
Hargaysa(xogreebnews.com-Maareeyoaha Telefiishanka qaranka Somaliland, Khadar Cali Gaas, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay digreeto uu soo saaray madaxwayne Axmed Silanyo taasi oo dhawr Hay`adood oo uu ka mid ayahay Tv-ga qaranku uu hoos Geeyay wasaarado markii hore

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inay Ergadii Somaliya Ka Socotay Gool Ka Dhalisay Ergada Somaliland

0 Visits: 1083 | Tuesday January 21, 2014 - 19:57:59
Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in Somaliland waxii ku dhacay uu ahaa xasuuq isir sifayn ah, balse aanu ahayn dil cadaawadeed, waxaanu xukuumadda ku eedeeyay in hadii ay wada hadaladaas sii wado dalka meel xun ay marinayso.

Read More »

DAWLADA JABUUTI OO CILAAQAADKII WADA-SHAQAYNEED U DACIIFAY DAWLADA SOMALILAND

0 Visits: 1102 | Monday January 20, 2014 - 20:56:06
Hargeisa(xogreebnews.com sidaa ay sheegeen shabakada warar ee xogreebnews.com--ilo diblamaasiyadeed oo tibaaxay,in sii xummaanayo cilaaqaadka ay wadaa lahaayeen,somaliland iyo jamhuuriyada jabuuti,waxaanay warar lagu kalsoon yahay sheegayaan

Read More »

MAGAALADA HARGEISA OO LAGA DAREEMAAYO DHAQ-DHAQAAQYO LAGU SOO DHOWEYNAAYO MUSHARAXA MADAXWEYNENIMO EE XISBIGA UCID AQOON YAHAY JAMAAL CALI XUSEEN,(DAAWO SAWIRO)

0 Visits: 928 | Monday January 20, 2014 - 20:49:33
Hargeisa(xogreebnews.com-aqoon yahan jamaal cali xuseen oo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka jabuuti ayaa maalintaa berri ah kusoo fool leh somaliland,waxaana

Read More »

Ergadii Golaha Guurtidu U Diri Lahayd Xalinta Shaqaaqadii Ka Dhacday Deegaanada Sool Oo U Xaniban Sahaydii Ay Ku Safri Lahaayeen Oo Xukuumada Ay Ka Sugayaan

0 Visits: 968 | Monday January 20, 2014 - 20:34:16
Hargaysa(xogreebnews.com-Golaha Guurtida Somaliland ayaa la sheegay inay guddi dhexdhexaadin ah u dariyaan deegaanada Docmo ee gobolka Sool ee dhawaan iska horimaadka colaadeed ku dhexmaray labada beelood.

Read More »

Xafladd Lagu Caleemo Saarayo Hoggaanka Maamulka Jubba Oo Kismaayo Ka Dhacdey

0 Visits: 1054 | Monday January 20, 2014 - 20:23:19
Kismaayo(xogreebnews.com--Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacaaya Xaflad lagu caleemo saaraya Hogaanka maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe iyadoo sidoo kale dhowaan la dhameystiray Golaha Wasiirada ee maamulka.

Read More »

“Anigu askari baan ka bilaabay shaqadaydii ugu horreysay waan aqaanaa sida niyadda askarigu uga duwan yahay dadka kale waa ninka ugu farxadda badan leh askarigu waa lagayaabaa inuusan helin nolosha baahideeda badan helin,wasiir waran-cadde"

0 Visits: 765 | Monday January 20, 2014 - 20:17:34
Hargaysa(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay in ciidamada jiida hore ee Gabadha ay yihiin xaydaabka shacabka Somaliland, isla markaana waxa uu ugu baaqay inay ka soo baxdeen hawlo-badan.

Read More »

featured