Wararka

Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xukuumadda cusub

0 Visits: 1036 | Tuesday January 21, 2014 - 22:06:55
Muqdisho(xogreebnews.com-Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay dhawaan ra'iisul wasaaraha

Read More »

Heshiiska Jidka Wadahadalada Somaliland & Somalia ee Xidhiidhkooda Mustaqbalka BAYAAN TAAGEERO:

0 Visits: 1194 | Tuesday January 21, 2014 - 21:48:39
Ku-H. E. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Dalalka Xubnaha ka ah - H. E. Mr. Hailemariam Desalegn, Gudoomiyaha Midowga Africa ahna Ra'iisal Wasaaraha

Read More »

Abwaan Ahmed Aw Geedi Oo Shaqadiisii Uu Ka Hayay HAVOYOCO-Ka Tagay Waa Maxay Sababtu? Isagaa inoo sharaxi doona

0 Visits: 991 | Tuesday January 21, 2014 - 21:41:08
Hargisa(xogreebnews.com-Aniga oo ah Abwaan Ahmed Aw Geedi Moxamuud waxa aan

Read More »

Murrashax Jamaal Cali Xuseen.“Wada-hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Waxay Noqdeen Sii Soco Oo Soo Soco,Diyaarad La Sii Fuullo Iyo Diyaarad La Soo Fuulo,Wax Nuxura Oo Weynina Kamuu Soo bixin, Markaad Eegtid Qodobada”

0 Visits: 944 | Tuesday January 21, 2014 - 20:30:43
Hargaysa(xogreebnews.com--Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanu wax nuxura oo weyni ka soo bixin wada-hadali dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya marka loo eego qodobadii ka soo baxay shirkii Turkiga, isla markaana

Read More »

Maareeyaha Tv-ga Qaranka Oo Ku Tilmaamay Been Abuur Digreeto Uu Soo Saaray Madaxwayne Siilaanyo iyo khilaafkii wasarada oo soo laba kacleeyay

0 Visits: 1101 | Tuesday January 21, 2014 - 20:20:01
Hargaysa(xogreebnews.com-Maareeyoaha Telefiishanka qaranka Somaliland, Khadar Cali Gaas, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay digreeto uu soo saaray madaxwayne Axmed Silanyo taasi oo dhawr Hay`adood oo uu ka mid ayahay Tv-ga qaranku uu hoos Geeyay wasaarado markii hore

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inay Ergadii Somaliya Ka Socotay Gool Ka Dhalisay Ergada Somaliland

0 Visits: 1089 | Tuesday January 21, 2014 - 19:57:59
Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in Somaliland waxii ku dhacay uu ahaa xasuuq isir sifayn ah, balse aanu ahayn dil cadaawadeed, waxaanu xukuumadda ku eedeeyay in hadii ay wada hadaladaas sii wado dalka meel xun ay marinayso.

Read More »

DAWLADA JABUUTI OO CILAAQAADKII WADA-SHAQAYNEED U DACIIFAY DAWLADA SOMALILAND

0 Visits: 1106 | Monday January 20, 2014 - 20:56:06
Hargeisa(xogreebnews.com sidaa ay sheegeen shabakada warar ee xogreebnews.com--ilo diblamaasiyadeed oo tibaaxay,in sii xummaanayo cilaaqaadka ay wadaa lahaayeen,somaliland iyo jamhuuriyada jabuuti,waxaanay warar lagu kalsoon yahay sheegayaan

Read More »

MAGAALADA HARGEISA OO LAGA DAREEMAAYO DHAQ-DHAQAAQYO LAGU SOO DHOWEYNAAYO MUSHARAXA MADAXWEYNENIMO EE XISBIGA UCID AQOON YAHAY JAMAAL CALI XUSEEN,(DAAWO SAWIRO)

0 Visits: 931 | Monday January 20, 2014 - 20:49:33
Hargeisa(xogreebnews.com-aqoon yahan jamaal cali xuseen oo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka jabuuti ayaa maalintaa berri ah kusoo fool leh somaliland,waxaana

Read More »

Ergadii Golaha Guurtidu U Diri Lahayd Xalinta Shaqaaqadii Ka Dhacday Deegaanada Sool Oo U Xaniban Sahaydii Ay Ku Safri Lahaayeen Oo Xukuumada Ay Ka Sugayaan

0 Visits: 970 | Monday January 20, 2014 - 20:34:16
Hargaysa(xogreebnews.com-Golaha Guurtida Somaliland ayaa la sheegay inay guddi dhexdhexaadin ah u dariyaan deegaanada Docmo ee gobolka Sool ee dhawaan iska horimaadka colaadeed ku dhexmaray labada beelood.

Read More »

Xafladd Lagu Caleemo Saarayo Hoggaanka Maamulka Jubba Oo Kismaayo Ka Dhacdey

0 Visits: 1055 | Monday January 20, 2014 - 20:23:19
Kismaayo(xogreebnews.com--Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacaaya Xaflad lagu caleemo saaraya Hogaanka maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe iyadoo sidoo kale dhowaan la dhameystiray Golaha Wasiirada ee maamulka.

Read More »

“Anigu askari baan ka bilaabay shaqadaydii ugu horreysay waan aqaanaa sida niyadda askarigu uga duwan yahay dadka kale waa ninka ugu farxadda badan leh askarigu waa lagayaabaa inuusan helin nolosha baahideeda badan helin,wasiir waran-cadde"

0 Visits: 770 | Monday January 20, 2014 - 20:17:34
Hargaysa(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa sheegay in ciidamada jiida hore ee Gabadha ay yihiin xaydaabka shacabka Somaliland, isla markaana waxa uu ugu baaqay inay ka soo baxdeen hawlo-badan.

Read More »

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliya Eng. YIRIISOW oo Fashiliyey Sir Qarsoon kana hadley wada hadalada turkigu inay yihiin mala awaal sheegeyna G/G/Banaadir Inuu qabo Cudurka Dilaaga ah ee HIV/AIDS

0 Visits: 914 | Monday January 20, 2014 - 20:03:40
Afhayeenka madaxtooyada Somaliya ahna lataliyaha gaarka ah ee Madaxweyne xasan sheekh oo fashiliyey sir badan oo qarsooneyd isagoo ku sugan dalka Turkiga sheegayna in wadahadalada udhaxeeya Somaliya iyo Somaliland aanay waxba ka soo baxayn oo ay tahey been ay siyaasiyiintu abuuratey. halkan ka daawo

Read More »

Gudidda Qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku mudeeyay wakhtiga la qaban doono shirweynaha Golaha Dhexe ee Kulmiye.

0 Visits: 928 | Monday January 20, 2014 - 19:58:02
warsaxaafadeed ay soo saareen ku mudeeyay wakhtiga la qaban doono shirweynaha Golaha Dhexe ee Kulmiye Shirkaasi ayaa waxa ay u mudeeyeen in uu qabsoomo 22.03.2014

Read More »

Wariye Sagal Mustafe Oo Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaantay War Been Abuur Ay Baahiyeen Warbaahinta Reer Koon-Fureed+Fal Cunsuriyeed Ay Kula Kacaan Saxafiyiinta Reer SomalilandOo An Kow Ahayn

0 Visits: 1226 | Monday January 20, 2014 - 19:36:51
Muqdisho(xogreebnews.com-Wariye Sagal Mustafe Xasan Nuur, oo ka mid ah Hawl-wadeenada Telefiishanka Universal ee Somaliland isla-markaana maalmihii u dambeeyay shaqo u joogtay Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, ayaa wax lagu qoslo ku tilmaantay warar anshax xumo ah oo ay ka baahiyeen Mareegaha…

Read More »

Guddoomiye Cirro oo Sheegay In Aanu Gorgortan Geli Karin Madax-banaanida Somaliland

0 Visits: 926 | Monday January 20, 2014 - 19:30:05
Hargeysa (xogreebnews.com-Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa gaashaanka ku dhuftay Afti mar labaad Shacbiga reer Somaliland lagu weydiiyo mawqifkooda ku aadan Midnimada iyo goon-isu-taaga Jamhuuriyada Somaliland.

Read More »

WADAHADALADII SOMALILAND IYO SOMALIA OO 9 QODOB KASOO BAXEEN–

0 Visits: 927 | Monday January 20, 2014 - 19:22:11
Istaanbul(xogreebnews.com-Waxa maanta lasoo gabagabeeyey wadahadaladii u socday labada dawladood ee Somaliland iyo Somalia oo qaatay muddo ayaamo ah iyada oo qalinka lagu duugay 9 qodob oo ay ku heshiiyeen labada dhinac.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisii Oo Ka Degay Faransiiska

0 Visits: 919 | Monday January 20, 2014 - 19:17:17
Paris(xogreebnews.com-Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa

Read More »

Ergadii Dowladda Somalia Iyo Somaliland Ee Ku Wada Hadlayay Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga Ayaa Kala Saxiixday Heshiis Is afgarad

0 Visits: 900 | Sunday January 19, 2014 - 20:07:44
Hargeisa(xogreebnews.com-Ergadii Dowladda Somalia iyo Somaliland ee ku wada hadlayay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday is afgarad.

Read More »

ISTANBUL II COMMUNIQUE 18 January 2014 Document for the process of political dialogue between the Government of Somaliland and the Federal Government of the Somalia on future relations

0 Visits: 898 | Sunday January 19, 2014 - 19:43:15
In accordance with framework agreement reached in Chevening, Dubai, Ankara, and Istanbul I, delegations from the Federal Government of Somalia and the Government of Somaliland met in Istanbul between 16-19 January, 2014 with the assistance of Turkish Government.

Read More »

Kooxaha Burcad Badeeda Oo Qafaashay Markab Lagu Magacaabo MV Marzooqah

0 Visits: 983 | Sunday January 19, 2014 - 19:12:35
Muqdisho(xogreebnews.com-Kooxaha burcad badeeda ee Soomaaliya, ayaa waxay qafaasheen markab magaciisa lagu sheegay MV Marzooqah, xilli uu gelinkii dambe ee Sabtidii uu maraayay Badda Cas.

Read More »

featured