Wararka

Shirkadda Diyaaradaha Ee Al-Carabiya Oo Shalay Si Kulul U Beenisay Inay Wada Hadal Kula Jirto Xukuumadda Somaliland Sidoo Kalena Cadaysay In Aanay Qorshahaba Ugu Jirin Wada Hadalkaasi.

0 Visits: 986 | Sunday January 19, 2014 - 19:09:08
Hargeysa(xogreebnews.com--Shirkadda diyaaradaha ee Al-Arabia Airlines, ayaa si kulul u beenisay inay wax wada hadal ah kula jirto xukuumadda Somaliland, iyadoo sidoo kalena cadaysay inaanay qorshahaba ugu jirin wada hadalkaasi.

Read More »

Maayerka Hargeysa iyo Ku-xigeenkiisa oo Go’a saaraya Khilaaf ka qarxay dhexdooda, una hanjabay Wargeyska Foore

0 Visits: 984 | Sunday January 19, 2014 - 08:00:29
Hargeysa(xogreebnews.comn-Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Deegaanka Hargeysa, ahna Duqa iyo Ku-xigeenka Caasimadda, ayaa ku dedaalaya inay go'a saaraan, isla markaana qariyaan khilaaf la sheegay inuu ka dhex-qarxay oo markii ugu horraysay maalmo ka hor dibedda u soo baxay, ka dib markii…

Read More »

TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

0 Visits: 1010 | Sunday January 19, 2014 - 07:57:42
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha JSL, waxa uu tacsi

Read More »

ftida Shacbiga Ee uu ku Dhawaaqay WASIIR BIIXI, Waa mid ka Turjumaysa Tira Koobkii UN-ku ku Sheegeen in Boosaaso ka Dad Badan Tahay Hargeysa Macnuhuna waa MIDNIMO.

0 Visits: 970 | Sunday January 19, 2014 - 07:45:16
Istanbul(xogreebnews.com-Wasiirka Arimaha Dibedda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa markii u horeysay waxa uu Shaki iyo mad-madow geliyey gooni-isu-taaga iyo madax-bannaanida Jamhuuriyada Somaliland, sidoo kalena waxa uu waxba kama jiraan kasoo qaaday Aftidii Shacbiga Somaliland ku go'aansadeen…

Read More »

“Dadka Doonaya In Ay Madaxweynaha Iyo Aniga Yidhaahdaan Way Is Haystaan Waxaan Ugu Quus Goynayaa Madaxweynuhu Inuu I Taageeray Markii Aan Gudoomiye Ku-Xigenka Xisbiga U Ordayey, Haddana kii Burco Ee Uu Igu Wareejiyey Guddoomiyanimada Inuu I Taageeray, Maalmihii Dhawaa Ee Shirweynaha Markii Guuxu Isku Baxayna Waa Kii Yidhi Guddoomiyanimada Haloo Daayo"Muuse Bixi Cabdi

0 Visits: 870 | Saturday January 18, 2014 - 18:56:51
" Xisbigu waa xisbi weyn, oo taageero badan haysta marka ay timaado arrin shirweyne waxa iska jira dano badan, Xisbigu sharci buu leeyahay, cid kasta oo danteeda ka arki weydana maaha in ay buuqdee waa in ay sharciga u martaa, waxa jira dad dacwad iiga geeya Madaxweynaha oo waraaqo Foojari

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO SIDII CAADADA U AHAYD XALAY SAQ-DHEXE MAGACAABAY BADHAASABYO KA TIRSANA XUKUUMADII RAYAALE

0 Visits: 919 | Saturday January 18, 2014 - 12:44:42
Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne siilaayo ayaa xalay goor danbe soo saaray magacaabis iyo xilka qaadis kuwaaso uu ku magaacabay sadeex masuul oo ay labo yihiin masuliyiintii xukumadii rayaale hadaba war saxafaddekaasi waxaa uu dhigna sidaa.

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO SAFAR CAAFIMAAD IYO SHAQO UGU KICITIMAY FARANSIISKA.

0 Visits: 1079 | Saturday January 18, 2014 - 12:35:49
Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweyne siilaanyo aya saka safar shaqo,iyo xalad caafimaad ugu kici-timaayo

Read More »

SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM HALKAN KA DAAWO-WARKII WADAHADALADA MAALINTII LABAD SOMALAND IYO SOMALIYA

0 Visits: 1061 | Friday January 17, 2014 - 21:15:00
SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM HALKAN KA DAAWO-WARKII WADAHADALADA MAALINTII LABAD SOMALAND IYO SOMALIYA

Read More »

Beel Kasoo Jeedda Deegaanka Cadaadley Oo Sameeyey Duco-wadareed Ay Ku Casuumeen Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Ballan-qaad Uu U Sameeyey,(daawo sawiiro)

0 Visits: 1121 | Friday January 17, 2014 - 19:53:46
Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayey, ayaa maanta degmada cadaadley kaga qaybgalay duco balaadhan oo ay dhigteen beesha qaasim isaxaaq.

Read More »

“Codka aan ku Hadlayno waa Mid ku Dhisan Afti Shacab, iyo Rabitaan Umadeed”wasiir Xirsi Cali Xaaji Hasan

0 Visits: 1156 | Friday January 17, 2014 - 19:18:59
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka madaxtooyada somaliland mudane xirsi cali xaahi xasan ayaa qoraal u soo dhigay bogga u ku leeyahay facebooka qoraal koobaan oo u kagaga hadlaayo wad-hadaaladii u socday somaliland iyo somaliya,qaarlkii wasiirkuna waxaa u dhigna sidaa.

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO MAGACAABAY GUDDI LAGU MAGAC DARAY-KA HOR TAGGA DHAQAN XUMMADA

0 Visits: 931 | Friday January 17, 2014 - 19:10:57
Hargeisa(xogreebnews.com-war-saxaafadeed kasoo baxay aqaalka madaxtooyada ayaa lagu sheegay in lagu magacaabay gudidi la dagaalan ka dhaqan xummada,waxaanay u dhigna sidaa

Read More »

Sifir Iyo M. Kaahin Oo Muuse Biixi Ka Baajiyey Shir Jaraa’id Oo Uu Damacsanaa Inuu Kaga Hadlo Mawqifka Madaxtooyada Ee Xiliga Uu Qabsoomayo Shirwaynaha Kulmiye

0 Visits: 896 | Friday January 17, 2014 - 18:55:23
Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed iyo Wakiilka Somaliland u fadhiya magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya Maxamuud

Read More »

AKHRI: Barnaamijka Cusub Ee “Kor U Hay” Ee La Dagaalanka Mucaaridka. W/Q; Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 984 | Friday January 17, 2014 - 10:40:42
Waxaa dhowaan Ku soo biiray siyaasadda Somaliland magac ku cusub OO la yidhaa "Kor U Hay" kaasoo ay Xukuumadda Kulmiye dhabar jab kula beegsanayso xisbiyadda mucaaridka ah. Kulmiye

Read More »

Waa Kuma Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ee Dawlada Federaalka Somaliya?

0 Visits: 931 | Friday January 17, 2014 - 10:37:23
muqdisho(xogreebnews.com- — Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiweli sheikh Axmed ayaa taariikhda markii ugu horaysay wasaarada arrimaha dibada Iyo iskaashiga caalamiga u magacaabay muwaaadin ka soo jeeda Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal, Mudane

Read More »

Tarsan Oo Diiday Xilka Laga Siiyey Xukuumadda Cusub ” Ma Aqbalayo Wasiir Kuxigeenka La Ii Magacaabay

0 Visits: 929 | Friday January 17, 2014 - 10:30:45
Muqdisho(xogreebnews.com--Guddoomiyaha gobolka banaadir Mr. Tarsan oo lagu soo daray liiska wasiir ku xigeenada xukumada uu xalay saqdii dhexe ku dhawaaqay Ra'iisul wasaare Dr Abdiweli sheikh ahmed ayaa durba diidmo ka muujiyey xilkaasi.

Read More »

Liiska Wasiir-Ku-xigeenada Iyo Wasiiru-dawlayaasha Cusub Ee Somalia ee Xalay niskii danbe lagu dhawaaqey!.

0 Visits: 1013 | Friday January 17, 2014 - 10:24:50
Muqdisho-(xogreebnews.com- Ra'iisal wasaaraha Somalia C/weli sh.Axmed ayaa xalay niskii danbe ku dhawaaqey liiska Golihiisa wasiirada oo ka kooban 25 wasiir, 25-wasiir kuxigeen iyo 5-wasiiru-dawlo, wadarta guud ee golaha wasiiraduna waxay Noqoneysa 55-Xubnood

Read More »

Halkan Ka Daawo Warka HCTV 16.01.14 Hargiesa By Caynte

0 Visits: 1055 | Thursday January 16, 2014 - 21:26:28
Halkan Ka Daawo Warka HCTV 16.01.14 Hargiesa By Caynte

Read More »

WAR CULUS:Liiska Golaha Wasiirada cusub-magacyadooda iyo qabiiladooda -Xukumadii ugu tayada xumeed taariikhda

0 Visits: 1339 | Thursday January 16, 2014 - 21:12:26
Muqdisho(xogreebnews.com-Warbaahinta ayaa heshay qaar ka mida magacyada iyo qabiilada golaha wasiirada cusub ee Somalia.

Read More »

HALKAN KA DAAWO:WADAA-HADALADII SOMAILAND IYO SOMALIYA U FURMAY

0 Visits: 996 | Thursday January 16, 2014 - 21:05:12
Istaanbul(xogreebnews.com-

Read More »

SAXAAFI SAAKA CIIDAMDA BOOLISKU JIDH-DIL U GEEYSTEEN OO XAALADIISA CAAFIMAAD LAGA DAYRINAAYO.

0 Visits: 1599 | Thursday January 16, 2014 - 21:00:35
Hargeisa(xogreebnews.com wariye cali mahdi jibriil oo ka mid ahaa wariyaashi sidaa xaq-darada

Read More »

featured