Wararka

XUKUUMADA SIILAANYO OO XABSIGA U TAXAABTAY SADEEX WERIYE OO KA TIRSAN BULSHO TV

0 Visits: 948 | Thursday January 16, 2014 - 20:38:48
Hargeisa(xogreebnews.com-sadeex ka mid wariyaasha ka hawl-gala bulshada Tv- ayaa saaka mina subaaxdii loo taxaabay xabsiga iyaago ku guuda jiraa waajibaadkoodi shaqo

Read More »

Wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo maanta ka furmay dalka Turkiga

0 Visits: 814 | Thursday January 16, 2014 - 20:36:10
Istanbul Turkey,(xogreebnews.com-Waxa maanta si rasmi ah markale uga furmay dalka Turkiga wada hadaladii u dhaxeeyay dawladaha Somaliland iyo Somaliya, kulankani oo ah kii sadexaad ee

Read More »

Mudaharaad iyo rabsahado ka dhex istaadhmay Ganacsato iyo ciidamada Booliiska oo isku dhacay Hargeysa+khasaaraha inta la hubo

0 Visits: 896 | Thursday January 16, 2014 - 20:20:36
Hargeisa-(xogreebnews.com-Rabshado ayaa ka dhashay Ciidamo Booliisa oo ay adeegsanaysay Dawlada Hoose ee Hargeysa oo isku deyay inay xoog ku raraan dad meherado yaryar ku haystay Suuq la yidhaahdo Jaamac Gunti oo ka tirsan Degmada Koodbuur-Hargeysa.

Read More »

Caynaba: Xuska Dhalashada Nebiga(NNKH) Oo La Horjoogsaday Qabashadiisa Iyo Khilaaf Diimeed Oo Soo Laba Kacleeyey Oo Ka Aloosan Deegaankaasi

0 Visits: 879 | Thursday January 16, 2014 - 20:14:42
CAYNABA(xogreebnews.com)Wararka kasoo baxaya magaalada caynaba ee xarunta gobolka saraar ayaa sheegaya in khilaaf xoogan oo soo noqnoqanayay mudooyinkii u danbeeyey markale ka soo dhex cusboonaaday culimada diinta eek u dhaqan deegaankaasi kuwaasi oo kala aaminsan

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tanaasulay Xubno Uu Horay Ugu Dhaganaa & Raysal Wasaare C/wali Oo Goor Dhow Shaacinaya Golihiisa Wasiirada

0 Visits: 835 | Thursday January 16, 2014 - 20:07:44
Muqdisho(xogreebnews.com--Wararka naga soo garaya Xarunta Madaxtooyada Somalia ayaa waxaay tibaxayaan in saka Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud iyo Raisalwasaaraha Somalia Dr Abdiweli Sheikh ay isku soo dhawaaden.

Read More »

Dawladda Turkiga Oo Si Kooban Uga Hadashay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somlaiya U Furmaya

0 Visits: 857 | Thursday January 16, 2014 - 19:56:13
Hargeysa(xogreebnews.com--Wasaaradda arrimaha dibadda ee wadanka Turkiga ayaa cadaysay inay ergadii ka kala socotay Somaliland iyo Somaliya ay gaadheen magaalada Istanbul ee

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddiga Turxaan Bixinta Khilaafka KULMIYE, Shirweynihii Xisbigana Mar Kale Dib Ugu Riixay Bisha March

0 Visits: 878 | Thursday January 16, 2014 - 19:51:07
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay magacaabay sagaal xubnood oo lagu sheegay inay yihiin guddi turxaan bixin doonta khilaafka ka dhex taagan xisbiga KULMIYE. Waxaanu sidoo kale madaxweynuhu dib u riixay shirweynihii

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey inay Lunsatay Dhaqaalihii Biyogalinta Hargeysa, Kuna Hafatay Siyaasaddii Arrimaha Dibadda Iyo Farogalin Ay Ku Hayso Xisbiga UCID

0 Visits: 780 | Wednesday January 15, 2014 - 20:33:36
Hargeisa(xogreebnews.com-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa shirjaraa'id oo uu ku qabtay xarutiisa magaalada Haragsa ayaa waxaa uu kaga hadlay xaaladda uu dalku maanta maarayo gaar ahaan siyaasada arrimaha dibadda ee xukuumada Siilaanyo, Biyo la'aanta Hargeysa Iyo

Read More »

XISBIGA UCID OO SI WEYN U CAMBAAREEYAY WEERARKII LAALA BEEGSADAY XILDHIBAAN JAAMAC RIYO,

0 Visits: 862 | Wednesday January 15, 2014 - 19:27:51
Hargeisa-xogreebnews.com-weerarkii arxan darada ahaa ee maalintii shalay lala beegsaday xildhibaan jaamac riyo, War-Saxaafadeed waxaa u dhigna sidaan

Read More »

Kulaan Xasaasi Ah Oo Dhex Maray Gudida Dan-iyo Duco Iyo Madaxtooyada,Lagaagana Wada-Hadlay Mashruuca Biyo-Gelinta Caasimadda.

0 Visits: 979 | Wednesday January 15, 2014 - 18:57:22
Hargeisa(xogreebnews.com-xubno uu hogaaminaayo,oday muuse dalab oo ka mida wax-garaadka somaliland,ayaa saaka sagaalkii subaxnimo,kulaan la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka.

Read More »

Xildhibaan Jaamac Riyo Oo weerar lala beegsaday dusha ka saaray inuu ka dambeeyey Xildhibaan Nac-nac

0 Visits: 793 | Wednesday January 15, 2014 - 17:57:31
Xildhibaan Abwaan Jaamac Riyo, ayaa faah-faahin ka bixiyey weerar uu nin kula beegsaday isagoo ku sugan xarunta Golaha Guurtida,waxaanu weerarka dusha ka saaray Xildhibaan Nacnac oo sheegay inuu hees uu sameeyey u bedelay mid reeraysan, isla markaan uu qarash ku bixiyey isaga

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Cambaareeyay Falkii Lagula Kacay Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed (Riyo):

0 Visits: 971 | Wednesday January 15, 2014 - 17:53:50
Hargaysa(xogreebnews.com-Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobalka Maroodi Jeex,Ayaa Si Kulul U Cabaareeyay Falkii Shalay Lagula Kacay Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed (Jaamac Riyo),Oo Ka

Read More »

Xukuumadda Oo Ergo U Dirtay Xamarje In Uu Ka Noqdo Iscasilaadiisii,Iyo Xamarje Oo Ku Gacan Saydhay Ergooyinka Ay Xukuumaddu U Soo Dirtay

0 Visits: 945 | Wednesday January 15, 2014 - 17:49:17
Hargaysa(xogreebnews.com-Badhasaabkii Gobolka Togdheer Axmed X Cumar C/laahi (Xamarji) ayaa la sheegay in uu diiday Ergo ay xukuumaddu u soo dirtay, kuwaas oo doonayey in ay ku qanciyaan inuu ka laabto istiqaaladdii uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo u gudbiyey.

Read More »

Faadumo Siciid Oo Beenisay Inay Is Khilaafeen Xisbiga UCID

0 Visits: 878 | Wednesday January 15, 2014 - 17:44:59
Hargeysa(xogreebnews.com-Xoghayaha maaliyada ee xisbiga UCID marwo Faadumo Siciid, ayaa meesha ka saartay in wax khilaaf ah uu u dhexeeyo iyada iyo xisbiga UCID, waxaanay warar

Read More »

Dalka Somaliland Maanta Cagta Wuxu saaray Wadadii Keeni Jirtay Nabadgelyo Xumida iyo Iska hor-imaadka waxaanu Dalku u eg yahay sidii baabuur isteerinkii u baxay oo Dirawalkii lumiyay kaantaroolkii Baabuurka. Warsaxaafadeed xisbiga ucid.

0 Visits: 966 | Tuesday January 14, 2014 - 20:57:09
Hargeisa(xogreebnews.com- Warsaxaafadeed xisbiga ucid,ayaa si faah-faahsan oo cilmiyeysan soo bandhigay ceebaha xukuumada siilaanyo asaago xisbigu tilmaamay in aanay talaadii lagu wareeji-yay

Read More »

War Culus: ETHIOPIA oo madaxweynaha cusub ee PUNTLAND u gudbisay digniin culus, Maxay tahay Sababtu?

0 Visits: 961 | Tuesday January 14, 2014 - 20:42:00
Hargeisa.(xogreebnews.com-Sida ay qoreen warbaahinta Somaliland, Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda ee dalka Ethiopia Berhane Gebre-Christos, ayaa waraaq uu u diray madaxweynaha dhawaan la doortay ee maamul goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas.

Read More »

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo xilkii kala wareegay Faroole

0 Visits: 921 | Tuesday January 14, 2014 - 20:27:16
Garoowe-(xogreebnews.com-Munaasabad maanta ka dhacday xarunta Madaxtooyada Garoowe ee Maamul goboleedka Somalia ee Puntland ayaa waxaa xilkii wareejiyay Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole, wuxuuna ku wareejiyay Madaxweynaha cusub.

Read More »

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog ayaa si kulul u cambaareeyay fal fool xun oo sida uu sheegay ay xukuumaddu kula kacday wefti Carbeed

0 Visits: 1009 | Tuesday January 14, 2014 - 20:22:33
Hargeysa(xogreebnews.com--Xildhibaan abdiraxmaan Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog) ayaa si kulul u cambaareeyay fal fool xun oo sida uu sheegay ay xukuumaddu kula kacday wefti carbeed

Read More »

HAY"DA BIYO GELINTA HARGEISA OO KUSOO DEGTAY KOONFURTA HARGEISA IYO MADAXTOOTADA OO CIIDAMADA RRU-DA DULDHIGTAY

0 Visits: 1035 | Tuesday January 14, 2014 - 20:15:29
Hargeisa(xogreebnews.com-wafti ka socda hayada,bin khalifa fondation,oo dalka soo gadhay xalay fidnimadii,oo u qabilsan biyo galinta magalada hargeisa ayaa,ku

Read More »

Mooshinkii Laga Keenay Wasiirradii Xukuumadii Saacid oo la diiday

0 Visits: 901 | Tuesday January 14, 2014 - 19:35:17
Muqdisho(xogreebnews.com-Kulan ay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu diiday mooshinkii wasiiradii xukuumadii Saacid laga keenay, kadib markii mooshin kaas kasoo horjeeda ay baarlamaanka horgeeyeen 12 xildhibaan.

Read More »

featured