Wararka

WAFTI U HOGGAAMINAAYO WASIIRKA MADAXTOOYADA OO KOR-MEER KUSOO MARAY DHISMAHA WADAADA WAJAALE(DAAWO SAWIIR)

0 Visits: 1183 | Monday December 30, 2013 - 20:43:49
Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur,

Read More »

Munaasibad Lagu Sii Sagootiyey Musharaxa Madaxweyne Ku Xiggeenka Xisbiga Ucid Iyo Maayir Ku Oo Ka Dhacday UK

0 Visits: 940 | Monday December 30, 2013 - 19:59:50
Hargaysa(Xogreebnews.com- Xaflad balaadhan oo aad u qurux badan oo si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan madaxda sare iyo taageerayasha xisbiga ucid ayaa

Read More »

Qaar Kamida Odayaasha Beesha Bariga Burco Oo Ka Dareen Celiyey Falalkii Foosha Xumaa Ee Dhacay Burco Iyo Bayaan Ka Dhan Ah Oo Ay Soo Saareen

0 Visits: 910 | Monday December 30, 2013 - 19:43:55
Burco(xgreebnews.com-Qaar kamida odayaasha beesha bariga burco oo warbaahinta somaliland u qeybiyey qoraal kooban oo ay kaga waramayaan dhacdooyinkii kala danbeeyey ee sanadkan gudihiisa ka dhacay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayey kusoo saareen bayaan

Read More »

WAR CULUS:Guddoomiyaha Xafiiska LONDON SLNTV oo fulinaaya amar uu soo saaray Maareeyahu oo uu kaga madnuucay dhamaanba xusbiyada mucaaridka iyo Agaasimaha Xafiiska LONDON oo mushaharkii kala baxsaday Shaqaalaha Qaarkood–

0 Visits: 876 | Monday December 30, 2013 - 19:41:11
London (xogreebnews.com- Guddoomiyaha Telefishanka Qaranka Somaliland ee Dalka UK Cabdi Bacow, ayaa amar ku siiyey shaqaalaha iyo wariyeyaasha ka hawl-gala xarunta telefishanka ee London isla markaana ka mabnuucay in telefishanka laga baahiyo munaasibadaha ay qabsadaan

Read More »

Munaasibad Lagu Daah-furey Shirkadda Sahaminta Iyo Qodista Ceelasha Biyaha Ee Horn Driling Co. Oo Lagu Qabtay Hargaysa.–

0 Visits: 885 | Monday December 30, 2013 - 19:36:18
Hargeysa(xogreebnews.com) Agaasimaha guud ee Wasaaradda khayraadka Biyaha Somaliland, Cabdirisaaq Jaamac Nuur, ayaa maanta xadhiga ka jaray shirkadda HORN DRILLING COMPANY,

Read More »

MAXBUUS DILKU XUKUUNA OO KU GEERIYOODAY CISBITAALKA HARGEISA

0 Visits: 911 | Monday December 30, 2013 - 19:31:33
Hargeisa(xogreebnews.com-sida ilo lagu kalsoon yahay u sheegen shabakadda warar ee

Read More »

Prof. Axme Ismaaciil Samatar Oo Ka Hadlay Su’aal Uu Waydiiyay Madaxweyne Siilaanyo Safarkiisii Hore

0 Visits: 1003 | Monday December 30, 2013 - 19:25:37
Hargeysa(xogreebnews.com- Proff. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay Su'aal uu waydiiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), isla markaana waxa uu sheegay side xidida loogu dheereeyaa dimuqoraadiyada iyo dastuurka ku fadhida.

Read More »

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Mid Ka Mida Xubnihii Gudida Cadaalada Mid Kalana Dib U Celiyay

0 Visits: 855 | Monday December 30, 2013 - 19:15:03
Hargeysa(xogreebnews.com- Fadhigii maanta ee golaha wakiilada JSL oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golahaasi ,Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [ ciro] ayaa waxa

Read More »

Kulan lagaga hadlaayey ka qayb galkagalka siyaasada iyo xuquuqda beelaha lahayb sooco ayaa lagu qabtay Xamdi Hutel ee magalada laascaanood ee gobolka sool

0 Visits: 915 | Sunday December 29, 2013 - 22:03:05
Hargeisa(xogreebnews.com-Kulankaas oo uu soo qabanqaabiyey ururka codka haweenka laga tirada badan yahay ee vosomwo

Read More »

BARNAAMIJKA DHALINYARADA EE GUR-DOON KA DAAWO XOGREEBNEWS.COM-WERIYE (SICIID DOODO)

0 Visits: 1182 | Sunday December 29, 2013 - 21:44:37
BARNAAMIJKA DHALINYARADA EE GUR-DOON KA DAAWO XOGREEBNEWS.COM-WERIYE (SICIID DOODO)

Read More »

XISBIGA UCID OO DUSHA U SAARAY XUKUUMMADA DHIBAATADI SHALAY DHACDAY EE DADKA LAGU LAAYAY-WARSAXAAFADEED

0 Visits: 927 | Sunday December 29, 2013 - 21:15:04
Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Waxaa War-Saxaafadeedkan Cod Xoogan Ku Canbaareynayaa RASAASTA NOOL NOOL ee Lagu Laynayo Dadka Shacbiga Ee Sida SALMIGA AH uga Mudaharaadayey Biyo La,aanta Ku Dhacdey Mudo Saddex Cisho Ah, War Xukuuumada Ka Soo Baxdeyna Aaney Jirin

Read More »

Wasiir Maxamed Biixi oo Imaaraadku Ka Diiday In Biyihii Xumbo-weyne ee Loo Qorsheeyey Loo Wareejiyo Xumaha Geed-Deeble

0 Visits: 1040 | Sunday December 29, 2013 - 20:57:37
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Arimaha Dibedda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ku guul-dareystay olole uu ku doonayey inuu Dawlada Imaaraadka Carabta ku aqbal-siiyo

Read More »

Ka Daawo xogreebnews.com- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxman Ciro Oo Ka Hadlay Mudaharaadkii Shalay Ka Dhacay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 843 | Sunday December 29, 2013 - 20:33:04
Ka Daawo xogreebnews.com- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxman Ciro Oo Ka Hadlay Mudaharaadkii Shalay Ka Dhacay Magaalada Hargeysa

Read More »

MADAXWEYNAHA OO KULAN LA YEESHAY DHALINYARADA BEESHA GABOOYE,KASOO U KASOO SHAQEEYAY LA TALIYAAHA MADAXWEYNAHA ARIIMAHA LA HAYB-SOOCO

0 Visits: 754 | Sunday December 29, 2013 - 20:26:18
Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhalin yarada beesha gabooye oo ay hogaaminayeen guddiga akadamiga (Academy)-ga horumarka, iyo waxbarashada ee beeshaasi.

Read More »

ma dhabba in wasiir waran-cadde lagu qabsaday fasaaxi booyadaha biyaha dhaamiya ee u ku fardaamiyay mudaharaadki gil-gilay Hargeisa

0 Visits: 1418 | Sunday December 29, 2013 - 20:15:29
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasarada arrimaha gudaha ayaa la sheegay in lagu qabsaday fasaaxi maalinti shalay u siiyay booyadaha biyaha dhaamiya kaaso ;laba cisho ka hor un sammeeyay shaqo joojin,taaso sabaabtay mudaharaad dad ay ku dhinteen,oo gabi ahaanba ay

Read More »

Barnaamijka Xulashada Kaydka Hctv Edna Aadan Iyo Siilaanyo Xuska Saxaafada 27 12 2013

0 Visits: 907 | Sunday December 29, 2013 - 20:02:09
Barnaamijka Xulashada Kaydka Hctv Edna Aadan Iyo Siilaanyo Xuska Saxaafada 27 12 2013

Read More »

Golaha Wakiilada oo Guddi u saaray Isku Daygii Dil lagula kacay Xildhibaan Qabile.

0 Visits: 787 | Sunday December 29, 2013 - 19:42:56
Hargeysa (xogreebnews.com-Guddomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Guddi xaqiiqo raadin ah u saaray Kiiskii Dilka ah ee lagu qaaday

Read More »

Xildhibaan Qabille Oo Ayaandarro Ku Tilmaamay In Madaxweyne Siilaanyo Sii Daawado Dastuur Jebinta Wasiirka Macdanta Iyo Aqoondarradiisa Dhinaca Shuruucda Dalka

0 Visits: 824 | Sunday December 29, 2013 - 19:19:11
Hargeysa(xogreebnews.com-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in Tallaabooyinka Taban ee uu Gacanta ku Hayo wasiirka wasaaraadda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ay yihiin qaar si weyn u wiiqaya Wada jirka iyo Jiritaanka Somaliland.

Read More »

SHIRKADIHII BATROOLKA KA QODI LAHAA S/LAND OO OGOLAADAY IN AY XUKUUMADDA S/LAND KU QASBAAN IN HESHIISYADOODA LA HORKEENO BAARLAMAANKA SOMALILAND KAHOR INTA AANAY HAWSHA BILAABIN.

0 Visits: 871 | Sunday December 29, 2013 - 07:58:59
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo qiray in ay toos ula xidhiidheen Shirkadihii Dawladda Somaliland Heshiisyada Batrool Qodida la Galay.

Read More »

TACSI MADAXWEYNE-IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN,Marxuum Axmed Ciise Cabdi oo ku geeriyooday 28.12.2013 magaalada hargeysa

0 Visits: 925 | Saturday December 28, 2013 - 20:56:52
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa

Read More »

featured