Wararka

Booyadihii mudaharaadey Hargeysa oo daqiiqado ka hor ka dareeray xeryihii ay ku jireen iyo is-afgarad ku meel-gaadha ay la gaadhay Xukumada Siilanyo

0 Visits: 1051 | Saturday December 28, 2013 - 20:19:06
Hargeisa(xogreebnews.com--Booyadaihii mudaharaadayey ayaa soo afjaray mudaharaadkoodii daqiiqado ka hor ka dib markii wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Warancade oo shalay ka

Read More »

AGAASIMIHII HORE CIYAARAHA OO XUKUUMADA WAKHTIGA KU TILMAAMAY MID KA LEEXATAY NAXARIISTII, DHEGEYSO

0 Visits: 960 | Saturday December 28, 2013 - 20:12:00
Hargeisa(xogreebnews.com-Mustafe qodaax oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga waddani ayaa cadow-timo ku tilmaamay habdhaqaannada aan habooneyn ee soo noq-noqday ee ay ku talaabsanaso xukuumadu

Read More »

MASUULIYIINTA XISBIGA WADDANI OO AYAAN DARO KU TILMAAMAY DHACDAADI FOOSHA XUMEYD EE DADKA HARAADAN LOOGU ADEEG-SADAY XABADA NOOL,DHEGEYSO

0 Visits: 894 | Saturday December 28, 2013 - 19:48:05
DR cabdi raasshiid Riyo raac oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga waddani

Read More »

MUDAHARAADKII GIL-GILAY MAANTA HARGEISA OO SABAABAY DHIMAASHADA HAL RUUX IYO SADDEEX DHAWAAC AH,XUKUUMMADA OO RASAAS NOOL U ADEEG-SATAY,DAAWO (SAWIIRO)

0 Visits: 968 | Saturday December 28, 2013 - 19:32:43
Hargeysa (xogreebnews.com-Wararka hordhaca ah ee ka soo baxaya mudaharaad hargeysa Ka socda ayaa sheegaya in uu xaafada oktoobar ku dhintay nin cadayle ah oo ay haleeshay rasaasta ay boolisku ridayaan.

Read More »

Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Socda Koonfurta Hargeysa Oo Biyo La’aan Daran Ka Jirto

0 Visits: 988 | Saturday December 28, 2013 - 19:19:07
Hargeysa(xogreebnews.com-Mudaharaad Ka dhashay biyo la,aan Ka dhashay shaqo joojin ay sameeyeen booyadaha magaaladda Ka dhaamin jiray oo ka cabanaya cashuuro ay xukuumaddu ku kordhisay.

Read More »

Shirguddoonka Golaha Wakiiladda oo Heshiiyey xilli ay Maxkamadda sare hor taalo dacwadoodii

0 Visits: 990 | Saturday December 28, 2013 - 19:10:00
Hargeysa(xogreebnews.com-fadhigii Golaha wakiiladda ee manta ayey mar kaliya ka soo muuqdeen Guddoomiayah golaha Wakiiladda iyo ku-xigeenkiisii Dacwada ka geeyey

Read More »

QAYBO KA MID AH MAGAALADA HARGEISA OO LA WAAYAY BIYO LAGU MAYDHO MEYDKA KADIB MARKAY SHAQO JOOJIN SAMMEEYEN BOOYADAHA BIYAHA DHAAMMIYA

0 Visits: 1062 | Friday December 27, 2013 - 21:46:48
Hargeisa(xogreebnew.com-maalintii shalay markay shaqo joojin sameeyen booyadaha biyaha u dhaamiya caasimadda soamliland ayaa iyaagu si weyn uga cawday,cashuuro xad-dhaaf ah oo ay kusoo roogtay dawladu.

Read More »

Munaasibad kulmisay siyaasiyiin laguna maamusay shikhsiyaadka sanad ee ugu wax-qabadka badan wasiiradda oo ka dhacday Hargeisa

0 Visits: 1040 | Friday December 27, 2013 - 21:27:33
Hargeysa(xogreebnews.com-Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimey oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa lagu soo bandhigay wasiirada ugu waxqabadka badan xukumada somaliland ee hadda.

Read More »

Mudaharaad biyo la’aan ah oo caawa ka bilaabmay xaafadda Star ee Hargeysa

0 Visits: 1023 | Friday December 27, 2013 - 21:20:58
Hargeysa(xogreebnews.com-Dadweyne ka gadoodsan biyo la'aan soo food saartay xaafadaha

Read More »

Warkii Bulsho tv 27.12.2013 -KA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM SI TOOSA IGA DAAWO

0 Visits: 932 | Friday December 27, 2013 - 21:02:19
Warkii Bulsho tv 27.12.2013 -KA DAAWO SHABAKADDA WARAR EE XOGREEBNEWS.COM SI TOOSA IGA DAAWO

Read More »

"Reer Burco Waxaan Leeyahay Bootada Iyo Yaac-Yaaca Joojiya, Beesha Waqooyiguna Hadii Labada Beelood Ee Kale Wax Kala Dhexgalaan Si Dhexdhexaada U Kala Dhexgala" Xildhibaan Cumar Waaye

0 Visits: 937 | Friday December 27, 2013 - 20:01:18
Hargeysa,(xogreebnews.com- - Xildhibaan Cumar Nuur Waaye oo ka mid ah xubnaha golaha Guurtida Somaliland ugu jira gobolka Togdheer ayaa shacbiga ku dhaqan magaalada Burco ugu

Read More »

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo RRU iyo SPU ku wareejisay Booyadihii Mudaharaadaye

0 Visits: 1095 | Friday December 27, 2013 - 18:56:54
Hargeysa(Xogreebnews.com--Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta Ciidamo RRU iyo SPU ah ku wareejisay Booyadihii mudaharaadka waday oo maalintii labaad yaal goobo ku yaala galbeedka iyo Barriga Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Daakhiliga oo hadlay Socdaal Muddo Bil ah qaatay oo uu ku soo maray Wadamada badan oo ka tirsan Qarada Yurub. .

0 Visits: 925 | Friday December 27, 2013 - 18:42:49
Hargeysa(xogreebnews.com- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancadde oo muddo bil ku dhow socdaal shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa aya

Read More »

Wasiir Xirsi “Shacabka Reer Somaliland Qalbiga Ayey Idiinku Hayaan Inta Aad Tacab U Marteen”

0 Visits: 964 | Thursday December 26, 2013 - 20:01:29
Hargeysa(xogrebnews.com-Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah Guddiga qaadhaan u ururinta jidka isku

Read More »

Tagsiilayaasha Madaarka Hargeysa oo mudaharaad ka dhigaya madaarka hortiisa

0 Visits: 1005 | Thursday December 26, 2013 - 19:58:28
Hargeysa(xogreebnews.com- Tagsiilayaasha madaarka Hargeysa ayaa mudaharaad ka hor dhigaya inta u dhaxaysa kantaroolka

Read More »

Akhriso Warqadii Uu Gudoomiyaha Wakiiladu Kaga Jawaabay Qoraalkii Maxkmada Sare U Gudbisay Golaha Wakiilada

0 Visits: 1017 | Thursday December 26, 2013 - 19:53:03
Hargeysa(xogreebnews.com- — Golaha Wakiiladu isagoo gudanaya waajibaadkiisa, ixtiraamayana Saldhiga iyo Saraynta Dastuurka ee uu xusay Qodobka 128aad islamarkaana ilaalinaya Haybadda

Read More »

Mujaahid Cali Guray Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweynaha, Sheegayna Inaanay Dalkan Xal U Noqonayn Xadhig Iyo Xabad Loo Gaysto Shacabka, Xasuusiyeyna In Wakhtiga Lagu Sii Durkayaa Yahay Kii Is Qabsiga Iyo Mudaharaadada

0 Visits: 958 | Thursday December 26, 2013 - 19:49:42
Hargeysa(xogreebnews.com--guddoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga Ucid mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) ayaa markii ugu horaysay ka hadlay mudaharaadadii ka dhacay magaalada Burco ee xaurnta gobolka Togdheer.

Read More »

Wasiir Cukuse iyo Wasiir Maxamuud Xaashi oo Madaxtooyadda isku farasaari gaadhay

0 Visits: 864 | Thursday December 26, 2013 - 19:46:25
Hargeysa(xogreebnews.com-warar hoose oo aanu ka helnay dad ka ag-dhaw Madaxtooyadda ayaa Waaheen u sheegay in laba wasiir oo ka tirsan Xukuumaddu isku farasaareen Madaxtooyadda Dhexdeeda, kadib markii ay isku qabteen arrin dhex martayWasiirka

Read More »

Warkii Bulsho tv 25 12 2013 -ka daawo shabakada waarar ee xogreebnews.com

0 Visits: 939 | Wednesday December 25, 2013 - 20:41:13
Warkii Bulsho tv 25 12 2013 -ka daawo shabakada waarar ee xogreebnews.com

Read More »

Taliye Cidamada Kenya oo Kismaayo Soogaaray iyo Amaanka oo la Adkeeyey

0 Visits: 905 | Wednesday December 25, 2013 - 20:36:00
Kismaayo(xogreebnews.com-Waxaa Dhamaan Xiran Wadooyinka Waa Weyn ee Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ahna Caasimada Maamulka Jubbaland kadib markii uu

Read More »

featured