Wararka

Musharaxiinta doorashada Puntland oo aqbalay gudigii uu soo magacaabay Cabdiraxman faroole

0 Visits: 947 | Wednesday December 25, 2013 - 20:21:21
Garoowe(xogreebnews.com-Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in wada tashi dheer

Read More »

Saddexa Xisbi Qaran Oo Heshiis Ka Gaadhay Doodii Qaran Ee Lagu Muransanaa, Go’aan Wada Jir Ah-Na Ku Gaadhay In Loo Badelo Dood Cilmiyeed

0 Visits: 1142 | Wednesday December 25, 2013 - 19:50:52
Hargeysa (xogreebnews.com-Saddexda xisbi qaran ee Somaliland, Kulmiye, Ucid iyo Waddani ayaa shalay ku heshiiyey in doodii qaran ee qabashadeeda lagu muransanaa loo badelo dood cilmiyeed ay si wada jir ah u qabtaan axsaabta Somaliland mucaarid iyo muxaafidba.

Read More »

Madaxtooyadu waa Muraayada Qaranka, Marwalba Waxaa nagu waajib ah in aan ka Shaqayno Qurxinteeda.

0 Visits: 990 | Wednesday December 25, 2013 - 16:48:19
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka maaxtooyada ayaa qoraal u soo dhigay,kagaaga warbixiiyay,faa"iidooyinka u leeyahay sidaa haboon ee loga wadaa qayb qaadan

Read More »

Garnaqsi Beelaysan Oo Habeen Madow Dhex Maray Md. Siilaanyo & Xildhibaannada Baarlamaanka Beeshiisa Kaga jira Iyo Xubin Mucaaridnimo Lagu Reebay Midna Amar Madaxweyne Lagu Celiyey

0 Visits: 992 | Wednesday December 25, 2013 - 15:59:36
Hargeysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha Guddi hoosaadka Ilaalinta hantida qaranka ee Golaha Wakiillada Xil. Maxamed Cali Xirsi oo la sheegay in uu diiday kulan la doonayay in Madaxweyne

Read More »

Shirgudoonka Wakiilada Oo Xukuumada Faray Inay Golaha Horkeento Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Guntiga Ugu Jira Xilli Ay Labadii Gudoomiye Ku Xigeen Dibad Wareeg Yihiin

0 Visits: 890 | Wednesday December 25, 2013 - 15:56:52
Hargeysa(xogreebnews.com- — Shirgudoonka golaha Wakiilada ayaa xukuumada faray in gole weynaha ay u soo gudbiso heshiisyada caalamiga ah ee ay la gashay dawladaha caalamka iyo

Read More »

Warkii Bulsho tv 24 12 2013 Wariye Khadar Macalin Deeq

0 Visits: 1072 | Tuesday December 24, 2013 - 21:35:09
Warkii Bulsho tv 24 12 2013 Wariye Khadar Macalin Deeq

Read More »

gudoomiyaha golaha wakiilada oo ka hadlaya mudaharaadkii burco,baaq culusna u diray bulshada dhegeyso

0 Visits: 955 | Tuesday December 24, 2013 - 21:33:23
gudoomiyaha golaha wakiilada oo ka hadlaya mudaharaadkii burco,baaq culusna u diray bulshada dhegeyso

Read More »

agaasimihii hore ee ciyaaraha oo si ba"aan u dhaliilay nadaamka xukuumada siilaanyo,dhegeyso Mustafe Qodax

0 Visits: 1009 | Tuesday December 24, 2013 - 21:30:39
agaasimihii hore ee ciyaaraha oo si ba"aan u dhaliilay nadaamka xukuumada siilaanyo,dhegeyso Mustafe Qodax

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Cabdiraxmaan Ciro Oo Sheegay In Go’aamada Goluhu Gaadho Ee Xeer Hoosaadka Ku Cad Aanu Garsoorku Lahayn Awood Uu Ku Buriyo.

0 Visits: 1007 | Tuesday December 24, 2013 - 21:20:04
Hargaysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, isla markaana ah hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro) ayaa

Read More »

Shirweynihii Xisbiga Kulmiye oo mar sadexaad dib loo dhigay+waqtiga loo mudeeyay!.

0 Visits: 923 | Tuesday December 24, 2013 - 19:53:30
Hargeisa-(xogreebnews.com-Shirweynihii xisbiga talada haya ee kulmiye ayaa markii sadexaad guuldaraystay inuu qabsoomo waqtigii loo cayimay khilaafyo gaamuray iyo murano qalafsan oo ka

Read More »

"Dib U Milicso Qudbadii Madaxwayne Siilaanyo Ee 8-Dii June Ee 2009-Kii "Kursiga Hadaan Ku Guulaysto Anigaa Amina Waris Ka Ilaalin Doona Lacagta Dekeda Berbera In Guriga Loogu Keeno?Gud. Horseed Calawi Cabdi Gaboobe

0 Visits: 895 | Tuesday December 24, 2013 - 19:37:17
Hargeysa, (xogreebnews.com- - Guddoomiyaha ururka wadaniga ah ee Horseed Md.Calawi Cabdi Gaboobe aya isbar-bar dhig ku sameeyay balanqaadadii Madaxwayne Axmed Siilaanyo ee xilligii uu mucaaridka ahaa iyo waxa uu ka fuliyey mudo xileedkiisa wakhtigan, kaas oo ku sifeeyey kaaf iyo kala-dheeri.

Read More »

Madaxa Hawlgalinta ee Shirkadda SOMTEL oo Ka Hadlay Shaqaale Dhimis ay Shirkaddu Sameesay Muddooyinkii U Dambeeyay..

0 Visits: 1018 | Tuesday December 24, 2013 - 19:30:59
Hargaysa(xogreebnews.com) Madaxa Hawlgalinta ee Shirkadda SOMTEL Axmed Cabdilaahi Caynaanshe oo u waramay maanta saxaafadda ayaa sheegay in shirkaddu ku jirto Dib u saxid

Read More »

Wararkii Wargyska Yool Ee Maanta Halkani Ka Akhriso.-Mudaharaadyo Lagu Dhintay oo Kala Ujeedooyina oo Gilgilay BURCO Nabadiina Bar-madow Geliyey

0 Visits: 996 | Tuesday December 24, 2013 - 19:07:23
Burco(Yool)-Debad-baxyo rabshado wata oo wejiyo kala duwan leh, ayaa Shalay labadii gelinba gilgilay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, Debad-baxyadaas oo sababay khasaare isugu jira Dhimasho, Dhaawac iyo sidoo kale burbur hantiyeed.

Read More »

Xoghayihii Guud Ee Hore Ee Xisbiga Ucid Oo Eedaymo Kala Duwan U Soo Jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbigaas Oo Jawaab Ka Bixiyey

0 Visits: 967 | Monday December 23, 2013 - 21:26:45
Hargeysa(xogreebnews.com-xoghayihii guud ee hore xisbiga Ucid Axmed Aadan Kayse ayaa eedaymo kala duwan u soo jeediyey guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe.

Read More »

khilaafka xisbil xaakinka kulmiye oo cirka isku shareeray guddi la sheegay inay si doorteen kulaanno gooni-gooni ah oo ka socdaa madaxtooyada

0 Visits: 1061 | Monday December 23, 2013 - 21:21:12
Hargaysa(xogreebnews.com-shir weyna xisbiga kulmiye ayaa maaraya meel aad u xasaasi akasoo ay maalini ka hadahay mudaadi la qorsheeyay, ayaa hadda waxaa soo ifbaxaaya khilaaf maalmo hursana kadib markii u dhowaan ku guldaraystay gudoomiha gollaaha gurtida Mudane saalleaab

Read More »

Ciidanka Booliska Oo Saaka Xabsiga Dhigay Guddoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland ee (SOLLA)

0 Visits: 1040 | Monday December 23, 2013 - 20:05:33
Hargaysa(xogreebnews.com- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa saaka Xabsiga dhigay Guddoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA) Foosi Sheekh Yoonis, kadib markii uu shalay diiday waaran ay Maxkamadda Sare ee ciidamaddu ugu soo jartay waaran Dacwad uu Qareen ka

Read More »

GUDDOMIYE CIIRO BAAQ U DIRAY BULSHADA TOGDHEER,KANA CODSADAY INAY ILAALIYAAN NABAD GELYALYADA

0 Visits: 1098 | Monday December 23, 2013 - 19:51:59
Hargeisa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah

Read More »

Mudaharaad saaka Berbera ka dhacay iyo mid laga cabsi qabo inuu Galabta mar kale ka dhaco !

0 Visits: 1115 | Monday December 23, 2013 - 19:27:04
Berbera-(xogreebnews.com-Mudaharaad ilaa shalay abaabulkiisu ka socday ayaa saaka ka curtay gudaha magaalada berbera.

Read More »

DAAWO Maamulka Xafiiska Telefishanka Qaranka ee London oo Ka Muquurtay Munaasibad Abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mid ka mid ah Shaqaalaha TV-ga oo Hawl-karnimadiisa La majeerta–

0 Visits: 915 | Monday December 23, 2013 - 19:24:02
London(xogreebnews.com-Maamulka Xafiiska Telefishanka Qaranka ee London ayaa Ka Muquurtay Munaasibad Abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mid ka mid ah Shaqaalaha TV-ga oo Hawl-

Read More »

Raysal-Wasaaraha Somaliya Cabdiwali Sheekh Axmad Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah Ka Helay Dhiggiisa Turkiga

0 Visits: 1007 | Monday December 23, 2013 - 19:20:04
Muqdisho(xogreebnews.com-Iyadoo todobaadkan gudahiisa ay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ay siiyeen codka aqlabiyadda Raysalwasaare Dr.Cabdiwali Sheekh Axmad ayaa waxaa isa soo taraya hambalyado ka imanaaysa madaxada wadamada caalamka

Read More »

featured